Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxaa Dhacaayo Hadii Caruurta Aabo La'aan Koraan | Fandhaal Podcast | 42

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 бер 2023

КОМЕНТАРІ • 256

  • @nadirmohamed8013
    @nadirmohamed8013 Рік тому +152

    Aniga aabahay agtiisa kuma aan soo korin. Hadana alx hooyaday isoo korisay waligay balwad noocay ahaato ma baranin mana umalayni doono inaan barani. Inta Aqoon igu filan noloshayda waa bartay waana shaqaystaa. Ilaahay hooyaday ha ii xafido si wanaagsan bay iiso korisay.

    • @marrymahmud3604
      @marrymahmud3604 Рік тому +5

      Amiin yarapih ani hta apahy waa dhinty lkn hooyo fican iyo ayeyo hooyo oo fican ayaan kuso ag koray alle cimriga iyo cafimadka iyo cibadadapa ha ubarakeeyo la,aantod wxba matarayso noloshu🤲🤲🫂❤👸👸😍🥰

    • @Theacademichouse
      @Theacademichouse Рік тому

      Mashallah ❤️

    • @queenanisa1589
      @queenanisa1589 Рік тому

      M.a

    • @quenridwan1837
      @quenridwan1837 Рік тому

      ​@@marrymahmud3604qe⁴pplppppppppppppppppppppp000000⁰00000paàQqqàqaqaloapkqll0al88IAPPPP0PPPPPPPPPPPPPPPOOOPP0PPPOOOOOPPOPPPP000P0000PPPPLLLLLLLLLLLLLLLLPPLPPPPPPLLPLLLPPLPPPPPPPPPLPPLPPPPPPPPPPPPĹLPPLLPPPPPPLLPPPPPLPPPPPLPPPPPPPPPPP0POPPPPLPPPPPPPP0PPLLPPPPPPPPPLLLLLĹPOOOOPPPPOIKPPP0ÒP0P00⁰P

    • @suleekhaaadan3884
      @suleekhaaadan3884 Рік тому

      M.a
      Xaaladdaa aa soo marty kabadbaadi ilmahaaga

  • @abdifatahcollections
    @abdifatahcollections Рік тому +69

    Cumaroow mowduucaada Manta murug isiyaadiyay waayo gabadhayda 1sano iyo 8 bilood jirtaa wali labadeena ismaana arag si live ah waa curadeydi waayo xaaskeyga Shan bilood ah kasoo dhoofay alx habeen iyo maalin gabadhayda wan lahadlaa video call lkn wali toos uma arag jaanis uma helin gabadhayda inaa xumbaaro dhun kado wakhti laqaato InshaAllah waxan rajeena mardhaw inaa reerkeyga midoowno I love you Abe mcn❤️🤲😭😭

    • @ikramahmett5550
      @ikramahmett5550 Рік тому +1

      Masha allah nabada rabi ha isugu kiin geeyo🎉

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN Рік тому +1

      Waxaan ahaa qof sidaada ubadkiisa ka maqnaa muddo. Balse hadda dalkaan kula midoobay qurbena dartood uga soo guuray, waxaan kugula talinaa ubadkaaga dalkooda haka saarin qaxooti la yasana haka dhigan jiilkay dhali doonaana haka dhigin kuwa qurbe lagu cunsuriyeeyo dalkooda haka saarin

    • @mohamedaden712
      @mohamedaden712 Місяць тому +1

      Sxb kula mid ayaan ahay curadeyda 2 sano ayey jirtaa weli ma arkin qoraalkaaga mar kaan aqriyey ilin ayaa iga imaatey wallahi

  • @raqiyamohamed5728
    @raqiyamohamed5728 Рік тому +24

    Nabi Ismaciil, imam malik, iyo kuwa badan ayaa hooyo soo korise. Aabe la’aan kama dhigno caruur dhunsan hadii ee hoyada fiican tahay!!! Lakiin Aaba-ha waa muhiim sax👏🏾👏🏾👏🏾

    • @hafsahani
      @hafsahani Рік тому +3

      Bukhari oo maanta cidan aqoon jirin hooya kaliya korisay hade waa xadiithta nabiga saxiixa kan Jamciyay oo waliged magicisa tirtirmen
      (HOOYO) waa nolasheena dhan

    • @missdeka
      @missdeka Рік тому +4

      Axmed bin xanbal sidoo kale

    • @SamsamCabdiraxmaan-wg1mf
      @SamsamCabdiraxmaan-wg1mf Рік тому +1

      Ma. Waasax

    • @yaasmiinhassan7166
      @yaasmiinhassan7166 20 днів тому

      Anigoo la murugsan abo la'aanta an korey islehna wxba ka dhiman ayan commentigiinan quruxda badan arkey jazaakalaah khyr

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Рік тому +44

    Aniga abahy anoo yar dhintay hooyady iyo walaalahy abahy dhaly nasoo koriyay alxmdulilaah hadana jaamacada azhar dhigtaa diinta iyo xijaabka waa nagu waynyahy🥰

