Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Msh alah wasir alaah ha ku xfd ❤❤❤ 🎉
Waa runtiis wasiirka. Waan aragnaa dadka sadooda 20 sano illaa 40 sano op ah dadka aan wax baran oo influensa ku ah dadkeena dadkaas waa dadka dhibka ku haayo umada. Horaa loo yiri aqoon la aani waa iftiin la aani.
Subxaanalah!!!!! Meel faarah iyo xasan madax uyihin umadda
Farah.asago xil.dowlad heynin buu wlh waxbarashada somalia.ku dadaali jiray waa ninka kaliya wasaaradan uqalma from Nabad iyo nolol
Farax iyo Xassn waa dadki dawladii dhexe baxday waa dadkii sii waday in ay umadaan wax barato. Adiga waa kuwuu sheegaayay oo aan wax basho helin aqoon daro daraadeed wuxuu rabo sheegaayo una geesay aqoon daro .
Ma Farax kala mise waa kii Gabre u rufyaanka u ahaa oo luqada amxaariga kula hadli jirtay. Ilahow tuug yuusan noo talin.
Faraax cabdulqaadir hadduu dalka ka daynwaayo ciyaarta iyo danihiisa shaqsigaa si dadban iyo sidtoosa ayaa dalka looga masaafurin sida fahad yaasiin Beeshu waxba iskama badalayaan kursigiooda 😅
Msh alah wasir alaah ha ku xfd ❤❤❤ 🎉
Waa runtiis wasiirka. Waan aragnaa dadka sadooda 20 sano illaa 40 sano op ah dadka aan wax baran oo influensa ku ah dadkeena dadkaas waa dadka dhibka ku haayo umada. Horaa loo yiri aqoon la aani waa iftiin la aani.
Subxaanalah!!!!! Meel faarah iyo xasan madax uyihin umadda
Farah.asago xil.dowlad heynin buu wlh waxbarashada somalia.ku dadaali jiray waa ninka kaliya wasaaradan uqalma from Nabad iyo nolol
Farax iyo Xassn waa dadki dawladii dhexe baxday waa dadkii sii waday in ay umadaan wax barato. Adiga waa kuwuu sheegaayay oo aan wax basho helin aqoon daro daraadeed wuxuu rabo sheegaayo una geesay aqoon daro .
Ma Farax kala mise waa kii Gabre u rufyaanka u ahaa oo luqada amxaariga kula hadli jirtay. Ilahow tuug yuusan noo talin.
Faraax cabdulqaadir hadduu dalka ka daynwaayo ciyaarta iyo danihiisa shaqsigaa si dadban iyo sidtoosa ayaa dalka looga masaafurin sida fahad yaasiin
Beeshu waxba iskama badalayaan kursigiooda 😅