Amazing talk I enjoyed every minute my people take the pen drop the weapons education is the key to light and success as a mum every child on earth has the right to get educated no matter the situation they born into waziir keep going
Ustaat Cabdulqadidir Salaan Sare ❤Waa Ku Mahadsantihiin Raga U Staagey Ustaat Cabdulqadir Yaxye Iyo ustaat Cabdulqadir Faarax Iyo Ustaat Xasan Shiikh Jizaakallaah Howsha Ad Soo Qabateen Waqti Adag Well done Ustaat Waxaan Ku Leyahey Horey U Soco Well Done ❤❤❤❤
Bilow fican, iyo cadayn hawsha la iska rabo sida looga wada qayb gelayo iyo natijada u horeysa ee laga sugayo. Clearer primary scope, chores and progress indixators.
wasiir mahadsanid marka hore, waxaase xusid mudan in qalin iyo buug ka fakarno in ay maantay ka mudan tahay in aan 2 cadow ee gaajada iyo cadawga khawarijka ah ladagaalno maadama ay si dhabyar nagu dhaafiyaan nolosha ubadka aan rabno in aan ku tacabno si uu dalka iyo dadka wax ugu galo.
Wasiir ka waxbarashada waa in aan ardayda la nacsiin waxbarashada oo aan weega dhan lagu soo celin class afar darbi ah sideda ha lagu dayo hadii anan wax laga dhimayn waqtiga la fadhiyo class ka😢
Inkasto an mucarad ahay Waxad mooda in uu wasiirku ka fogyahay musuqa iyo eexda markaan eegay dadka ku guulaystau kalmaha waxbarashada dalka, hambalyo wasiir, sidas ayan u tageraya waxa wanagsan o wadaninayada ah ay qantan xukumadani, waxii kale ay xumeyaana waa lagu dhalilaya e hasaxeen.
@@mohamedalfaatixahmed4709 wasiir farah shaqo culus ayuu hayaa waraysigana aniga kuma cajisin inkastoo aniga dawanayo aan shaqo kaga mashqulay hadana Views ka fiiri inta qof ee daawatay iyo inta saacadood ee uu video ga youtube ka ku jiray somalidu samir video dheer lagu daawado ma leh
jow kow now horta ninkan ayanleh maxa ka qaldan? wa nin iska xordaba mise wa austim miya? jow kow now waxan waraysi maha ee wa sheeko mirqan jow kow now hadana bow
i dont see any quality of this guy, other than inay waxbarashada hanti ka sameeysaan ilmaha masaakiinta inay lacag diirtaan uun bay schools u furteen isaga xasan sheikh, wax aan soomali aheeyn iyo sheikh isku muuji maahine and as NGO ahaan uga faaiideeystaan , arday u arkeen inay yihin fursad ay ku tuugsi tagaan, and reality is that is why somaliand and puntland ardaydeedu ay wax badan uga horeeyso ardayla muqdisho
Mahadsanid mudane adiga iyo inti sababta u aheed wax-barashada jiilkeena 🎉
That's true quality education.
Ayaanle wariysi kaso qada Dr #Elmi Ahmed Du,ale wa Dr,kii👨⚕️ ugu horeyay Dalka Somalia 🇸🇴 iyo ex wasirki Cafimadka, ex wasirki Arimaha Dhibada iyo Ambassador kii qaramada miidoobe uu fadiyaya Somalia 🇸🇴 hada wa 91 jir Moqdisho ayow joga please wareysi kaso qada sii taarkhiiqo badan oo dhaxal gaal ah ugu heelno. Thanks Hanoolaato ❤
I like people like this man
Masha Allah ustd
Amazing talk I enjoyed every minute my people take the pen drop the weapons education is the key to light and success as a mum every child on earth has the right to get educated no matter the situation they born into waziir keep going
Mashallah Wasiir Faarax Sh Cabdulqadir dalkan iyo dadkan wax way ayuu u qabtay
Masha allah mowduuc muhiimaa kahadashay oo wadanka ubaahanyahay waxa aan aduunka ugaharnay waa waxbarashada aan tayadalaheen waxbarasha dhameestiran lamasiiya ardayda somaliyeed
Mudane wasiir Mahadsanid.
Asc, soo dhawow Mudane , AYAANLE THANKS. ❤❤❤.
waa iska sidaan marka qofka lagu soo xulo aqoontiisa iyo kartidisa horey usoco waziir
Wasiirka ugu wax qabashada badan xukuumada #DanQaran faarah shiekh cubdulqaadir
Waxaan dhihi karaa waa barnaamijkii ugu muhiimsanaa
Mahadsanid ayaane
I've been following you since the beginning.
