Ascww, Jaabir cabdulaahi adeer mcne ilaahey hakaa abaal Mario ducada iyo khayrka aad faa finayso, Isso booqda dad badan ayaan aqoon sida social mediaha la isugu booqdo, marka adeer dadka u tilmaan wadada booqashada. Mahadsanid.
Sheekh jasakal allah lkn ducada afka haka sheegin iyado qoraal Ah shaashada kuso qor wayo dadku ma xifiyi karayo marka afka ka sheegaysid ducoyin badan ô u baahna sidas ayay igu seegen lkn iyado qoraala so gali
ILaahayoow ILmo SaaLaXa Isii Adaa Awoodlehe Aaaamiiin Yaa Raxmaan🤲
Aamiin aamiin yaa rabi
@@saadodaahir7774 Jizaakalaahu KhayR❤️
Amiin yaa Allah Amiin
Aamin abaayo ilaahey wax qeer qawo hakugu irsaaqo
@@fardowsoibraahim8298❤️👍
” اللهم لا مانع لما أعطيت ولا معطي لما منعت ، ولا ينفع ذا الجَدِّ منك الجدُّ “. 🤲
Allahumma la mani a lima a thaita wa la mu’thiya lima mana’ta wa la yanfa’u dzal jadii minkal jaddu, la ilaha illa anta.
Sheikh Badbaado sax waaye wad nabadbaadinee oo qer ka (Alle) aqriya oo xariga (Alle) qabsada ayad nagutirahdaa waxan mar kasta kugu duceyaa Sheikh adiga &walidiintaada iyo familkaaga caruurta dhamaan kuwii aad Aabaha utahay iyo kuwii aad walaalaha adtihiin aydhaleen xitaa ayaga wan uduceyaa ((Alle) dhamanteen hanabadbaadiyo inshaa (Allaah)
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN .
Ascww,
Jaabir cabdulaahi adeer mcne ilaahey hakaa abaal Mario ducada iyo khayrka aad faa finayso,
Isso booqda dad badan ayaan aqoon sida social mediaha la isugu booqdo, marka adeer dadka u tilmaan wadada booqashada. Mahadsanid.
اللهم لا مانع لما أعطيت، ولا معطي لما منعت، ولا ينفع ذا الجد منك الجد
Waa ayadoo qoraal ah 😍
Mahasanid abyo
Wll afsomali kubedel
Carabi hadad soqortay soomaalina nogaso dhig illahey ka abal mariye
@@whizmiinhappyby4080 allahumma laa maanica limaa acdeyta, walaa mucdii limaa manacta,walaa yanfacu dal jaddu minkal jaddu.
Waakaas wll
@@luulali1873 Allahuma la manica Lima cdytu walamucdiya Lima mnctu wala yanfacu dul jaddi minkal jad
Jazakallah khayr Sheikh Allah haku xifdiyo adi iyo familkaga dhamantin waa Hyo aad kugu xidhey mash'allah wax badan ayad i iftimisey Qabriga Allah haku nuuro Amiin
اللهم لا مانع لما اعطيت ولا معطي لما منعت ولا ينفع ذا الجد منك الجد
Mahasanid
Nasiim allaha ku barakeeyo
Nasiin Alle hakubarakeeyo
Wall maca guulesa qalbi ahaan ku duceeya
