Waligey intaan noolaa lamaan wad joogney xaajigeg sikaste aan iskugu dhacno ma aan isku dagaalno waligey qof lam wadaagin war noloshiin qarasad dumarow oo calaalka iska daaya oo samir iyo dulqaad yeesh allah ha idin karaameyey qoysaska is dagaal san allah ha isku masalxo🤲🤲😍
Alle hau cafiyo gabadhas ka xanun san rabi salamo haka siyo xanunka insha allh ha walahi ayatul kursi iyo qulwale iyo adkarta ani waba aqris ta m.a haben dhaxda sehed aya ano rabi tawakal tu calalah ano ku cel celinayo aya nin mel tagan inta kanaxay uu asi na indha igu tagay tug ayu aha umaley ha agtisa mare walahi kig na ima dhin m.a marka adkarta iyo quran ka wey fcn yihin m.a
Ayaanay somalida intoda badan Mahdsanid MBA ku dhahyaan qof baa hurdo kaa kcinya wxba u qabn Waa mhdsanthy lguma odhanyo cajiib inay saa ka nqoty io in qureynba ma aqaan
Wsc ayaaney ❤❤❤❤❤ m.a horey usoco walhi nafsiga hoskene een ar ayaney ha xanaqin quxurey 😊😊 qofka an dadka uma had cilin ale uma mahad ciliyo ee naka ka kudha heeno mhd sanid abyo 🥰👍👍👍👍👍
Horta fecbok yada iyo yutubka maxa waba lagugu qor te magac yadada e ma ogtahy habo in badan aya isku daye ina kushego ayaan gobdoon hada qoro ba kuwo kale sobaxayan yab ani
Waligey intaan noolaa lamaan wad joogney xaajigeg sikaste aan iskugu dhacno ma aan isku dagaalno waligey qof lam wadaagin war noloshiin qarasad dumarow oo calaalka iska daaya oo samir iyo dulqaad yeesh allah ha idin karaameyey qoysaska is dagaal san allah ha isku masalxo🤲🤲😍
Alle hau cafiyo gabadhas ka xanun san rabi salamo haka siyo xanunka insha allh ha walahi ayatul kursi iyo qulwale iyo adkarta ani waba aqris ta m.a haben dhaxda sehed aya ano rabi tawakal tu calalah ano ku cel celinayo aya nin mel tagan inta kanaxay uu asi na indha igu tagay tug ayu aha umaley ha agtisa mare walahi kig na ima dhin m.a marka adkarta iyo quran ka wey fcn yihin m.a
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Scw scw scw scw scw❤❤❤
U are right Huno don’t listening those people keep going sis
Salallahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
sax wallhi digriga dhel dhel ma ahan ani alxm wax badan kafaiidey ayatul kursi walaqabsadey afkeyga bartay 😊😊😊😊 digriga faidadiisana waxaa kamid farxad , dagnaan murug badan ma arkeysi sheey walbana alle kufududeenayo midna ogaada shey walbo oo aad sameen rabto alle tallo saaro niyada kheyr usheeg in.a qof walbo muslim ah hamigiisa aduun iyo midkiisa akhiro alle ha ufududeeyo 🤗🤲🤎🤍
Wsc Ayaan qll scw scw scw ❤❤❤❤😊
Scw scw jasakallah kher xbbti
Ayaanay somalida intoda badan Mahdsanid MBA ku dhahyaan qof baa hurdo kaa kcinya wxba u qabn Waa mhdsanthy lguma odhanyo cajiib inay saa ka nqoty io in qureynba ma aqaan
Hooyo macan carurta alle haku caafiyo
Ayano xanaqday manta inta jeer aan kuso ceshtay videoga malayni maysid 😂😂
Maasha Allah Ayaan Qurux qisoyinkada wn ka helaa Cimri dheer iyo Cafimaad iyo Cibaado Suuban Alla haku siiyo
ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
Mahadsanid ayaaney qali ❤ dadka qaarba bilaa samir ah noo dul qaado
Naaguhu lalabo badana nina isoo wiciwayay ee ila taliya dee adna ha wicin Ayaaney sheekada noo wad naagahan lalabadooda inaga dhaafo😂
M.a ayaan waa runtaa nolashu waa samir iyo dulqaad qisadu gabadhu waa samidey😊❤❤❤
abyo qiso ayaan rabaa in aan kula wadaago
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Alleh ha u caafiyo 🤲🤲
Wcs wallhi been ma ahan qofka sabir haduu laheen dhib waaye war gabadha dhibka kadaaya maskiinto iyada hooyo oho caruur youtube iyo aduun kuxariiraye somali yala talin jirey dhibka joojiya ❤❤❤❤😊😊😊
Ayan qurux abyo mcn allaha ku xafido
Abaayo go,aan fiicanaa qaadate talo gaare iska dhaafee video ga caadiga oo noo soo gilisid ayaa ku mahadsantahay جزاك الله خير الجزاء يا غالية ❤💋🫶
Allahu Akbar 😢😢😢😢😢😢😢😢waa la qiirooday naag nool illaahow u caafim.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Habo macan wallhi gabdhii wey ku daawanoysaa😂 lkn waxasa bee nooga laimanaa mahasanida habo 💗💔😂🧕🥺
