DHIBCAHA TAARIIKHDA Q4AAD" Af-Soomaaliga lama qorin 1972-kii, waa Borobagaando lakin waxaa la qoray"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 103

  • @rudwaan
    @rudwaan 3 роки тому +7

    Wd ku mahadsan tihiin wariye cabdishakur iyo Mr Samaatar, Xog Badan ayaan ka Faaiday ❤❤❤❤❤❤❤

  • @leaderboy217
    @leaderboy217 3 роки тому +13

    Wax kasta isku day lkin ha isku dayin inaad somalida wax ka qariso mid wax baadh baadha oo so hela la waayi maayo waar sxb dadaalkaaga waan kugu hanbalyeynaya wabilaahi tawfiiq 🙏😂

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c Місяць тому

      Kkk kkk kkk reer soomaaliland beentooda cidna waxba kama aqbaleeyso mida kale labada nin uu sheegayo miyeeysan jirin cid taqaanay taariikhda aad marin hababineeysaan cidna idinkama yeeleeyso. Taariikhda waxaa ku qoran doowladii kacaanka ineey amartay uguna horeeysay soomaali la'qoray

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 3 роки тому +2

    Masha allah tvga mmtv wuu ku mahasanyahay sida wanaagsan ee uu badhigo taariikhda.

  • @mursalcawad1666
    @mursalcawad1666 3 роки тому +3

    Mashallah waa tariikh muhiima mahadsanid samatar

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 Рік тому +3

    Taasi af qorid ma aha. Af marka la qorayo waa naxwihii iyo halbeegii luqada la diyaariyo. Laakiin nin cadaan ah oo labo nin waraystay oo wax isku aad aadiyay lama dhihi karo af soomaaligii buu qooray. Kacaanku wuu hirgaliyay qoraalka afka si rasmi ah. Laakiin way jireen raadad hore sida cismaan keenadiid fartii uu qoray.

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac Рік тому

      Waa runta zxp ahmedow balse isaga ayaa yagleelay fikirka ee in laga xado ma ahayn

    • @GureyIbrahim
      @GureyIbrahim 2 місяці тому

      muhiimadu waa in xiligaa afka soomali ga marka la qoro la fahmayay sida kan imima jira
      Kacaankii siyaad bare wuu bahiyay ama hirgaliyay lkn wa looga horeyay faham zxb arinka

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c Місяць тому

      Isaaq waxeey doonayaan taariikhda ummada soomaaliyeed ineey daba-gadiyaan maadaama eeysan page-qurxoon kulaheeyn

  • @asadmohamed110
    @asadmohamed110 7 місяців тому

    Aad iyo aadbaad umahadsantiin Baarakallaahu fiikum.

  • @guusha9655
    @guusha9655 3 роки тому +6

    Taarikh badan baad soo heshay wax aad badhitaan badan ku soo sameesay runti wax badan baa nooga baxay in taarikh la qarinayay oo rajibki siyaad bare isku nabayay ayaad bananka keentay wax badan baad soo bandhigtag

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 3 роки тому +3

    mashaa allah buuga Play stoorka soo galiya

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 2 роки тому +1

    Fadlan soo badi baadhitaankan.
    Aniguba habeen hore ayaan Tareen aan la socday ayaan kula kulmay nin Jarmal ah oo Foodhi gaalihii Geel jiraheena oo sidaynu u samayn jiray u samaynayaa aad baan ula yaabay aniga iyo Inan kale oo Soomaali ah

  • @abdirizakismail9952
    @abdirizakismail9952 3 роки тому +2

    SAMATAR WAAN SALAAMAYAA ..14 SAN KA HOR BAN MAQLEY INU JARMALKA TAGEY IMIKAA WARKIISA IGU HOREY WAAN SALAMAYAA MASHA ALLAH SXBKAY

    • @mhc2128
      @mhc2128 3 роки тому

      Ninkaa habar awal miyaa haduu yahay waa cunsuri halasoo sheego qoladuu yahay ani cidaas somali wax kama weydiinaayo

  • @dino3825
    @dino3825 3 роки тому +3

    War show duriyada sheekha somalidaba iyagaa xadaarada ubilaawey, war nimanku waaba nagadan lahaayeen haduusan aabe siyaad inaga qaban.

