Somali Lyrics Song Dadka ha iska weyneyn By Nuur Eebe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2011

КОМЕНТАРІ • 242

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 3 роки тому +140

    Alla mexeey taariiq igu leedahay waliba lama ilaabaan ah! Anoo aad u yar qaxooti ku ah meel jiiro cisaleey la dhaho ayaan maalin kadis intaan ku maqlay jeclaaday kis yar ka xafiday radio barkulan la dhaho lagasoo daayay xiligaas aad loo dhageysan jiray,
    Habo yarteey oo yariis ah aad isku dhibi jirnay oon mar walbo is dagaali jirnay maalin anagoo isku dhacsan iska qaaday weeyka xanaaqday waaba heestii ii noqotay awoodii aan habo yarteey iskaaga celin lahaa 😂😂 hadaa is dagaalno oon qaado weey iga hari jirtay for the sake of this song! Allhamdullillh 2021 ayaan ku raaxeysanayaa!

    • @kingmubarak9146
      @kingmubarak9146 3 роки тому

      Dyx dalnuurshe hdda dhegasanya anna zxb hhhhh sat 5/june/20121.

    • @zacimpojo2776
      @zacimpojo2776 3 роки тому +1

      Please hestan xasusteda nosoqad😭

    • @abdirizakofficial3494
      @abdirizakofficial3494 3 роки тому +1

      Sxb wligey waxbo kama codsan waxaan kacodsnh inaa heestan iyadoo qoraal ah nooso qaado video xitah ma sugi karoh

    • @adamjilibey7073
      @adamjilibey7073 2 роки тому

      Habaryartaa maad Ku raaxeysaneysey dayaxoow

    • @axmedcali2285
      @axmedcali2285 2 роки тому +1

      Ilaa wakhtigaa badhbaa hebla ku ahaa miyaa,😅

  • @abdikadirabdullahi1914
    @abdikadirabdullahi1914 6 місяців тому +8

    Hadaad maanta wacanthy maku waari doontaa😢
    20 January 2024 baan soboqday iga dambeyow like 👍

  • @alanwalker1562
    @alanwalker1562 3 роки тому +26

    2020 December baan dhagaysanayaa waliba anigoo comment akhrisna dhinac ka wada Like ii saar hadaad sidayda oo kale tahay !!!

  • @fatimaessa2841
    @fatimaessa2841 4 роки тому +64

    Ragu wxy modan dumar kaliya inay wacadka furaaan wlhi lkn Rag bdn aya jira o dumarka silciya jcylkuna waa wx xanun kulul 😭😭😭😭Hadi aad manta wcn tahy maku wari doonta tolow🙏iso duceya wl

  • @drsnaimahsny5301
    @drsnaimahsny5301 5 років тому +44

    Hadad manta wacan tahy ma ku waari doonta 26 june 2k19😭😭😓😓
    Xasuus igu leedahy

  • @mubarekahmed7993
    @mubarekahmed7993 3 роки тому +17

    30 May 2021 Hees si gooni ah ii taabanaysa, "Hadaad manta wacantahay maku waaro doontaa" even married people struggle in relationships!!!

    • @dribros3754
      @dribros3754 2 роки тому +1

      I'm sorry xanuunka aa ledahay waan dareemay sababto ahh manta ayay ii haysata

  • @muhiyodiinnasir1128
    @muhiyodiinnasir1128 3 роки тому +4

    Inta ila dhageysanaysa 2021 liketa isku muujiya wan idin salaamay inta iga Danbeysa alle ha idin xafido

  • @yussufgarad8161
    @yussufgarad8161 4 роки тому +12

    Adunyadaan in uu nabsi jiro inta aminsan like ii sara

  • @salmangamer6615
    @salmangamer6615 4 роки тому +24

    2020 inata iladhagey saneyso ☝️☝️☝️☝️☝️

  • @abdirizaksalad8516
    @abdirizaksalad8516 2 роки тому +3

    Waxaan hubaa wlh in hadii mar kale la qaban lahaa boqorka cod in lasiin lahaay Nuur eebow tubeec ka dib ilaahey ha u naxariisto

  • @rahulg9842
    @rahulg9842 6 років тому +17

    mashallah mashallah mashallah murti fiican Ibrahim gadhle ayaa lahaa runtii heestan Somaliland ha noolaato mashallah

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 8 років тому +6

    waa heestii AUN Maxamed Mooge. erayada hestan waxaa smaayey AUN abwaan Ibraahin Gadhle.