Mahadsanidiin
Waa qaacin kasoo daawada dalsan Tv
Wasiir mudan weeye wasiir farx. Sheikh guulasyso ❤❤
Ustaat Cabdulqadidir Salaan Sare ❤Waa Ku Mahadsantihiin Raga U Staagey Ustaat Cabdulqadir Yaxye Iyo ustaat Cabdulqadir Faarax Iyo Ustaat Xasan Shiikh Jizaakallaah Howsha Ad Soo Qabateen Waqti Adag Well done Ustaat Waxaan Ku Leyahey Horey U Soco Well Done ❤❤❤❤
Mahadsanid ayaanle wasiirkana waxaan rajaynaaa mudada uu xilka joogo inuu sameeyo wax taariikhadana ugala qarankana anfaco Ardaydana Somaliyeedna waa inay garab istaagaan wasiirka
Ayaanle waad mahad santahay
Wasiir faarax hogaamiye uqalma
Jagadiisa guuleeyso sacaadatul
Wasiir aamiin aamiin
Macalin qiimo badan Ustaad Faarax Sheekh C.qaadir guuleyso adiga iyo Wasaaradaada iyo dhamaan Dowlada aan taageersanahay ee uu hogaamiyo Dr Xasan sheikh.
Maasha Allah wasiir.
Adeer always Gabre tigre.
Masha Allah
Wareysi qiima badan
Wasiir Faarah Sh
Wasiir Faarax waa u qalmaa booskiisa. Absolutely an excellent minister.
Waraysiyafa hanoilaato waxaan soo xasuustaa carays ciise allah unaxariisto haahey
Wasiirka ugu mudan golaha
Wasiirada helayna wasaaradiisi
Mahadsanid ayaanle
Mahadsanid wasiir
waraysi muhiim ah
Khayr alaha kusiiyo ileen waa baasee
Arintaa shahaadada waxabadan bey wasaradu kabadashay waayo waagii hore dhib Baa lagamari Jiray.
Waresyi wax badan iftiimiyay guul ayaan u rajeynayaa wasiirka iyo geediga wax barista dadkeenna
Mudane Wasiir waxbarashada dugsiyada hoose dhexe halagu bararashada Nabigeena Muxammad SCW iyo asaxaabtiisi si loo dhiso iimaanka iyo kartida ardayga.
Fadlan arintaasu waa muhiim officially.
Ciyaaara kujirtaaa sxb hurdada kakac 2 saac oo sadax daqiiqo dhiman dhageyso diin islam mowsan sheegin
M.kle waxbarashada diinta qaybta ay uga jirto wazarada mataqaanna ??
Waw, wasiirka waxaa ka muuqda daganaasho badan xigmad badan iyo dadaal badan.
Wax badan baan kafaa'iiday waraysiga wasiirka.
Masha allah nin walbo wuxu qabto lagu qimaya
MR AYAANLE XUSSEIN CABDI MAHADSANID SXB
Umadaha kuwa hoose xataa waan ka hoosaynaa yaab
Bilow fican, iyo cadayn hawsha la iska rabo sida looga wada qayb gelayo iyo natijada u horeysa ee laga sugayo.
Clearer primary scope, chores and progress indixators.
Ninkaan waa nin edeb badan oo xushmo mudan.
Fist comment! Wariye sare ayaan waa ku taageeraa ❤
Asc Ayaanle wareysiga nuucaan oo kale ah ilaa afar qeyb in aad ka dhigto ayey aheed mahadsanid
wasiir mahadsanid marka hore, waxaase xusid mudan in qalin iyo buug ka fakarno in ay maantay ka mudan tahay in aan 2 cadow ee gaajada iyo cadawga khawarijka ah ladagaalno maadama ay si dhabyar nagu dhaafiyaan nolosha ubadka aan rabno in aan ku tacabno si uu dalka iyo dadka wax ugu galo.
Wacaa Cajiib
1:49:59 wacyi galin
❤
Faarax sh cabduqaadir allaah ka abaal mariyo.wanaaga ad u istaagtay.
