PRANK RUN ISKU BADALAY DAGAAL IYO NAXDIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 сер 2020
  • #subscribe#more
    Mahadsanidiin daawashada!
    Booqo UA-cam keeyga lamaad: / @adnahenna
    Booqo UA-cam ka Walaalkeyga Abuukar:
    / @abukarchannel
    Booqo UA-cam ka Ridwaan iyo Ilyaas: / @saxaafchannel
    Booqo UA-cam ka Walaalkeyga: / @amirsayid

КОМЕНТАРІ • 3,7 тис.

  • @abdifitahkaraama413
    @abdifitahkaraama413 4 роки тому +1237

    NABI MUXAMED ❣S C W❣

    • @maovlogs1
      @maovlogs1 4 роки тому +3

      𝗫𝗮𝘀𝗶𝗱𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗰𝗻𝗼 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹𝗸𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗮𝗮 𝗖𝗼𝗱𝘀𝗮𝗱𝗶𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗹𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝗮 𝗖𝗼𝗱𝘀𝗶 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗺𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗰𝗼𝗱𝘀𝗮𝗻𝗮 𝗦𝘂𝗯𝘀𝗰𝗿𝗶𝗯𝗲 𝗶𝗻𝗮 𝗶𝘀𝗮𝗮𝗿𝘁𝗼 𝟳𝟬𝟬 𝗺𝗮𝗿𝗮 𝗶𝗴𝗮𝗿𝗶𝘀𝘆𝗮 𝟭𝟬𝟬𝟬𝗸 𝘄𝗮𝗮 𝗖𝗼𝗱𝗶 𝗮𝗯𝗼𝗼𝘄𝗲 𝗮𝗯𝗮𝗮𝘆𝗼❤💗💯💋♥♣♠🌹1

    • @nasteexoyuusuf7235
      @nasteexoyuusuf7235 4 роки тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @muscabyare31
      @muscabyare31 4 роки тому +2

      Scw scw scw s scw

    • @umuabdullahiali4103
      @umuabdullahiali4103 4 роки тому +2

      Scw Scw Scw

    • @adaawe123adaawe3
      @adaawe123adaawe3 4 роки тому +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @dahiradle6683
    @dahiradle6683 4 роки тому +2451

    hadii aad ka xumatay in gabar uur leh sidaa loo galo like saar😡😡

    • @muhanadalkapoi1980
      @muhanadalkapoi1980 4 роки тому +14

      Run waa wallahi ooo hadana ah xaaskisa waliga katali xaskada farxadeda mhn inaa kaar sata nin miyaa marka saas sameyne

    • @ayaanbintuhassan1956
      @ayaanbintuhassan1956 4 роки тому +6

      😢😢😢 qalbiga i xanunay wlhi Alla hooyoy

    • @ayaanbintuhassan1956
      @ayaanbintuhassan1956 4 роки тому +6

      😢😢😢 qalbiga i xanunay wlhi Alla hooyoy

    • @ayaanbintuhassan1956
      @ayaanbintuhassan1956 4 роки тому +3

      @@muhanadalkapoi1980 😨😨

    • @deqaabdullahihersi1853
      @deqaabdullahihersi1853 4 роки тому +8

      Qalad weyn ayuu sameeyey waayo hooda uurka xaalado badan yey deris latahay ragaan doqomadaana madareensana so sorry

  • @sakiali8081
    @sakiali8081 3 роки тому +607

    Walaalayaal. Kusaliya. Nabigeenna muxamed salalaahu calayhi wasalam. ilaahay. qayr. ha. idin siiyee

  • @abdifatahniman8988
    @abdifatahniman8988 3 роки тому +605

    Inta ila aragtay Adna inay saxaaf si xad dhaafa ujeceshahay like zaaar ❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @amiinsareofficial7391
    @amiinsareofficial7391 4 роки тому +658

    Nin saaxkiisa oo uur leh sidaan ugalaaya haadii aad ka naxday walasheen adna
    Like saar

