Heesti dhawac baa igu yaalo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 бер 2020
  • #Dhawac ba igu yaalo
    Dhaqdhaqaaqi waayo
    Lafta dhabarka celisa
    Laba dhinac I noqote
    Miyaan aadan kuba dhalin
    Xawo naska ku dhigin
    Dhabta hooyo kugu qaban
    Iga dhawr iga dhawr
    Dhibatada dadka
    Dheele dadka laguma
    Dheele.

КОМЕНТАРІ • 692

  • @mumtazmohamed3486
    @mumtazmohamed3486 4 місяці тому +96

    2024 dad dhageysanayo wan salamaya 😢

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 2 роки тому +329

    Hadaan taajir noqdo dhqalaha waxan gelin lahaa inaan isu keeno Dadka is jecel Qiimaha jacaylka ayaan dareen sanahay

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 2 роки тому +10

      Hhhh dhaqalo darro ma lagaga tagaY adiga😂

    • @abdirazakali7144
      @abdirazakali7144 2 роки тому +2

      @@aishaabdi2397 mya hhhh

    • @benolhaye7609
      @benolhaye7609 2 роки тому +2

      You are best maschallah

    • @maankaabdi580
      @maankaabdi580 2 роки тому +2

      Rubiic been ma ahan anigo qalbiga ka ooyaayo ayan muuqal ahan aad ufaraxsanahay🤣😭

    • @macbilcade6519
      @macbilcade6519 2 роки тому

      Waa sax wlshy

  • @ilyas--hassan--29
    @ilyas--hassan--29 2 місяці тому +39

    Who listening 2024❤

  • @muhamedabdiqadir
    @muhamedabdiqadir 2 місяці тому +23

    Who still lessening 2024 hadaa iga dambayso like saar.
    Waayaha nolosha allow noo qurxi❤

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 Рік тому +42

    18 jir aduunku u cusub yahay baan ahay sidaasoo ay tahayna habeen aan ooyin ma seexdo meel walba waan ka dhaawacanahay noloshii baan nacay meel aan aado garan mayo haddii aanan qof Muslim ah ahaan lahayn walahi waan is dili lahaaaa…

    • @maryanhassan8967
      @maryanhassan8967 Рік тому

      Enbluc

    • @awdable
      @awdable Рік тому +2

      Sxp maxaa kugu dhacay? Naftaada sxp culays aanay ximili karin hasaarin please

    • @Anzal___
      @Anzal___ 11 місяців тому

      Ilahy haka dulqaado dhibka wll❤😢

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 11 місяців тому

      Sidee tahay iminka walaal 8 bilood kadib?

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 10 місяців тому

      @i ismael 4330 wll illah haka dul qado culeska sabar adunyada wa darul imrtixan illah bari cules walbo fuded aya ku xigo insha allah wa guleysaneysa markas ka fogow wax yabaha naftada culeska u kenayo mar walbo illah talo saaro wll wanku salama hadi aad halkan so boqato salatulel tuko illah bari wll xalad qatar aya galeysa hadi kale sheydanka iska xijab wa xasid sheydanka illah ka magan gal dhalin yaro aya tahay cules maskaxdada ka weyn ha iska sarin dusha allah ka dul qado culeska wll insh allah 8bilod ka hor aya qoralka so qortay sethy wll asxabta reply uso gal hadi aad halkan so boqata insh allah inti iga dambeyso wa idin salama

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +84

    Marku leeyahay.
    "Lafta dhabarka Celisaa.
    "Laba dhinac i noqotee😭😭wan ka naxaa wlhi Allow lafta dhabarka Celisaa noodaa waa lafta ugu Qiimaha badan Jirka aadamaha oo uu ka socon.❤️

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 Рік тому +2

      Ilahow hanaga jabin ani xitaa intaas inaa dhaho wa ka cabsaday wayo waa adoo is habaraayo 🥺😭😥

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 Рік тому +1

      😂

    • @faaizamaxamed4176
      @faaizamaxamed4176 Рік тому +2

      Waaba loo aqbalay heesta markuu qaadaa gaari lagadoomay asuu ka jabay waana udhintay wlhi

    • @HAAJIMOKTAR
      @HAAJIMOKTAR Рік тому +3

      Heesta markuu qaadey ayuu shil Galey oo laf dhabrtaasu ka boodey 😢😢😢Wana qiso xanuun badan heestan Hadii aad dhageesato

    • @Sahra881
      @Sahra881 Рік тому +1

      Aamiin Aamiin

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet Рік тому +51

    2006 ilaa hada 2022 curudkeeyga waa 14 jir sidi ba u ilmeeya xasuusaha jaceelka wuli kama bixin maskaxdeeyda muna abdikadir husein adiga oladaada farxad cafimaad qabto curudeeyda gabdhaha muna ladhaha ilaa hada waxe lee weediyay muna maxa ugu bixisay gabadhaada yaku samisay lakinsa qisada nolasheeyda wuli waxa og kaliya asxaabteeyda reer x.jadiid Old gold song.....Fahmo Hassan abdule kun karonteeyda aya isla joogn ilaa imika 3 gabar 4 wiil alle nasiistay imika hargeeysa ku noolnahay mudo fog kadib Uk.. kuso noleen hablaha direed siiba reer sh.isxaaq waa dumar karoonayaal

  • @hawofarahabdi778
    @hawofarahabdi778 2 роки тому +65

    Mudo badan kadib cawada ah 2022 ayaan soradiye heestan waxan daremoyaa xanun qalbi ah 😥😥😥

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 2 роки тому +38

    Jacaylka yaan ladhex gelin waa cadaw qarsoon marka hore wax baro oo shaqayso jacaylka waxaan ugu yeedhaa Dilaaga qarsoon 😢

    • @issemohamud48
      @issemohamud48 Рік тому

      taa ayaan been aheen

    • @cabdiqanibaarud8979
      @cabdiqanibaarud8979 3 місяці тому

      Been maad sheegine wlhi wa dilaa

    • @Nawaal213
      @Nawaal213 2 місяці тому

      Waa dilaa jacaylka
      Hadana naftena ubaahan jacaylka😢😢😢😢😢

    • @wareergooye1236
      @wareergooye1236 21 день тому

      Waa igala so daahdey waanadan wallkeyow

  • @fadumoibrahim5448
    @fadumoibrahim5448 6 місяців тому +4

    Waqti dheer kadib heestan cawa 27 .junry/2024 so xasuustay inkasto waqti aan aad ufarxsanahy kujuro lkn wan iska jecel 💋💋❤️❤️