Mashaa Allah Allaah ha u caafiyo Allaah ha u xifdhiyo Allaah ha u barakeeyo mahadsanid ayaaney
Scw scw scw scw scw scw scw
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Mashallah abayo wallah warunta❤❤❤
Jac waynaa alla ayaaney maxaa wax dhagaysatay ayaaney ninka badanaaaa😂😂😂😂
Faarax waana dhibay gabdho😂😂😂😂
Waryada laabada kala taga gabadha ha ka xanajinina taloyin qurux badan bey nasisa malin iyo haben❤ mahadsanid kun jer quruxey
Ayaaney facebook waa lagula isticmalaa
Masha allha abyo ayn alle haku xafido
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Ayan cawa wa laga xanajiyay sorry ina ader mcn😢
MashaAallh wlalshey Hey
Ayan kalara gamirad gayarey abyo ❤
Sahara waxba kamadhintaan Kaas jecel lamadhehee waafursanwaa iyo Dani kubaday
Allaha u caafiyo gabadha
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam
❤
Hooyo macan qiso xanun badan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wsc ayaaney ❤❤❤❤❤ m.a horey usoco walhi nafsiga hoskene een ar ayaney ha xanaqin quxurey 😊😊 qofka an dadka uma had cilin ale uma mahad ciliyo ee naka ka kudha heeno mhd sanid abyo 🥰👍👍👍👍👍
Ayaaney gabadhii wey kudaawanoysaaa😂😂😂
Ayaaaney masar usoosocdaa ma isoodhaweynee🎉❤❤❤ abaayoo
Ayaan wxn ku soo qoraa waayay 😅😅😊 asc aa ku dhahaa
Wcs my Queen abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
wcs abyo qli ayaan ❤❤❤❤❤❤ shukran wnsugeneh
Ayaaney ani xitaa waxaan kaa sugaayey duco iyo qisadii arkarigii igu tuntay 😂😂😂😂😂😂 lkn waxaa muhiim ii ah ducadiina in Allaah icaafiyo anon qaliin wadnahaa galin midkoo askari ah kistoo beerka iga xashiriyey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Alle hku cafiyo abyo
Mashaa ayaan waan ku salaamay abaayo allaha ku barakeeyo
Abaayo gabadha Allaha ucafiyo
Masha Allah❤❤❤❤
Like ta 114 ayan nasip u yeeshay inaan saaro 114 kuso xasuso quranka
Asc aayan abaayo inte kala soo xidhiidh please 😢
Wnku slaamay wllshy mcn
Ku saliya NNK SCW SCW
Yaan yaaka xanajiiyaaye
Mash alle ayaan xabibti mahdsanid ❤❤❤❤❤
Ayaaney se wax yeeshay
Asc abyo ayaan waxbadan ayaan kugu xirnaay halmar rebly iigu masoo gelin caawo🙏🙏
Masha allah abayo allah ku dhafo wilashada barakalllah ❤❤❤❤❤❤
Alaah ha ucaafiyo gabadha
Horta fecbok yada iyo yutubka maxa waba lagugu qor te magac yadada e ma ogtahy habo in badan aya isku daye ina kushego ayaan gobdoon hada qoro ba kuwo kale sobaxayan yab ani
Wcs ayaaney xppti dadka noocasa hala sheekaysan❤❤
Wcz ❤❤ayaan
gabadh Allah ucaafiyo
Ana uhoreyo
Saan usugaaay leee alla mana kaa qaado ❤❤❤ ayaaneey❤
Ayaany waan ku salaamy ❤
Wcs
Wcs habo ❤❤
Ayaaney naag aan sabrin ilmo ma korsato
Xppti waxaas yar yarka Ila taiga kusoo jeedisa markaa nakululeenesid 😂 alle ha.inoo kaa daaye mxee ku wareerinayan
Sorry 😢❤Ayaan qll ❤❤❤❤❤
Wcs abyo ❤
Iska joji walahi maskax badan ma heysid ee kanaso habo tedakale ani lek wakusare hadane bari subax ku gu adega na inta dhagta ku gasha to habo mcney
Farta ka hadloya 😂😭
Aniga kula mida xabbti nin mobelkiisa ina fiiriyo walaahi ayee katahay sababto ah qofka saas loradiyo ayaa ugu xumanayo hado fiicna xitaa maxaa marka buuq kugaliyay noloshada kumashqul anigaba wan somaray hadana waxaas walaahi kuma fikirayi xitaa
Wcs wllashay
Wcs macn badaneey ala dartis Ayan kujeclhy
Ciilkii ninjeeda ayay kugula duldhacday Ayaaney
Carwa istaag waalaguu yaqaan hoodhay inan haysan buu dhaxani haysaa
Rag boqorda baa loo noqaod iyagaa kusoradin yee sika sta aad u jece shahya ninka haysu bahdilin gabdhaha soomaliyed
Ayaaney dadkaas ha u joojin nolshaada horay uga wado mcnto❤ lkn saaid ayaa maanta u xanaaqday😂
Maa rag tay😂😂😂😂😂😂
Waxanaqdy
Salalahu caleyhi wasalam
Sax waye xbbti ❤
SCWSCW ❤🥰🥰🥰
Ayann gabdonn ❤
Thank you abayo
Waa ujedaa inaa nogufanooso😅
🤣🤣🤣🤣
Wcs ayaan ❤❤❤
Wcs❤❤❤❤
Asc😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂🎉🎉🎉
Cawa yaa ka so xanaji
M.a 😪