ANIS IYO QORFAHA XANUUNA BADAN AYAY DAWO U YIHHIN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 тра 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 32

  • @fahiimaisseabdiisseabdi4030
    @fahiimaisseabdiisseabdi4030 2 місяці тому +3

    Asc jazakalah Naima abayo maxaa keeno baahi markey ku qabato inaad madax xanuun saaid ah dareentid

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому +2

      Tamarta awoodda jirkaada qeebta dabka kusiin leheed ayaa heysanin nafaqadii ay dabka kudhalin leheed!

  • @waliya572
    @waliya572 2 місяці тому +3

    Asc wan ku salamay I'm tyb 2 diabetes please marar badan ka so hadal diabetic cudurka macanka, jizakaluhum qeer Allah bless you and your family

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому +1

      InshaaAllaaah walaal!

    • @iskufilen3148
      @iskufilen3148 2 місяці тому

      Cuntooyinka madow qudaarta cagaaran isugu roonaa suger isk ilaaw karbohydrat ka fogow pasto burka cad iwm

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 2 місяці тому

      Qamadiga masagada iyo salbukada ka waran​@@iskufilen3148

  • @DeqaXasan-yl9ig
    @DeqaXasan-yl9ig 2 місяці тому +3

    Naciima alle haku barakeeyo xbbt

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 місяці тому +2

    ilmaah iga waran ❤

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 2 місяці тому +2

    Asc naima cadeey jasakalaahu qeer adiga iyo famille waad salaman tihiin anis aniga ku arkay suis bakaaraha meelaha lagu gado mindawadka

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому +1

      Mahadsanid Faadima, walaalaha weey raadsan doonaan!

    • @Zeynab-ew8ck
      @Zeynab-ew8ck 2 місяці тому

      It😂​@@adigaisahaaw

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 місяці тому

    wcs wlc Abaayo ❤

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Місяць тому

    Bisinka u qabo walaal
    Waad dhargi doontaa inshaa alaah

  • @user-ex4ki5hx7n
    @user-ex4ki5hx7n 2 місяці тому +1

    Thanks Naciima waan kuu saaray huuno qaali ❤❤❤❤

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 2 місяці тому

    Masha Allah dawooyinka dabiiciga ah wa la mahadiyay

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 2 місяці тому

    Asc Naciimo waan farxay Mar kaan fiirsaday vidiyokaa . Waxaan ahay dadka niikooda aan istaagenin aadna u farabadan yahay. Jazakal Allah qeer.

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 місяці тому

    Asc walshy qaali naciima

  • @IbrahimAbdi-ov1uo
    @IbrahimAbdi-ov1uo 2 місяці тому +1

    Anoo kabayasha atoorti sida iro vitaminC vitamine B iyo macdanahaba cuna hadan qato dhirta shax ahan oonay wakhti badan udhaxayan wax dhiba may igu keeni

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 місяці тому +1

      Xanuuno kale oo aad lanooshahay miyaa jira?

  • @kafaayaabdilahi
    @kafaayaabdilahi 2 місяці тому

    Naima jazaakalaah English Maxaa lagu dhahaa anis

  • @maryamelmi2031
    @maryamelmi2031 2 місяці тому +1

    Asc naciima abyo subaga korostarolka u fican qabku u Yalata abyo

  • @shukriamohamedali7196
    @shukriamohamedali7196 2 місяці тому

    Asc xabiibti mxaa keena tawar dari iyo neef tuurka

  • @kafaayaabdilahi
    @kafaayaabdilahi 2 місяці тому

    Anis waa maxay

  • @fartunhassan5087
    @fartunhassan5087 27 днів тому

    Abaayo sisiinta kawaran hadad urledahay

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 2 місяці тому

    Naciimo aniga macaanka saaid u raadiya maxa sababaayo

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому

    Qolfaha waa garanaye naciimooy geedkaa kale xagee laga helaa

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 місяці тому

    Wada hawsha nimcooy

  • @FadoumoAhmedfarlo-oi7pg
    @FadoumoAhmedfarlo-oi7pg 2 місяці тому +1

    Wan gusaray

  • @XuriyoAbdirahman-zw5yb
    @XuriyoAbdirahman-zw5yb 2 місяці тому

    😂🎉fakka❤❤❤❤😢😢😊
    ❤😂🎉😢)