  • @ridwanreys6903
    @ridwanreys6903 5 місяців тому +19

    Still in 2024❤

  • @HoodoJama-ti8sb
    @HoodoJama-ti8sb 6 місяців тому +9

    Adigoo iga fog ma aqani waxd igu tagaya balse waxn layabanahay waxd waxnoo dareena ila qaybsanaysay kuma cafin doono wayo waxd ahayd qofkii igu horeeyay e darenka jaceylka ibaray o iga farxin jiray hadana wad I cidlaysay mohamed 😢manta wa jimce 2024 January 19 ma aqani sidan iskukaa nacsiiyo ficnana lahaydaa anigo la wadaaga asxptayda dhibkaad igaysatay iyo sidaan xili kasta qalbigayga ugu nooshay 😭ma awoodi marka ku xasuusto buug iyo qalin qataa si aan ugu nafisaa wax qalbigayga ka dhex yeedhowya ku qoraa 😢😊💘💘

    • @user-js5to9wu1u
      @user-js5to9wu1u 6 місяців тому +1

      😢😢😢 sorry walahi mcnto allah kubogdhayo 😢😢😢

    • @HoodoJama-ti8sb
      @HoodoJama-ti8sb 6 місяців тому +1

      Hye qali❤

    • @HoodoJama-ti8sb
      @HoodoJama-ti8sb 6 місяців тому +1

      @@user-js5to9wu1u manta aad u farxsanahay wllhi wayo qofkagii wu qalbigayagu racay ugu danbay🤣alxamdulilaah wu iso labtay ❤

    • @cabdiqanibaarud8979
      @cabdiqanibaarud8979 3 місяці тому

      Wl markaso kale waxa lagu ducaystaa ilaahow qofkaasi hadu khayr ilahana iso celi hadu shar ii lahaana ha igu socelin
      Insha alah guul baan ku rajaynaya

    • @HoodoJama-ti8sb
      @HoodoJama-ti8sb 3 місяці тому +1

      @@cabdiqanibaarud8979 Insha.alllh wlllo

  • @ibnuwacays7755
    @ibnuwacays7755 2 роки тому +29

    Raga laguma dheele🥺
    15/04/2022 rabadaan 4:09pm
    weligay ma ilawi doono
    Hadalkii iigu dambeyay ay igu tidhi
    wan ku nacay wanan ku necbahay😢
    run ahanti sidan uqalbi jabay weligy ima soo marin
    iyadana waxan leyahay wll alle kaad iga raacday haku siiyo faraxd waarta kuu rajaynaya dunida meel kasto aad tagto

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 2 роки тому +1

      ibnu wacays wll qalbiga allah ku kabo wadka bogsaneysa xanunka jaceyl allah bari duceyso niyad qeyr usheg ayadana farxad ayan u rajeyna adna nolol qurux badan ayan ku rajeyna walalkey murugta farxad aya ku xigidonto insh allah qoralkagaga ad ayan ugu damqaday siwalbo qof ku jecel erey xun laguma dhaho malin ayad adna la kulmi donto qofka ku jecel ad xumeysay qof ka jeclato aya adna ku xumenayo nabsiga wa mid so baxa adna iska cafi gabadhas calaf isku ma adan laheynina lakin ma aheyn iney erey xun ku dhahdo farxad ayan ku rajeyna wlal wadka gudbeysa xalada aad hada ku sugantahay insha allah

    • @abdiqadirali1562
      @abdiqadirali1562 2 роки тому +1

      Waxaas rag baa u tahay sxb hal talaan ku siin lahaaa, gabadhaas fariimaheedii, codadkeedii iyo sawiradeediiba ka tir moobilkaaga intaas kaliya maahee wax walbo kusoo xasuusinaya ka saar noloshaada.... hubaal maraan fogayn iyadoo qoomamoonaysay kuusoo laaban doonta

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 2 роки тому +1

      @@anisoali4697 niyada udhistee m.a 😁

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 2 роки тому +2

      @@abdiqadirali1562 legend lpx saweye talakale maleh 👍

    • @queennasro7682
      @queennasro7682 Рік тому

      Sorry wall macaan

  • @mmcyare82
    @mmcyare82 Рік тому +81

    I am still listing 2023 ❤ old is gold 🌟

    • @yonis-kin7966
      @yonis-kin7966 8 місяців тому +1

      💯 no matter how time flys by

  • @ahmedabdiabdille
    @ahmedabdiabdille 10 місяців тому +5

    Ax xasuus 2020 gabar ayaan aad ujeclaa daacad u ahaa balse way iqiyaantay oo been ayey ii sheegtay ruux kale ayey iga raacday maalmo badan oo aan murugo lajiifay rabbi qalbigeyga waa iiga saray hadeer oo lajoogo 18.09.2023 ayadoo lasoo furay ayey joogtaa ana safar USA ayaa ii soo baxay waxay iga codsatay inaan isku sonoqono ana waan diiday ruux mar iqiyaamay oo jaceylkii iyo ballantii iiga baxay mar labaad ma aamino nabsi qabow nolol kudambee rabbi talo kufilan ✈️🇺🇸 Al-xamdulillaah ruux kunaafeeyiyo soo nabsigeyga kuma helin😭 ana nalkiyo aftiinkii soo nuur iima bixinoo rabbi baan kumahadshaa🥰🙏

    • @ribihabdullahi3493
      @ribihabdullahi3493 8 місяців тому +1

      Ruux ku siray hafaalaynin, sababaha hawaydiinin.
      Ha u seeta dheeraynin, Hana falin siday yeeshay waxaan ka wadaa anigaba way ugu dhacday sidaan haddana qofkii saas yeelay kama aarguteen haddii nabsi soo celiyo ee aboowe qofkaas soo dhawee waa iga talo. Meel kastaba guul iyo farxad baa ku rajayn

    • @Kinghero616
      @Kinghero616 6 місяців тому

      Sxb sfcn baadsameysay lkn waa dumar hakutaagsan

  • @naimanuur1394
    @naimanuur1394 7 місяців тому +4

    Jacaylku waa Nolol 🥰❤️iyo geeri ⚰️💔 😢
    Qisooyinka jacaylka ah dunida ma lagu soo kobi karo xaqiiq 😩 Allow umadada qof walba qofkisa u sakhir yaa Rabi 😢🤲🫂

  • @Alisacudi
    @Alisacudi 7 місяців тому +5

    It's my favourite song
    Cawa waa habeen salaso ah
    12/12/2023 berbera xafda daroole

