يا مجيب 41 jeer سورة يس 2 jeer Akhri لا اله إلا انت يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث يا ذالجلا والإكرام. 70 jeer 10 kii marba mar dan taada sheego. لا اله إلا انت يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث يا ذالجلا والإكرام. 71 jeer hal mar dheh oo dantaadana soo bandhig. Sii raaci marka intan. اللهم صلى على محمد و على آله محمد اللهم إقضي لي حاجتي
يا مجيب 41 yaa mujiib jeer سورة يس labo jeer لا إله إلا أنت يا حي يا قيوم برحمتك ا ستغيث ياذا الجلال والاكرام اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم اقض لحاجتي
Sheikh sidaad iga farxisay alle haa kaga farxiyo oo jaanadan kugu duceyey wllhy farxaad bn wax la qori kari wayey suratu racdi awgeed waan frxay wllhy m.a m a alle haa ka farxiyo aamiin
Asxbey murud aya leyahay iso duceya plz ilahey dartisa igu so duceya qof ayan jecelahay waxan rabna in aan is gursano lkn wa la ii diidan yahay plz iso duceya inu ilahey calafkena isku daro wlhi Waan iska murug sanahay lkn dadka farxad aya u mujiya sii la ii daremi marka plz ilahey dartisa isug so duceya 😥😥🙏
Allow demaha ligu leyahay ila garab gal o walal igabixa isahal😢😢🤲🤲 allow 150$ ligu leyahay Mel an kakena maaqana allow wax igabixiya isahal o murugada igabixi🥲🥲😭😭🤲
Sheekh aad ayad umahadsantahy waxan ku waydinayaa inad riyadan ifasirto Habeen dhawad ayan ku riyoday anoo meeel maraya oo ila go day dhulki an ku socday kadib waxa iga so badbadiyay ninka magalada ugu dheer meshuna waxay ahyd laba wado dhexdod sheekh iso fasir adoo raliya
Asc sheekh alle haku barakeyo wxa baryahan igu soo lablabtay riyo tason jeclaystay ina kula wadago kadibna ogado fasirada riyadas haday kuso garto qoralkayga alle haku barakeyo iso jawab.........wxan ku riyoday aniga iyo hoyaday iyo iyayday oo ku jirna kudaha dhagaxa madow ee xaramka hadana isla dhowr hben kadibba wxn ku riyoday anigo xaqayya masjidka na iga ee isla xaramka...jazakallh khayran
Ilaahayow wanku barya muradkeyga iisahal aniga iyo dhaman muslimiinta ❤😢🤲
Amiin walalo😢😢😢
لا إله الا انت يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث يا ذا الجلال والإكرام
Jazaaka laah kheyr Qoraalkaada
Saliga nabiga muxuu raaciyey walaal ma fahmin ii Sheeg
Shukran ❤
@@abdullahiahmed2409 اقضي لي حاجتي.
Mashaaa allaah
يا مجيب 41 jeer
سورة يس 2 jeer Akhri
لا اله إلا انت يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث يا ذالجلا والإكرام.
70 jeer 10 kii marba mar dan taada sheego.
لا اله إلا انت يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث يا ذالجلا والإكرام.
71 jeer hal mar dheh oo dantaadana soo bandhig.
Sii raaci marka intan.
اللهم صلى على محمد و على آله محمد اللهم إقضي لي حاجتي
Muslimiinta inta ku jirto isoo duceey ani iyo caruurtey ayaa kala maqan ina rabi meel qurux bdn isku keen keeno isoo duceeya maalmo qeer bdn ayan ku jirnaa
Allaha idin kulmiyo wll idinko nabad qaba amiin yarbi
Walal ilahay waxad rabto alaha kut siiyo😢😢
illahow qalbiga ideji muraadkeygana iii sahal😢🤲
Amiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲
Amiin
Amiin Amiin Amiin yaa rabi
Aamiin yarabi
Aamiin wlal muraad kaaga oon macsi lahayn illahay haku siiyo insha'Allah
يا مجيب 41 yaa mujiib jeer
سورة يس labo jeer
لا إله إلا أنت يا حي يا قيوم برحمتك ا ستغيث ياذا الجلال والاكرام
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم اقض لحاجتي
70 jer ayad agrisaneysaaa 71 jerna illhy ayaaa weydisanesaaaa wahadrabtid
Wasap
Masha allaah
Jazaakallahu qeyran She
Asc Sheikh Abdullahi Faruq,
Shukran Jazakallahu qera!
Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️
Yaa mujiiib 41 jeer
Suratu yassin 2 jeer
Dikriga 70 jeer 10 marba dantaada jeesho
71 mar dantaada alle wydiiiso
Jisakumlaa sheekh waanu kaa faaiidnay ilahay ha ha kaa abaaliyo khayrka jida kumlaa waanu taageraynaa khayrka
Soobadi shiikh isooobadi muuqaala i
Alle akaa abaaalmariyeer
Allah haku xafido wan xanuunsanyaa iso duceeya 🙏🙏🙏
Sheikh sidaad iga farxisay alle haa kaga farxiyo oo jaanadan kugu duceyey wllhy farxaad bn wax la qori kari wayey suratu racdi awgeed waan frxay wllhy m.a m a alle haa ka farxiyo aamiin
Abaayo seed u aqrisatey adoo mahadsan ii sheeg
May Allah reward u sheik ..you are the best and we have confirmed that u say is true
Ilaahow muraadkena sahal dhamantena inta muraad leh qofkasta wuxu rabo oo qeyr ah sii yaarabi
Alle hakubarakeeyo shiqow aduun iyo aqiro❤
Jazakallaahu kheyr illlaah haku xifdiyo aamiin....
Mansha allah
Jazakalaa khayr📿🔥🤲
Allow muradkena sahal yaa rabi
Qofkan Aqon Suratu yasiim kawran Sh badbado
Jisaakallaahu qeyr shiikhow
Sc sheekhow inaan kula soo xariiro ayaan rawey xageen kaala soo xariiraa jzk laah
جزاك الله خيرا يا الشيخ ❤
الحمدلله ربالعالمين الحمدلله ربالعالمين الحمدلله ربالعالمين الحمدلله ربالعالمين الحمدلله ربالعالمين الحمدلله ربالعالمين الحمدلله ربالعالمين الحمدلله ربالعالمين
Asc walaalayaal deyn aad u badan aya leygu leeyahay in ilaah culeyskaas iga qaado isoo duceeya 🙏🙏🙏
Aboowe
Allah ka qado
Alle.ha kaa qaado
Mnshlh jisaakala khaayr alle muradkayga Haa ii ruumeeyo
Macha Allah jazakallah khair sheikh
Jasaaka allaahu khayr sheekh
Ilaahy. Khayr ku sii sh
شكرا شيخنا
Shiqoow Talaan kusinaya
ALAHA KUdhowro bara kadaan ducoyinka
Qoraal noga sodhiig hadaad ararkto hadhafiin
Sx waalahi anigabo niyataa kuhaye
Mashaallah tabarakallah
Sheaq jzklaah 🙏
Mashallah ajir iyo xanasad an laso kobikarin alllah kasiyo sh
Ilahow muraadkeyg iisahal 🤲🤲
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Masha Allah ❤️❤️Thank you
Shukran ❤sheeqa allaahuma aaamiiin ❤🌹💯🤲🤲🤲
ilaahaw ducada noo aqbal oo muraadkayga ii sahal🥺🤲
Ilaahayow niyadauda idaji o muradkagaya isahal o culaska iga dulqad🙏🙏🙏🙏🙏
Ilaahow rabi raxman muraada ii sahal yaa rabi
Shukran sheikh
الا اله الاانت يا حي ياقيوم برحمتك استغيث ياذاالجلا ل والكرام❤
جزاكم الله خيرا شيخنا الفاضل
Sh. suurtu yaasiin iyadoo dhan miyaan wada akhrin
Thankfully million TIMES sheikh 🙏
Muraad ayaan leeyahay sheeqow isoducey 🤲🤲
Allahuma salicalaa maxamed wacalaa aali maxamed iqdiii xaajatiii
Sheekh ilaahey ha Ku barakeeyo
Waxaan ahy gabar soomaliyed
Sheekh waxan kaa codsanyàa
Waan xanuunsahy isoo duceey marka salaad kast tukaneysi please waa codsi
Alaha kurt cafiyo walal
Alaha kurt cafiyo walal😢😢😢😢
masha allah waad sookoobta muqaladaada waadna mahadsanthy
Asc wrwbr jazaakumallah qeyr ilaaheey qeyr aan dhamaaneeynin ha ku siiyo
Asc Masha Alhi 👍🤲🤝
Masha alah ala ku barakeeyo