  • @mohamedhassan1722
    @mohamedhassan1722 3 роки тому +5

    Allaha Ku Naxariisto Nuur Eebe, Jano kawarabiyo Insha'Allah

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 2 роки тому +3

    DADKA HA ISKA WEENEEN INAAD KALI WAX GARAT TAHAY HA ISKA DHIGIN WALAALEEY JAH ALLA QALBIGA YAA ILA DAREEMAAYO QALBI XANUUN SIDEEDA💔🖤🥺😰😢😭😭

  • @akrammaanaf185
    @akrammaanaf185 Рік тому +1

    2023 south Africa Ku dhageysana adiga halkee Ku dhageysaneyaaa Hada !!
    Cfmd Ku rajeyna wllkah ama walasha i arkeyso🙄❤️🇸🇴✅

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 роки тому +4

    😪😪😪😪😪maalmaha murugada heestooda iyo xasuusaha xumaada wehelkooda.

  • @abdirizakdhere04
    @abdirizakdhere04 2 роки тому +2

    Isla weynidaaduna waxaa tahy ma sheegtee.😪😪😪
    24/Nov/2021 waxan ku dhageysanayaa dhuusamarreeb gobalka gal gaduud bartamaha soomaaliya!

  • @amiinlixle2853
    @amiinlixle2853 6 років тому +25

    2018 December baan dhageysnayah 😉😍😍 yaa kalle hee

    • @empiresaara9927
      @empiresaara9927 5 років тому +1

      December aa😉🤔🤔🤔🤔talooow december mala gaaray🤔🤔🤔🤔

    • @alanwalker1562
      @alanwalker1562 3 роки тому +1

      Amiin ahmed daud ana laba sano ka dib ayaan daawanaya salaan sare zhp caawa anigo heestan comment geeda akhrinaya ayaan kaa dhex arkay

    • @muzamilmuqtaar4121
      @muzamilmuqtaar4121 3 роки тому +1

      🇸🇴

    • @amiinlixle2853
      @amiinlixle2853 3 роки тому +1

      @@alanwalker1562 zhpkey doodi omer 😁 waan ku salamey zhp wakhti ley hayay ayaan udhageysan jirey heeztan 😅

    • @alanwalker1562
      @alanwalker1562 3 роки тому +1

      @@amiinlixle2853 😂😂 wlhi wakhtigu waa ordayaa sxb 2 sano ayaa durba kasoo wareegtay
      Aniguna madaxa comment akhriska ayan ahayo sidas ayaan kuso galay

  • @khaalidahmedkhaalidahmed715
    @khaalidahmedkhaalidahmed715 4 роки тому +14

    Heestan kama daalo wlhi waaban ku mirqamaa
    date 1/3/2020:
    Time 3:13 am

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Рік тому +1

    Dadka hayska weyna maxa waayo la jecla oo aan dhagaystay

  • @samiiroxuseen8978
    @samiiroxuseen8978 3 роки тому +3

    2021 hadaa dhageysaneyo legend ayaa tahay

  • @ansbm2239
    @ansbm2239 3 роки тому +10

    Big respect Nuur Eebe 👍

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 років тому +13

    Hadii aad maanta wacan tahay maku waari doontaa
    Maaha hadii aad maanta caan tahay
    Iska sax ereyada

    • @sainabsaxarla1747
      @sainabsaxarla1747 4 роки тому

      Typing ka khaldamee ha u fiirsan

    • @caqli_same8270
      @caqli_same8270 4 роки тому

      @@sainabsaxarla1747 dad badan baa sidaa moodaaya in la saxo waa muhiim

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 роки тому +1

    Heeskaa abahay ayaa aad u jecla, anoo yaraa ayuu telephone ka dhagaysan jiray , maantana 23jir ayaan ahay . Ilahaw cimriga kuu barakee AABO MACAANE

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 роки тому

    WAA EREYADII ABWAAN IBRAAHIN GADHLE ALLE HA U NAXARIISTO.

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 роки тому +4

    10/17/2019 axad subax iyo Cairo,Egypt

  • @ashakurali4596
    @ashakurali4596 4 роки тому +6

    17 june 2020 wed 02:35 ❤😭✋

    • @mohamedhassan1722
      @mohamedhassan1722 3 роки тому +1

      November, 9th, 2020.@ 12pm. Year of COVID19. W. Salaam.

