Salaadan Kun xaajo Alle kugu siinaya Riyooyinka masaska kaga Badbaadin sujuuda ku Dhex Akhri 10 jeer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Salaadan Kun xaajo Alle kugu siinaya Riyooyinka masaska kaga Badbaadin sujuuda ku Dhex Akhri 10 jeer

КОМЕНТАРІ • 95

  • @wacanqurux1002
    @wacanqurux1002 2 роки тому +4

    Masha Allah illahiyow riyoyinkega i rumeey ya RAXMA iyo dhaman inta Muslim ah oo muraad leh allow ufududey.

  • @saciidomuudeey2535
    @saciidomuudeey2535 2 роки тому +6

    ياالله ارحمنا برحمتك الؤاسعه يارب يسر امورنا واقض حواءجنا من حيث لا نحتسب اللهم امين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @cirfaanofficial9559
    @cirfaanofficial9559 2 роки тому +6

    Asc wllyal muraad ban leyahay isoo duceya inuu illah ii aqbalo aamin yarapi
    اللهم سهل مرادنا و مرادالمسلمين🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sacadacabdiqadir
    @sacadacabdiqadir 2 роки тому +2

    الهم اغفر له وارحمه فى الدنيا واللآخر إنك أنت الرؤوف الرحيم

  • @haa7643
    @haa7643 2 роки тому +3

    📌 Weli *1K* ma aanan gaarin e maanta waa Jumca Allah dartii xargaha uso goosta oo *3M* i siiya . Allah idin barakeyo.👍🕋🔝

  • @saciidomuudeey2535
    @saciidomuudeey2535 2 роки тому

    جزاك الله خيرا جزا يا استاذ اللهم لا مانع لما اعظيت ولا معطي لما منعت ولا ينفع دالجد منك الجد

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому +2

    Manshallah 😍 Amiin yaa rabilcalamin 🤲👍

  • @sabriinasafisafka9830
    @sabriinasafisafka9830 2 роки тому +1

    Insha allh sh galbtan samen iyo dhaamn inta nolosheyda ka hartey ustaad allh ku naxariisto illhy darti ku jclhy

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 роки тому +1

    Jazaakallaahu kheyr

  • @Deeqaabdi12
    @Deeqaabdi12 2 роки тому +1

    Asc sheakh xagee ka so dalilisatey ma xadiiska nabiga scw mise quranka adoo rali ah

  • @hodanidiris2675
    @hodanidiris2675 2 роки тому

    ASC Shekh
    Waxn Raba Ina I Caawiso hadd Cilmigeda Ledah malmhn danbe Wan walwalsanahy 😭
    Riydan I Macnee 🙏
    Dad kamida Ehelkeyga iyo dariskaba
    Waxay Riyo Ku Arkeen Anigo O Guursanya waliba Marda Cad Ee Taashka la I xirayo
    Anigana Marr Badan Waxn Ku riyooday Anigo Uur leh iyo Wiil dhalaya
    Welina Ma Guursan
    Lkn Dhawan Ayn Guursan Raba
    Iso jawb Shekh🙏
    Jazakallh khair

  • @qayaadiina2394
    @qayaadiina2394 2 роки тому +1

    Masha allh tabarakallh jasakallah sheikh marwalba nosoo badi 💯💯

  • @xafsa7539
    @xafsa7539 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @wiilhallas2765
    @wiilhallas2765 2 роки тому

    Masha allaah

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 2 роки тому +1

    Aamiin Aamiin yaa rabi🤲🤲

  • @ummmariam2336
    @ummmariam2336 2 роки тому

    Asc shiikh waxa ino so dhigta digri hdu jiro salada subaxa kuu sahlayo kicida ino so gudbi qer alle haku siiyo saladaha kle waqtigod wa heli karaa lkin saladi subax iga tagto mrna hurda iga tagto marna inta is gadiyo aaba kici karin ilahey qer haku siiyo dhalin badan ila qabta ee ino so dhaqso pin iku qabo liketa baahida loo qabo digrigaa

  • @xeydarmaxamud3063
    @xeydarmaxamud3063 2 роки тому +1

    Mahadsanid

    • @qalanjoqalanjo2225
      @qalanjoqalanjo2225 2 роки тому

      Masha Allah guulayso inta Nooshahay shiikh waxaan ka faaidnay intaan ku xirnaaa janankan waxbadan oo mihiim ah Jazaakumulah khayran Denbigaagii iyo kii walidkaa allah hadhaafo