    • @mohamedaden712
      @mohamedaden712 Місяць тому

      Masar azhar anaa dhigtee class kee dhigataa

  • @Kaafiso345
    @Kaafiso345 Рік тому +50

    Alxamdulillah aabo la'aan waa so koray abahey anigo 4 bil jiro ayuu dhintay booskiisa awoowehey ayaa ii badalay lkn asigana wuxu dhintay anigo jiro 14 sano alx waxyabaha xun ee la kulmaan ilmaha aabo la'aanta ah lama kulmin nolol fiican ayaa ku nolaa hadana wa ku noloolahay dhamaanten dad waxbarto aanahay nolosha inta dhimana waxa rajeynaa iney no wanaagsanato
    Wanaagas waxa u sabab eh hadiyadii aabahey ii dooray waana hooyadey

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 Рік тому

      Masha Allah abaayo Alle haku barakeeyo lkn barnaamijka Waad hor carartay wuxuu ku dhahay caruurta nin aan masuul ka ahayn ama gacanta ku haynin

  • @amaljama7822
    @amaljama7822 Рік тому +8

    Ustaad adigoo mahadsan maka soo hadli karta caruurta bilaa hooyo soo koray fadlan 🙏

  • @akmoha2449
    @akmoha2449 Рік тому +9

    Aabahay ima soo korin lkn alx hoyaday ayaaba Aabe iyo hooyo udhiganty, wlhi 5 ayaan ahyn dhamaan dariskeena anagaa ugu taya badnayn aqoon ahan iyo akhlaaq ahaan 2016 baan qurbaha imid wax dhib ahna kalama kulmin xirfad ayaan barty waanan shaqaystaa asaagayna inan kasareeyo maahe kama hooseyo alx 🥰

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Рік тому +12

    Hal Dhirbaaxo oo iga soo gaadhay waligay aabahay anoo 5 jir ah igu dhuftay, si uu Ficil xun iiga waaniyo ayaa sababtay inaan ilaa 20 jirkaygii aanan cid kale oo aan Alleh ahyn u baahan.
    Aabo Mahadsanid ❤️

  • @mustafeqanjey6754
    @mustafeqanjey6754 Рік тому +10

    aaabahay io hooyadey ayaan kusoo caqliyeystay kuna soo agkoraY alx koriimo wanaagsan way isoo siiyeeen balwad io wax naftaydana dhibaysa waligey afkeyga maanan saarin balse maanta hooyadey ayaa iga hooseysa ilaahey naxariiisti jano hasiiYo igu soo duceeya jane gallayaal.🙌😌

  • @xabiibbalaayiin1104
    @xabiibbalaayiin1104 Рік тому +3

    Wallahi in badan ayaan ilaahay uga mahad celiyaa la koritaanka aan la koray aabahay.
    Waxyaaba badan ayaan ka bartay oo ay ka midtahay salaada jameecada, aqrinta quraanka, iyo adkaaraad aad u farabadan,
    Sidoo kale habdhaqanka guud ee aan maanta haysto
    الحمد لله ثم الحمد لله علي نعمة الأم و ألاب

  • @rumaney7353
    @rumaney7353 Рік тому +6

    Aniga waxaan heysta gabadh 6jir ah abahed na waxuu i furay marka ahaa 17 ayadana umul aheed masoo xiriiriyo illa aniga waco aan dhaho gabadhada la hadal 😢 alhadulilah

    • @anurmuhumed9457
      @anurmuhumed9457 Рік тому

      Mash allh gobaa tahay allé hagu dhawro

    • @saadaqwarsame6477
      @saadaqwarsame6477 Рік тому

      Masha Allah gabar fiicantahay haduu nin xun yahay xitaaa udir barnaamijlan isla mowduucaan u dir laga yaabee inuu wax fahmo

  • @khaalidcabdalla6686
    @khaalidcabdalla6686 Рік тому +16

    Ascm,waxaan so koray bilaa aabbo welibana maanu dhiman aniga aabbahay bal eeg e wuxu kunoolaba geeska magaalad aan ku noolahay.
    Waxanaa iso korsatay hooyaday mcn Allaha janneeyee,waxayna i siisay korin layga dareemayn waligay inaan maalin bilaa Aabbe noqday Alhmd❤️‍🔥

    • @sihaamqurux9687
      @sihaamqurux9687 Рік тому +2

      Meqo hoyo io aabe so koriyen o hadana nolosha kadhacen

    • @khaalidcabdalla6686
      @khaalidcabdalla6686 Рік тому +1

      @@sihaamqurux9687 wy bdnyhn allaha so hanuniyee

    • @maxamaddeeq3621
      @maxamaddeeq3621 Рік тому +2

      Astan isku dhow 😥🧠🧠🧠💯💯💯✊

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Рік тому +7

    labadida walidi nololosha ugu fican iyo tarabiyad wanagasan alaxamadiilaha ilahay aya mahdale inata abo iyo hooyodo noshahiy ale ha no dayo 🤲👨‍👩‍👧‍👦 inataa walidaki dhitayi ale ha u naxarito janatu Faradus ale ha ka warabiyo 🤲🤲🤲

  • @safiyomohamed7249
    @safiyomohamed7249 Рік тому +1

    Alxamdu lillaah culeys badhan o aan wajahaayo ayu muqaalkani quseya aad bu itaabte ustaad balse culeys walbo fudheyd aya kadambeyo alx. Allah wa qafuur ur raxiim

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 Рік тому +21

    22 jira abahay ano yar ayu iga tagay alhamdulillah hoyadey aya hooyo iyo aabo ii ah❤❤

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Рік тому +1

    Ustaad mowduuc muhiima oo dhaba baa kahadashay ilmaha dhanka tarbiyada hadii la dhaho aabahood baa ku haboon waayo sidey aabaha ugu baqaan hooyada ugama baqaan.