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 3 роки тому +1

    Hees Ka Macaan Waligay Maan Dhgysan Xasuus Anan Ilaawyn Ayy Igu Leedahay, Hadaad Maanta Wcan Tahay Maku Waari Doonta Erayo Dhaxal Gala Ayaa Ku Jira Runti💔🖐🏾 2021/7/10

  • @user-qj8if5ix6l
    @user-qj8if5ix6l 9 днів тому

    Hayska wayneen dadke 2024 ban so buuqday ano waxoga dareemaya qalbi jab😭😭

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +4

    #LYRICS:
    Dadka hayska weyneyn
    Inaad keli wax garad tahay
    Hayska dhigin walaaleey
    Ruux wadiifad hayn Jiray
    Marbaa Laga wareejaa
    Kii shalay wacnaabaa
    Maantaba war warayee
    Anigaba wakhtiga qaar
    Sida weli siraataa
    Warka Layga guri Jiray
    Waxse wiiqay taladii
    Waydiiyey raganimo
    Hadba waaga Joogaad
    La tihiin walaaloo
    Weji Lacagaba bay
    Dumar wacadkaba
    Ku iibshaan
    @Hodon. X. Mohamud.
    Ima waansho qayrkaa
    Iimana warami karo
    Wed intaan ka noolee
    Sidii ood wakiil tahay
    Weli EEBBE soo diray
    Hadal weel ka buuxiyo
    Wacdi baad La socotaa
    Inan aanad weli arag
    Wacad hore Lasii dhigan
    Wadada haysu taagine
    Wakhti miduu ku dhaafshiyo
    Waqalkaa daruurtiyo
    Cirka weehanaysaa
    Warba kuuma qaybshee
    Wejigaaga iga qari
    Dadka hayga weecine
    @Cabdinuuur. Allaale.
    Sida webi dur duray iyo
    Waadigaa xareeda Leh
    Shinbiruhu ka waabttaan
    Weedhaadi inanyahay
    Waa Laga wareeroo
    Is waneehintaadaa
    Waxaad tahayba Sheegtee
    Wacdaraa aduunkana
    Waxa Laga waraystaa
    Ruuxii waayo Aragee
    Adoon waayo arag noqon
    Cirka haysku waabine
    Naftan waalanaysaa
    Waano kaama maqashee
    Nin hadaad ka weyntahay
    Wed miyaad ka noolaan?
    @Hodon. X. Mohamud.
    Ma Ogtahay nin Liitaa
    Meel guluf ku weeraray
    Geel kama waraabshee
    Adigoon waraaq qorin
    Heesaha wardina tirin
    Sidaad wada jirkeeniyo
    Wehel iiga doortaa
    Waydiinta hadalkana
    Adoon weedh kasoo celin
    Ama waranka Qaabilin
    Wiil waa sidiisii
    Walaac haysku sheegine
    Wadnahayga caashaqa
    Waano kuma abuurtee
    Wejigaaga iga qari
    Dadka hayga weecine!.
    ===================END.
    Erayada Ibraahin Gadhle AHN.
    Raxmaanku haw naxariisto!🤲

  • @jiijalove2996
    @jiijalove2996 5 років тому +2

    Adigooo waaaaya Arag noqon cirka ha isku waaabineeeee yaaa ila 2019

  • @salepanturtur2906
    @salepanturtur2906 4 роки тому +3

    Still watching 2020😕

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 6 років тому +3

    Nu Eebo AUN hees iyo cod iyo Musik waa u dhamestirantahay

  • @gasira1173
    @gasira1173 Рік тому +1

    hadii aad mnta wacan thy maku waari doonta🥺
    13/8/2022

  • @caanomessi7375
    @caanomessi7375 6 років тому +5

    heesta sideeda ayaa loo qaadaa laakin isagu waa iswedaariyey ee waxaan odhan lahaa ninka raga heesihiisa udaa
    codkii noolaa ma lihide

  • @yoonisfaarax3031
    @yoonisfaarax3031 6 місяців тому +1

    Caawa ayaan dhageysanaayaa oo ay taariikhdu tahay 10/01/2024 hadaad iga dambeyso fadlan like ii saar

  • @shaft6696
    @shaft6696 3 роки тому +1

    Thos Who waching 2021🥰

  • @mohamedsalah8781
    @mohamedsalah8781 6 років тому +4

    ilaa hadda nin bilowga heesta keenay ma jiroo aan ka aheyn fanaankii sida dhabta u qaaday MML legend

  • @gosayemesele786
    @gosayemesele786 2 роки тому

    OMG.....today my favorite day in with youtube.....it reminds me the very best old love days in somalia....of by the year 2001.in Emi cherrity..fall in love with .the name calld sofia...