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 роки тому +438

    😭😭😭😭😭😭😭Sax iyo qaladba adna hadey guriga jajabiso wey ku saxan tahay saxaaf adiguna qaladka aad gashay raali galintiisa soo bixi tv gana inaad soo gato waa waajib ku saaran inta igu raacsan gacanta soo taag

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +373

    Xaqiiqda ayaa ah %100 dumarku inay daacad uyihin Jaceylka😊Allah idin dhaafo la'aanti noloshu cusbo maleh

  • @munitaabdiqani215
    @munitaabdiqani215 3 роки тому +23

    Hada ila arakte adno iney mekup la aan qurux kutahay plz like

  • @samriinaabdullahi2357
    @samriinaabdullahi2357 4 роки тому +171

    Masha allaah Adna dulqaad badana naag reer xamar haka ahaado wlhi Adna wa miskiin Saxaaf please walalo waxyalaha qalbiga ka dhawacaya ka dhaf weligay comment maso qorin maanta ka hor😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ax wlhi qalbiga ixanuunay aniga mar hore ayn waxaan haayo ku dhufan lahaaa😁😁😁

  • @salaxudiin10
    @salaxudiin10 4 роки тому +373

    inta rasuulka JCL like ismuujiya team adna

  • @bisharoardon8254
    @bisharoardon8254 3 роки тому +77

    Omg adna she is so honest 😥😥 and you make her sad 😞 team adna ❤️ 💪🏿

  • @alishaahmed4716
    @alishaahmed4716 3 роки тому +70

    No no no that's not fear she has ur kids every day she make sure they are happy so u better be respectful bro and be careful with her

  • @suzu7209
    @suzu7209 4 роки тому +243

    Ma aqaan comment gayga qofki aqrin doona wll illahay waridka ha u naxaristo ee like iisar🙏🙏🙏🙏

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 4 роки тому +84

    Waa kuqasbantahy inaa usheegto meeshaa aadayso maxaa xaaskaaga maxay kutahy taakada meeshaa dhigayso inay ogaato xaq eey uleedahay maxaa nolosha loowadaagaa hadanba wax laisku sheegaynin

    • @caaishazack7642
      @caaishazack7642 4 роки тому

      Haa walhi

    • @maryanaxmed7075
      @maryanaxmed7075 4 роки тому +1

      Ayan xbbti wankugu tagersan nahy

    • @salmaanaxmed3841
      @salmaanaxmed3841 4 роки тому

      Waxani waaa prank e deH run haka so qadin ayanay de saganah ka jeceL gabadhiisa Ee Badaa mad ka bixin looguma dir saneh

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 3 роки тому +152

    Gbdha mskiin weeye wlhi 10 minutes iygoo aan wada hadlyn ayay ooyaday wlhi way qalbi jilcsan tahay lkn rag hadan nahay gbdha noo ooyda wan ku tumnaa wlhi sorry hno adna

    • @amuunguulane2614
      @amuunguulane2614 3 роки тому +2

      Haa walahi waxlo ooyo matihiin

    • @kayfmaxamuud949
      @kayfmaxamuud949 3 роки тому

      Ha wlki way per jiliczanthhy

    • @filsanmahamoudali8929
      @filsanmahamoudali8929 3 роки тому +2

      Wlhi ana arkay oo iso martay taasi Allah ku dayay kaas

    • @fatxicosey4852
      @fatxicosey4852 3 роки тому +1

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @farxiyofaraxsan2163
      @farxiyofaraxsan2163 3 роки тому

      Sax wayee wallhi rag gabadha markey si dhab ah uu jeceshahay weyba yasan ragow ilahey kacab sada oo gabdhaha qiimeya

  • @siraadcumar6415
    @siraadcumar6415 3 роки тому +105

    Qof uurle waxo udhaxeeya akhiro iyo aduun naxdintane wa udarantahay bal isku naqo nin ween aya tahay maskiinta uurka le unaxariiso allahane ufududeeyo adna🤲

  • @queenmuniramanka9334
    @queenmuniramanka9334 4 роки тому +88

    SORRY WALALSHEY ADNA😭😭😭😭TEAM.ADNA FOREVER...I FELT PAIN WHEN ADNA WAS CRYING ...SORRY ABAYO ADNA...

