GARANKA CALOOSHA LAGU YAREEYO AYAA IIKASHIFAY QIYAANADII NINKAYGA IYO 🙉🙈

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 167

  • @mohammedabdirahman1163
    @mohammedabdirahman1163 Рік тому +44

    War ayaany wan ku salaamay waa taraaglihii ayaanta maqnaaa

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому +12

      Taraagloow soo dhawaw soolaabasho wacan

    • @mohammedabdirahman1163
      @mohammedabdirahman1163 Рік тому

      @@ayaangobdoon3254 wan dhawahy wll ayaan qalpiga kaa salaamay

    • @queenbella5637
      @queenbella5637 Рік тому +4

      Alla taraag lihii aan maqli jiarnay mtahay😅😅😅😂😊

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 Рік тому +2

      So labasha wacan aaw taraglee qisoyin badhan ku dhaafee so dageyso dhamaantod

    • @mohammedabdirahman1163
      @mohammedabdirahman1163 Рік тому

      @@fatmazahraqurux2324 inta badn sow dhagaystay ee adih ku dhiman la soco

  • @amranabdirahman8770
    @amranabdirahman8770 Рік тому +8

    Waa idiin barya wllahey iso duceya xanun saaid daremoya sacadan an qoralkn so qoroyo😢😢 saaid la iidhawcy walibo qofan ka filanenin😭😭😭❤️‍🔥

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому +1

      Alaha kucaafiyo xbbt wax walba waa laga gudbaa niyadaada taas usheeg

    • @amranabdirahman8770
      @amranabdirahman8770 Рік тому

      @@ayaangobdoon3254 mahadsanid abayo ina shekadeda kula wada raba mela kala so xariro garan wayy Talana wa ka raba abayo🥺🥺 inte kala so xarira

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 Рік тому +1

      Alaha ku caafiyo uqti dhawacadana alaha ku bogsiiyo ilaahey bari adigana

    • @nimcahilowle6131
      @nimcahilowle6131 Рік тому +1

      Allah qalbiga ku dijiyo wan ku daremi kara😢😢😢😢😢

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 11 місяців тому

      Allah hakucafiyo

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому +8

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @MimiHassan-cn9tl
    @MimiHassan-cn9tl Рік тому +2

    Masha allaah qisooyin qurux badan ayaa noo soo gudbisaa allaah hakaa abaal mariyo

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed Рік тому +3

    wcs ayaney nin baari o alla jecelyahay alla hanosahlo inta guurka rabto

  • @hamdiabdinoor
    @hamdiabdinoor 11 місяців тому +1

    Bahashaas ayaney gabdho ayaaba xirtaane mala xiran karaa wa yaabe 😂😂😂😂

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 Рік тому +4

    Ayaaneey malmahaan niman kashifmayaa noo sooheshaya ceeb allaha asturo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому +1

      Waadna kaheshaan sax🤣🤣🤣🤣

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp Рік тому

      😂😂😂😂😂😂😂waa iga qoslisey ayaaneey gabar lasilciyey beer Dirac nagu noqotee niyadaa ku dhisanenaa😂😂😂😂

  • @Naima-43
    @Naima-43 Рік тому +8

    Kkk ciwanka iga qosliyeyba ayaanay cawa nuur kaaga baxayo xijaaba midabkisu midabkaagu soo saarey qisada wali ma dageysanin sug wan kusoo laabane

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 Рік тому +3

    Ayaan quruxeey wan ku salamy qali mahad said xbbti Alle ha ku xafido❤❤❤❤❤

  • @AmranMaxamed-my4kk
    @AmranMaxamed-my4kk 10 місяців тому

    rabiyow ra maanow adoontaas waxba maygalabsane ilaahow imtixaanka intaa kaga idlee mid qiimahe3da garanayo oo nolol wanaasan io umad baariya aad kalasiiso ilaahow u sahal oo dhibkii ay soomarty ay ku ilowdo aamii aamiin aamiin yaarabii

  • @munahoodo4942
    @munahoodo4942 11 місяців тому +1

    Ayaaney Tigtog Furo dad bad ka faiide

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad Рік тому +1

    Subxanalah walahi alle walahi kuma dayacayo haqaga na ma ku dud sinayo aqiran u ku so araya m.a habo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +10

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @ifraaxcabda1361
    @ifraaxcabda1361 Рік тому +3