    • @misshappy8306
      @misshappy8306 3 роки тому

      Hhhh somaaali wa mid ♥️♥️♥️

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 3 роки тому +1

    Masha'allah shaw Dada jira ayunbaan aheyn

  • @MohamedDaad-l5l
    @MohamedDaad-l5l Рік тому

    Thank you😊

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 2 роки тому

    Thanks samatar

  • @aidarusyusuf138
    @aidarusyusuf138 Рік тому +1

    Samatar cabdi laahi muuse ayanu isku class ahayn 1998

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 роки тому +1

    Samater thnks

  • @khadarelmi9787
    @khadarelmi9787 3 роки тому +2

    Maraa waaxid waan sugaayey maalin uun inay cadaato in aan af sooomaliga aanay qorin dawladiii somaliyaa . Adeerkay ayaa iiga sheekeeyey kuwo u fhow taariikhdan
    Guulayso waa taariikh loo baahnaa oo inaga luntay. Runtii dadkan taariikhdoodii waa la aasay

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Рік тому

    Libta u diid ayuu is leeyahay dawladdii m.syaad barre 1972 ma Afsoomaali qoran ayaa jirey ?

    • @cxHniy3luv
      @cxHniy3luv 6 місяців тому +1

      siyaad bare askeri yar oo dablaa boo ahaa. wax aqoona moo lahayn. maxa lib looka xistiyi.

  • @calixaashi3224
    @calixaashi3224 2 роки тому +1

    Mr Samatar: farta soomaliga waxaa qoray guddi ka kooban aqoonyahan soomaaliyeed, ee siyaad bare xafiiskiisa kuma qorin cidina ma odhan siyaad baa farta sameeyey, waxaase hirgeliyey dowladii markaa jirtay (kacaankii) ee madaweynaha ka siyaad bare

  • @mubarakkaahim7218
    @mubarakkaahim7218 2 роки тому

    Barnaamijla Q1aad iyo 2aad waan ka wayay page kiina UA-cam ka cid iga caawin kartaa majirtaa?

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 роки тому +1

    Mansha allah

  • @abdirizakafweyne5358
    @abdirizakafweyne5358 3 роки тому +1

    Samatar waxaad qabatay hawl aad u weeyn oo taariikhda dadka somaaliyeed adigu hanoqon qabiili maanta jooga ee ahow mid taariikhda dadka soomaaliyeed oon aan kala sooc lahayn doona. Guulayso

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 роки тому +4

    23:11 xarafka d) waxa ku qoran ninkii nin qoodhaha ka gooya haddii aanu dhiman waa mag badh haddii uu dhinto se waa mag dhan

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh 3 роки тому +5

    Saxiib qayb labaad nooga soo sameeya barnaamijkan .

  • @abshirhajimohamed3662
    @abshirhajimohamed3662 3 роки тому +1

    Sanaddii 1500 kii somalidii noolayd iyaguna soomaali ayay ku hadli jireen .
    Markaa waxana maqaalaa in boqortooyooyin jireen oo intii isku degaan ahi boqortooyo lahaayeen ..

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 3 роки тому +2

    Buug far soomaali laatiin ku qoran baan arkay oo muuse cali galaal iyo anderwiski qoreen baa jirey oo la qoray 1958

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 2 роки тому +1

    X, iyo kh, iyo dh, iyo C, midna kuma jirin berigaaa la qoray.

