Ileyska VOA: Halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama colaadaha | VOA Somali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 чер 2024
  • Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama goobaha colaadaha. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

КОМЕНТАРІ • 3