Dadka Narcissist, dadka ay soo adeegsadaan, (Flying monkey's)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 83

  • @nasrahussein7547
    @nasrahussein7547 4 роки тому +19

    Mashaallah abayo wali ma arkin qof somali ah kadlayo xaladan English only Ayaan dawan jirey marka waad mahadsan tahay luqadena nogu so gudbisay

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 4 роки тому +6

    Thanks 3 chenel oo 3 luuqad ajnabi kabaxo baa ka dawan jiray balse manta wixi dhan waxaa isku imaaday afkii hooyo shukran hore usoco😘😍😍😍

  • @AhmedHassan-cv9vm
    @AhmedHassan-cv9vm 4 роки тому +6

    Masha Allah aad baad u mahadsantahay sida quruxda badan ee aad noogu sharaxday. Ogaada dadkaas xanuunsanayaa daawadoodu waa in laga dhaqaaqo oo aan gadaal loo soo eegin.!

    • @marwosharafleh5246
      @marwosharafleh5246 4 роки тому

      Waan kugu raacsanahay dawo maleh intuu qafka lanool uu waalan lahaa waa inuu isaga tagaa

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 4 роки тому +9

    Masha Allah abaayo keep going SOMALIDU narcissists beey u badan tahay!!!

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 4 роки тому +2

    Jazaki allah kheyr abyo mowduuc muhin ah ayaa ka hadashay so badi barnaamijyadan psychology ah waayo wacyi gelin badan hadii loo sameeyo somaalida wey qaadan doonaan inshalaah wax weyn ayna ka bedeli doontaa

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 4 роки тому +2

    Mashallah ur programme is more educational. Keep it up.
    Many thanks

  • @ahmed19198
    @ahmed19198 4 роки тому +2

    Maa Shaa Allah Wlh Sifiican Baan Uga Faa'iideystay shukran Walaal

  • @kaamilk8863
    @kaamilk8863 4 роки тому

    Jizakumu allah noo sii wad casharadaan noo sii wad intaad awoodo mahadsanid

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 4 роки тому +1

    Very simple and clear my Allah reward you.

  • @mosman3486
    @mosman3486 4 роки тому +3

    Subhanallah sis I thought I was a narcissistic but jus released my X-husband is and his Family😀😃

    • @som1
      @som1 4 роки тому

      Yes yes yes mine too

  • @najaahibarhiim5123
    @najaahibarhiim5123 4 роки тому

    Mashalah abo ilahay khayr iyo xasanaad hanku siyo inbadan cimrigana ilahay ku dhereyo 💗💗💖💖💖

  • @Saygabakaaro
    @Saygabakaaro Рік тому

    Narcissist recruit Flying monkeys and bring them into the harem garage cults.
    Safiyo maasha allah sida aad inoola wadaagtey aqoontaada. Allah haku xafido

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 Місяць тому

    Whole my family seems to became a flying monkey's except one 🙃!!!

  • @foziaabdi8700
    @foziaabdi8700 3 роки тому

    Subhanllah thanks so much sister

  • @liibaanali2843
    @liibaanali2843 4 роки тому

    Jaazaaku Allah qeer wll Allah ha kuu Xafido adun iyo aqero

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 4 роки тому +3

    fly monkeys 🐒 wa dadka fuud fuudud

  • @dekoilmi3473
    @dekoilmi3473 4 роки тому

    Mansha Allah ducaysan horey ku soco qali

  • @yaasinfanatstic8980
    @yaasinfanatstic8980 4 роки тому

    Wlhi wll xaqiq baad ka hadashay mnshlh ilhy cilmiga haku siyadiyo

  • @farhiyomahamed7851
    @farhiyomahamed7851 4 роки тому +3

    Masha allaah abayo waa ku mahadsantahay abayo narcissist af somaali manogu sheegi kartaa

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 роки тому

    Mahadsanid.

  • @inaali9192
    @inaali9192 4 роки тому

    Asc soo badi walal topicyadan oo kale mahadsanid.

  • @ahmedgure3372
    @ahmedgure3372 4 роки тому

    This is amazing May Allah SWT cover your needs Sister,

  • @khadijaahmed683
    @khadijaahmed683 4 роки тому

    Narcisssist waa maxay. Micnee walaal macaan.