  • @maryanmoha2050
    @maryanmoha2050 2 роки тому +16

    2016 jecelkyga ishidi jiry wlh wxn somarno dhibato io xanun hda xaskiisa ahy alx🥲

  • @musagarane9256
    @musagarane9256 Рік тому +7

    Hestaan ninki qaday waxaan maqlay marki o hestaan so qaday kadhib malma kowan ku dahood ino gare la gadomay kadhibna laf dawartaa o ka jawaay talow ma runbaa ilahey haku naxaristo hada noshay iyo hada dhimatay

  • @user-dm2ps2co8j
    @user-dm2ps2co8j 10 місяців тому +18

    Iga dhowr dhibatada Dumarka laguma dheele 😭💔
    Heestan xasus bey igu ledahay ano yar ban dhageysan jirey Lkn micnaheda ma fahmi jiran Lkn Hada ano qalbi jaabsan ban dhageysanaya 💔 7/9/2023
    Xasusaha qaar inad ilowdo wey adagthy Nolasha ad bey udagthy inad u ilmeyo ama ad umurugoto ruux an kala ogeyn dhimashadada io jogitankaga dunida lama helo ruux dunidisa odhan ka dhigta Oo si dacad kujecel 😔 lama qiyamo ruux kugu kalsonada oo Ku amina qalbigana lagama dhawaco wlhi 😭💔 waliga ruux dunidisa ka dhigtey qalbiga haka jabin wlhi 💔😖 qalbigeyga wali sidi bu kujecelyhy 😔 ilahey kuma tuso wax ku dhiba Wll cafis bad iga thy aniga ❤️🫶🏿 nolasha farxad ku dhameyso 🤲❤️

  • @marynmaryan1092
    @marynmaryan1092 2 роки тому +22

    7/feb/2020 malin juma ahydwaxan ku dhagaysanayay heestan xeeeb cidla waxan is dhihi jiray midaan kabixi maysid waliga lkn hada alx aduunku waa wareegto wax walbana meeshodi matagnaanayan markaa so xasuusto Ana isla yaaba wllhi fariin waxan faraya qofkasto maanta murugsan ama dhibaato jacayl dareemaya misana kaligiis ilmeenaya danbi maaha inad wax jeclaaato aduunkuna waa darul imtixaan qofkaad u ilmaynayso haduu yhy qofkii saxda aha o adiga lagugu tala galay marnaba kumu ogoladeen inad daradiis murugooto ducayso illhy bari waa hubaal inad kabixi doonto 😶 farxad waartan idin rajaynaya🥰

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 2 роки тому +2

      Maryan abayo m.a adunyada marna murug ah marna farxad ah wlhi jaceylka xanunkisa marka guldaro kala kulanto wey xanun badan tahay waxa aad ugu gudbi karta in aad allah barido saladkasto aad dukato ad duceysato xusususi hore ad iska tirto wlhi markas waxa is dhaheysa maxa waqtigas ka qaldana qof walbo qof u jecel yahay allah calaf ugu daro kuwa qalbiyad dhawaca rag iyo dumar allah hanuniyo dadba jiro cadow ah marki la jeclado qalbiga dadka ka jabinayo hadi an jaceyl jirin adunyada ma jirten ruxba ruxa u jecel allah la kulmiyo

    • @marynmaryan1092
      @marynmaryan1092 2 роки тому +1

      @@anisoali4697 Haa abyo waa run aad buu uxanuun badan yhy waan ka raysty iminka alx marmarkad xasuus gashaba waa lays xakameeya dhamanteen awood wan ulenhy caqabadaha naso wajaha nolosha inan xalino o waxanu kari karin rabi naguma imtixanaba 🥰shukrn abyoh

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 2 роки тому

      Maryan sido kale abayo shukran farxad igu nolow abayo fecbokaga iso qor in an isla xarirno ayan jeclestay abayo waliga la isma raciyo xlda adunyada alx allah ba mahad leh amba wanka bogsaday dhawac an kala kulmay ruxa nolosha wada qeybsanay xasusaha qar wa murug marnaba lama xasusto xasusihi murugta ah kuwa farxada un aya la xasusta wlhi hadi ey dhici laheyd Mel xasusaha murugta lagu tiri wan isaga dhaqi laha alx allah aya mahed leh kuwa qalbiyada dadka dhawaca ayagana markoda la dhawacaya adunyada wa waregto qofka jecleyd hadi waqtiga idin sacido wayo amba calaf idin kala ka xeyo wa cadi lakin waxa jiro dad dhawaca qulubta qofka jecel kuwas aya ugu xun adunka marka adigi ka bogsaday xanunki ad martay ayu qofki dib kugu so labanaya asigo xanunka ad ka bogsaday adiga asiga la daladhacaya markas ayu wuxu ku ornaya icafi marka hore hala isku naxararisto bahida wa isdaba mar kol ka ubahned wuka cararayey xage uyu jaceyl iyo naxariis kaga helaya shalay asigo ku dhawacay inti la isku bahi qabo aya qurux badan in dacad la isku ahado wakusalama abayo aniga ciwankan igu so darso cabiir husen Ali sawir fiyore ah aya isaran

    • @marynmaryan1092
      @marynmaryan1092 2 роки тому

      @@anisoali4697 abyo mcn wan kugu so darsaday maya yasu ba igu qoran sawir kayga isaran xijab mushakala qabo halkaasa kawada xiririyana insha alllh

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 2 роки тому

      Haye abayo insha allah

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 3 роки тому +78

    Heestan waxaa dhagaysan jirey wiil Aan saxb ahyn Anagoo dhigana fasalka 5aad 2010kii waayo saxbky wuxuu jeclaa gabadh Aan fasalka wada dhigan jiney Qisadoonana waxaa ogaa Aniga oo kaliya jacaykii saxby wuxuu kudhamaday guul daro gadhii muusan guursan waxaan iskudayey inaan caawiyo lakin wuu iga diiday 😭😭