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 7 місяців тому +3

    Anoo 17 jir ah baan la i guuriyey alxm 4 gabdhood baa ii joogta gabadheyda 4 aad uurkeeda markaan lahaa 2023 bilowgiisa ayuu dhintey keligey baan korsada tan ugu weyn waa 7 jir 2 bo ayaa madaraso ayey ii dhigtan alxm anaa u shaqeysta habeen iyo maalin Illaahey baan u baryaa inuu Illaahay ii toosiyo athkaar walba waan baraa habeenkii waan la sheekeystaa waan wada fadhiisanaa Aabahood ayan u duceynaa, geeridii seygeyga waxay aheyd wixii igu murugo badnaa waayo caruurteyda Aabo la'aan koraan anoo dareemi kara Qiimaha Gabadhaha ay Aabahood u leeyihiin Illaahow aad ii qadarey inay Aabo la'aan koraan Yaa Rabbi Masuuliyadod igu astur baariyaal iiga dhig ii toosi, kuwa Islaamka Xambaara iiga dhig.

  • @Assia9900
    @Assia9900 Рік тому +4

    Aabaha kaalin aad io aad muhiim ah ayuu kaga jira nolasha mararka qaar wxan is dhaha hdii una aabaha agtaada joogi lahyn sidee noqon lahyd wx badan isga la'anti ma qabteen wlhi ilahy dhamaanten ha inoo daayo aabayasheen aamiin yaa allah🤲♥️

  • @qamarmahamed4738
    @qamarmahamed4738 Рік тому +3

    Anigu aabo lama korin isaga o nool lkn hooyo adag ba i dhashay wlh ilaahay ha ii daaye wa amiirada guriga iskada anige curadkayagu suu uga cabsado wad yaabi booskeedi iyo kii aabonimaba iyada buuxisay alla ha no daayo❤❤😢

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 Рік тому +8

    Omarow aniga sanadkan ayaan dugsi sare dhameeyay, aabahay ayaa xanuunsaday xalad cafimad ayaa dibada loogu qaaday jaamcadiina waan isga haray, daraad ayuu yimid buuq iyo qeylo ayuu afka furtay; shalay ayaan jaamacadii xaadiray. wlhi aabe la'aantis waa gaari shidaal la'aan.
    Hooyo maya waad dhihi kartaa lkn aabo masahlana.

    • @queennaima1645
      @queennaima1645 Рік тому

      Aaabo waa udup dhaxaadka nolosheena allha noo xfdo inta aabahod noleen jnda allha kawaraabiyoh😫🥰🤲

  • @mariaabdiwahid4372
    @mariaabdiwahid4372 Рік тому +10

    inta ugu badan raga ilmahooda ayaga hooyoyinkoda la fura oo aan dib ba uso fiirin wana ka cado somalia hadadan adi soomali ku dhex jirin wa mesheda lkn dumarka somalia joga oo ilmaha la dala dhacaya tusala uma ahan gabadha maraykan joogta o ilmaha lacagta ku radinaysa abti kuwa somalia joga oo ilmaha dayacay ya u diiday oo kun mar ka badan kuwa dalka dibadisa ku dayacan

    • @hafsoomar6323
      @hafsoomar6323 Рік тому +1

      Haa wuu isku qaday nagihi lacagata kadhargay ee qirbaha jogay io kuwii wadanka jogay oay kas cad uga dhaqaqeen markasuu leyhy haday musiibo kuheshay mudane mudane rag rag wana 8s garab siyan

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 Рік тому

      Na wlal wxii xunba xaawaa leh wxwalboo guriga, bulshada, guurka iyo caruurtaba ka khaldama wxa layska odhanayaa dumarkaa ka mas’uula yaab!! Ninkan dumarka uunbuu eed walba dusha usaaraa haduu xaq kahadlaya dalkii wuuka war hayaaye muu kahadlo hooyooyinka masakinta ah ee dalkii ku dhiban oo guryaha hooyo iyo aabeba u ah ragii qabayna ay gidaarada qaadka la fadhiyaan! Dumarba haduu soo hadal qaado waa inu dhaho waa feminist iyo wixii lamida

    • @shaakirmohamedabdullahi6252
      @shaakirmohamedabdullahi6252 3 місяці тому

      Wll, Hooyoda halkan.. kufikirta in ay aabo iyo awladiisa kala qarisa.. kolay waa gabalan... wlahi. Sababta oo ah. Wax ay ugu filantahay maleh caruurta.. inta ay mobil u dhiibto.. ay iyadana.. tiktok live fadhidaa 5saacadood. Marka uu joogo aabo.. ku la dhalay.. caruurta. Kol uu kuu caqli celiyo, ilama ah in aad 6saacadood kujirtid... taleefan. Wlahi Aniga waan arkay

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 Рік тому +1

    Wuxu aha mawduc xasasi ah
    Jazakallah akhii

  • @ayuush4607
    @ayuush4607 Рік тому +23

    Aniga abhay ano calosha kujira ayuu geriyoday
    Ila an 7 sano kaso garaay hooyaday ayan kula nola baadiye
    Kadib edo aabo ladhatay baa iso wadatay
    Wx bdn io wng bdan waay i gashay
    Lkn run ahaanti ima sahlanayn nolasha bila waalidka
    Psychologically painful lyf an kuso koray
    Alxd hoyoo wali waay inoshahay
    Markasta an so xasusto nolashaydii bila HOOYO iyo AABO ahayd wlhi ilinta iso dhafta😭😭
    Inshllah farxadi an waayay carurtay inaay helan bn urajaynaya🤲