    • @kingxhf8068
      @kingxhf8068 4 роки тому

      HHHHHH XAA KU KUGU DHACAY QAFYAHAY

    • @nuuraqurux4701
      @nuuraqurux4701 4 роки тому

      😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @fatushmohamed4200
    @fatushmohamed4200 4 роки тому +120

    Hhhhh gabar afween inta kuqososhay😅😅

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z 3 роки тому +31

    somalidan malaayacniga war reerka ka dhamaada yagaa waxan raalli iskaga ah oo ugu talagalay xagaa xumaanta ugu fikiraysan

  • @hazzanapdirahmaan2036
    @hazzanapdirahmaan2036 3 роки тому +61

    Adna Wlhi 50maaha Ee waa 100+
    RaaaLiyo waan.maQLi jiree
    Waaa Tan SOOMALIYEEY 😍

    • @salmaasad5374
      @salmaasad5374 3 роки тому

      Kgu rcsanhy✅💖

    • @cabdibille3084
      @cabdibille3084 3 роки тому +1

      Walhi waa boqol aaa😂😂😂 wxu dhadhansanaa allaha ku caafiyo baacoow😂👊

    • @ruuncali4659
      @ruuncali4659 3 роки тому

      @@salmaasad5374 i

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 4 роки тому +79

    Mesha aadeeysid wa qasab inaad xaaskaga u sheegto si wanaag iyo xushmad badan ee familyga iskaga helaan teeda kle gabdhaan waa xaamilo prank iyo qashinka kadaaa saxaaf nin weyn thy😡

    • @xnchennel4353
      @xnchennel4353 4 роки тому +1

      Beenbaasheegtay maahan qasab baayo +252907812558 baayo isooqabo dookhaygaatahaye

    • @muhyadinosman9012
      @muhyadinosman9012 4 роки тому

      @@xnchennel4353 😁

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 4 роки тому

      @@xnchennel4353 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @obsiiye7143
    @obsiiye7143 4 роки тому +74

    Masuuliyad maaha in aad khatar u galiso dadkale in aad ka qosliso adna aad meesha ku xaas waydo
    waa qalad dadkana u sheeg in ayna isku dayay waxaa soo kale ,
    Fadlan adigoo Mahadsan.

  • @ahmedabdirahman1341
    @ahmedabdirahman1341 3 роки тому +7

    😂😂amiiro qumayo wyee adna waa gabar naxariisle ❤️mslh

  • @abdalla_jr2082
    @abdalla_jr2082 3 роки тому +29

    Adno wa geber aad udegan
    Aadne wey ku jcshahy
    Allha ku barakeyo sxb 🤦‍♂️

  • @khalidismail3832
    @khalidismail3832 4 роки тому +265

    Wey jilcan tahay iyo weyba oyeysa mxa waye wad arkeysan wa qof uur leh oo dagal iyo buuq marabto ilmaheda le udaneyneysa maha qof fudud adna😥😥team adna weynu arsaneyna is mujiyah😥❤

    • @maryanaxmed7075
      @maryanaxmed7075 4 роки тому +1

      Haa wlhi

    • @hamdaxayaad2245
      @hamdaxayaad2245 4 роки тому +2

      Haa walahy qof dareemi karaa adaa jira qofku markuu uur leyahy qaylo maba karo

    • @maryanxarago1115
      @maryanxarago1115 4 роки тому +1

      May aad ayeey ujecey shahy qafka qof uu jicel yahy dhib ma yeeli karo

    • @iqriinaiqriina1238
      @iqriinaiqriina1238 4 роки тому +2

      Haaa waa arsnaa team adna

    • @luckyhero8070
      @luckyhero8070 4 роки тому +1

      Dabcan waa saxan tihiin waa u qaldan yahy saxaafi lkn haddi si lo firiyaneh inee ben ahankarto ogada hee