  • @hamdibuhodle8549
    @hamdibuhodle8549 Рік тому +17

    2019 dhamadkisaa waxay ahayd sanadki igu xanunka badnaa hado lamarayo 2023 wan kaa bogsaday xanunkaa Alxm 2020 midki ii ilowsiyey xanunkaa baa wali Wadaa soconaa Abalkisaa maa gudii Karo
    Hadan gudo galo qisadaydaa Waxan wada soconay will ad bana ujeclaa kaligis baan laa socday dacad ban uahaa jecl iyo Dacadnimo wan siyey ila ay asxabti igu dhawayd ay idhahan maxa dacad nimadan inta qalbi jabi lahayd maad xarer badan yelatid wan ka Didi jiray asxabteyda a waan coleystay jeclkaa ninka uqaba kaa wayn asxabteyda waga waxan uarkay Inay ayagu qaldanyihin lkn wan kaa shaleyey markay sidey shegayen arintu noqotay asagu gawar Buu ilaa waday Ani tilifon marka ma lahayn marku scholka adayo Buu kisii idibi jiray galinka hore Ani wax barashadeyda ahayd asagana galinka danbe Malin malmaha kamid aah ban keepseftisa nuberkisa KU firiyey waa ifurmay waxana KU arkay gawar uu laa sawiranyahay naf wax jecl ban ahaye waxan isku sasabay waa walashii maa waydin wan qarsaday Malin kle ano Hayo bay so wacday mcnto baa ogu sev gareysneyd wan qabtay bbe bay hadal kaa bilowday waxan isku sasabay waa hooyadi magac ogu sev gareysan bbee ereyga dhaan waan kaa saray qalbigeygaa wali nafta Ben ban kusasabaya ilen naf wax jecl maa qusate ano asagi waydinin Malin malmaha kamid aah Buu iso wacay uu igu yiri wan arosan Raba aniga benta waye qofaa aniga ahayn umalen mayo Ina gursanayso wali waxan is leyahay waxan waa baranki oo waxad ogu jawabi lahayd Buu egayaa Waba kaa dhab marku dhartay baan aminay Hye ban ku iri wuu iga maqna labo Malin anigo labo isbuc aad uxanusan dhaqtarkii wuxu yiri gawadhaa waxba maa qabto oo Quran sar hataa waa laa igeyey ayado lagaran laayahay xanunka ihayo bu so wacay mid walashay aah waxaba moda inaa ogahay Inu yahay asaga abowe gawadhaa labo isbuc waa la garan laa yahay sidey tahay tilifonkaa igu dhib Buu yiri wan laa Hadlay wuxuu ishegay in gawadhii lagursaday gawadhaa wuu ilaa waday waxay tiri familkena baa nin Dibada jiro igu darayo hada imato Ninkan ban Raba ban dhahay imow intu labo Bari diyar garowayey baa gawadhii laa gursaday ninku familkaa Kuma Darin midhaa ayada kensatay nabsigu waa Hiliyaa wuxuna igu yiri aan isku so noqono waxan iri meshaa shly ano KU jecl iga Tagtay baa Hadan isku so noqono iga tagi wan jecla anigo Hadalka dhahay ban KU sigtay dhowr jeer Ina kaa aqbalo marki Danbe waxan sokici jiray salatuleyl ilaahyban kaa baryi jiray Inu qalbigeygaa kaa Saro mid ijecl nh isahlo sii aan KU ilawo xanunka aan so maray wlhi ilahay Ducadi Buu ii aqbalay xiligan kacayana Kuma qasarin mar walbo xalada kugu adkato xaga ale uu carar Alahaa talo Saro wlhi maa qasareysid wilki an ku duceysanayey Ina Helo wan helay midkan KU duceysanayey Inu ale qalbigeygaa kaa sarana waa kasaray Alxm waxaa wada socona afarsano waxana KU Hami waynahay inaa islaa garno ilayo heer kii wada socotka ku xigay Ale Haa fududeyo marka qof walba qiso xanun leh waaa so maray waa lakala Daranyahay

    • @xuseinxassan
      @xuseinxassan Рік тому +1

      Abaayo plz isoo jawaab macalimada jaceylka tahay 🎉❤

    • @hamdibuhodle8549
      @hamdibuhodle8549 Рік тому +1

      @@xuseinxassan hhhhh maxan kugu so jawabaa hhh

    • @xuseinxassan
      @xuseinxassan Рік тому +1

      @@hamdibuhodle8549mya wll intaas iga badan sharaf iyo karaamo ku haayaa noloow walashey🙏🏻

    • @hamdibuhodle8549
      @hamdibuhodle8549 Рік тому +1

      @@xuseinxassan shukrn adigana sido kle Nolow abowe

    • @Bushriina
      @Bushriina Рік тому

      ❤❤waaa qiso dareeen leh
      Paayo hadda ma is guursateen mise waa wali

  • @ilwaadhassan3090
    @ilwaadhassan3090 6 місяців тому +12

    Cwa waa sanadka cusub 1 /1 /2024 hees Kan ban dhageysanaya wliba saqda dhaxe 2:00 hees Kan aabeheyy😢 baa ad udhagesan jiray 2007 oo hada nolol iyo geeri lagu weysan yahay rabi wxan ka baryaya hduu nol yahay inu nolol nagu tuso hduu dhintay ne janatu fardowsa😭❤️

    • @abzeezy56
      @abzeezy56 6 місяців тому +1

      😢 ilaahay aaba isago nabad qaba ha ku tuso 😢srry sxb murugada alle ha kaasiyo Samir iyo ajar

    • @ilwaadhassan3090
      @ilwaadhassan3090 6 місяців тому +1

      ​@@abzeezy56aaamin abwe😭🤲🏻

    • @farhaandaacadofficial2228
      @farhaandaacadofficial2228 5 місяців тому

      Alle isagaa weyne aabo hasoo dhaweeyo walaal😢🤲

    • @ilwaadhassan3090
      @ilwaadhassan3090 5 місяців тому

      @@abzeezy56 aamin abwe😢🤲🏻

    • @ilwaadhassan3090
      @ilwaadhassan3090 5 місяців тому

      ​@@farhaandaacadofficial2228aamin🤲🏻

  • @nasriantonio4036
    @nasriantonio4036 23 дні тому

    Cajaip shiiqow wahabeen xasuus igu madan meel xasuus le hees axuus igu le ❤❤❤❤❤❤2year bag inzhallah

  • @omermohamedshire7949
    @omermohamedshire7949 3 роки тому +48

    Heestan waxan ku xasuustaa zhpkay marna wllkay idiris oo tahriibay hada markastana dhegaysan jiray libaya ayuu hada ku xidhan yhy cidkastoo aragta zhpkay u duceeya in ilahay cadowga ka furfuro

  • @alisacuudi983
    @alisacuudi983 Рік тому +5

    Waxan dhegaysanaya Ani keli fadhiya hotel Berbera beach oo koob shaha I agyaalo baduna aan dhagayaanaayo mawjadeeda meeshu waa cidlo qaybta Bada xigta sacadu waa shantii galabnimo waa wakhti aad u kulul hanfi dhacaayo iyo dabaylo
    Date 16/7/23
    Kh.w.H ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Inshallah wakhti kle Ayn so bookhan Alhamdulillah

  • @kingzaami9362
    @kingzaami9362 Рік тому +11

    Its one of my fav song and always sing when i,m in good mood from 2006 i,m listening old memory never fedes🎤

  • @kc_king4276
    @kc_king4276 2 роки тому +52

    Its one of my fav song and always sing when i’m in good mood
    From 2005 to 2022 i’m listening old memory never fades.