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 3 роки тому

    Woow mohamed ilig wuu ka dhabeeyey qorshihii ahaa in tvgiisu qabto kaydiyo taariikhda somalida ku mahadsanidiin MM somali tv

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 Рік тому

    Horta midbaa loobaahanyaha in laysla fahmo Afsoomaali ayaa laqoray waxaan weeyaan afkii baa dadkii loqora ee maahan in wax Cusub lasoo kordhiyey mida kale qoraaladaas shosheeyuhu qoreen waa lasheega qofkuna waa Tixraaci karaa oo waxkasta waxbaa laga tixraaca Cismaan yuusuf keenadiidba wuxuu qoray far Cismaaniyaa marka afsoomalaiga annnagaa leh waa naga dhaxeeyaa yaan cuqdad laga qaadin qof walaakaa ah.

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 3 роки тому +2

    Taarikhda umada somaliyeed waa la xabaalay 1960 bay nooga bilabeen ala garacsana. 4000 years ago xabalaha Egypt laga soo faqayo maanta ee mummy set ka lagu duubay waa Somali

  • @IbrahimDirie-vc6gm
    @IbrahimDirie-vc6gm Рік тому

    Sheeko xariir farta soomaliga waxaa laqray 4000 years ogo greega narkay far raaciintii ĵabiyeen qaateen oy xadeen

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 2 роки тому +1

    Waa qayb Shareecada ka.mid ah ee adigaan aqoon

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 3 місяці тому

    Xataa xoriyadiii cidiii keentay waa laqariyay

  • @FardusAliAidid
    @FardusAliAidid 7 місяців тому

    Uehean my dad

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 2 роки тому

    Ustareyaanku Xuruufta ayuu ka raacay

  • @yousbroido8359
    @yousbroido8359 Рік тому

    MMTV STUDIO HAKAJIYA NIO

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 2 роки тому

    Buugani Somali ha ahaado laakiin Soomaaligii ayay sii saxeen dhaheen.
    Qoraada Axmed Shire Jaamac anigaaba internetka ka soo saaray oo xarfaha qayb baa si kale u qoran oo sidan uma saxnayn

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Рік тому

    Saaxo waa Soomaali oo waxa ka soo jeeda dadka Hartiga la dhaho. Cafar na Soomaali ayay la dhasheen oo waa Samaale Hiil iyo Cafar Hiil.

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 3 роки тому +1

    Maashaa allah eesh calaa taariikh yahan.

  • @aliyousuf5713
    @aliyousuf5713 2 роки тому +1

    Aad baan kuugu mahad naqayaa halkaa kasii wad

  • @abdulahimohamed4851
    @abdulahimohamed4851 2 роки тому +2

    Waar muuse galal 1956 ayuu qoray fartiisa youtubena waa ku jira

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 3 роки тому +1

    *Indian Bible Cord maaha ee waa Indian Panel Cord.

  • @abdifatahmohamed604
    @abdifatahmohamed604 2 роки тому

    Hore ayaan u maqlay in qoraalkaasi jirey laakiin labadu way kala duwanaayeen.

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 роки тому +1

    Qayb kale kasoo samee wlll

  • @ibrahimaliwarsame6665
    @ibrahimaliwarsame6665 8 місяців тому

    ninkan aqoon iyo taariikh kama muuqato been buu sheegayaa lkn qofka dhegeysanayaa iga indho adag aniga

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 роки тому +1

    Saahada nuubiyanka canfarta iyo somaliga intuba waa koshiti waa luuqado bah-wadaag ah

    • @bigie2264
      @bigie2264 3 роки тому

      Nubiyanka maaha cushitic waa nilotic mix bantus ah laakin luqada wax waa laga odhankara

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 роки тому +1

    Ma atagteen buuga latiiniga 1964 ee uu qoray muuse galaal anaa haya

  • @MohamedHassanAden-gg8ic
    @MohamedHassanAden-gg8ic 4 місяці тому

    Issaq korma ayuu wilwile bodi jiiray ilahay amarki war waa ceeb dadkale waxo ga inad sheegato tarikhdaa hora lo oga wax cusob mahin waxay taala Oldenburg oo an daganahay dadku waa ciise carwada ugu ugu weyn ayaga laga waa laga yaba in mamul jiray waasida

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 2 роки тому

    Maya Carabiga ayuu yaqaanay oo xarafka Shidan Af Carbeed buu ahaa.Mida kale Siyaad Barre Xiligii Xukunkiisa ayuu loogu soo daray