    Ayaan indho wayn hppti ilhy hku dhowro cawa wa nuureeye

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Рік тому +2

    M.a xbbti hijabka ad manta so xidhatay aad bad ugu qurux badan thy wad kuso baxday❤❤❤

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Рік тому +3

    Abyo wankusalmay ii mika solabtay ee naa iwaran baal yaa Ayaan Gobdoon

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 11 місяців тому +3

    Garan and tixsi is not easy🥰

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Рік тому +7

    Ayaane xijaab shidan igu garacadye wale m.a ❤😂😂

  • @FilsanCabdiraxmaan
    @FilsanCabdiraxmaan Рік тому +2

    Ayaan haaye qisada aad saasoo dhan ugu frxsabthy lasoo dheeree haddi kle waanu u dhareerinaynaaye ❤❤❤❤please la soodhakhso ❤❤❤❤❤❤

  • @barwaaqomuahammed
    @barwaaqomuahammed Рік тому +5

    Ina gobdoon Cawa qurux badanaa manzha allh caraftaada halkay iga so garaysaa wlll 😂😂

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Рік тому +2

    Ayaaney qadar waa xageed nina lama reebi karo laakiin aniga ninkeyga ilmaheyga ma ogii qaraaboqaraabo hitaa ma ogoli sababtoo ah naag banaakas kaaga timaadey waxba ma dhibto iskadaa walaashaa tu aad aqaantid hitaa wey ka kulushay midaanu aqoonin marka somaali hadaa nahay wey nugu badantahay inaan dad lee jeedno weli beri xuntaada wado ma aqaan inaan qaraab goos ahay laakiin niyad jab nocaas intuu igu dhici lahaa bananka qaraabada ha lagu biilo jodari banaan maleh awalaan biniadmi abaal leheen yaa ila mid ah dadow marti maalinleey lee ogolehe😂😂😂😂😂jiif maya

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 Рік тому +6

    Wala yel an u duceyno walala hen re falastin 😢 in illahey yahuda uga hiliyo

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn Рік тому +4

    Qiso way dhafdeytan😂😂😂 ayanyy Sami wan ku Salamay✋✋

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому

      Kaaqaaday xbbt

    • @nasriinnur-kt7wh
      @nasriinnur-kt7wh 11 місяців тому

      ​@ayaangobdoon3254 asc habo waxaan ubaahanahay inaan kula soo xidhiidho halkeen kaala soo xidhiidhi karaa waxaan ahay inan yaro aroosada family problem ayaa ihaysta ma rabo in reerkayguna dumo aad ban ugu bahanahay inla ila soo taliyo halkeen Kala soo xidhiidhi karaa habo

  • @quruxsancabdulkhaadir4876
    @quruxsancabdulkhaadir4876 Рік тому +2

    Ayaan indha weyney wan ku salamay abyo❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 11 місяців тому +2

    Bisiinka

  • @falishassan528
    @falishassan528 Рік тому +1

    Inteen jiray markaa soo galisay video ka

  • @fartun9503
    @fartun9503 11 місяців тому +1

    Subxaaaana Allah

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Рік тому +1

    Maasha Allah gabar fiican buu alle la kulmiyey ayaaney

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 Рік тому +3

    Ayaaney dabeecad aan ku guursado nin 3 xaaslaa maba lihiye waxaanba moodaaba meel aan la iga baahnayn inaa soo galey xataa haduu 1 leeyahy kkkkkkkk

  • @NawalhajiAli
    @NawalhajiAli Рік тому +2

    Ayaaneyy qalbiyy gabadh maxey aqirastay

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Рік тому +1

    Mash allah guul ayeey ku soo dha maaty xaqa feeraha kadilaacaa

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura Рік тому +2

    Alla ayaaney mxaa Qisoyinkda jclhy

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Рік тому +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому +1

    Wcs walaashey mcn ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 11 місяців тому +1

    Masha allah wey ka guleysatey

  • @Hamdisheikhabdi
    @Hamdisheikhabdi 11 місяців тому +1

    masha allah abyo

  • @XaawoYuusuf-n5f
    @XaawoYuusuf-n5f 8 місяців тому

    Tanks you 🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Рік тому +2

    Mashaa Allah Allaah haku barakeeyo haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +2