Wasiir ka waxbarashada waa in aan ardayda la nacsiin waxbarashada oo aan weega dhan lagu soo celin class afar darbi ah sideda ha lagu dayo hadii anan wax laga dhimayn waqtiga la fadhiyo class ka😢
Wax barsho lacag lahan miyaa isheega
FAARAX SAKIIN
Asc hanolaato
1:37:00 waxaa diyaar u ahay in aan waxbaro tiro dad ah oo is xilqaan ah laakiin xagee lagu barayaa?
Wasiirkan muhiim waayo inaad #3 kasamysa ahayd wlhi😢
Ninka ugu Saameynta Badan Xukuumadda Damjadiid.
Lacagta imtixaanka lama joojin ee qaab kale ayaa laga dhigay oo ah inuu ardayga lagu bilaabay soo sameeso dhalashada oo ah 25$ iyo 5$ oo sawir ah xitaa lagaa yeeli maayo sawir waa haystaa so mudane wasiir hoos u fiiri waxa socdo. Mahadsanid
Aabihii mooshinka farax
Wasiir friin iga gaarsii sxp nin diyaar ah ayaan ahy ee deeq waxbarasho xga beeraha ee way dii niyoow
Somaliga soo baro ayuu ku yiri wasiirku,aniga ayaa ah xoghayntiisa.
Inkasto an mucarad ahay Waxad mooda in uu wasiirku ka fogyahay musuqa iyo eexda markaan eegay dadka ku guulaystau kalmaha waxbarashada dalka, hambalyo wasiir, sidas ayan u tageraya waxa wanagsan o wadaninayada ah ay qantan xukumadani, waxii kale ay xumeyaana waa lagu dhalilaya e hasaxeen.
Madaxwaynaha gabadhiisa xilka udhiibtay see ugu kal soonaanaa
Gabadha soow muwaadin soomaaliyeed ma aha oo haddana jaamacad ka baxdey?
Aabeheed baa fursad helay, ee waa indadkakale fursad uusiiyo
Midakale masuulkee maamulaaya, laxisaabtamaayo gabar madaxwayne
Qodabada uu wasiirka ka nawaajiyay waaa qodobo aaad u wanaagsan
masha allaah faarax maclin wasiir lagu diirsaday alla hakubarakeeyo umadana qaliyadooda allaha ha isu jeediyo amiin
Gebre
Waxa maskaxda carrurta lagalinayo iyo cidda wax barayso waalid si sax ah uga fakar
Dowlada MW HSHM wa wasiirka kaliya shaqadiisa labogaadiyay Alle ha barakeeyo lakin inta kale wa -0
Gabre iyo Adigu maxaa soomaali ugu kala duwantiin.
0:03
Markaan cabbaar daawanaayay ayaa waxaan soo xasuustay fadeexaddii jaamacadda umadda ee maalin hore la kashifay.
Musuqa xiil iska sara. Qabyalada xiil iska sara, waxwalba waa dhaqaysa
Mala dhihi karaa Wakhtiga ugu badan Muuqaalkaan uu oga baxay oo 2 saac socanaayo.
"1 sano oo wax barasho waxbarasho ah 10% ayay sara u qaadukartaa dhaqaalahaaga iyo Noloshaada "
Dhalinyarow yar iyo weynba wax hala kororsado qofba taagtii
Dadka caalamka ugu taajirsan waxba mabaran somaliana waa saas hhhhh
Ayaanle dadka kala baro........Dr Ali iyo Farax Abdiqaadir iyo dad badan oo kale waa kooxda ikhwaanka ama Islaaxda sheekhaaleed ee Soomaaliyeed.
Faarax abdulkadir wasaradaan in loo magacawo wa u qalmay
Videoga xiga nooga soo dhig please wasiirka difaaca dalKa
Waraysigaa is aan iska dhaafto ayaan ficnayd
Kuli dadka wadanka godka ku ridayaahi waa Dr's, islamic scholars,umad qabiilku wax kasta kala weynyahay aqoon waxba uma tarto
Marka maxaad rabatay kuwo Christian ah maadaama kuwii islamic ahaay aad diiday?
Waziir aqoonyahan ah
Mudane wazaaradda halkeey kudanbeeyeen schooladii uu farmaajo lacag la aanta kadhigay oo caruurta askarta free kudhiganjireen
Oo markii aad timaadeen lacag u badasheen iyo schooladii oo faraha kabaxay
Wax la iibiyo iyo wax la la wareego kadhigteen
War ma uheetsaa arinkaas
Oo weliba macalimiintii mushaharka laga dhimay
NGO qofka soo maraa, weligiis ma aamino inu tuugsi la'aan noolaan karo. Hassan iyo kooxdiisu waa NGO group, waana niman caan ku ah tuugsi, tuugo iyo tayo xumo. Dalkana meel u dhaqaaqi maayo, illaa laga tashado nimankan.