Asxbey murud aya leyahay iso duceya plz ilahey dartisa igu so duceya qof ayan jecelahay waxan rabna in aan is gursano lkn wa la ii diidan yahay plz iso duceya inu ilahey calafkena isku daro wlhi Waan iska murug sanahay lkn dadka farxad aya u mujiya sii la ii daremi marka plz ilahey dartisa isug so duceya 😥😥🙏
ManshAllAAh jasakallAhu khair
Allow demaha ligu leyahay ila garab gal o walal igabixa isahal😢😢🤲🤲 allow 150$ ligu leyahay Mel an kakena maaqana allow wax igabixiya isahal o murugada igabixi🥲🥲😭😭🤲
Alle haku siyo
Marka hore soo weysa qado adigo dahir ah markad 2 rakco oo qadaa ul xajaad ah tukato qiblada ujeeso
Kadib waxa dahdaa
يا مجيب 41
Qodobka labad waxa aqrisa suratu yasiin 2 gor
Wllo yasiin man gadhin see uu akhriyaa
macha allah
shukran
Jasa kumulah qayr shiikh qayrka aaad na bartay ilahay hakaa abaal mariyo
Jazaka allaaah shiikh♥️
❤❤ jazaakallah
Allah kucafiya
اللھم صل على ﷴ وعلى آل ﷴ اقطغ حاجتك
Asc mashallah jazakallah qer inshallh
Illahey muraaaadkeeena ha ino sahlo♥️
Aamin yaa allah😍
alaha ajr kusiyo
Asxabey iso duceya badia iga maqan walh is tares ahay Shiq badbado wa kubaraya iso ducey badia iga maqan inan heleyn ayan aminay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilahey hakuu sahlo abaayo haday qeyr kuutahay
Isoo duceya walalayaal
Muraad ayaan leeyahay ii soo duceeya wll
Alle haku siiyo amiin
Mashalaaaaaaaaaaaaah 😍😍
Allaha ku barakeeyo sheekhoow 🤲
(😭
Jazaaka allh
Mahadsanid
Asc mudlimiina wxn kacofsanayaa in aad iisooduceya iphy bn idinka dhaarshay
Mshlh
مَاشَاء ﷲ
Sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam
Shugran sh
Allow akbar
Mashallah wll Ilaahay awlaada haku barakeeyo
Sheekhow wlhi kuma fahmiin please sheikh na fahansii suratul yasiin imasa jeer ayaa la akhrinaya ya mujiib imiisa jeer ayaa la akhrinaya
Sheekh aad ayad umahadsantahy waxan ku waydinayaa inad riyadan ifasirto
Habeen dhawad ayan ku riyoday anoo meeel maraya oo ila go day dhulki an ku socday kadib waxa iga so badbadiyay ninka magalada ugu dheer meshuna waxay ahyd laba wado dhexdod sheekh iso fasir adoo raliya
Mahadsanid wll mcn
Asc sheekh alle haku barakeyo wxa baryahan igu soo lablabtay riyo tason jeclaystay ina kula wadago kadibna ogado fasirada riyadas haday kuso garto qoralkayga alle haku barakeyo iso jawab.........wxan ku riyoday aniga iyo hoyaday iyo iyayday oo ku jirna kudaha dhagaxa madow ee xaramka hadana isla dhowr hben kadibba wxn ku riyoday anigo xaqayya masjidka na iga ee isla xaramka...jazakallh khayran
Allah ku shrfo wll❤
Scw
Mashaallaah shugrn shiiq qer Allah ku siiyo
axsanta jasaka llaah
Kheyr allaah hakusiiyo sheekh
Masha,allah
ماشاء الله
Shekhow isodicey culas xaga nolasha ah Ban darenaya😢😢😢
Asc shekh badbado
Mashllaah tabarakkallah ❤️
Shugran wll jizaakallaahu kheyr
ilahow muraadkeena inoo sahal AMiin AMiin yarabi dhamnteenaba in shalah
Yaa mujiib yamuujiib
masha alha sheqa kera alha kusiyo