  • @saidmirehersi7123
    @saidmirehersi7123 3 роки тому +2

    Su’aal
    Xarfaha C iyo X side buu u maareeyey?
    Illeen alifbeetada reer yurub kuma korsande.
    Reer yurub waddanka ugu shaqalka yari waa ingiriiska, isaguna wuxuu leeyahay 5 shaqal iyo 2 shaqal u eke. Jarmalkuna ugu yaraan waa 8 xaraf
    Sidee buu afsoomaaliga 5 shaqal ugu sameeyey?

  • @mohamethilkacasemohamethil7606
    @mohamethilkacasemohamethil7606 3 роки тому +1

    Taariikh buu ninkani u kuur galay samater cabdi jabane

  • @mahamedhusein3014
    @mahamedhusein3014 2 роки тому

    wlhy sidan utuhunsanaa inaa la qorin dhawr iyo todobadanki tiibana cadaatay

  • @KingLuukaboy
    @KingLuukaboy 8 місяців тому

    SyL markaa somaliga iyaku may qorin🤔

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Рік тому

    Aan isfaanshe idhagayso

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 5 місяців тому

    sowta boqolal sano kahore la hayp gabyadii somalida ama somaliland gabyaagoodi wax boqol sano la qorey waa caadi 200 sano ka hore gabayadii la tiririyey ayaa dadku yaqaanan imika

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 2 місяці тому

      Qoraal laguma hayn ee waa la xifdi sanaa

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Рік тому

    Wixii La Qoraa Quruuma Hadhee. Muxuu Hadal Qiima Lee yqhay,
    Walee Hadaad Wax Qal Qaloociso Mar uunbaa Lagu Soo Qaban Ismay Lahayn. Taariikhda Somaaliduna inta Ay IYAGU Hayaan waxay u Badan Tahay bee Laakiin wixii Aduunka kale ka qoray uunbaa ka badbaaday

  • @5daaroodbrothers
    @5daaroodbrothers Рік тому

    Haddeer oo taariikhda aduunku marayso 2023 ayaad taariikh usamee reer kiina isleedahay, baanta iska daaya isaaqoow .

  • @sayidtigerofficial3892
    @sayidtigerofficial3892 Рік тому

    Wadadkaan wax uu meesha ku hayo maleh dagaal buu ku jiraa Fartaan waxa qorey xuseen sheikh axmed kadare waxaana ku dhaliyey xarfaha w iyo y oo ardeydu ku wareeri jireen madaaba ay ahaayen kuwa aan dhawaq iyo meel gaar ah oo ay jogaan lahayn waxaana mar loo qadan jirey vowel marna consonant

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 3 роки тому +1

    Gudiga hore ee is qilaaftay waxa ay isku khilaafeen in afsomaliga afka carabida lagu qoro iyo in laatiin lagu qoro reer galbeedku waxa ay aad u doonaayeen in latinka laqato iyagaana ku qalqaliyayy latinka si looga fogeeyo cidhiidhka afka carabida oo diin ahaan at somalidu ku xidhnayen

  • @madobeyaremadobe9818
    @madobeyaremadobe9818 Рік тому

    Kkkkkkkk waa arin layaabkiisa mudan

  • @eidomar5754
    @eidomar5754 3 роки тому +1

    Qaybtii codadka la duubay muu sheegin

    • @AANUUR1
      @AANUUR1 3 роки тому +1

      Waarun, laakiin siduu hore u sheegay maadaamo oo uu kharash badan ka galay wuxuu yidhi dawlad uunbaan wareejinkaraa, markaa marna xogtan uu dhaqaalaha kusoo bixiyay marna badka ma wada keenayo

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 роки тому +1

    Buuga ada sdiyahay

  • @axmedxasan9744
    @axmedxasan9744 3 роки тому +1

    anigoo maanta 60 jira ayaad waxaanu u soo joognay waxaanu ahayn nooga dhigaysaan cajiib afsomaaliga waxa la qoray 1972 fasalka 2 ayaan aheyn

