Abyo ha niya jabin anyo qrka wa sodaha intas dxda gur kadaxi god haisku ridhin kafirso nolasha o salatul istiqara tuko ilxy bari qufka ilxy kuqori o wngsn wd heli i.a qrxy wna kuso ducoynaa i.a ani 23 jira waligy ma gursanin jamacad barta mna rabi 7 sosoctoo inan gursadho marka wali wd yartxy qrxy haniya jabin mcny ❤❤❤❤💯
Wcz ayaaney kama dhigna hadii gabadha yari ay hor guursato in tii waynayd ay wax la hadla waydey sida sucaad oo kle lkn waxaa dhici karto inaysan dookheda ka dhex arkin inay hada guursato oo ay la thy ina wali diyaar unoqon caruur koris iyo nin lkn tan yari ay ula muuqatey inay hooyo noqoto markii laga yimaado calafka anaga wali ma aanu gursan xafadeena anaa ugu weyn waa soo taagnhy jamacadna waa maraa amaa la ihor cararaa hhhhhhhhhhhhh tan iga yar wa secondary iga War haya
Waxan ka baqya aniga ina mlin dhow sas lay wado guur unbey igala hadlan wlidkygu 21jira 2dii iga yaraba ihor craray wali nuna isku qaba yaa umda iga qabsda 😂
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻😢
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Allow ubada wanagsan iguarzaq team ayaan iisodocoy inshaAllah
Ayan quruxay xbbt maqrib wanagsan ❤❤❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Haa wahi ana ugusohoreyay walalahey
Wcs ww Ayan qlbi❤
Sheekada sawada ayaa kaga horaysay ayaane
Manta wa jimco aan kusalino saliga nabiga scw scw scw scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️
Scw
Asc ayaney iiso duceeya adi iyo asaxabta halada adunba iihaysto
Ayaaney hbn wngsn cawa aadad uqurux bdnthy m.a ❤
Ayaney ma hargab ba ku haayo alaha ku caafiyo abyo mcn insha allah
Gabarba ilamadalanin wilal ayaa ilasldashay wanagursaday Alhmdullh ❤
Ayaaney taraaxdi guduudka aheyd aawey waad ku qurux badneyd😂❤m.a
Qeybahaas waxba igama galin wali waayrhy 😂❤
😢from Djibouti
Anoo qisoo raaraadinayaa ayaan idin arkay waan idin salaamay team ayan 🎉
Waan ka qadnay👋🎉
Waan ka qaadnay
Waan ka qadnay❤❤
Wnka qaadnay
Waan ka qaadnah soo dhawow qalbiyeh 🎉❤
Ani cida kaligay ayaa gabar uga joogo yaanla tar tamaa horta 😂😂😂😂 hada kadin gursana insha Allaah haduu eebe idmo
Wlleey horta qof qiso soomali soo daaya adaa kugu haysanaaa isku taxaluuji insha allh
Ayaan soo wad
Wll waan Ku salmaay waxan ahayn wil Ku takeera qisooyinkaak jecla waxan kuku baraty xaskayga oo mar walba Ku dawata hore uu soco walshay
wcs. wan ku salamay ayan indha weeyneeey wan ku xisay❤❤❤😂😂
Subxanallah 17 jir baa ahy💔😂😭
Oo midlas
yardahy marka 17jir curadkena no jogay marka faca ahen😂
Abaayo ayaan qurux❤
Waqtigeedaa dhamaaday
Ayaan qurux Salan sare ❤❤
Asc ayaaneey iisoo duceeya adi iyo as xaabta fool ayaan ahay qaliin ayaa lee dha hay
Alle haku fududeeyo wllo
@@ShadiyaAxmedismaciilamiin yaarabi
Ayaaniita❤
Wcl sister ayaan ❤❤
Kkkkk haa wlh aniga 3 aya iga weyn lkn first ayan noqdhee kkkkk
Arabta ayan jaclahay sodaay
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Alla ayaney Wali wan taganahy kuwii iga yara wey wada gursaden dariski ayanba ka jogi la.ahy 🥺🤣