    • @Hudahaybe
      @Hudahaybe 2 роки тому +3

      Kula mid

    • @sadrisiman4711
      @sadrisiman4711 2 роки тому +1

      Kulamid

    • @kc_king4276
      @kc_king4276 2 роки тому

      @@sadrisiman4711 naafada caashaqe aduunka ma tahay mida naftaadu.. soo ma ahayn hees uu qaado fanaanka mursal😂😂

    • @yonisali3879
      @yonisali3879 2 роки тому

      Looool
      Seriously Somali chicks need to stop
      With them arrows that they aim at their best men.
      And stop their obsession with
      Wanting to see rocks bleed.
      It not funny, even when they tell u
      Beforehand that arrows are incoming
      It always hits the heart beacuse
      their favorite tragets in the Field never have any arrows sticking out their backs.
      Yellow does not suit them maybe that is why they attract the wildest even tho the feelings is always mutual. Their shit test ait for the faint of heart.

    • @omarwarsame3237
      @omarwarsame3237 Рік тому

      1988 ilaa manta oo 2022 la dhagaysana never got old

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Місяць тому +1

    What a amazing song.!😮
    Still listining 12/06/2024.🎻🔥

  • @hamzacaliahmed8156
    @hamzacaliahmed8156 2 роки тому +4

    Hees xasuus weyn igu leh waxaan la dhegeesan jirey wllkey ina habar yartey aweys cabdi alle janada firdoos haka waraabiyo wuxu ku geeriyoodey qarax magalada xamar 2019 😭😭

  • @HafsaDheman-md8bs
    @HafsaDheman-md8bs 10 місяців тому +8

    Iga dhowra dhibaatada dumarka laguma dheele😞💔

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Рік тому +5

    Still am listing 2023 best song emotional somali songs 15/4/2023

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 8 місяців тому +5

    Imisaa tolow Cisbitaalka Beerdilaacshe Yaaloo lagu dabiibaa baYdkan😢
    🥺 Iskusoo dhageeniYo
    🥺 Dhunkashadii mcnYd
    🥺 Dhulkoo kula wareegiYo
    🥺 Dhimbiil miYaanaY kugu noqon

  • @xakimacaliisxaaq8614
    @xakimacaliisxaaq8614 Рік тому +5

    Mudo badan kadib manta oo ah 2023 so raadiye heestan waxa dereemoyaa xann qalbi ah💔🥺😭

    • @KingHaji
      @KingHaji 11 місяців тому

      Ilahay haka kor qaado culayska wlshis

    • @RahmoSiyad
      @RahmoSiyad 11 місяців тому

      Abayo badal kher qaba😢

  • @ismacilahmedosman3420
    @ismacilahmedosman3420 Рік тому +5

    Dhaaawac bay igu yaalo la dhaqaaqi waayo lafta dhabarka celisaa laba dhinac inoqoteee jacylku waaa dilaaga qarsooon wana cudur dawo looo waayay ila hada Wixiii dhal jacyl Liketa ha ila dhaafin

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 11 місяців тому

      Dawadiisu waa qofkaad jeclaatay oo isna ku jecel oo hareerta kula haya. ❤

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Рік тому +5

    Jaceyl aanan xanuun laga marin ma jiro aleeylahe h.xaawo iyo A.aaden ba dunida jaceylkoodii way udhibtoodeen balse rabi waxaan ka baryaa jaceyl xun oo xanuunjiyo aadmiga inta muslim ka ilaah ma bado😊🤲
    Aqalkaan dhiseynaad dhigihii ka tuurtoo haye No problem, go forward baa la ahaan bi'idnillah

  • @sacdaxassan9831
    @sacdaxassan9831 3 роки тому +23

    Waxaan xasuusta wiil ii qaadi jiray mar kasta raga lagu dheele lkn aniga ciyaal baan ahaa waaga qiimaha maan fahsanyn qof ku jecel hadana meel kasta oo uu aduunka jooga wan ka raali galinaya dhibkaan u gaystay

    • @ahmedducaale7542
      @ahmedducaale7542 2 роки тому

      Waa ikane iso wac

    • @shukriadenhassan49
      @shukriadenhassan49 2 роки тому

      @@ahmedducaale7542 waqosaly kiiyoow 😅😅

    • @marwanlyrics8540
      @marwanlyrics8540 2 роки тому

      Intaas Aya kufilan😌

    • @Bwalde
      @Bwalde 2 роки тому

      Too late weeye walal.

    • @kawsarbashiirabdicali4739
      @kawsarbashiirabdicali4739 Місяць тому

      Aniga hesta❤ xasuus igu ledahay wiil ba cajilada ikenay ad bu ijecla geen yo ladhihi jiray wa udhintay ilahay ha unaxaristo waga 18 ba jiray raga laguma dhelo bu idhihi jiray gurigena dabadisa bu fadhisan jiray sorry😢 aniga ma fahmin walhi meshuna lascanood❤ bay aheed🎉

  • @RithwaanMohamed-dd7xz
    @RithwaanMohamed-dd7xz 3 місяці тому +1

    24 -apr -2024
    Malma qurux badan qanaca badan leh wxan jogga meesha aan kashaqeyyyo, wxan rajaynayah malma kale oo sidan kasii wanagsan io cafimdba leh ,insha allah❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +35

    YERTA Wan ku Salamay🌹
    Hestan Wax Fahmi kra Qof Jaceyl dhagax Dhigtya mizena Lagaga Baxay Yacni Jaceyl Dhinac ka Dheliyay
    Jaceylku Waa Daren Qalpiga Ku dhaca Qalpiguna Maskaxdu u So Gudbiyah Mazkaxduna Go an Ayay Ka Qadata Rer Farah Mad madoobe Maxay Jaceyl ka Yaqanan Hesaha Way iska Dhagaystane iga Dhowr DHibatada Raga laguma dhele 👌