Waxaan weydiinaa wasiirka xaquuqda shaqaalaha wassasrada oo ay ks mid yihiin gudigii qaadaayay imtixaanadka qaadayay iyo shaqaalaha kale. Tel kans ha ku dhageessnin masaakintass uu mushaharka ka maqan yahay
Ruuxa skoolada wax ku barto wadanka daqli maku soo kordhiyaa? Mise ruuxa ariga raaco ayaa daqli wadanka kusoo kordhiyo?
Ninkan waaki gabra uu amarkasiinauay wagii shikii akara😅😂
Mr Ayaanle waraysi 2 saac soconayo somali samir ay ku daawato ma lahee aslmiino 4 qaybod oo min 25 daqiiqo ah inaad u qaybisid ayay ahayd
Walal waraysiga intuu socday hal mar laguma caajisaayo ee in la isku soo xiro wanaagsaned ee adiga amuu caajis kaa muuqdaa 😅
@@mohamedalfaatixahmed4709 wasiir farah shaqo culus ayuu hayaa waraysigana aniga kuma cajisin inkastoo aniga dawanayo aan shaqo kaga mashqulay hadana Views ka fiiri inta qof ee daawatay iyo inta saacadood ee uu video ga youtube ka ku jiray somalidu samir video dheer lagu daawado ma leh
Faarax sakiinno meeday dabaqii shareecada Islaamka iyo shicaaraadkii beenta ahaa ee aad qaadi jirteen
jow kow now horta ninkan ayanleh maxa ka qaldan? wa nin iska xordaba mise wa austim miya? jow kow now waxan waraysi maha ee wa sheeko mirqan jow kow now hadana bow
Tuugu nimo
Day dreaming😂
NINKANI WUXUU Adoon u ahaan jiray General Gabre tigrayga ahaa, waana shaqsi aad iyo aad u neceb in Somali wax Noqoto wuuna Ka XUN yahay Xasan NGO
Aad iyo aad walaal wa gof xun
i dont see any quality of this guy, other than inay waxbarashada hanti ka sameeysaan ilmaha masaakiinta inay lacag diirtaan uun bay schools u furteen isaga xasan sheikh, wax aan soomali aheeyn iyo sheikh isku muuji maahine and as NGO ahaan uga faaiideeystaan , arday u arkeen inay yihin fursad ay ku tuugsi tagaan, and reality is that is why somaliand and puntland ardaydeedu ay wax badan uga horeeyso ardayla muqdisho
Farmajo will be back soon insha allah
GEN. GABRE KASTUUMADIISA
Diin xumadiisa waxaa ka mid ah inuu aqbalo in la ammaano
Wiilkii gabre muxuu na barayaa
Most of you time you spend corruptions and stealing peoples property
Wuxuu qabtay wuxuu qaribay ayaa ka badan!
Jaajuus Tigree eh!
Why ninkan sidan ugu dhalishay mxuu qaribay ma isiin karta wll
sakiin tigree aqash🤮🤮🤮aa dalkeena wasiir ka eh
dadbaa afkoodii kahalaabay oojecel inqofkasda iska jecel in uu caayo acuudu billaah allow soo hanuuni kuwaa amiin
qiiro japanka igala kor tag sakiin iyo kuwo kaloo badan nijaas GABRE aa nagu soo xawilay iyagoo ethiopian eh @@safiasheikhahmed5170
Aniga waxaan ahaay Macalimiintii loo doorbiday 1977 Macalin ama Ciidan loona bixiyey Naftii Hure wasiirkii hore Aadan Maxamed Cali uu yiri kala doorta Macalin ama Ciidan ,wuxiu yiri waa idin dallacsiin haddii aad ku hartiin Macalin waana nadalacsiiyey waana noqday Maamule ,haddii aad ku hartiin Millateri iyadane Sarkaal ayaa la idiin qaadanaa waayo waxaan soo qaadateen tababarro Aniga waxaan galay Simad waxaan bartay B/A oon Shahaado ka qaatay .Maka baxnaa misa waa ka shaqeynaa!!! Oo jihaadkeenii waa bilaash oo oo dadkeenii ka shaqeynaa wasaaradda waxbarashada.