    • @marrymahmud3604
      @marrymahmud3604 Рік тому

      Insha allah wll nolol mida ugu saraysa uguna farxada badan allena raali kayahy ayaan kugu duceyey wll adi iyo anipa iyo inti inala midapa🥺🤲🤲🤲❤👸

    • @fadowsaahmed5406
      @fadowsaahmed5406 Рік тому +1

      Aamin aamin aaamin idinla mid baan ahay nolosha aabo iyo hoyo la aan ta aad bey uxanuun badan tahay alxd

  • @sayidnuuraliiimaan-hr9vj
    @sayidnuuraliiimaan-hr9vj Рік тому +2

    Mahadsanid ustaad omar inshar illaahay haka abaal mariyo

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Рік тому +2

    Aniga abahay ilba ma sarin alle weyne ha Unaxriiste hda 20sano jir rag io rabi yaqana cadkisana la gowsankarin alhamdulilah mahadsanid hooyo❤🤝🏽

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +5

    Mahadsanid ustaad

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 Рік тому +3

    Alxamdulillah dhaxdooda ayaan ku jiraa runtii aabo nolosha waa u muhiim

  • @OgaalSaxan2023
    @OgaalSaxan2023 Рік тому +1

    Masha Allah mowduuc muhiim ah ayaa ka hadashay wlhi oo Soomaali toos u taabanaayo Aabahay macaan Allaha daystee wax wayn buu ii qabtay isagaana i soo korsaday wlhi 10 wixii ka bilawday ilaa 20 jirkayga kamana shalaayo Dharbaaxada iyo Qaylada aan kala kulmi jiray markaa qalad sameeyo, isagaa la noolaa maanta Qiyamka, Aqlaaqda aan lee yahay isagaa u sabab ahaa waana aabo ad adag Allaha daystee, Masha Allah maanta nin wax qabsado oo Diintiisa iyo Dadnimadiisa ku dhagan ayaan ahay Aabe yaasha Soomaaliyeed Allaha daystee Tarbiyada Caruurta aad bay ugu dadaaleen haba Qalafsadaanee .

  • @khaledsheikhmubarak8641
    @khaledsheikhmubarak8641 Рік тому +2

    Xalaqada 42 Waan ka helay shukran ustad omar

  • @mohedsalad3895
    @mohedsalad3895 Рік тому +1

    Jazakallah kheyr

  • @xasanmaxamud194
    @xasanmaxamud194 Рік тому +2

    Ustaad waa sax intaa sheegtey xita il maha aapo la aanta kora siipa kuwa ay lapadooda walid kala tagaan wey cuqdad padan yihiin kuwa aapahood la kora

  • @Najmadhool
    @Najmadhool Рік тому +5

    Cumar inuu aaba la aanta xanuunkeeda noo sheegto waa kumahadsantahay iyo inaad ladardaaranto aabayaasha mawduucu intaas buu kuwacnaa ee gabdha hooyooyinka ilmaha korsada sabkastaaba hakeentee carabka aad ku adkaynaysaa waa culays aad saarayso hooyooyinka sidii inay iyagu aaba la aanta keeneen.

  • @khayr_k85
    @khayr_k85 9 місяців тому

    Alxmdulilaah abahy iyo hoyadey ayan kuso koray insha allah carurteyda wxn rajeynaya sideyda in ay labda waalid ula koran

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac Рік тому +5

    Lkn markasta saasi ma dhacdo wiilasha iyo gabadha iga weyn wxy soo koreen aabo la,aan dadna waa ugu sharaf badan yihiin walaashay iyadoo dhawrsoon aqoona leh baa la guursaday wiilashuna waxbay barteen mukhaadaraadna ma isticmaalaan malaayiin aabeyaashood kuu ag korayna waa ka akhlaaq wcn yihiin

  • @abdikarem_mohamd_adam
    @abdikarem_mohamd_adam Рік тому +6

    Aabe io hooyo midna lam ana korin anoo calosha ku jira ayey kala tageen hooyo la iga so waday eedo la iikenay aabe asna inta badan ganacsi wadanka banankisa kuleyahy ayuu ku mashquulsanyhy ilaa haatan oo sanadkii ugu danbeyy ee schoolka kujiro ax balwad ahna malihi haba yaratee alx❤😊

  • @lushaahaji5984
    @lushaahaji5984 Рік тому +5

    Part2 plz hoyo la.aan kasoo samey plz and plz

    • @amiirhilal
      @amiirhilal Рік тому

      Fikirkaas kula qabaa ✍️

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 Рік тому +1

    Aniga aabahay ano yar bu dhintay alle haw naxariisto qadarta nakala waday waan jeclaan lahaa inaa abahay bogiisa seexdo lakin ma dhicin rabigay baa ofsaday
    Wlhi mawducana waa muhim dumarka furiinka ku dagdaga ha kajogan ba ufican ayaga iyo awladaba qofna qof kama maarmo rag iyo dumarba❤

  • @rashidafarah3220
    @rashidafarah3220 Рік тому +5

    Aabe la aan makorin alxm lagamana yaabo inshallah inay carurtayda koran inshallah