    • @bisharqoje7910
      @bisharqoje7910 3 роки тому

      Kkkkkkk saas waaye

    • @orgiwaxar1662
      @orgiwaxar1662 3 роки тому

      Asc waa sidaad usheegtay alla maxuu ibaday beri jacaylkaasu

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 3 роки тому

      @@orgiwaxar1662 Wcz Jaceyl An Lagula Hayn Wa Dhib

  • @Ikranalimoha
    @Ikranalimoha 4 місяці тому +1

    8/12/2023 Dhaawac wa igarey balse in Muda ah kadib alx wan raystey
    Dadka qaar marki saaid lo jeclaado laxiiseyo maxey isla badalan oo ay ku bahdilaan💔😭

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 11 місяців тому +4

    Xoog buu u cod macaan yahay maanshaa'allaah

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 2 роки тому +15

    Qof haduuna jaceylka kula arag 👎🏾 waqti haku luminin 👍🏽waxaad heleysaa qof jaceyl ka kula qeybsado 👌🏾

  • @gabijr5220
    @gabijr5220 2 роки тому +6

    Heestan anoo yar ayaan dhagaysan jiray 15 years ago still waa hit waan ku haystaa 😍

  • @engcabdullahiyusuf1892
    @engcabdullahiyusuf1892 2 місяці тому

    Allah ha kuu naxariisto Abwaan Cabdalla Nuuradiin dhaxal ayuu nooga tagay ❤❤❤❤❤ 3 5 2024

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 Рік тому +11

    Taariikhdu waa 12/Sept/2022 Habayn Talaado soo gallaso. Goobtuna waa Kampala Uganda 🇺🇬 waqti habayn ah 9:58 PM.
    Heestaan wax xasuus iguma leh lkn jacayl ayey igu kicisay Erayadaan waa kuwaan Samia ku oran lahaa qofta kalliya oo aan dumar ka calmaday. waa qofta walkeed, Hooyadeed iyo wllasheedba i blockgareeyeen 🥺
    Walina qalbigayga way ku nooshahay haddeer habayn dhawayd ayaan ku riyoonayey ayadoo ila joogta. waxaana iguu danbaysay 3 sano bar ka hor.

    • @muumin4683
      @muumin4683 Рік тому

      Allaha kuu Sahlo sxb

    • @fardowsomacalinissack5155
      @fardowsomacalinissack5155 Рік тому

      Wll jaceylku wuu wajiyo badanyahay samiirka badi i.a wada ku guuleysan doontaa 💯🤞

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 Рік тому +1

      @@fardowsomacalinissack5155 thanks wll

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 Рік тому

      @@muumin4683 qalbigu jecel yahay hadana marabo maqan wax khaldan 🤣🤣🤣

    • @fardowsomacalinissack5155
      @fardowsomacalinissack5155 Рік тому

      @@cilmiboodhari4776 i.a wl alle qalbiyada ha inoo qabojiyo jaceylku waa cudur dawo loo wayey

  • @abdirahinhassanabdi815
    @abdirahinhassanabdi815 Рік тому +3

    Iam listening when I was in Africa good memory
    I've never bored to listening

  • @libanali8687
    @libanali8687 2 роки тому +47

    This songs never gets Old
    No matter how much I listen to it ,
    I never get bored 🌿👥

    • @mohaa10
      @mohaa10 2 роки тому +3

      tastasta ahaa ninkaan lol youtube maa isku aragnay kkk

  • @kaaafichanellove3767
    @kaaafichanellove3767 2 роки тому +6

    *Heestan wiil an sxbo nahay gabar uu jaclaa asago mel ku sugayo aya waxa so werayay tuugo way xabadeyen lug ayey xabad uga dhuften lkn alx ma jabin jacelkisana wa ku guleystay*

    • @zzz12e60
      @zzz12e60 Рік тому

      Hambalyo m.a iga gaarsii hambalyo szbkaa dheh alle ha isku barkeeyo aamiin yaarbi

  • @xogside3289
    @xogside3289 2 роки тому +15

    2022 qofkii dhageystow aduun dhamaadaa joogtaa😀

  • @abchennal9444
    @abchennal9444 10 місяців тому +1

    2/sept/2023ayaa dib u soo radiyay😢💔😢qisadayd wxan is jaclayn jclkay ugu horeysay uguna damesay najmaa😭😭alle ha unaxariste wakhati badan oon soo wadad qadanay iyo jawiyo quruxbadan oon heestan kuso dhagaysanay 2013 2014 2015 2016 ugu damen marka nolasha qaybsan lahayn oon is gursan lahayn ayay iga dhimatay oo dunida igu cidlaysay oo tedi noqotay gari ay ku safresay baa la dhacay😭😭💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭alle ha u naxaristee ilaa hada waa xusa sald lasta oon tukadan waa u duceya 😢❤️ dabaded wx ma jclan 😢cawa xasuus😭😭

    • @ribihabdullahi3493
      @ribihabdullahi3493 8 місяців тому

      sorry wl ilaahay samir iyo imaan iyo badal khayr qabo haku siiyo so sad wlhi

  • @gacalhassan4183
    @gacalhassan4183 Рік тому +3

    2022 September
    Jclku waa dareen nagu dhex nool
    Waxaan u daremayaa xnn maqnashiyaheeda
    Markasto rabi waxaan ku weydiinayaa janno caruurteyda hooyadooda

  • @ugbaadeisa7870
    @ugbaadeisa7870 Рік тому +3

    10/5/2023 maalin salaasa ah saacada 2:45 Am Hargaysa somaliland,ma jirto wax dhiba oo heestan ii gaysay waanse ka helaa and then iska dhagaystaa.

  • @xamseaadan4391
    @xamseaadan4391 3 роки тому +7

    Waa Hees Aad iyo Aad Uqaali ah
    Wax Hore Ayaanban Dib Usoo Xasuustey Walaahi Waliba Jacaylkeygii Dhabta Ahaaah 😪😪😪😪😪

  • @RithwaanMohamed
    @RithwaanMohamed 7 місяців тому +2

    Gunnimo caashaq ba iskaleh 💔1/12/23 seetihiin inaad ficanthin ban idin rajaynayyah

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +7

    Jacaylku waaa wax xun waxaa jiray gabar aan wada shekaysan jirnay 2yrs melahaa jacayl xad dhaafa ayaan u qaaday mana Calfan markii igu dnbaysay waxay joogtay turki comment gayga arktay waan ku jeclahy wali subayda wlhi malin un waan kulmi insha allh 😭😭😭🙏

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan Рік тому +3

      Aboowe wiilasha somaliyeed arxan lawayaal waaye, yaa amina haduu runkujecelyahay still qiyaano makadhamato, waana wajib xiriirka inaa ujartid asagoo dhanba .