  • @sagalofficials890
    @sagalofficials890 4 роки тому +4

    2019 still listening 👂

  • @tripleC22
    @tripleC22 3 роки тому +1

    Hadba waaga joogaa la tihiin walaaloo
    Waji lacaga Bey dumar wacadkaba ku ishaan
    Meeshaas Iska sax io meelo kleH 🥰🤣✌😍

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 років тому +7

    2019 june 28 4 PM saq dhexe🤔

    • @mohamedhassan1722
      @mohamedhassan1722 3 роки тому +1

      November, 9th, 2020. Year of COVID19. Donald Trump just lost, but still denying it. W. Salaam.

  • @saidtonni9139
    @saidtonni9139 5 років тому +5

    2019 still watching😍❤✌

  • @_wll____
    @_wll____ Рік тому

    Old is gold

  • @akhyaar11
    @akhyaar11 4 роки тому +2

    13kii December 2019 Friday
    Yaa soo booqday

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 3 роки тому +1

    2021 Ayaan dhagayisana Bishi Ugu Horayisay weeyan Allah Aniga iyo Adigaba danbigeega Allah Hayinaga samaxe

  • @hassmo8414
    @hassmo8414 3 роки тому +1

    Waxaan Daawanayaa Habeen Ay Taariiqdu Tahay 01.01.2021 Happy New year.

  • @Najad-sx1oy
    @Najad-sx1oy 4 роки тому +3

    5/29 /2020 ayaan dhagysany heestan kam daalo wlhi 😭😭

    • @najathnj3117
      @najathnj3117 2 роки тому

      Xasuus wlhi 17/10/2021 cawa heestaani waxan so dhaafay bay ii xasuusuy

  • @Sheikh-baruud
    @Sheikh-baruud 8 років тому +4

    excellent song

  • @hibaaqabdiraxinxasan3211
    @hibaaqabdiraxinxasan3211 4 роки тому +1

    Wxn dhage sanaya 1/5/2020🙌

  • @sdmmotivationaldream6109
    @sdmmotivationaldream6109 3 роки тому

    Dadka ha iskaweynen masha Allah.
    Dabaalka unbanan hadalka fahmeen

  • @mohanoor6084
    @mohanoor6084 2 роки тому

    Waji lacaga bey dumar
    Wacad kaba ku iibshaan
    Waa run taas 😥

  • @cirohnp9224
    @cirohnp9224 7 років тому

    Isla waynidaduna waxaad tahay masheeGte wax baa kadhaay nice👍

  • @abdiali8906
    @abdiali8906 2 роки тому

    01.01.2022 hdaa soo booqaty nin wax bdn soo maray thy legend

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 роки тому +1

    Waxse wiiqay taladii , weydeeyey ragganimo, hadba waaga joogaa la tihiin walaale
    halkaasaa yara khaldan

  • @nawaal7876
    @nawaal7876 2 роки тому +1

    26 October 2021 maalin talada see more...

  • @sergiomacasaro3194
    @sergiomacasaro3194 4 роки тому +1

    Hadii aad manta Wacanthy Ma ku Wari Doonta
    Still watching and listening🇦🇷
    2020 Hapeen Madow 9:50pm
    Khamiiz Soo Glayso 🇦🇷

    • @fatimaessa2841
      @fatimaessa2841 4 роки тому

      ilahy haka so furto wlo anigupa kula mid ayan ahr

  • @ubaxubax1440
    @ubaxubax1440 3 роки тому

    Keeeb going 💖

  • @zackmagan4416
    @zackmagan4416 4 роки тому

    2020 bisha 4 aad intii dhagesaneyso farta hataageen

  • @doonizeo5855
    @doonizeo5855 3 роки тому +1

    Heestan asalkeda waxa qadey maxamed adan dugsiye iyo fadumo dhinbil haddana waxa sii qaadey maxamed mooge liban Aun evolution bey soo martey wax badan ba lga bedeley

  • @randa2659
    @randa2659 2 роки тому

    Hadaa manta wacn.thy maku waari.doontaa 5.sep 2021 manta ninkaan aduunka u jeclaa ifuray.😢

