MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 116

  • @aishaali9102
    @aishaali9102 Рік тому +11

    Walahi beryahan omar inshaar ku dhacay cudurkaan beryahan waba ka yabanaay ogaansho

    • @Rohitt_21
      @Rohitt_21 Рік тому +3

      Maxaa ku cadeynaysaa, bilaa cadeyn fekerkaada wax ku ool noqon maaye !!

    • @Aries22391
      @Aries22391 Рік тому +1

      Omar runtii wa nin iska masakin ah aniga waliba waxan ahay dadka ku mashqula dabecadaha dadka sameynta igu leh ninkas isago shekeynaya wa arkay qabka u u hadlo wa qof masakin ah dadka kale ayu jecelyhy inu ka shekeyo hab wanagsan lkn baryahan somalida aya u aragta qof xun kadib marku go'anadisa cad la imaday wana wax an loga baran qof dadka kale uga bahan subscribe iyo follow marka somalida nin aysan filaneyn aya ugaso baxay youtube kaso karbashay wilasha siigeysta noloshana ka dhacay, siyasiyinta dhamanntod isago kala reebin iyo dmarka feminsmka ah

    • @Runta2024
      @Runta2024 5 місяців тому

      @@Aries22391 Nio Daacad weeye dheh iLaahy Amarkiisa in Lafuliyo Jiliic ma Ahan waa Sharaf.
      Sasd sheegtay weeye Runtuu indhaha Kasaaray Dadka .
      Siyaasi.
      Dhalinyaro.
      Dumar.

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 3 місяці тому

      waa runta hadi aad ila soocooto si ficaan baa u fiikiraatyi‘

  • @mbaqasvlogs7147
    @mbaqasvlogs7147 Рік тому +20

    Reer puntland xanuunkaas aadbuu ugu badan yahay 😀😀😀😀 nin Wayn baad arki oo amaan doonaya

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Рік тому +5

    Nacsissism Af Soomaali waa Qalbi-Gudhnaan.
    Waqtiga kaa gala qalbi qudhan
    waa sannad kaa go'an

  • @AxlamImaan
    @AxlamImaan 6 місяців тому +1

    Mansha allah aqli baa kugu dhamaday aboowe wax garad aniga ku aqaan dadkan oo miidhan awal wanba yaabi jiray marka waynaday wa fahmay

  • @jamaaamohammed6865
    @jamaaamohammed6865 Рік тому +7

    Anigu waxan ahay ka soo horjeed kooda qofka narcissist ahi markuu sidaa ii arkaba wanu isku dhacnaa,, Sigma empathy sababtuna waxa weeye kama aamuso sida dadka kale

  • @mdmahdi7371
    @mdmahdi7371 Рік тому +7

    Other mental illness kle kasoo hadaL sida psychopath ,sociopath adoo mahadsan

  • @sirtaraaxadaofficial7904
    @sirtaraaxadaofficial7904 Рік тому +2

    xaliye kamid ah

  • @abdullahiabdi2402
    @abdullahiabdi2402 Рік тому +7

    Qofka narcissistic ah malahan self reflection (isku noqosho) iswedi calamadahan qaar miya ledehe, inkastoo adan wada lahen wax un waad ka ledehe sida in lagu Amano wadjeceshe ina lagu mamuso in lagu shego lkn waxe dhibatada imanesa marka ismodo adiga bas le ina mudantehe dadka kale kucawiye ina iska dhago tirto markoda marke kubahan yihin waxan ilowne ine isku noqosho lehen wayo suashas maba is we diin karan sababta ma aqan qof waxa lanoloehe astamahan ku badan yihin wax un ino qarinayo lamodo bulshada iska ilaliyo aniga xata samen we iigu yeshen dadka siadas uma dhecgalo wadanka kunolaalhay calamadahan inta uugu badan dadka badan Aya laga helaya dad waxa kunol ine hoos kuceliyan raban marka sababtas daraded aniga dadka sas uma dhex galo social anxiety yar waan qaba wadankan marka imade aye igu dhacde wa ina wax la aqon ku cabsato ka fakarto mida uugu muhimsan wa ina iska ilaliso dad badan ina la hadasho (public speaking) sida hore uso qore anaka dhan qaar waka lenehe calamadahan lkn hada inta uugu badan ledehe taas waye dhibka noloshadana hagaji dad kuu dhow sameso iskaka dhagesto waxa rabto usheg markas hadalka wa uu kudajinaya ama wax qor mahadssanidin

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 Рік тому +12

    Cudurkaas somali wu kubdn yhy💯

    • @Vivienne120
      @Vivienne120 Рік тому +1

      Kaliya wxu ku bdan yhay nimanka somalida aygo xta cuntadoda sameyn karin ayay ku lidayan hdana gabdhaha io hoyoyinka ama bulshada kle wey ku racan!! Xanunka ayaba lgu si raca aygo marki horeba ahaa dulsaar wxas in la dhalo,la guursado io in lala dhaqmo mlhan