  • @bushrahbushrah3376
    @bushrahbushrah3376 2 роки тому

    Jazaka allahu kheir dar Allah ayan kujeclahay seens 2019 wankukhu xirane

  • @sabriinasafisafka9830
    @sabriinasafisafka9830 2 роки тому +2

    asc wr wb sh badbaado iyo dhamaan wllh badbaado family wan idin salamey salan tan u qalisan السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walaalahey wa galab jimca ah 40 ki daqiiqo oo ducada la aqbali jiray la joga plz isoo duceya waxan leyahay muraaad sdkle ayantan cajis ban isku arkey allh ii aqbalo ducadiina wllyl dhamaanten allh no naxariiisto allh idinka rali noqo

  • @suldanmaxamedmedia8494
    @suldanmaxamedmedia8494 2 роки тому

    insha allha

  • @ZahraZahra-sl9ps
    @ZahraZahra-sl9ps 2 роки тому

    Amiin yaarabi

  • @mohamedomar4055
    @mohamedomar4055 2 роки тому +1

    Shekh jazakumullah
    Waxaan ka codamayaa ducooyinka sujuuda garka ah lagu akhrinayo
    Sooqor ayagoo quraal ah

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 2 роки тому

    MashaAllah keep going Jazakallahu khairun

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah9914 2 роки тому

    Sheekh. Badbado. Khayr. Badan. Allaah. Haku. Siiyo.🌔

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому

    Asc walalyaal Isoo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🙏🙏🙏

  • @nuurbodaaye1430
    @nuurbodaaye1430 2 роки тому +1

    Alle haku barakeeyo shiiqoow

  • @leilaahmed9724
    @leilaahmed9724 2 роки тому +1

    sheikh jazakalllah wax bdn ka faiday balse waqtiga badan 5mint ino gadhig plz

  • @muminakelifa9576
    @muminakelifa9576 2 роки тому

    Mashallah tabarakahllah jizkAllaha kheyraal

  • @fahankanolasha1066
    @fahankanolasha1066 2 роки тому

    Asc shikh badbaado waxaan rabaa inaan kula soo xiriro Telkaga isheeg inshaAllaah hadey macquul thy Mhadsanid
    Asc

  • @Bintihaji432
    @Bintihaji432 2 роки тому +2

    Shekh waxan xalay Ku riyootay anoo meel doctor joogo oo caafimaad qabo oo nin doctor ah rabo inuu irbad wadnaha iiga duro asagoo Ila soo aaday oo wadnaheeya Ku soo aadiye markuu igu dhufan rabay ayaa hurdadi kasoo booday naxdin qof aan fahmi waaye marna dumar u eg marina rag u eg ayaa ila joogay dhaqtarka waan yaavanahay

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 2 роки тому

      Riyaada xuun oo cabsi ah lama sheego, shaydanka aye ka tamid

  • @ikraanadan2391
    @ikraanadan2391 2 роки тому

    Jasakalla sheikh

  • @amaalxasan3322
    @amaalxasan3322 2 роки тому +1

    Alow riyadeyda iyo muradkeyga ii rumeey ilahow albab walbo aya iiga so rag iyo dumarba inta meshan ku jirto iso duceya wan dhibatesanay mudo sanad ah iso duceya alle inu culeska iga dulqaado yaa allah yaa Allah alle dartii iigu soo duceya inta murad leh alle ha u saqiro😭😭😭😭😭

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 роки тому

    Ameen

  • @kowsariinahassan1212
    @kowsariinahassan1212 2 роки тому +1

    Mahad sanid ustaaadii😥🤲

  • @حبيبءادم-ض3ح
    @حبيبءادم-ض3ح 2 роки тому

    M.a

  • @bkstudio77
    @bkstudio77 2 роки тому

    Shiekh allah ku barakeeyo

  • @luulmaxamed4466
    @luulmaxamed4466 2 роки тому

    aamiin

  • @npadoonyare5332
    @npadoonyare5332 2 роки тому

    M.a shiiq ilhy haku xifdyo

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 роки тому

    Masha allah 🤲🤲🤲

  • @dinaaricadde123
    @dinaaricadde123 2 роки тому

    Allow sahal umuraha

  • @maxamedqaadiro2298
    @maxamedqaadiro2298 2 роки тому +1

    Shekh saladan goorma latukaada isheg pls

    • @ebihuss9678
      @ebihuss9678 2 роки тому

      Waqtiga ila hada sheikh nomashigen maxaa jira

  • @sanyare-production4959
    @sanyare-production4959 2 роки тому

    Maan Sha alah

  • @ZahraSheeq
    @ZahraSheeq 2 роки тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته شيخ sujùuda gaar ah mabanaantahay