  • @ardivamohamed3897
    @ardivamohamed3897 4 роки тому +25

    Saxaaf uffff sida ciyaal suuq camaloo u hadlaaa waxaga prank maha eee wa hadal xumadeda fiiriya prank kama rabno wllow xaskaga xushmeey qofka hadu xanaqo walaga joojiyaa maahe sii caay ya rabbi adna we love u abyo dartiisna waxba ye neerfaha kula kicin naftada ka taxadar abyo

  • @famoctober4027
    @famoctober4027 3 роки тому +34

    Alabta layskama jabiyo asa la jajabiya 😂😂😂 Alabta lama taabto

  • @safiyaloora3117
    @safiyaloora3117 3 роки тому +4

    Aniga asaga ayaaa jajabin lahaa tvga waxa kadaran hadalda adag o ku hadlayo saxaf dhibka kadaay gabadha uurka leh wlhi waa maskin adna Allah isku kiin xafido ❤❤❤❤❤❤🙏🙏

  • @said_sahane1880
    @said_sahane1880 4 роки тому +190

    Camerada sabab baad u demisay oo u raaligelinweyday gabadha waa inaad si puplic ah usoo raali gelisa gabadha waxaasi waa ina gumeednimo waxaad ka carootay tvga jabay intaad meel puplic ah kaga oohisay

    • @luckyhero8070
      @luckyhero8070 4 роки тому

      Of caurse wayo waxani waa pranka prakinah lakama xanaqo ma aqn inee si run ama ben ay u samaynayan lkn prank waa prank waliked isma badasho laka yaba xata inee naf ku go do

    • @faysakiinfaysakiin6137
      @faysakiinfaysakiin6137 4 роки тому

      @@luckyhero8070 h4 4kffffffffff FCC of ft. Fffff FCC FCC FCC f FCC gf FBI FTC FTC vfv fbg GB ch v
      P

    • @sacdiyosiman5550
      @sacdiyosiman5550 4 роки тому

      Afgooye waaaaaaw♥️♥️♥️♥️💞🌷💞🌷🌷💞🌷💞🌷💞💞🌷💞❤

    • @abdiwasacabdirahman3153
      @abdiwasacabdirahman3153 4 роки тому

      Waa saas wll

    • @raxmodaahir5323
      @raxmodaahir5323 4 роки тому

      Alla garacsaraa saxaaf waa jin yaa huuuu haysoo marin

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 4 роки тому +46

    Oo hadda adna ma prank lagu sameyy wabaa 😭😩😭😭😭 we are strong team adna💪💪❤

  • @kingarapk143kboss5
    @kingarapk143kboss5 3 роки тому +2

    Bashiir Laba Daan Ahaa 🤣🙏

  • @___014
    @___014 3 роки тому +3

    Wa qosle wana oye😂😓🙈😂adna io saxaf ba wajeclhe😂

  • @mumtazmohamed4501
    @mumtazmohamed4501 4 роки тому +30

    Raga somaliyed arxan darana qof ur leh xata la dhafi mayo plz ohinta hablaha halaga dayo waa iga talo 😢😢😭😭😭😭

  • @nashaadsaxane0222
    @nashaadsaxane0222 4 роки тому +49

    Niyow firi anaga prnk maidinka rabno ragina somaliyeed wlh waji malihidin xita haday ciyaar tahay ilinteda kuma xanujinayso wlh dameero quman bad tihin

  • @mahadahmed8644
    @mahadahmed8644 3 роки тому +4

    Ar bwe gbdhaa waa gber fcn intay uurka lee dahy ka daa park plz inta taladaa iigu raacsan like saaara👏🏻👏🏻

  • @Real_nadiir
    @Real_nadiir 3 роки тому +8

    Qalas hadii walashey adna sidan loo galay UA-camr somalida wlh waa sii dhimanayaan saxaf ayaa ugu roonaa asagiina wlh marada ayaa ka dhacday sidaan in uu dhaamo ayaan u maleynaaye wlh sorry abaayo mcn wlh aad baan ugu xumahay in really prank lagugu sameeyo😭