    • @Aasiyayr277
      @Aasiyayr277 Рік тому +1

      @@Vivienne120 aad io aad 💯 Inay fahmayaan ayaa fiican bulshada ku xeeran

    • @Zackabdy
      @Zackabdy Місяць тому

      @@Vivienne120 oo nimanka soomalida dhan miyaad lakulantay adiga hhh marka hore is qiimeey intaad isleedahay nimanka soomaliyeed wax kasheeg adaa u baahan caawimaad oo cudur nin soomali kugu dhacay

  • @sirtaraaxadaofficial7904
    @sirtaraaxadaofficial7904 Рік тому +1

    xaliye kamid ah kuwas

  • @MaxedcaseSuldaaN-pf6cf
    @MaxedcaseSuldaaN-pf6cf Рік тому

    Ustad abdirashid wa ku mahadsantay muuqaalada wiimaha badan ee aad noosoo tabisid

  • @mustafNune
    @mustafNune Рік тому +1

    Dawadisa maxa waye ustad

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому +5

    Masha Allah ustad keep going ❤️🙏

  • @LibanKhalif-y8o
    @LibanKhalif-y8o Рік тому +3

    Wan is diidna nocan mana heshiino wanan aqana dad noocan ah

  • @ahmedmohammedsaeed379
    @ahmedmohammedsaeed379 Рік тому +9

    Anigaa caadi iiga sheekaysay ustaad

  • @abdiqanidigard-hm1tn
    @abdiqanidigard-hm1tn Рік тому

    Walal xikmad u saaxib ah

  • @zakaria-9346
    @zakaria-9346 4 місяці тому

    Netanayahu, Trump, Dahir Alasow are good example

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m Рік тому +3

    😂😂😂nimanka soomalidu way wada qqabaan iyo hooyooyin badan

  • @user-te3ik2wl8z
    @user-te3ik2wl8z Рік тому +4

    First person ❤

  • @exenjoya20
    @exenjoya20 Рік тому

    Keep going ustat

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi4516 Рік тому

    Waa laba xanuun rag iyo dumar raga narsissim dumar nasissty

  • @Mop250
    @Mop250 Рік тому

    Video aad muhim u ah ❤❤

  • @xiisxarago5031
    @xiisxarago5031 Рік тому +2

    Qofka aad ka sheekaynay wlhy waa aniga alle dhibtiisa ka magan galeee

  • @Master-69
    @Master-69 Рік тому +1

    سبحان الله 🙉

  • @aminabdillahiomar9282
    @aminabdillahiomar9282 Рік тому +1

    Yaa allah kibir ayan kaah magan galehy

  • @MohaJamac-pg7ob
    @MohaJamac-pg7ob Рік тому

    Greatest of All time baa qaba cr7

  • @abdirahmanqazimawad5502
    @abdirahmanqazimawad5502 Місяць тому

    Subxanallah

  • @xabsoUpdi-ir8fx
    @xabsoUpdi-ir8fx Рік тому +1

    Ustaad Rothschild family kasoo hadal pls

  • @ariiftube3631
    @ariiftube3631 Рік тому +1

    Ustaad Adigoo Mahadsan Ka Soo Hadal Cudurkaan ADHD

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 Рік тому +1

    Qabiilka daarod kulu good wee qabaan😂😂😂

  • @OmarSayid-ic8rb
    @OmarSayid-ic8rb Рік тому +5

    Said dani waa hubaa cudurkan ayuu qabaa runtii ee halaga gaaro

  • @SuhaibAhmedabdirahmaan
    @SuhaibAhmedabdirahmaan Рік тому

    Saikobati kasohadal walal

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Рік тому +2

    Xanuunada nafsiga ah qaybihiisa kala duwan barnaamijyo taxane ah ka soo samee
    Khuraafadka dadka somaliyeed lagu dawakhiyey ee jin ba ku galay la yidhaahdo
    Jinkan somalida galaa muxuu bulshooyinka kale u gali waayey amba somalida itoobiya ku nool amba jabuuti muxuu u gali waayey
    Xitaa somalidii 90aad kii ka hor somalia ku noolayd lama arki jirin qof la leeyahay jin ba ku galay
    Maxaa qaldan hada
    Saaxiib aad ba kugu dhiiri galinayaa inaad ka soo hadashid tuducyadan

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil Рік тому

      Wuu kasoo hadlay ee video yadiisa gadaal uraac

  • @adamiprahim3122
    @adamiprahim3122 Рік тому +1

    Wa abdinasir soola cml😂

  • @nastehoabdirahman8544
    @nastehoabdirahman8544 Рік тому

    Wlaahi waxaabad moodaa nin aan iskuxaafad kunoolahay oon fahmilaa inaad sheegayso