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 Рік тому +5

    MAHADSANID WALAL OMAR OINSHAR. JASAKALA KHAYR
    WLHI WAA BARNAAMISH AAD U WANAGSAN. GALBEEDKA ANAA KU NOOL. GABDHO BADAN OO SINGLE MATHER AH AYAA BUUXA OO SOMALI AH.
    THANKS BIG BROTHER 🙏🏼

  • @samdaaniofficial4896
    @samdaaniofficial4896 Рік тому +3

    Aabo la aan aad bay u xanuun badan tahay 😢 waligay afkayga kama uusan soo bixin magaca aabo

  • @abullomar8085
    @abullomar8085 Рік тому +1

    Ilahey ha Unaxariisto kuwa abahood Ka dhinte amin

  • @XAMAR_SHORTS
    @XAMAR_SHORTS Рік тому +1

    Mahadsanid ustadi🤝

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Рік тому +7

    Aniga Abahay Wuxu Dhintay 2010 Anigo Jira 9 Sano
    Hooyana waxa igu dabeysay 2014 Waxana Ku So Koray Nolal Kalinimo Ah Lkn Alhamdullah Wax Dhib Ah Ma arkin Aniga Wax Is baray melna iska So Saray Manta Nin Wayn Ayan Ahay Oo Wayo Arag Ah
    Hooyo la.aan Gurigu Wa Mugdi lkn Abo la.aan Nolosho Dhaan Wa Mugdi

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan Рік тому

      @@halimasada6451 wlhi Dhanka Ragga Marka La eego Wa Mugdi Wayo Abaha Wa wajigaga Hadday Noqoto Dhanka Hormark Nolosha Waxyalo Badan Ayu Ka Cawinya Wuxu Ku Baraya Sida Lo Shaqayso Sida Suqa Lo Galo Sida Khayrrka Lola Tartamo
      Wan ogahay Hoyodu inay Tahay Tiirka Nolosha Ugu Weyn

  • @calimualim6972
    @calimualim6972 Рік тому +1

    Allaha ku barakeeyo walal qaali ❤❤❤ lkn suaalaha meel aanka weydiino iisheg

  • @hamdushmo
    @hamdushmo Рік тому +1

    Mahadsanid wll Omar Inshar

  • @maxamadqarnijoog6028
    @maxamadqarnijoog6028 Рік тому +8

    Omarow ilmaho qalad malaha marka kan dayacay wax u sheeg👋🏻

  • @user-dl5it3wb3q
    @user-dl5it3wb3q 3 місяці тому

    Alx hooyaDey ayaa i karSaTey man dhaQan xumi ❤

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Рік тому +1

    Wcs 🤝, ciwaan aad ii taabtay aa ka hadashay, walidiinteena Alle Swt 🥰 ha u wada naxariisto, Qabrigoodana Alle Swt 🥰 ha u waasiciyo 🤲

  • @Yusufmohamettt
    @Yusufmohamettt 9 місяців тому +2

    Aabo ima soo Korin aniga oo 5shan jir ah ayaa igu danbeyse aniga oo dhibaateysan oo cirbad inaa fayso 😢 waqtigaan la taagan yahay waxaa Igarashi taagan hooyo iyo abti alhamdulilah waxaan ahay wiil iska naafa ah 😢😢😢😢😢

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 Рік тому +2

    Ma aqaano waxan dhaho lakiin dhib i heystay ayaa ka hadal furiin wa Kan noolasheyda dhan saameyey ani hooyadey iyo adeer aya I so koriyen abahy ani 5sano jiro ayuu Naga tagay noolosheyda 2mar bis ayan arkey wali jaceyl aabo ma arkin xita cabsi maanta gawar weyn ahy jamacad ayan dhigta
    Hooyadey mar kasto guurso ayey I dhahda aniga guur dhan waxan u nacay furiin iyo in bari ilmaheyga ee aabo la,aan noqdaa 😭😭

  • @qalbidhayaciirale5808
    @qalbidhayaciirale5808 Рік тому

    Alhamdulilah aabahay iyo hoyaday ban lasoo koray si aqlaaqiyana Bay iso koriyeen illahay danbigooda ha dhaafe

  • @hon.ahmedabdirahman7362
    @hon.ahmedabdirahman7362 Рік тому +1

    Waa xalqad aad usoo dhisayso wacyiga dhalinta somaaliyeed

  • @miskiabdikariim7886
    @miskiabdikariim7886 Рік тому +4

    Cumarow mahadsanid marka hore lkn ciwankan sida aad uga hadashey dabcan waa si kaliya dumarka somaliyed aad ku durtay maad ka hadashid raga ka dhaqajiya caruurtoda sabab la aan ee ayagoo nool agoon ah
    Tan kale hoyoyinka somaliyed 70% waxey so koreyn ilmahoda kaligod ayagoon aqoon fikir feminist iyo wax lamida !