  • @rahmaabukar1329
    @rahmaabukar1329 4 роки тому

    Masha Allah Allah ha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro

  • @canababdirahman4226
    @canababdirahman4226 4 роки тому

    Mansha allah allah kuxifdiyo dadka ku xeran ayan ahey cannelkaga

  • @fathiaabdi8777
    @fathiaabdi8777 4 роки тому

    Mansha Allah tabaarakalah wllo qaali Allah haku xafido mawduucyadaadu aad ayay noo anfaceen soo badi qaali
    Iga raali noqo wllo hadii aad awoodo hadalkaagana noo kala saar si aanu si fiican u fahano mawduucaaga quruxda badan

  • @isbedeldoonchanel7047
    @isbedeldoonchanel7047 4 роки тому

    Asc abayo mcn mansha allah waa sax wlh dadka way is dhibikaraan qofkana waxuusan aheeeen waalagadhigikaraaa thnks for your shearing qaaali ❤️❤️

  • @ramzaibra7302
    @ramzaibra7302 4 роки тому +2

    what is narcissist ?
    please somali iigu so sheg maan fahmin erayga. mahadsnid🙏🙏

  • @nagadahmedali5978
    @nagadahmedali5978 4 роки тому +1

    Mashallah Allah ku barakeyo 🥰🥰🥰🥰

  • @fadumomashaallaah5192
    @fadumomashaallaah5192 4 роки тому

    Mahadsanid Abayo

  • @mukhtarkheyr7158
    @mukhtarkheyr7158 4 роки тому

    Thanks walashayda waxbadan ayaa Naga jahil bixisay thanks abaayo🏅🎖

  • @ninam1000
    @ninam1000 4 роки тому +2

    Walalo macan jazza k Allah khaire sis i want to ask you my ex husband was narcissistic alhamdoulilah im happy in my new live but i had a kids with him and now the kids are in part time with him but now he is telling theme different like mom she is not good , im doing my best to be a good mam but i need your experience and your idea for helping me, jazza k Allah khaire.

  • @mohammadahmad7941
    @mohammadahmad7941 4 роки тому

    Thank you really thank you please go head in this topic it is very important in our communit somila

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 4 роки тому

    Gabdha magaceeda waan ilooway wllyl I soo qor a fb ku darsan lahaa.

  • @luzerbowy4773
    @luzerbowy4773 4 роки тому +3

    Ur welcome🤩

  • @Anzal-comedy
    @Anzal-comedy 4 роки тому

    Masha Allah abyo Allah haku barakeyo

  • @umasusuusiham2516
    @umasusuusiham2516 4 роки тому

    Masha Allah abaayo aad ayaad runta utaabatay wlhi illahey ha ku xaafiido

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 4 роки тому

    Thanks sister

  • @angalaqaali1276
    @angalaqaali1276 4 роки тому

    Abaayoy nabar batigatabatay yarabi icaawi wlhi wan oyay

  • @rahmaabukar1329
    @rahmaabukar1329 4 роки тому +2

    Asc habo waan u bahanahay aad iyo aad habo mcn sidaan aad shaygayso ayuu sameeyaa habo mar hore ayaan ogaaday in qofka wax ka qaldan yahiin lakiin meel aan uwado ayaan garan waaye marwalbo wax buu kuu soo alifayaa uu kugu dhibaateeyo ka dibna ciyaalka ayuu yiraahdaa aniga waa lay abuse gareeyaa

  • @ncimacabdullhi7212
    @ncimacabdullhi7212 4 роки тому

    Masha allah wan kafaidney habo❤❤

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 4 роки тому

    This's exactly happend to me subhaana Allah, but i just ignored coz i knew the reality.

  • @rahmaabukar1329
    @rahmaabukar1329 4 роки тому

    Habo halkee ka heli karaa telephonekaga. Ii soo dir waxaan rabaa inaan kula soo xiriiro

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 4 роки тому

    Channel ka gabdhaan aan share gareeno Somalida aad ugu banhay baraamjikeeda. Dadka Somali Lee ku hadlo aad u anfcaa.