@@fardosomar5797 6 b
Sheekh ilaahay hana waafajiyo ducadan inshallah jisaakalahu khayr mahadsanid wabilaahi towfiiq ❤
الهم لا ما نع لما أعطيت . ولا معطي لما منعت،. ولا ينفع ذا الجد منك الجد
ALLAHUMA LAA MAANICA LINAA ACTAYTA WALAA MUCDIYA LIMAA MANACTA WALAA YANFACU DILJADU MINKAL JADU
Aad iyo aad ayaa ugu faaidnay ducooyinkaan جزاك الله خيرا
جزاك الله خيرا الله يحفظك من كل سوء وشر
Alahuma Laa Maanica Limaa Actayda Walaa Mucdhii Limaa Manacta Walaa Yanfacu Daljada Minkal Jada❤
Mashallaah Illaahow Noo Aqbal Ducadaan Cajaaib Kaa Yaa Rabi, Walaashay Adigana Illaahay Qayr Haku Siiyo Saad Nuugu Soo Qortey ❤️❤️
Ilhey qeer haku siiyo
Masha allaah sheikhena qeer aan dhamaad laheen ayaa rabi kaga baryaa insha allaah aniga carabiga makasaayi afsomali ahaan nogu qor muraad Ayaan leeyahay isoo duceeya adiga walaalahey muslinka ah shukran dhamaan
فعلن شكرا خاص انا فخور فيك.جزاك االجنه.ونعيمها♥😍♥
Masha allh tabarakallh jasakallah sheikh marwalba nosoo badi wlahie 💯💯
الحمد لله على نعمة الإسلام❤
Mashallaah Tabaarakallaah Jizaakumullaahi Khayr Sheikh Badbaado
MashaAllah Tabarakallah Sheekh Abdullahi Allaha ku barakeeyo ku xafido wa duco o aan aad ugu bahna Barakallah Fiikum adiga Iyo Qoskaga
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا جزا ياشيخ الله يحفظك ويرعاك من كل سوء
M
M
للهم لا ما نع لما أعطيت ولا معطي الما منعت ولا ينفع ذا الجد منك الجد 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
جزاك الله خير شيخ
Ilaahayoo waxaan kaa baryeenaa naarta inaa naga ilaaliso illaahayoo digriigaan noo aqbal rabiyoo raxmmaano 🤲🤲🤲🤲👨🏭🤲🤲🤲❤❤💯💯💯
Sheekh jasakal allah lkn ducada afka haka sheegin iyado qoraal Ah shaashada kuso qor wayo dadku ma xifiyi karayo marka afka ka sheegaysid ducoyin badan ô u baahna sidas ayay igu seegen lkn iyado qoraala so gali
Mashaallah sheikhayki
Sheeq badbaado chanal Waad mahadsantahay sida wanaagsan oo aad noogu soo gudbiso casharada allaha ku barakeeyo
Mnsha Allah sheikh Allah haku sharfo adiga iyo qoyskag qaliga🤲🤲🤲🤲
Masha Allah jazakallah kheyr yaa akhiii
Alxamdulillah mahadsanid shekh badbado
Masha Allah Rabi cidu wax sinayo cidna uma weydiyo adoomadisa asaga kufilan Alle waa mid naxrisbadan danbi dhafe ah Allow irsaqda noo wasici
Ameen yaa rabi rahmaan 🤲
ilahow amin
Aaamin yaarabi
Jazakallah sheikh.
Masha Allah.