  • @mohamedsalat7014
    @mohamedsalat7014 Рік тому +1

    Aad iyo aad ustad

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 Рік тому +5

    Aduunka dhanaa lakala tagaa lkn raga somlida ilmahey kabilban kalataga ilmhisa qofka hadurabo Wu ogankara tnkle wadanka dadka joogo kasoo hdl wll qurbo kastoo latgo muhiimda iyo asalka wadankena ah inta qurbaha jirto waxa kabadn inta somliya jogan madremi kartid hooyoyin fcn oo ladala dhacyo ilmo abahod xaadir yahy xata slnta lagubaryayo so sln ilmha Ana Rabin

    • @nadiiracali0123
      @nadiiracali0123 Рік тому +1

      Waxaa hooyo suuqa fadhida ee silcaysa ragi dhalay qaar badan guryahay jiifan qaarna weyba dayriyeen dhaqan waxa u ah markah gabdha furaan in caruurta raaciyaan wale alle agtisa xisaab u taala raga somaliyed

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 Рік тому

      @@nadiiracali0123 xisaab an ladafirikarin wlhi lkn 33ugu yaran hooyo kaligeda ilmha koriso aydaba hadhibtoote ilma fcn baynoqdaan inta badan

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Рік тому +1

    Mahadsanid ustad omer kolay ani abahay ma garaadsan marku dhintay alxm balse dad badn oo ibuxiyay ayaa jira booskas balse dadka aabo la aan so kora 10% qaar ka wnagsan aya jira kuwa abaha leh 💯

  • @Showqi-channel30
    @Showqi-channel30 Рік тому +1

    Anigo yar ayuu abahy dhinty wax balwad ah malahi
    Alle kasoo gow hoyaday ayaa mhd iska leh 👸

  • @abdinoordhagane6589
    @abdinoordhagane6589 Рік тому +8

    Podcastiyadda waa dhagaysataa aad ayeyna ugu faaiday runtii lkin barnaaamijyada horodhaciisa ha Ku fogaan midda kale sharaxaadda soo koob si nuxurka sheekadda dhagaystayasha uga baahin Oo diirada aysan U lumin. Guuleyso mahadsanid bro.

    • @mariamohussein8662
      @mariamohussein8662 Рік тому +1

      Fikrada waan kula qabaa marbaa inta hore ma mootisaa isdhahay

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Рік тому +1

      Waa saxan tahay horudhaca dhibsadaa anba

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 Рік тому +2

    Mashaa allaah waxgarad dhaba

  • @samahaayawanagsan4520
    @samahaayawanagsan4520 Рік тому +1

    Hooyo iyo abee midnah ima so korin waxana ahay qof dhawrsan alhm

  • @farxiyaaadam6756
    @farxiyaaadam6756 Рік тому +6

    Wargays cida wax ku qorto aysan RABIGII uumay garanwaysay. Aragti aaan LAB soo marin ka dagaysan maaayo eee Ayad ama xadiis ma haysaaa?

  • @AbdulAziz-ve4vz
    @AbdulAziz-ve4vz Рік тому

    Anagaa Aabo la, Aan kuso korney ilaaheyga sareeya ayaana garab keyga ahaa alxamdulilah

  • @mohammedsalaadmohammoud7506

    Ustaadow wllhi taas aa xaqiiq ah Aaba waaa so important

  • @hamdielmi9211
    @hamdielmi9211 Рік тому +3

    Alxd waxa iso korisy hooyo booski aabo iyo hooyo intaba ii buxisy nolosheydna wxy ka qurux iyo hormar bdnthy dad aabo iyo hooyo heesto

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 Рік тому +3

    aniga aabo la aan baa kunoolnahay aabo uk daganyhay inagna hargeisa namuu kaxayn yurub muu nagayn lkn caruurti yarayd imika xaaalka eeebe hasahlo siiba yaryarka alx calaa kuli xaal marmarbuu yimaad lkn sida kale reerki waa maasha allah

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 7 місяців тому +1

    Cumar please jooji Bahdilka Aad bahdileyso Hooyoyinka Soomaliyeed Badi caruurtooda keligooda ayagaa korsada, Ragga soomaaliyeed badi caruurta wey dayacaan oo dib uma soo sheegtaan please ha u gefin Hooyoyinka Soomaaliyeeda Waa karti iyo badh

  • @saidabdidahir8550
    @saidabdidahir8550 Рік тому

    Mahadsanid omar inshaar

  • @fahiimosaid7890
    @fahiimosaid7890 Рік тому +2

    Wallhi waa run inkasta oo aabe dhibaatada ay ka timid lkn alx lkn hooyadeey aad ayeey u ad adagthy waana sbbta aan maanty qof caadi ah u ahy lkn hooyo dhibaato badan ayeey kala kulantay xiligii dugsiga illahay ha iga dambidhaafee

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 Рік тому +1

    Hooyo majirto rabta in cunugeeda aabo laaan noqadaan amaba ay koriso ilmo keligeeda lakin niman badan iyagaa masuuliyada iska qaadey, teeda kale imaam shaafici sheekh sudais iyo culumo badan hooyadooda soo korisey.

  • @calimualim6972
    @calimualim6972 Рік тому

    Muhiim waaye sxb ❤❤❤❤

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 Рік тому +1

    Tani waa Xalqad si gaara iila hadashay wax badana waan ka bartay oo aan ka qaatay maadaama oo aan ahay Aabe aan la noolayn wiilkiisa,

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 Рік тому

    وعليكم سلام ماشاءالله شكرا

  • @qeyrfaafiye6991
    @qeyrfaafiye6991 4 місяці тому +1

    19:45 wey itaabatay intaas😢😢😢

  • @fadumoshiekh-bk2zw
    @fadumoshiekh-bk2zw Рік тому

    Hooyo ka muhimsan abo

  • @salsabi
    @salsabi Рік тому

    أنت على حق

  • @adan053salah7
    @adan053salah7 Рік тому +1

    Moowdoocaan wa xaqiiq 💯 .Nasiib daro Dadka Badankooda Mafahmi karan . Wana Cashar qufkasta oo Goorsanrabo in soobaaro waliba Si xildheer. Hadii kale Fadlan Qurbaha hakugoorsan .