  • @dhiiragaliyechanel373
    @dhiiragaliyechanel373 2 роки тому

    M.a ustaadi alxm dhib imahaayo lkn hadaan u aqristo in uu Allah waxbarashada iigu fududeeyo kawaran

  • @zamzamabdi4103
    @zamzamabdi4103 2 роки тому

    Mansha allah alaha kubarakeeyo

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 2 роки тому

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @fahmoxasan2740
    @fahmoxasan2740 2 роки тому

    Allow noosaqir muradankina iyo caafimad team nasii isoduceya alle cafimad team isiiyo

  • @muminakelifa9576
    @muminakelifa9576 2 роки тому

    Mashallah keep going my brother

  • @abshirsahal5539
    @abshirsahal5539 2 роки тому

    Asc

  • @mukhtaarmedia9830
    @mukhtaarmedia9830 2 роки тому

    Ilaahay aduunyo iyo aaqiro ilaahay hanoofududeeyo culeys

  • @MaryanMaryan-bw5hs
    @MaryanMaryan-bw5hs 2 роки тому

    Manshlh ilah hakubarakeyo

  • @inspireme8953
    @inspireme8953 2 роки тому

    M.allah sheikh😊

  • @muminakelifa9576
    @muminakelifa9576 2 роки тому

    Aaiimn Aaiimn allahumm Aaiimn yaa rabi Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @abshirsahal5539
    @abshirsahal5539 2 роки тому

    Sheikh imisa cisho

  • @ikraanhasanosman7458
    @ikraanhasanosman7458 2 роки тому

    masha allah amiiin wllkeen adigana sido kle

  • @kowsariinahassan1212
    @kowsariinahassan1212 2 роки тому

    Shiiq goor walba ma dukan karaa salada ama waqti qaas ah ayaaan dukan adigo mahad san ustaad

    • @kowsariinahassan1212
      @kowsariinahassan1212 2 роки тому

      Shiiq iiga jawab please 🙏salada waqti kasta maan dukan karaa ama xili u gaar ah 🙏

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 25 днів тому

    Wll iso duceya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @farxiyoreermagaal4300
    @farxiyoreermagaal4300 2 роки тому +1

    Asc maclin badbaado alle ha idin xifdiyo adi iyo awlaadaada iyo xaaskaaga💯👨‍👩‍👧‍👦🥰❣❤

  • @suhuurbintusuhuur5711
    @suhuurbintusuhuur5711 2 роки тому

    Shiikh imisada baan tukan salaada

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 2 роки тому

    HAL sujuud miyaa lawada akhrinaya mase labada sujuudod ayaa loo qaybinayaa????

  • @ikraanhasanosman7458
    @ikraanhasanosman7458 2 роки тому

    aniga riyooyinka masaska ayaaa idhibeen wlhi maalinkii xitaa wanncabsadaa

  • @abshirsahal5539
    @abshirsahal5539 2 роки тому

    Mar kaliya usbuuc laba usbuuc imisa jeer ayaad dukanaysaa

  • @sophiaomar4534
    @sophiaomar4534 2 роки тому

    Asc walal qali jazakallah kheyraal jazaa

  • @feysal8689
    @feysal8689 2 роки тому

    Acs

  • @Juniorblackmamba
    @Juniorblackmamba 2 роки тому

    Hadalkaga sal u yeel abo

  • @ayanfarax6357
    @ayanfarax6357 2 роки тому

    Sheihk gormah latukan salada

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @habaa9121
    @habaa9121 2 роки тому

    جزاك الله خير

  • @nimcomaxamed6497
    @nimcomaxamed6497 2 роки тому

    Masha Allah

    • @nimcomaxamed6497
      @nimcomaxamed6497 2 роки тому

      Aamiini Aamiini🤲🤲 aleh inooq dalo insha Allh

  • @muqtaarmohamed4919
    @muqtaarmohamed4919 2 роки тому

    Masha Allah

  • @ayaanabdiqalinle1376
    @ayaanabdiqalinle1376 2 роки тому

    Masha allah

  • @ayaanabdiqalinle1376
    @ayaanabdiqalinle1376 2 роки тому

    Masha allah