  • @sundusinaali3034
    @sundusinaali3034 4 роки тому +36

    Wlhi barankigaaan waa kii ugu horeeyay qof youtubera uu sameeyo
    Soomalida youtuberskaa sida saxaaf wax cusub la imaad 🤣😅👈

    • @nasrahassan8570
      @nasrahassan8570 4 роки тому

      Abaayo isfahan family hore uga soo daawaday ani bari hore sameeyeen lkn

    • @nafisocraxmaan7153
      @nafisocraxmaan7153 4 роки тому +1

      Abyo horaa loo saneeyay

    • @nasrahassan8570
      @nasrahassan8570 4 роки тому

      @@nafisocraxmaan7153 haa abaayo

    • @dekasabriye3725
      @dekasabriye3725 4 роки тому

      Lamane aa hore u sameyay maxamed iyo sabriin

    • @nasrahassan8570
      @nasrahassan8570 4 роки тому

      @@dekasabriye3725 ana wll wxaan ku arkay cabiir iyo cabdalle lmaanahaas

  • @farhiyatahlil6773
    @farhiyatahlil6773 4 роки тому +74

    Tim adna hadaa nahay wan arsanenaa😥✌insha Allah

  • @axmadcarabofficial3495
    @axmadcarabofficial3495 3 роки тому +11

    War dadkaan prank ayaa meel qaldan kagalay wlhi war xaas kaaga miyaad kuciyaareysaa subxaanallaah ilaahay haku soo hanuuniyo bro qiimaha eyleedahay xaasku mataqaanid sorry sis adno

  • @queenmaria539
    @queenmaria539 3 роки тому +1

    Saxaaf wan kugu fanaa keep goin wankubtageraa

  • @mariamaanka1791
    @mariamaanka1791 4 роки тому +24

    Kaly TV le maxad ugu fakaree halmar adne maxn Ku sameyna madhahysid ma.ogthy xanunka ay daremeyso aaah saxaf wax fcn masameynin team adna love you👍👍👍👍👍👍 adna love you

  • @samiiromaxamud2097
    @samiiromaxamud2097 4 роки тому +19

    Kkkkkkkkkk Gawar Afwen waaye kulahaa Arsaxafaa umadena ma Ahan waaiga qoslesey😂😂😂😂😂

  • @habibamuhyathin3728
    @habibamuhyathin3728 3 роки тому +1

    Ale ha kuu dayo ad na wa qof wacan alw ilali adna iyo ubad keede iyo nin keeda🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin amiin😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @cawoo820
    @cawoo820 3 роки тому +9

    Omg adna wlh waa raaliyadii la shegayey Miskiin😢😢iska jir mar danbe prank nocas ah

  • @ramlahussein8850
    @ramlahussein8850 4 роки тому +115

    Maskiiin adna wlhi way jilcanthy wlhi waan laooyey dadka wngsn waxa lagu gartaaa waxesan afka kasheegi karin ayaa ilinteeda ayaa shegi karta wlhi sorry team adna😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @aishaabdi3005
      @aishaabdi3005 4 роки тому

      Adna lailaha saxaf ankuarko adi magalka hhhh

    • @sucdiahmed5370
      @sucdiahmed5370 4 роки тому

      Adna wlhi wan la ooyay 😭😭

    • @ayaanbintuhassan1956
      @ayaanbintuhassan1956 4 роки тому

      😭😭😭😭 Ax Adna wan la oyay wlhi

    • @ayaanbintuhassan1956
      @ayaanbintuhassan1956 4 роки тому

      😭😭😭 Ar sina ma rabne

    • @sahhaandsaahin8584
      @sahhaandsaahin8584 4 роки тому

      War iyado garacaya ayey san uga samrryse waliba nag kle ayu ku maserin jiry marna wanka tagaya ayu dhihi jiry ay iska oynyse maskinta