  • @apdinuhofficiallchannel1148

    Ronaldo,
    Somalina . Ck mr hormarkeyga laga xunyahy

  • @Manan-y3d
    @Manan-y3d Місяць тому

    Waxan filayaa in cudurkani uu ku dhacay niman badan o somali ah,wa dad isla weyn o dumarka aad u liida sida an dhaqamadoda ka arkay

    • @Zackabdy
      @Zackabdy Місяць тому

      Adi ma nimanka soomaalida dhan ayaad lasoo kulanaty waa adiga sida aduunka kawarqaba u hadlayee

  • @IdmanAhmed-t4i
    @IdmanAhmed-t4i 8 місяців тому

    Dawadisa maxaa waaye ustaad😅😅

  • @sefrenaratter585
    @sefrenaratter585 Рік тому +3

    Soomali da 🇸🇴 oo dhan ayaa qaba b😢😅

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 Рік тому +1

      Runtaa

    • @aminaomar5550
      @aminaomar5550 Рік тому +2

      Waa jahliga Culimada uun baa ka badbaaday

    • @Dagancabdi4063
      @Dagancabdi4063 Рік тому

      Hadii 5ta qof ee kuugu dhaw ay 4kamida qabaan waxaad is oran ma somalida dhana qabta mise adiga dad xuni kugu sobeegmeen

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil Рік тому +4

    Cudurkan soomalida 90% aaqabto haba ugu badnaadeeno raga 😂😂

  • @jhnmahdi6283
    @jhnmahdi6283 Рік тому

    I see lot of people 😢

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 Рік тому

    Got it

  • @princess.of.somalia
    @princess.of.somalia Рік тому

    Haddaad xiiseyneyso barashada luuqadda carabiga fadlan nasoo booqo oo nagu soo biir

  • @liibaantifow9607
    @liibaantifow9607 Рік тому

    Ustaad somalida ubadan 😂😂😂😂

  • @xusnitv4536
    @xusnitv4536 Рік тому +1

    CK aya qaba 😂

  • @abdifitahhassanibrahim5907
    @abdifitahhassanibrahim5907 Рік тому

    Farmaajo waaye qofkaas tilmaamahaan leh 1:30 2:20

  • @maxamedcade-y9v
    @maxamedcade-y9v Рік тому

    ma aniga baa isheegaysaa

  • @ilyaasmaxamed7488
    @ilyaasmaxamed7488 Рік тому +2

    Walaal Narcism dumarka xitaa wuu ku dhacaa ee bal tittle ka wax ka bedel.

    • @sahroomar8428
      @sahroomar8428 Рік тому

      Naga 100/99 ka al dumarka wa lanbar ad uyar tedakale dumarka awodbadan ma lahan ey dadka ku dhiban 😢

  • @IdmanAhmed-t4i
    @IdmanAhmed-t4i 8 місяців тому

    Anigaa iga hadleysaa

  • @abdiali3923
    @abdiali3923 Рік тому +6

    😂😂😂 cudur kaan soomaalida 100/90 way qabaan allow nagadulqaad,dawadana sooraaci

  • @hanadheykal1015
    @hanadheykal1015 Рік тому

    Farmaajo igu so dhacay 😂1:30 2:20

  • @unknow1871
    @unknow1871 18 днів тому

    It's me😂

  • @musialagaming9591
    @musialagaming9591 Рік тому +1

    Wlhi cudurkan caadi buu ii haya halayga soo gaaro 😂

  • @maslahmhq-zx8yk
    @maslahmhq-zx8yk Рік тому

    Ma anaa yaabin ileen cudurkaan uu qabaa ustaad daawo maleeyahay

    • @zakaria-9346
      @zakaria-9346 4 місяці тому

      Ilaa iyo Haddad daawo looma haayo. Intradermal kadheeraan karto kadheerow.

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 8 місяців тому

    Narsist ❌
    Cujmi✔️

  • @XasanXuseen-nt8db
    @XasanXuseen-nt8db Рік тому

    Second person ❤❤❤❤❤

  • @liibaantifow9607
    @liibaantifow9607 Рік тому

    Ustaad wale dad aan kasaayo rag iya dumar ah aan aqaan ayaa ka hadleeysa kkkkk

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Рік тому

    Is not only for the mens,women gets it and they are majority so mr wariye please do your research properly mate

  • @zakariaaxmedhassen4202
    @zakariaaxmedhassen4202 Рік тому

    Cudurkan somalida baa u badan

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 6 місяців тому

    Niyow 😂😂😂 dadkaasi hada somalida waaba lanbar badan inkaari ku dhcdy
    Tolow waalidka ma laga dhaxla mise waa qof iskii ugu dhsha ama belo ugu dhcdy

    • @Randa17
      @Randa17 2 місяці тому

      @@AbdishakurAli-i6x waa laga dhaxla , Sido kle bay ada qof ka uu ku nolyahayna way dhaxal siisaa.