  • @rahmamohamud5658
    @rahmamohamud5658 Рік тому +1

    Wll hadalkaga hal dhinac ayad ka hadashay lkn waad ilowday aabayasha 80% dayacay masuuliyadoda ee fadhiya maqaaxiyaha aan ka warheyn caruurtoda aan annaga marqaatiga ka nahay qof walba xaqa Allaha garansiiyo

  • @mariamoha6254
    @mariamoha6254 Рік тому

    alxm ani aabehy 10 jirey marku dhinto Hoyo iso korisey nolol qurux bdn wax nin ah ma guursan anaga uun nagu dadashy diin iyo maadi waka dhisanhy dugsi sare 1 fasal iga harey alxm hooyo aadbad umhdsanthy

  • @fatushmuqtar4748
    @fatushmuqtar4748 Рік тому

    Waa muduuc muhiim ahh lakiin kawaraan abayasha Iska maqaan 5sano ona ciyaalkoda iyo xaskoda kamaqan intas daan

  • @Alqaanuuni798
    @Alqaanuuni798 Рік тому +2

    Markii aabo inta imaado hooyo oo nagu waryaa qaylada daaya
    Markuu aabbe hal mar dhaho qaylada daaya oo seexda la aamusi jiray
    Markii aan weynaaday ayaan fahmay
    Micnaha ku jiray.
    Aabbe alle ha iidaayo alle ha janneeyo dhammaan aabbe yaasha muslimka ah

  • @apdifatahbashash3386
    @apdifatahbashash3386 Рік тому

    Ustadii waa tusaale cad wlhi waayo aniga hadda dibedda ku noolahy sidaa ey thy weli wxaa igu jirta cabsida aabe xumaan oo dhan markan subin rabo yara cabsadaa alx🤲

  • @mohamednuur-il3kk
    @mohamednuur-il3kk Рік тому +3

    hadii ka hadal la idhaxi lahaa ka hadal mowduucan wlhi wax badan niyadwyda ku jiro hadaan sheegi uma maleynaayo iney hoyo ayka tagi lahryd cunageegada sababtoo ah waxaan soo korey abo hoyo la aan iyo abo la aan wanaam wada u cuniga uu wajaheyo dhibaato ayaad u fara badan

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 Рік тому

    Plz waa inaad ka so hdashaa carruta hooyo laanta kora

  • @maryamgelle5499
    @maryamgelle5499 Рік тому +2

    Walahi aabe laantu waa dhib wayn mararka qaar asagoo nool oo walipa hooyo io caruurtaytu ka dhalay la nool paa hadana dareemi karta aabo laan💔🙂

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel Рік тому +4

    Gabar 20 jir cml ah oo kunool Soomaaliya ayaa waxa eey ii sheegtay, hooyadeed iyo Aabaheed ineey kala tageen, hooyadeed oo nin guursatay la noosha hay habiin habiinada kamid ayaa waxaa dhacday qolkeyga jiifka ah inuu adeerkii hooyo qabay iguso galo walibo xiligii aan jiifka isku diyaarinaay waxa uuna bilaabay inuu gacmaha ilaso galo wan iska ciliyay waana qeyliyay kidib ayuu iga baxay kidib hooyo usheegay kaaga darankii aniga ayaaba leeysii canaantay

    • @xanuunbabiye
      @xanuunbabiye Рік тому

      waxaas lama sheego ceeb abaayo alla udaa ninkaa

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Рік тому

      @@xanuunbabiye maxaan la sheegin? Ma runta? Duleyste_haas calooshiisa la ciyaarka ah ee inanta yar ee booskii aabeheed ugu jiro damcay ee waliba faraha la soo galay ma in la qariyo baad ku tageersan tahay? Iyo weliba in inantii dhibanaha u ahayd dhib_falaha daalac loo raacay iyada weliba hooyadeed? Akhaz! Aduunyo aabeheed w*stay.

    • @Saalamiinchannel
      @Saalamiinchannel Рік тому +1

      Hadalkaas waxa kuso xasuustay kalmadii uu yiri wllkeen omar inshar oo aheed Aabbahu waa Gaashaan

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Рік тому +1

      @@Saalamiinchannel waa gaashaan adag weliba. Lakiin waxa ayyaan darro ah in xaqiiqadii indhaha laga laabanayo. Difaac ka laga gardaran yahay oo tageer xaqqa. Aniga umaddan way iga yaabisay waa juhalo wallaahi.