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Рік тому +1

      1950 ayuu Haji Muuse Galaal Qoray Buuga xigmad waxaanu ku qoranyahay afsoomali ee bal adba suuree,

  • @zermuniirchannel6395
    @zermuniirchannel6395 3 роки тому +1

    Ninkan waxa ku tirahdan de buuga no dabaca o so bahi

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 2 роки тому

    Maria Von Til

  • @madashaaqoontaislaamka9030
    @madashaaqoontaislaamka9030 3 роки тому

    Tixraac saxa ninkani ma hayo jaraa,idka uu yidhi shire ayaa Qori jiroo somali bay ku bixi jirtay inuu Nala wadaago codsanaynaa

  • @ahmedsuliaman7087
    @ahmedsuliaman7087 3 роки тому

    Fariidaa tihiin

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Місяць тому

    Isaaq taariikh baarbaaranaya oo doonaya been iyo meel eey kasoo galaan 😂😂😂😂😂😂 waxaan been aheeyn leeydiinkuma baran cid idinka qaadaneeysana ma'jiraan wax kastana weey duubanyihiin dadkii loo xilsaaran baana jooga wax kastaahina recording weeye

  • @maxamedcilmi2338
    @maxamedcilmi2338 Рік тому

    wax badan buu isku qasayaa ninkani👎

  • @abdallaalbashir7233
    @abdallaalbashir7233 Рік тому

    Beenaale taaeiikh sameysanaya

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Рік тому

    Iidoor waqaash inay afsoomaali fakaday kadaba tagaan ayey rabaan.

  • @ahmedakram6901
    @ahmedakram6901 3 місяці тому

    Germal baa qoray far soomaaliga caqligaa dameeraha adeer ka dhaadhacsii

  • @mohamedyusuf4428
    @mohamedyusuf4428 Рік тому

    You are displaying a degree of unparalleled naivety, Somalis with other natives were displayed as spectacle in human zoo in western capitals. Apparently you lack basic knowledge ,you depicted the remnant clips of that that painful period as historical event with positivity instead of lamenting about that shameful episode when Europeans took advantage of those they considered primitive people, akin to animals and displayed them in human zoos and earlier sold them or eliminated them particularly the natives in Australia and the Americas.
    Ignorance is the dominion of absurdity.

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 3 роки тому

    Kani waa jaahil buug sita.

  • @muwaadinmuuse7685
    @muwaadinmuuse7685 3 роки тому +1

    Tanbaa been ah cadaan ah beenaale
    Dadkii qoray afsoomaaliga ayaa nool oo lahelayaa
    Masaas naleedahay nin cadaanaba afsoomaaliga qoray
    Imisaad ku soo qadatay faafintabeentan

    • @boodhariwarsame9684
      @boodhariwarsame9684 3 роки тому

      Af Soomaaliga xilligaa dambe la ma qorine far Soomaaliga uun ayaa la hirgeliyay. Buugganna kuwaa ka horreeyay, isaga oo bilaash ah ayuu ku jiraa internetka.

    • @AANUUR1
      @AANUUR1 3 роки тому

      Walaal codkii iyo Muuqaalo Taariikhdan ku lamaan ayuu ina tusay, Buugii oo cadayn weyna ayuu hayaa,markaa hadalkaaga si quman u dhig

  • @dwladmofarah9372
    @dwladmofarah9372 3 роки тому

    War waxan umada ka xishood ku dhaha ma jarmal ayaa qoray afsomaliga ayad nega dhaadhicinaysa iyo nin kaneeco dishay.
    Beenaale

    • @AANUUR1
      @AANUUR1 3 роки тому

      Cadaymuu wataa, waxaa burin kara uun cadaymo la mida oo ku lidi ah, tiisa, waliba taariikho markhaatiya ayuu raacinayaa

  • @abdirabimansoor9353
    @abdirabimansoor9353 3 роки тому

    Waar joojiya beenta