  • @gaandiabwaan146
    @gaandiabwaan146 2 роки тому

    Waji lacagabay dumar !
    Wacadkaba ku iibshaan !
    2022 wali waan dhagaysanaya

  • @mohamedabdi5458
    @mohamedabdi5458 5 років тому +1

    waan kusalamaaya sharafbadaan

  • @cawosareedo8432
    @cawosareedo8432 4 роки тому

    Adigoon Waayo Arag Noqon Cirka Haysku Waabin.....💁‍♀️ 7 july 2020

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +1

    Adigo waayo arag noqon.
    Cirka ha isku wabine.!!!!!!!
    Walee been maaha dad Jahli ah oo waxa jira isku mooda inay iyagu dadka ugu cilmi badan yihin oo isla quman Lol😂😂Allow kunaxariiso Nuur Eebo

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 2 роки тому

    Nin waynban aho gabadh uma calaalcali kari balse kolay sida aadamuhu u kala magacyo iyo muqal duwanyihin ayay u kala qalbiyo duwnyihin qof kastana halku i joogo in an u joogsado alle hay wafajiyo

  • @sir-tawakal6558
    @sir-tawakal6558 4 роки тому +1

    Hadaad maanta wacan tahay ma kubwaari doonta ...21.9.2019

  • @zakiabdiibrahim8052
    @zakiabdiibrahim8052 3 роки тому +3

    Waxan hestan dhagaysanaya
    Date :14 may 2021
    Time: 2: 05 hapeenimo
    Habeen cida ramadaan ah guriga mid ka mida asxbtayda ban fadhina aniga iyo 4ka mida asxbtayda
    Aniga
    Shucayba
    Qasaac
    Shaashale
    Iyo koronto o aan gurigiisa joogno

  • @leilamusa9175
    @leilamusa9175 2 роки тому +16

    Beautiful song dedicated to all/majority of our Somali Divas who are profoundly arrogant. Feel sorry for the good men in our community who have to put up with these types of characters. There are good and bad people and we pray most are good. As a woman, sister, mother to a truly lovely son and daughter to the best dad anyone could ask for; I have come across a lot of arrogant Divas and pray for our decent men to find better women!

    • @mahadabuukar3171
      @mahadabuukar3171 Рік тому +1

      Thank you very much dear sister

    • @leilamusa9175
      @leilamusa9175 Рік тому

      @@mahadabuukar3171 Jazakallah walaalo

    • @mankawajeer6403
      @mankawajeer6403 5 місяців тому +1

      Glad to have non feminine appreciation from one of our best intellectual lass.
      Shukran for positive thoughts

    • @seanlion2580
      @seanlion2580 3 місяці тому +1

      Indeed! You just put my eyes on tears! Truthfully said!

  • @xaashisky7350
    @xaashisky7350 5 років тому +2

    Waji lacag ah bay Dumar wacad kaba ku iibzhan 2019 ya ila Dhagyzanyo

    • @abdihakimbare7265
      @abdihakimbare7265 5 років тому +1

      Xaashi Sky. Sido kle ana dhageysanyo heeskan 2019

  • @sahraibraahim9456
    @sahraibraahim9456 3 роки тому

    Wiil yabadhaale ceyr nuur eebo

  • @lastking6673
    @lastking6673 7 років тому +2

    xanuun badnaa

  • @aliahmed867
    @aliahmed867 5 років тому +1

    11.7-2019--- hargeisa jogay

  • @asmafunny8099
    @asmafunny8099 4 роки тому +1

    Waji lacag baY ragu wacadkaba ku ibshan😥 ninkipa nag lacagleh iga racY

  • @mohamedhassanarone
    @mohamedhassanarone 5 років тому +1

    Hada haku ciyaarin baahasha

  • @cabdinassirjeesto4607
    @cabdinassirjeesto4607 8 років тому +8

    booga hore iyo booga dambe ayuu isdawa mariye ereyada qaarna wuu kaa boday lkin inba cadi maa ahaan sxb Mahadsanid

  • @shiinedhaanto4759
    @shiinedhaanto4759 3 роки тому

    28 januery 2021 : 10 .06 ayaan dhagesanayaa axsan hees

  • @mohamedamen3902
    @mohamedamen3902 2 роки тому

    Hadba waaga joogaad La tihiin walaaloo, waji lacaga bay dumar wacadkaba Ku iibshaan. Ax Muxuu Xaqiiqada Usheegay