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 Рік тому

      @@xanuunbabiye yaa nin zino sodontay ma caadi kula ah waxa lamashego aaa oo waliba ilmahagii

  • @khalidjamac1359
    @khalidjamac1359 Рік тому

    shukran

  • @hudaosman5762
    @hudaosman5762 Рік тому +3

    Wallahi bilaahi barnamijkan bilow ilaa dhamad wan dhagaystay lkn.aad iyo aad ayuu u qaldan yahay zxb hooyo hada haysatid rabayad ka dhiman ma jirto..hooyoyinkena ha yasin carurta waa Korean karaan aabo la,aan adiga cuqdad dumar baa ku haysa

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Рік тому

    Cumar abaha inuu ku soo tarbiyeeyay waa ka muqataa

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show Рік тому +3

    Ayeeyo koriska kasoo HADAL hooyo iyo aabo aanay korin

    • @halimaali308
      @halimaali308 Рік тому

      Aniga xata

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 Рік тому

      Ayeyo wax kamac malaha ani iso korisay suraha na we igabadisay ♥️😍

    • @Wahiib_Show
      @Wahiib_Show Рік тому

      @@nuwara8333 hayna fashilin

  • @kamela775
    @kamela775 Рік тому

    Waa sax abuhu kaalin wayn buu ilmaha ugu jiraa hooyada iyo abuhuna waa laba tiir kii baxa booskiisa maqan cid buuxin karta ma jirto kan kale booskiisa lkn abayushu rerahooda dhibka ku qasbaya inay gabadhu furiin dalbato ha yareeyaan iyo been gabar lagu soo xero galiyo dumarkuna dhinacyada badan oo ay raga ka firiyan ha iska dayan xal dhexe ha la iskugu yimaado si caruurtu farxad ugu noolaadan

  • @najmoabdi7490
    @najmoabdi7490 Рік тому +4

    Waxaa xaqiiq ah caruurta inay saameyneyso furiinka😭

  • @Nasrobxersi8266
    @Nasrobxersi8266 Рік тому

    Wallhi sax omar ha niyad jabi omar ani icafi arrita dumarka ayaa iqaaday wan fahan sanahay inay faa iifo ragga ulahayd xaqiiq

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha Рік тому +1

    99% soomaalida hooyaa soo korisay waana wada xaafid quraan aad uwanaagsan kaliya raga qabiilka iskudilaya iyo dowlad magac uyaal ah baa halkaas dhigay taasna raga soomaaliyeed baa kufashilmay oo maangaab ubatay

  • @umumohamed9435
    @umumohamed9435 Рік тому

    Qisada aad ka sheekaysay aabo la'aan inay ilmahaas koreen basa ma ahan oo saas u xumaadeen ee hoyo wanaagsan bayna helin

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 Рік тому

    Aniga 23 yrs bajira aabahay wuu iga tagay hooyade laso guray run ahanti marabi ina wax bdn sheego lkn Ilaahey ilmaheyga kamadhigo Aabo laan dadka isqaba wey kala marmari karan lkn owlada aya suffer karesa

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 Рік тому +1

    Ragga yagu kataga carruurtoda in badan ragga somaliyeed badankodu waa qayrul masuul

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l Рік тому

    Asc wll wan salaamay , cumarow bal dib u noqo , so baar ائمة الإسلام qaar bdn o kamid ah hooyo kaliya korisay wx ka mid ah أمام البخاري ، الإمام أحمد ابن حنبل ، الإمام الشافعي

  • @hafsoomar6323
    @hafsoomar6323 Рік тому +5

    Am 23 hoyaday iso jkorisay abahay wa idayriye samayna iguma lahan maqnantisa

    • @MR.DEBATE
      @MR.DEBATE Рік тому

      Sas waa qalad waxbaa jira adiga ogeyn oo sababay furinkaa laga yaabo inay jirto xalado kale.
      Inad sas u hadashid marnaba ma haboona.
      Soma ogid mar hadad qan gartay inaad abbaha iyo hooyada ku laheyn wax xaq ah sida in school laga biyo waxas dhan wa asxan ee wajib maha.
      Hal midna waan kaga digaa wax lagu shegay waliga haqadan ilaa ay ku cadato , hadalkaaga waxa igala muqdo inuu yahay wax lagu shegay oo adan nafsad ahaanta cadeyn u heyn.
      Midkale waa laga fcn yahay inaad bulshada la wadagtid wax family gaga quseyo marnaba , hada waxad is ledahay away bulshadan la wagay , marba hadad shegaytay si dadban ogow barina si cad ayaad u shege waliba dad ad asaxbta ama jamacada kula dhigta iyo kuwo kale.
      Marnaba ha isku dayin wax yabaha adiga ku gaar ah inaad dadka la wadagtid.

    • @maxamadqarnijoog6028
      @maxamadqarnijoog6028 Рік тому +3

      Kula mida ahy ani xitaa sistr allha hoyo mcn hano daysto🖤🫂

    • @hafsoomar6323
      @hafsoomar6323 Рік тому +2

      Sax wll omar waxu isku qaday dumarka qurbaha kuwashay ee ubadkodii abhod ayga kacayriyey io hoyoyinken yanyada naguso koriyey ee din io madiba nabaray halka uu hadalka udabciyyye raga ilmhodii obahan quid quudka udiday aygo awoda mudane mudane halka halka uu sidaran ula hadlyo hoyada ladala dhacaysa korinta ubadki lagu dayacay omidkastoo singal mother ah maiyada ninkii cayrisay mlha ragu wa malalig

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Рік тому

      Somalia iyo qurbaha weey kala duwantahaay

  • @somalia2730
    @somalia2730 Рік тому

    Waa arrin muhiim ah Inuu aabe jooga mareykanka jooga arrintas dhib weyn ka tagna

  • @shoukryhassan1021
    @shoukryhassan1021 Рік тому +1

    omar insher iyo ayuub Ahmed lab yotubrda uga jeclhye o wax bdn ka faiidey ilahye ha idin xafido meel kasto o aad jogten