Iga dhamaada dheh dooqaaga tartiib uraadso yeysan meel aadan rabin kaaridin waa joogtaa wax kaadhibimee
Kii Ilaahay kuu qoray jidkuu ku soo jiraa. Dariskana dhagaha ka xidho.😂 guur hada diyaar uma ihi iska dheh
Wcs abayo
Wan kulasogaarey
Dadka iga wen le waye gursaden ani dhax dhaxat ahy kuwa kale hada le so wenanoyin😂
Ayaaney qalbi waan xanunsaneyA ee iso duceya adiga io azxapta 🫶😭
allaaha ku caafiyo
Illhey cafimaad hakusiyo
Aamin wllo @@hamdinur9382
@ShuukriCali aamin wllo
Ale haku cafio wlo
Wcs abyo ayanah xbbt ❤❤❤
Kheybta oraday ayaan kujiraa
Anika 2 baan dhaafay
Anigu yarantii ahay wali manan gursan kuli we wada gursaden ila 1wiila oo iga wen 5da no dhaxesa
Maya gabdhahii iga waa weenaa guursadeen kedib ayaan guursaday 😅😅😅😅
Aniga wn so tagaa nahay ma aqaan mesheey cuqubada igaa timid 27jir aan wili guursan ahaay iso duceya plz😢
Ma 27😂 wll waqti kaama tagin waaba yartahay alle nin fcn hakugu aadiyo
Abyo ha niya jabin anyo qrka wa sodaha intas dxda gur kadaxi god haisku ridhin kafirso nolasha o salatul istiqara tuko ilxy bari qufka ilxy kuqori o wngsn wd heli i.a qrxy wna kuso ducoynaa i.a ani 23 jira waligy ma gursanin jamacad barta mna rabi 7 sosoctoo inan gursadho marka wali wd yartxy qrxy haniya jabin mcny ❤❤❤❤💯
Midi iga yared baaa ihor carartey ka dib deriski kaleyba iga reep 😂 naaa mxaaa ku dhigey guriga kulahaaa 😂😂😂😂
Kkkkk
Haaaa ayaaney wan ka horcararaaay
Codkaaga waa yaryahay
Waan hor fakaday😂
waa fakaday wllhi abay abaya😂😂
❤❤❤❤
Kkkkk ayaan waa iga qoslisay adi maxaa u fakatay ayadoo lagaa weenyahay ani booskeeyga aan sugtay kkk
Curada u ahy walina qof nlagama guursan 😅
Wcz ayaaney kama dhigna hadii gabadha yari ay hor guursato in tii waynayd ay wax la hadla waydey sida sucaad oo kle lkn waxaa dhici karto inaysan dookheda ka dhex arkin inay hada guursato oo ay la thy ina wali diyaar unoqon caruur koris iyo nin lkn tan yari ay ula muuqatey inay hooyo noqoto markii laga yimaado calafka anaga wali ma aanu gursan xafadeena anaa ugu weyn waa soo taagnhy jamacadna waa maraa amaa la ihor cararaa hhhhhhhhhhhhh tan iga yar wa secondary iga War haya
Intaaas iney isdhaheenba wey sheegeyne wxay gabadhu ucarari wey maxay usheegi waaayeen ileen iney dil midi soo qaado cid kle saama warine teeda kle qisooyinka carabta wx baa kaqaldan xitaa kuwo kle oo aan chanel lo kale ka dhhageystay
Waxan ka baqya aniga ina mlin dhow sas lay wado guur unbey igala hadlan wlidkygu 21jira 2dii iga yaraba ihor craray wali nuna isku qaba yaa umda iga qabsda 😂
❤❤❤❤
Ani kuwii iga weyna wa la wadha gursadhi kuwii iga yarana wa joga car iga hormara dxaa nyadha wx barta i jamicisto noqdo hhh
😊😊😊😊
Ayanay waxay isku difaci wayday sacadedi aya inta Ku eked meshad Ku Naf baxaysid cid ka kaxaynaysa majirto
Scw ❤Scw ❤Scw 🎉Scw ❤❤🎉
Wlhie laba haplod nahy 4zano yado
Iga wham ayay joogta ano ka yar hda laba sano lay qaba xamilona ahay
❤❤❤❤
❤❤❤❤
👉🤗💯💕👈
❤❤❤