  • @xamdikoofi
    @xamdikoofi 4 роки тому

    Mashallah sis.
    Keep going

  • @therealprincess123
    @therealprincess123 4 роки тому

    Ja hadal dadka noocan waayo waa nagu badan yihiin

  • @samiraibrahim6201
    @samiraibrahim6201 4 роки тому +2

    Thank you sophia

  • @hamdihirsi2415
    @hamdihirsi2415 Рік тому

    Mahad sanid abaayo wlhi aniga ayey iheysataa arinkaas hada lataaganyahay meesha shaqada ninka maamulo WAN isku dhacnay kadib shaqaalaha ayuu ii adeegaaday. Qof xun in aan ahay

  • @khadaralimohamed144
    @khadaralimohamed144 4 роки тому

    Thank you Safiya

  • @fahiimomaxamed4934
    @fahiimomaxamed4934 4 роки тому

    Abaayo ilahay ha ku xiftiyo intaa barnamijkaaka la socday 5 qof aayaan dabecadahan laha ayaa hawada ka saaray seysan miskaxda ika xanuujin

  • @yusramohamed4462
    @yusramohamed4462 4 роки тому

    Abaayo waxjiro ayaa kahadashay waaruntaa dadban ayeey arintaan heesataa

  • @khaalidsuldaanaweyssheikh8646
    @khaalidsuldaanaweyssheikh8646 4 роки тому

    Masha allah

  • @adoontaalle277
    @adoontaalle277 4 роки тому

    Dadka waa lasoodagay ilahay hanagaqabto lkn waxan hobaa in uu isaga dhib ku danbeendoono

  • @jamilarage3137
    @jamilarage3137 4 роки тому

    Please can you talk haw to learn English I have difficulty learning to English

  • @MindFuel364
    @MindFuel364 4 роки тому +1

    Af-somali maxaa lagu dhaha narcissists abayo?

  • @amal7302
    @amal7302 4 роки тому

    MashAllah abaayo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 4 роки тому

    Kuwa dadka rabo iney msksxda ka gumeysto oo dadka masaakiinta dulminasyo waa in qoorta laga jaro..

  • @ruweydaali154
    @ruweydaali154 4 роки тому

    Asc abaayo waxad kahadleysid aniga ayey i heysataa hada ningeyga ayaa kalatagney dhibaato badan ayuu igu sameeyey wax muuqa oo dadkan u jedaan iyo wax muqan markan kala tagneyna waxaa arkey saxiibadeyda oo dhan oo asiga u ah dawadhilif asaga eyey u shaqeyaan warkeyga oo dhan bey u gey jireen midbaa runta ii sheegtey marki dambe laakin qaar badan asaga ayey aamin sanyihiin ayago og wax waliba waxey ahayeen saxiib close ah mar marka qaar gurigeyga ayey igu imaadan hadaan telefonka kaqaban waayo walaahi waa dhibaato

  • @mosman3486
    @mosman3486 4 роки тому

    Salaam sis would a person know if their narcissistic

  • @ncimacabdullhi7212
    @ncimacabdullhi7212 4 роки тому

    Wan rabna noso gali habo

  • @fm-kt5tl
    @fm-kt5tl 4 роки тому

    Abaayo vidio cudurkan narsisk ah no soo badi iyo sida Lola dhaqmo qofkas iyo sida loogu tago

  • @edabsanaqlaaqsan9717
    @edabsanaqlaaqsan9717 4 роки тому

    safiyo abaayo meel aankaalasoo xiriiro isii 2 sano ayaa qalbiga kugu haayaa waana hubaa hadan mar ku shego dhibteyda inaad wado aan kaga boxo iisheegi doontid fadlan lambar isii

  • @Mohamedmaden-co3mn
    @Mohamedmaden-co3mn 4 роки тому

    Dear fatma, sister to my friend osman farah Baando in kismayo. This stroy reflected back my mind back in 2013 while i was in Gedo region of somalia. I was new to office where i worked as logistics supply chain officer. being a young man i was as direct from class and didn,t knew the working system. The project manager was canning, narcissistic, violent and had corruptive trait. He then began to make use of me by making me flying monkey. He at first called me in the first day i had reported to office. He gave me good names like the perfect man who did marvellous results during the interview. I know u will have good contribution to our office, but take care of the project officer, a female whom he developed hateful behaviour. The next day he told the quotation i processed for the company was falsely misused by the project officer. He said " she is as bad as i told u the other day" she is inhuman. Till i began to hate the female figure which lasted hatred among us. She too reacted badly and slapped her on the face where i was finned with $300

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 роки тому

      Thank you for sharing and that's a great example, I am glad you figured out.
      Thanks
      Safiya

  • @therealprincess123
    @therealprincess123 4 роки тому

    Telkaaga ma heli karna

  • @sihamyusuf2547
    @sihamyusuf2547 4 роки тому

    Manshalah