  • @MaxamudCali-uz6wz
    @MaxamudCali-uz6wz Рік тому +1

    Xanuunkaas waxaa keena tarbiyada waalidka ayaa sababa 75% ilamah jismi ahaan hadii lookoriyo oo maska xiyan aan loo korin

    • @aminaomar5550
      @aminaomar5550 Рік тому +2

      Tarbiyada Maha ee waa Hab qaldan ee Ay u fekerayaan Waxaana keena Diinta oo ku yar qofka

    • @Rohitt_21
      @Rohitt_21 Рік тому

      Dhankaa iyo terbiyada la'aanta ayeyba ku imaanaysa xanuunkani, sikastaba, wan kugu raacsanahy fekerkaga sxb👍

    • @Rohitt_21
      @Rohitt_21 Рік тому

      ​@@aminaomar5550Aas aaska Terbiyeenta Diiinta ee caruurta, waxeyba ku dhisan tahay waalidka, ee hab qaldan, isla qab feker eh qofka, ma jiraan😃 ku noqo halkaa✍️🏻

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 Рік тому

      @@aminaomar5550waa tarbiyada Abayo baaritaan samee xanuunku qofka wuu lasoo koraa maahan wax asagoo weyn kudhaca oo diinta shaqo kumalahan qof diinleh ayuu kudhaca oo aad sheikh umaleyso lkn isqarinaya

  • @C.asis40
    @C.asis40 Рік тому

    Second person 😅

  • @SuhaibAhmedabdirahmaan
    @SuhaibAhmedabdirahmaan Рік тому

    Waasida siyaasiyiinta caalamka
    Say ubadanyihiin trump
    Hitler gaddafi sadam husein
    Siyaad bare
    Muuse biixi

  • @profilermuslim-man
    @profilermuslim-man Рік тому +1

    jow kow now jaaahilkan hada in uu wax sheegay bu moodayaa wa narcissism cudur maha ee wa kibir iyo doqonimo yaa jaaahiil jow kow now hadana bow

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 Рік тому

    Kkkkkkkkkkķkkkkk,
    Qabaailo somaliyeed ayaa kuligood qaba xanuunkan

  • @amiinyg8048
    @amiinyg8048 Рік тому

    mtu wa tatu😀

  • @maxamedcade-y9v
    @maxamedcade-y9v Рік тому

    kkkkkkkkk

  • @ayshqurux18
    @ayshqurux18 Рік тому

    Somalia 80%cudurkan wey qaban😂😂

  • @AhmedAbdinasir-ff6hc
    @AhmedAbdinasir-ff6hc Рік тому

    😂😂😂

  • @abdirahmangurey2733
    @abdirahmangurey2733 Рік тому

    Beesha daarood ku socdaa muuqaalkan inay somali ugu sareeyan is moodaan

    • @AhmedAbdinasir-ff6hc
      @AhmedAbdinasir-ff6hc Рік тому +2

      Janalkana daarod balehe mesha kacarar hoyada cuqdada kawase laangab ciilan

    • @abdirahmangurey2733
      @abdirahmangurey2733 Рік тому

      @@AhmedAbdinasir-ff6hc abti maxaa kuku dhacay ma daarood ika xigtaa waa maxaay cuqdada ka hadlaysid

    • @kamaalahmed8667
      @kamaalahmed8667 Рік тому

      Waad iga qoslisay pro

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 Рік тому

      ​@@abdirahmangurey2733langab😂

  • @xabsoUpdi-ir8fx
    @xabsoUpdi-ir8fx Рік тому

    Ustaad Rothschild family kasoo hadal pls

  • @xabsoUpdi-ir8fx
    @xabsoUpdi-ir8fx Рік тому

    Ustaad Rothschild family kasoo hadal pls

  • @xabsoUpdi-ir8fx
    @xabsoUpdi-ir8fx Рік тому

    Ustaad Rothschild family kasoo hadal pls

  • @xabsoUpdi-ir8fx
    @xabsoUpdi-ir8fx Рік тому

    Ustaad Rothschild family kasoo hadal pls

  • @xabsoUpdi-ir8fx
    @xabsoUpdi-ir8fx Рік тому

    Ustaad Rothschild family kasoo hadal pls

  • @xabsoUpdi-ir8fx
    @xabsoUpdi-ir8fx Рік тому

    Ustaad Rothschild family kasoo hadal pls