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Рік тому +3

      @@yasmiindhowrsan abayo isku mid mahaa waayo anigaba wiil ayaan ahay Wana LA I khiyamay ee isku mid mahaa lkn qar xun way jiraan abaayo 😭😭

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan Рік тому +1

      @@somaliyameni202 ILAHAY badal kafiican hakusiiyo, ani waan katagay edabtaro, hadal xumo iyo isbadal wayn marka kadareemay, qof ka bax lamadhoho wuxuu kubaxa latusa. Alhamdullilah hadana kakabsaday noloshana guul wayn kagaray. Waliga haisdhiban qof kuqalma waa hele

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Рік тому +1

      ​@@yasmiindhowrsanamahadsanid wll❤❤

  • @fahadshaban8444
    @fahadshaban8444 3 роки тому +8

    Xasus aad igu dheer ayay igalisa mrkan dhagaysto heestan mrkastana wan kuceshada wyo wxa daremi kara jacaylku wxu yahay qofka soo maray jacayl waliya oo dhagsiyay meel halisa
    Watan ibtiladuye yaa fahamsiya somali dan uhaysata wxa iska khiyaliya inu yahay jacaylku
    Iga dhoowr dhibatada raga laguma dheele
    Alle hayna wada fahmsi qiimaha uu leyahay qofka ina jecel

  • @cujhaarts8093
    @cujhaarts8093 4 роки тому +7

    Mnchh allah hees macaan runtiii

  • @adamawil6030
    @adamawil6030 3 роки тому +6

    Ina adeer horay u soco 🙏🏽🙏🏽

  • @LibanOmar-zn2fs
    @LibanOmar-zn2fs 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢❤ old is gold keeno dadka is jecel qiiaha jacaylk ayaan dareen sanahay❤❤

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 3 роки тому +6

    Mid ka mida heesa abid ugu qurxoon ee somaalidena ❤❤

  • @IbraYussuf
    @IbraYussuf 11 місяців тому +2

    Dhawac bay igu yaalo
    La dhaqaaqi waayo
    Lafta dhabarka celisa
    Labo dhinac I noqotee

  • @musadheer5974
    @musadheer5974 9 місяців тому +1

    Axdigii dhexdeeniyo wada dhalashadenii
    😮😢😢😢😢 moday 23/10/2023 mss
    Iga dhowr dhibatada raga laguma dheelee 😢😢😢😢 ciil aduun

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Рік тому +2

    Cabdullahi boqol .
    Wa xasuustii AUN beer dilaacshe.
    Erayadii weriye cabdallaw nuuradiin...
    Heestaan 2003 ayey wehel Ii ahayd anoon fahan buuxa ka haysan jacaylka...

  • @duceysanefaarax
    @duceysanefaarax 10 місяців тому

    inta is jecel rabbow isku beeg anah boqoradeyda ii sahal🤲❤️

  • @axmedjimcale7559
    @axmedjimcale7559 2 роки тому +1

    wow! ya Salaam, reminds me of my childhood

  • @ahmedshekh6543
    @ahmedshekh6543 3 роки тому +5

    rag laguma dheele iga dhowro dhibtada
    walhi wa dhibaato qof aad jeceshahay o aad wayday
    qofkan jeclaa markan wayey
    dumar ba wan ka niyad jabay runti mana umleynaayo in aan gabar
    Danbe e Somali ah jecalaan
    dono walshy na wan u duceyaa anytime max yelay
    Wa gabar somaliyed o maskiin ah ilaahey waxan ugu rajeyn marwallpa mustqabal wangasan iyo Nolol qurux badan anigna
    Ilaahey wax khayr qaba ban
    Ka rajeyn in aan helo😥

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 роки тому

      Ax Ilahay niyada hakuu qaboojiyo walky🥺🥺

    • @ahmedshekh6543
      @ahmedshekh6543 3 роки тому

      @@nimcoayaan6197
      shugarn abaayo mcn 🥰

    • @cabdisalaancawil2344
      @cabdisalaancawil2344 3 роки тому

      14/1/2021 sacada 9:34pm

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 роки тому

      Ahmed shekh anina sidaada ayaan ahay allow ducada naga aqbal🤲🤲🤲

    • @ahmedshekh6543
      @ahmedshekh6543 3 роки тому

      @@hamzaaliahmed8962
      ilaahey haku fududeeyo.
      bro inshallah you will get a good chance your a change you life

  • @ibramovicpogba1469
    @ibramovicpogba1469 Рік тому +7

    Stop Asking who's still Listening
    We never Left❤

  • @deekasanaag4843
    @deekasanaag4843 23 дні тому

    Still listening 3/7/2024 12:15 Am. iga dhawr dhibaatada

  • @user-tu8vu8ej2c
    @user-tu8vu8ej2c 6 місяців тому +3

    I am still watching 2024

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 10 місяців тому +1

    2004 walaalkey iga yar bishar ayaa cajalad kusoo duubtay studio kuyaalo bakaaraha rikoor guriga yaalo ayuu noogalin jiray heestaan iyo kuwa kale oo hindi kamid ahaayeen caruurnimadi waqti fcn ayaa sooqadanay lkn hada qarax iyo balaayo ayey nageeyeen allow wadanka amni nooga dhig

  • @MunaMohamoud-vr6lc
    @MunaMohamoud-vr6lc 10 місяців тому

    Heestan wxam dhegeysan jire 2016 mar wakhtigu igu adkaa ina badan hadan wn dhegeysta waa emotional song kayga gaarka ah wxan ku qiyaasi jirey cabashadayda ilaa hadana wn ku qiyasaa wxan ku dhegaysan jirey meel cidlo ah waa hees dareen keeda wadata i.a 2024 hadaan noolado repay soo geli i.a 😩❤️

  • @abdihaji6830
    @abdihaji6830 3 роки тому +8

    22/5/2021 1:45 haben madaw ayan heeskan isku ma welinaya iyado hawlo badan iga qasan yihiin wa noloshayda habenadii ay igu adkayd noloshayda ilahaw iisahal