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz Рік тому +3

    War ayaaney iymhn garan wax fashiliyey iyo doqsi wangu socdan

  • @AxlaamAliyuusuf
    @AxlaamAliyuusuf Рік тому +2

    Wallhi nolosha guurka noola diyaarinooya kabax 😂 saan lee noogu soo wad dambi barayal noqonee guurka kahor

  • @falishassan528
    @falishassan528 Рік тому +1

    Ayaanay wadnoo macanayne sheekada soo socoto

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому +1

    masha Allah❤❤❤❤❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +1

    Ayaan qurux masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sayush520
    @sayush520 11 місяців тому +1

    Wlalshey mcn 😢❤❤❤

  • @DeeqoCiise-i6q
    @DeeqoCiise-i6q Рік тому

    Masha Allah

  • @bahjobeela1596
    @bahjobeela1596 Рік тому +1

    Asc Ayaaney

  • @sabariinahmed9789
    @sabariinahmed9789 Рік тому +2

    Wcs ayaaney indha u roon ilaahay dartiisa ayaan kuu jeclhy❤❤❤❤❤ ilaahay haku xafido inaha allah❤❤❤❤

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤ wan ku salamaya ayaan

  • @RahmaGadid
    @RahmaGadid 11 місяців тому

    Ma sha allah

  • @AyaneSoubaneh
    @AyaneSoubaneh Рік тому +1

    Awaal ayan ququ waashe videoqa cimudaafiijirin laqin imika mada wado markaad aniga qa bihi weysa

  • @mohameddabar8212
    @mohameddabar8212 Рік тому +3

    Wca ayaney❤❤ wn ku sugayay abayo

  • @rahmadagan457
    @rahmadagan457 Рік тому +2

    NA AYAN BALyo nagadade hanoga shekyn wa xararonynye 😢❤😂😂

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому +1

    Ayan qurux

  • @fatimaabdi9523
    @fatimaabdi9523 Рік тому +1

    M.a qisoo yinkada jeclahay ❤

  • @FosiyoCilmi
    @FosiyoCilmi 10 місяців тому

    Masha allh horay usoco abayo wan jeclahay qisoyinkada io dhiirigelintada❤❤❤

  • @XafzaCabdi
    @XafzaCabdi Рік тому +1

    Wcs Abyo Asxabta iyo adiga waxa idinka codsa inaigu soducaydin Awowehy o aduxauxsan

  • @AminaMuse-p5k
    @AminaMuse-p5k 11 місяців тому

    Asc xbbti qisada wax baa maqan gabdhaha walaalo ayey ahaayeen. Aabaha ayey u dhashay ulamay iman

  • @Hanihabi9
    @Hanihabi9 7 місяців тому

    Masha allah abayo

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Рік тому +2

    Wnku slaamay wllshy mcn

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 Рік тому +1

    Nin qiyaano badanaa😮

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 11 місяців тому

    hoooy.hooooy.dumaroow.qiyanada.dhaafa😢😢😢😢😢😢

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 Рік тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt Рік тому +2

    Ayaaneey qisooyinka noocaan eh noosaabadi 😂😂😂😊😊

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 11 місяців тому

    Naagta inay timahana ka xiirto ayay ahayd

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt Рік тому +2

    Maxaa waaye ninka iyo naagta lawada meel Kala seexanaayaan bisinka waxaaba larabaa inuu habeenki cunugta kula haayo uu kula dhafro

  • @AlishaMaxamud
    @AlishaMaxamud 11 місяців тому

    Awaye barti 2

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley Місяць тому

    Abaalkeeda waaye manaagaa la aaminaa

  • @maimaabdihassan1717
    @maimaabdihassan1717 Рік тому +8

    XPPti allaha ku xifdiyo indho weyn na soo dheh abaayo ayan madax weyn😂😂😂😂

  • @دارالخيرلنشرالدعوةإلاسلامميه

    Ayaan naga amus hadiikey noosoodey

  • @QaaliCali-tr5ub
    @QaaliCali-tr5ub Рік тому +2

    Wcs abaayo ayaan setihin

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 11 місяців тому

    maansh allh maansha allh maansh allh wll macaanto❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 Рік тому +1

    Ala ayaneey xabibti kujecliyaa 🥰❤️❤️❤️💓💋💋💋💕

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому +5

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @maymunhersi2527
    @maymunhersi2527 11 місяців тому