Ajarbadan Aduun & Aakhiro Sheikh Faaruuq (Allaha) idinsiiyo on dhamaan naftaada familkaada walidintaada iyo dhamaan intii kuladhalatey intad wada dhalateen & intii ad waalid utahay
Aamiin
🤲Eebow kheyrka na sii
Adduunyo iyo wanaag aakhiro naga badbaadi cadaabka naarta.🤲❤
🤲رَبَّنَا آتِنَا فِي الْدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الَأخِرَةِ حَسَنةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ🤲❤
Sheekh Masha allah jizaa kumalaah marwalba kheyrkaad na fartaa alxamdulilaah Yaa allah
mashaAllah tabarakallah shukran sheikh
M.a jazakallah kheyr sheikh
Ilaahay shiiq qeerbadan alha kusiiyo Ale haku xafido Adun iyo Aaqiro
Masha alaah walaal ilaah ha noo kaa xafido aamiin jizaakalakheyr sheeqow xiraa noo cawisey ilaah ha ku dhawiyo aamiin jizaakalakheyr
Mashaallaah walaalkaas shaqada allaha u barakeeyo sheeq adna allaha ku xafido
Mashallah sheqow Allah kuxafido
Dacooyinka aad iyo aad ayan ugofaaidnay
Mashallah Allah barakeeyo badbaada jannal
Subxanalah ya rabbi calamiin Allah akbar ya sheekh Cabdalla xifdullah ❤
Masha Allah baraka Allah fik shukran
alxd liĺah
Jizakalah qeyr sheeq
Jazakallah kheyr wll
Allaaahu Akbar Allaaahu Akbaar Allah Aya Irsaaqada Wasiciya Alxamdullillah❣️
Sheekh badbaado wlhi wax badan ayaan fa iiday allha ku xafiiyo ❤❤❤
Masha Allah allaahu akbar kabiiraa
Jasakumulaahu khayr
Sheikh alle haku barakeeyo ducofican ayaan ka.faa.iday
alx ilaahayow adiga ayey mahado dhan ku sugnaatey sheeqena ilaahey haku barakyo
مان شاء الله تبارك الله يا شيخ
Shiekh Allah ku Barakeeyo
Masha allah barakalaaho
Jizaakalahu qeyr illahay haku barakeyo anagana kuwa ka faaiday allaha naga dhigo
Mansha allh shekh alle kubarakeyo kheyr badan ayaan kafaiidnay
Sheekh alle ha ku barakeeyo
AlxMdulilah ale mahad leh
Wlhi dad badan ayey dhibtaas heysataa maamuleyaasha dhibaan allow qof walboo dhib iyo murug heysto kabixi yaarabbi 😥
ألهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد
Guulesa wlala mcan qalbi aahana kugu duceyy
صل الله عليه وسلم
@@maxamefnuura75405
Huh l
Lee
Wcs jazakalah
جزاك الله خير 💗
Asc maansha allah wall qayr badan alle ha ku siiyo adiun iyo aaqiroba insjha Allah
Hadalada aad ka hadasho cajaaibul cajiib waaye❤waana jecelahay
Aamiin
Masha Allah
Mashallah
Jazaaka laahu kheyr ilaah haku xafido sheeq
(Allahu Akbar) mashaa (Allaah)
Jazakal Allh qeyr🥰
masha Allah walal
Asc sheekh khayr alaha kusiiyo waxan kaa codsanayaa inaad ducooyinka noo soo qorto
Jaza kallah
Allah haku xafido sheeq jasaka allah
Shukran wallo
M.allah
Jazakallah khair
Asc jazaaks Allaah khayr sheekh
جزاك الله خير الجزاء
Amiin yaa allaah
Mnsha Allah
Jasakallah kheyraljasaa 🥰
MashaAllah 👍🏻
Jazakallah khayr
Sheekh pls ducooyinka aad so dhigto ka daa hadalka badan aad ka hormariso wan ku daalne
Alahaa kubarakeeyo shiiqow
Masha Allah,Allah ha ku xafido
Ducadaa salada ka bacdi ayaan akhriyaa
Masha allah sheq waligaaba waxa ban kaafaida qeyr ilhay hakusiyo
Masha allah 🤲🤲🤲💕💕💕
Masha Alaah
Wall iso duceyya in ilahay iso hanuniyo😢😢😢😢
Maasha allaah ha ku xifdiyo
Masha alah
Asc sheikh badbaado alle hakubarakeeyo if iyo aakhirababa wll what's appka ga isooqor waxaan raba inaankula wadaago qiso
Wn idin salamy walalaha somaliyeed inta fariintayda aragto illaahy dartii igu soo duceeya xooga waxa I haysto arin 😭😢
Alaha kufufudeyo abaayo insh
Asc wr wbr Shekh
Mar waliba waxtahay shekha hawlaha mushtamaca kahadla, oo lataliya. Aad baad uu mahadsantahay.
Jazaakallaahu kheyr
Allaah aka abaal mariyo ducada aad wlladaa ufaa iidaysay
Scw scw scw scw
Mansho alah