    • @ibrahimmohamed2118
      @ibrahimmohamed2118 3 роки тому

      Waa guleysane bro don't worry never give up

    • @najahdiamond4976
      @najahdiamond4976 2 роки тому

      🙈🤔

    • @miskisaed6317
      @miskisaed6317 2 роки тому

      😥😥😥iga dhowr dhibatada
      Dumar laguma dheele

    • @abdi9520
      @abdi9520 2 роки тому

      Walal hada maa ku tooseen arimihii Allah haku fudeydiyoo

  • @mumtaasjamaal3581
    @mumtaasjamaal3581 4 роки тому +16

    Rag iyo dumar toona laguma dheelo ilahyow xaqa nagaransiiiii

    • @Nimo-abiib
      @Nimo-abiib  4 роки тому +2

      Mumtaas Jamaal truly sister

    • @osmanbarud5362
      @osmanbarud5362 4 роки тому +1

      Waa heees aad u mcn miriheedana anigaa iska leh lkn waa la qariyaa

    • @liibaandaahir1439
      @liibaandaahir1439 3 роки тому

      Hadda asa iska hadlayo dee

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 2 роки тому +26

    Since 2003 am listening ❣❣

  • @iqraawaareiqra5095
    @iqraawaareiqra5095 Рік тому +9

    Iga dhawr dhibatada dumar laguma dheele❤

  • @ASADABADIHAAJI
    @ASADABADIHAAJI Місяць тому +1

    wan ogahay inaad adoo amusan comentigee akhrinayee liketa 😢😢

  • @abdiabdul3969
    @abdiabdul3969 Рік тому +5

    still am listening 2023😢😮

  • @khadramhmed0943
    @khadramhmed0943 Рік тому +4

    sanad xanuun badan 2021

  • @ramlocalicilmi3109
    @ramlocalicilmi3109 Рік тому

    Abtigeey allow cimriga kuu dheereey cod ku qurux badanaa❤❤

  • @xafsokassin7163
    @xafsokassin7163 Рік тому +5

    Isku so dhageeniyo dhun kashadii macaneed dhulkoo kula wareegiyo dhinbil yaanay kugu noqon😥💔

  • @nourdennk1599
    @nourdennk1599 2 роки тому +3

    Still iam listening 2022/ 7/ 1 habeen sabti soo galayso♥️👩‍💼

    • @shukriadenhassan49
      @shukriadenhassan49 2 роки тому +1

      Same dhawacyo pdna wdremya 🥺🥺😫😫😭

    • @nourdennk1599
      @nourdennk1599 Рік тому

      @@shukriadenhassan49 stay strong qurx❤💪

  • @naajuu5462
    @naajuu5462 3 роки тому +16

    Aqal kaan dhisaynaa dhinacii ka tuurtee
    ❤❤❤😭

  • @abdirihmaanjuniorfred47
    @abdirihmaanjuniorfred47 Рік тому +1

    Kampala ayaan ku dhagaysan 2023 😢

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 2 роки тому +1

    Qalbigayga marba ladhawacay maradamana maogalan hestan cawa oay eid thay ban usohiisay 2022abtio like isaar 🥰😀

  • @adamawil6030
    @adamawil6030 3 роки тому +10

    😢😢😢😢hesta aad u jclhy wlhi ❤️🌹👸

  • @suldanqabus9421
    @suldanqabus9421 3 роки тому +6

    Waaw best hees runtii caawan dhagaysanaya
    15/9/2020 salasa 9:30 habeen jawi dagan wlahi
    Xasuus

  • @Tuyuub.Lyrics
    @Tuyuub.Lyrics 2 місяці тому +1

    Sida dhool Guyoo Da’ay dhibicdiisu Hoortoo Laga dhaansanaya ku dhaw raya wali😢

  • @slyadckyalii1784
    @slyadckyalii1784 2 місяці тому +1

    Love is uniting many people in the comments section nothing is sweet wen u are being 💕😊

  • @hafiidajacfaraminullah1039
    @hafiidajacfaraminullah1039 8 місяців тому +1

    Am still listening this music 🎶 2023❤😢

  • @Fatuushacandies
    @Fatuushacandies 9 днів тому

    Ani marwalba midkaa jeclaado mahelo 😢😢😢😢😢😢nasiib xumaadeedi jaceel waa nacay hadiiba qofaad jaceshahay laheleen

  • @khadar_Yusuf_Ciiltire
    @khadar_Yusuf_Ciiltire 10 місяців тому +1

    Waa heesaha legdan ee Luxdan ee waliba aan Liicayn.

  • @abbaskhan5405
    @abbaskhan5405 Рік тому +3

    Maanta ayaan ku dhageysanayaa kampala ❤❤

  • @naasirmediaofficial2680
    @naasirmediaofficial2680 3 роки тому

    Horay usoco nimca mahadsanid walal m.c.n

  • @shuaybabdulkadir9236
    @shuaybabdulkadir9236 Рік тому +1

    8 jun/2023 hbn jimco ay thy 1:40 daqiiqo Heestan qof igu qaaliya darteed baan u dhgystaa ayada i bartay mr wlba waaan dhgeystaa anoo ayada xasuusanaayo.🥺😭

  • @nastehaabdirahman8072
    @nastehaabdirahman8072 Рік тому +1

    Aniga hada nin jecel waxkayaqana ayan waxan rajeyna dumarka mida ugu quruxda batman inan kalasodaxbaxa inshallah wan rajeyna

  • @awayswaldeawayswalde3388
    @awayswaldeawayswalde3388 2 роки тому +5

    Heestaan waxaan ku xasuustaa habeenkii jaceylkeyga igu dambeysey cod ay isoo duubtey iyadoo heestaan dhageysaneyso ka dib heestaan waanba iska jeclaadey

  • @hassan-zn7zz
    @hassan-zn7zz 4 місяці тому

    Ceyr waaa dadka hawiye ugu fananinta badan waa niman qatar ah

  • @Xaragoooo
    @Xaragoooo 6 місяців тому

    Cawa ayaan ku dhagysanya kampala heesta aad ban ujeclhy wax xasuusa iguma lahan ❤

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 Рік тому +6

    Hesta bilaawga lafta dhabarka celiso laba dhinac I noqotee marku leyahay wa habar ilahey lafaha hanaga jabin🥺🥺💞

    • @anisaahmedabdallah758
      @anisaahmedabdallah758 Рік тому

      Hhhh aamiin allahayoow 👋😆😥hees oo dhan baa xanuun ah allah naga madoobeeyee👍

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 Рік тому

      @@anisaahmedabdallah758 Allahuma Amin 😌🤲