xalwo waraango aad u fudud

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 47

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 4 роки тому

    Waaaaaaw mashallh tabarakallh abaayo Fadumo baarakallhu fiik uqtiiiii

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 років тому

    MashaAllah xalwa an cadi ehen waye ❤️❤️❤️

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 5 років тому +1

    Maashaa allah xabiibti😍🤗💕💕💕🌟💖 shukran 💕

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 5 років тому +1

    Maasha allaah mmm 😋😋😋❤

  • @ifrahmohamud3748
    @ifrahmohamud3748 5 років тому +1

    Maasha Allaah abaayo shukran faaduma has

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 5 років тому

    Faduma has xaad haasaa ciid mubarak🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @zakariyeduale5300
    @zakariyeduale5300 5 років тому

    Wax badan ayaan kaa faaiiday thanks wll

  • @riyaaqruuney6835
    @riyaaqruuney6835 5 років тому

    Www cadi ma ahan fadhuma haas

  • @Familykalson2
    @Familykalson2 5 років тому

    Mashalaah xalwo aan cadi eheen waye wanka helay quruxey 👍👍

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 5 років тому

    Waaaaaaw maasha allah abaayo zo lekker

  • @umuzakichannel1012
    @umuzakichannel1012 5 років тому

    Masha allah abayi wanba kaa hele

  • @sarahmohamed3951
    @sarahmohamed3951 5 років тому +1

    Abyo looskan intaadan isticmaalin ayaa biyo qandaca roon ah lala dhiga ugu yaraan 30 daqiiqo diirka yarka kuma dhibayo sahal ayu ku noqonaa fiiqistiisa insha allah

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 років тому

      mahadsanid xabibti 💜💕💗💜💕💖💝💕💙💜💕💙💜💕👈🥰😍

  • @ismahaanqaali9888
    @ismahaanqaali9888 5 років тому +1

    Wow wow wow caadi ma aha 😂😂😂

  • @ismahanabdiqadir1403
    @ismahanabdiqadir1403 4 роки тому

    Asc abayo nacnac lubani noso gali

  • @nastaislow8326
    @nastaislow8326 5 років тому

    Mansha allah wn ka helay gacanta rabi ku barakayo fakrad fican baad Kentay Subaga ad ku karisay nocee wye abyo

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 років тому +2

    Waaw caadi ma ahn igu dil waaye

  • @fartunmomarhassan3681
    @fartunmomarhassan3681 5 років тому +1

    Maasha allah

  • @kunkaroonbeauty4526
    @kunkaroonbeauty4526 5 років тому

    Waaaw masha Allah

  • @ramlorays3795
    @ramlorays3795 5 років тому

    Abaayo warango maxa ladhaha isheeg walashey

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 років тому +1

      waraango waa corn flour

  • @habiboali4146
    @habiboali4146 5 років тому

    Cadi ma ahan wan ka kele wan ku su xasusuta i cafi wan dhahaye

  • @nasriinahmed5342
    @nasriinahmed5342 5 років тому

    MAsha Allah 😋😋😋

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom 5 років тому

    Wcs wrwb cadi mahan Shukaran xabibti

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 5 років тому

    Masha Allah caadi maahan

  • @zahracdey3809
    @zahracdey3809 5 років тому

    Inshllh ana kaa copy yey dona

  • @leyliinaabdulkadirfaarax5100
    @leyliinaabdulkadirfaarax5100 5 років тому

    masha Allah

  • @ሊናኢብራሂም
    @ሊናኢብራሂም 5 років тому

    wow

  • @ummuarham4522
    @ummuarham4522 5 років тому +1

    Supga hadana haysanin maxan istacmalaa

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 років тому

      12 iyo towan qaado o saliid ah

  • @zahracdey3809
    @zahracdey3809 5 років тому

    Caadi ma ahan fatuma haaas

  • @jiijoisse1042
    @jiijoisse1042 5 років тому

    Maashaa Allah

  • @Luula45
    @Luula45 5 років тому

    Mahad sanid xabiibti like 73

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 5 років тому

    Waraangada iyo biyaha intee isku qastay qiyaas ahaan🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍅🍓🍅

  • @Samiraomarlifestyle
    @Samiraomarlifestyle 5 років тому

    Masha Allah alaab hindi waaye waxaan❤️❤️👌👌

  • @umuzakichannel1012
    @umuzakichannel1012 5 років тому

    Nuberkaga ayn raba abayo nederlnad kula dagnhay saxibey

  • @zahracdey3809
    @zahracdey3809 5 років тому +1

    Ss meeqo hrs ayaa larabaa inu karsamo

  • @caaqilrooble6069
    @caaqilrooble6069 5 років тому

    Wax walba liin dhanaan faadumo liin dhanaan in lgu dhaho waaye

  • @riyaadsabriye7451
    @riyaadsabriye7451 5 років тому +2

    ana ohoreyo kkk

  • @umutazniimmohamed9483
    @umutazniimmohamed9483 5 років тому

    Waaw Inaba cadi Maha horay usoco