  • @cabdisalaamqarni4744
    @cabdisalaamqarni4744 3 роки тому

    Xasuusti Aun maxamed mooge iyo faadumo dhibil

  • @soproduction99
    @soproduction99 4 роки тому +1

    13-08-2020 Thru

  • @caliomer3228
    @caliomer3228 4 роки тому

    hestaa waa xasu gaar ah bay igu ledahay 2012 ki b igu damaysy waa xaqiq

  • @abdirahmancismaan5770
    @abdirahmancismaan5770 2 роки тому

    Big respect

  • @zakariyezultan3350
    @zakariyezultan3350 4 роки тому +1

    Hadii Aad MaNTa wcaNthy Maku waari DooNTa xazUuz AnaN wliGy ilaawiH DooNin 13/6/020☝️☝️

  • @automobilesom2223
    @automobilesom2223 2 роки тому

    Naftan walaneysaa.
    wano kama magashee
    haddi ad manta caan tahay
    ma ku wari dontaa

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 роки тому

    Cabdi nour Allaleh xirsi iyo Hodan xaji maxamud aya laha originalki heesta.
    Ereyadi hufna Ee Ibrahim gadhle

  • @gopalsanorya4728
    @gopalsanorya4728 6 років тому +1

    Good song

  • @sucdifunny3425
    @sucdifunny3425 3 роки тому

    2021 hada ila dhageysanaysi like dhac ku sii

  • @fadxiburcowayrax3564
    @fadxiburcowayrax3564 8 років тому

    waaaaw hees iyo badh

  • @sammaahmed6768
    @sammaahmed6768 7 місяців тому

    Garacan heesta wuu ku ciyaaray

  • @saidanisa2852
    @saidanisa2852 2 роки тому

    2022 Jan 22 Am listening this hit me so hard

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 5 років тому +10

    isla weynidaduna waxaa tahay mashegtee hadba waaga jogaa latihiin walaaloo waji lacaga bey ragu wacadkaba ku fiifshaan haaheey heestaan kama daalo ninkii baa naag lacag leh iga wadatay😃

    • @studyingermany9925
      @studyingermany9925 4 роки тому +1

      😂😂

    • @zackmagan4416
      @zackmagan4416 4 роки тому

      Waa iska xaal aduunyo
      Lkn naagtii ninka kaqadatay waxad kudhahda "hadii aad maanta wacantahay ma kuwaari doonto "

    • @mohamedcaatif6757
      @mohamedcaatif6757 4 роки тому

      Sorry wllo qaali Usamir mid kale fiican Inaa hesho laga yaaba

  • @mohamedceero1957
    @mohamedceero1957 Рік тому

    Hadii manta caan thy maha maxa heesta la kufsaday hadii ad manta wacan thy weeye

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 2 роки тому

    Marka uu leeyahay warkan wiiqay taladi waydiiyey raganimo waxa laga yaaba inuu AHUN Nuur eebo badashe Lkn waxay sax Ku tahay
    Waxse wiiqay taladi
    Waydeeyey raganimo
    Hadaba waaga jooga
    La tihiin walaalo
    Waji lacagabay dumar
    Wacadkaba Ku iibshaan

  • @Baxaamish
    @Baxaamish 3 роки тому +1

    Aad iyo aad

  • @hamzebodleh3567
    @hamzebodleh3567 7 років тому +1

    wale waay shdnthy song

  • @sahraibraahim9456
    @sahraibraahim9456 3 роки тому

    Aderkey nur axmed warsame(nur eebo) alla muxu heesaha ku raxeystay alow dambigisa dhaf

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +2

    Wht asong stil watching 2018❤❤

    • @zackyomar5871
      @zackyomar5871 5 років тому

      empire saara 🤟🏻 me still i am watching really best song

    • @empiresaara9927
      @empiresaara9927 5 років тому +1

      👏👏👏hahey

  • @abdirisaaqahmed5617
    @abdirisaaqahmed5617 2 роки тому

    Weji lacaga by dumar
    Wacadkapa ku iibshan🥺

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un 4 роки тому +1

    heestaan waxaan ubaxsaday lama kalaxanaaqee suugaanbaa laysagu sheegaa

  • @dribros3754
    @dribros3754 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭heesa si dhab ahh ii tabaneyso