    Niman ka waa naag raaac😮indho maleh 😂

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Рік тому +1

    Ayane abyo sulaka maku ficnadaye

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 Рік тому +1

    Noo Soo deey plz ayaan indha Qurxooneey ❤❤❤

  • @daherneima7475
    @daherneima7475 Рік тому +1

    Asc xbbti

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 11 місяців тому +1

    War ayaany lasoodhaqso saanoo dhadhansiinese wadaalnee

  • @SharifoSharifff-yh8ge
    @SharifoSharifff-yh8ge Рік тому +2

    Sc ayaaneey waayahaa media da waanka maqnaa dib baan hada usoo laabtaye mcneey WLCME ❤.Hadaan sual kuweydiyo maadama aad joogtid EGYPT, mxaa kajiro shekadha dadku eey leeyihin MASAR/ MISR albaabka ayeey kaxirteen GAZZA oo tageera ma eeysan siinin?

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому +2

      Sister arimaahaas waa arima siyaasadeed Magalo aniga siyaasad

    • @qadanmursal2660
      @qadanmursal2660 11 місяців тому

      ​@@ayaangobdoon3254❤😊

  • @sacdiyaisseahmed7402
    @sacdiyaisseahmed7402 Рік тому

    Wixiii sheeko ahaa waa dawanay😅

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Рік тому +8

    Ayaaney 😂😂 gabdhaha badan koid waa dambi baara yaal
    Qisas waxaa kasoo daawanay
    Tixsigii sirta fashilay
    Caawana Garantii hee 😂😂😂😂😂😂
    Ar dumarow see cml waxna bara
    Inta aan wali guursan😂😂😂

  • @MaryanAliYusuf
    @MaryanAliYusuf Рік тому +2

    3 kale sooxaq malahen anigu umaducaynayo qof 3qof khadka kasaartay

    • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
      @Sacdiyoaxmed-nt1vt Рік тому +1

      Abaayo Ayada Maa xoog oga baxsatay Aqligaade iyo ninka Ay kasbatay waayee

    • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
      @Sacdiyoaxmed-nt1vt Рік тому +1

      Aniga haduu ninkayga naag kale ila Arooso oo Ay kasbato Ani booska iga baxsato qalad kumahalan gawadhaas😊😮

    • @Shukri-t9t
      @Shukri-t9t Рік тому

      ​@@Sacdiyoaxmed-nt1vt24:36

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 11 місяців тому

    Wllhi niinku waa warabe ❤

  • @munacabdi4414
    @munacabdi4414 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤asc wllo qurxeey

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq Рік тому +2

    Abaayo ayaan gobadoon laso dheere qisad quruxa hadan

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 Рік тому

    Ayann gabdonn ❤

  • @hhss-jn9kt
    @hhss-jn9kt Рік тому +1

    asc ayaaneya qisada quruxadabadan soodedeji biliisa ❤

  • @qrafim9193
    @qrafim9193 11 місяців тому

    Channel walwa wa ta Gan tahay😂, markat Amina 😂 ani maka ya resto.

  • @Bisharoabdi-j8m
    @Bisharoabdi-j8m 11 місяців тому

    Asc abayo sethy ❤❤❤❤❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Рік тому

    Team Qisas Waa Shidan Nahay M.allh

  • @FartuunCabdixaashi
    @FartuunCabdixaashi Рік тому

    Wllshey mcn

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 Рік тому +2

    Ayaaaney masugi kaarna afka na cuncuna😂😂

  • @SacdiyoXasan-o4g
    @SacdiyoXasan-o4g 11 місяців тому

    Asc ayaanay setahy❤❤

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni Рік тому

    Wcs wlashey indho weyney❤❤❤❤❤❤

  • @ugbaadibraahim7052
    @ugbaadibraahim7052 Рік тому +1

    Ayaan gobdoon markan kugu cuppa Malin walpa 2 am 3 dex dhagaysan jiray hadan midan suga ayaan idhoweyney hppti

  • @nimco3965
    @nimco3965 11 місяців тому

    Abaayo iso jwn qisan raba inaan kulaso wadagee

  • @azmaahmed2103
    @azmaahmed2103 Рік тому +1

    Wale baryahan waxba la fashilayaah fashiluu😂😂😂 ragii

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen Рік тому

    Asc abyo seithy mcney❤❤❤