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut 4 роки тому +35

    Ax Ax wlhi Xaladu meel xun ayay ku dhamatay Adnana waa Qof xaamilo Ah Oona xamili karayn xaladaa oo kale PLZ saxafow Hanoqoto midkii kuugu danbaysay Hadii kale Wx ka waa wayn ayaa dhici Kara

  • @musesultan1559
    @musesultan1559 3 роки тому

    Masha Allah Beautiful Family
    Allow iidinxafido

  • @mohkhadar5959
    @mohkhadar5959 3 роки тому +13

    UA-camkan prank ma lo sameeyey🤣

  • @ismahaansaaqle62
    @ismahaansaaqle62 4 роки тому +53

    Canug yariis aa faruur wayn qabo yaah😂
    Adna Sorry wllo

  • @hiboabdiazizmohamed7501
    @hiboabdiazizmohamed7501 4 роки тому +20

    Inta kudufneysy tviga asaga kudufan lehed wlhi hdeysa jeclen kumeysuften tviga asgey kudufan lehed lkn jceylka wacajiib 😢😢😢😢

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 роки тому +4

    Naw shaw saxaafku waa bahalo galeen. Waar ninku calool adkaa. Waar gabadha ilmaha haka soo tuurin balo kula jeego xumaatee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 роки тому

      Kkkkkkk iyadoo prank ay tahy xitaa inuu dadka tuso ayey ahyd inuu jecel yahy xaaskiisa wuxuubo leeyhy naag asxaan ma leh astaamaha raga aan naxariista lahyn camal

  • @asiaraziinoffecial1829
    @asiaraziinoffecial1829 3 роки тому +3

    Hhhhhh adna miskiinah waan kujeclahay walloh adnaay

  • @munacaaqil233
    @munacaaqil233 4 роки тому +56

    Wathzapka ANoo ku jiruuu zooo dhacaY WacdaLE zooo RooRaY AdnaH iYo ZaXaaF lamanaha qarniga. Barcelona 8Laga dhaLiYeY ZaxaaFoow NaGadaaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mustafehussein2044
    @mustafehussein2044 4 роки тому +34

    Sxb Sid ma fican waliga comments ma aan qorin lki. Marka aann arka waxa mesh yal wxa fican mah sxb gabdhu ur bay ledahya. Sxb lagu ma ciyaro sxb

  • @moha4513
    @moha4513 3 роки тому +3

    😭😭😭Wlh casho ihur thy wlh saxaf markale ha ku samin sidan cml prkn wala samiya lkn sidan okali ha ku samin 🙏🙏🙏

  • @abeyibrahim1211
    @abeyibrahim1211 3 роки тому +2

    Best prank ever keep going

  • @m97hhg66
    @m97hhg66 4 роки тому +22

    Naxdinta iyo murugada adno ay dareemayso prankiga ilmaha caloosha ku jira waxbay yeelaysaa saxaaf intay adno kala fududaanayso prankiga ka daa plz 😭😭😭

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 4 роки тому

      Waa run wll wlhi xataa ilmahay wax yeelaysaa

  • @shushuubintinuurshukriya3344
    @shushuubintinuurshukriya3344 4 роки тому +25

    Waa hooyo uur leh mesan ooydeen ee uuka ayaa jil jileeha leh sida lasheegay ani maarag uur wan yarahay wan kaxumahay lkn dhib maleh abaayo mcnto ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

    • @qalifarah1787
      @qalifarah1787 4 роки тому

      Waa run abayo uurka wa jilciyaa qofka dumarka

  • @smmmm7937
    @smmmm7937 3 роки тому +6

    Wllh ani CML wyy adna 😭😭 meeqa mar Xafis kudhax oyay😪 ciiil haddi been layga sheego wllh ilinta afka wyy isgadaa inu ninkyga iqiyaame walalshy ii hadasho markn xanaaqo ciiil dhuunta ixirmeee haddn ooyin maficnaaanayi😭😭

  • @mohammedkaabsol9769
    @mohammedkaabsol9769 3 роки тому +1

    M.a saxafa keep going pro

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 4 роки тому +24

    Ooh sorry adna maanta kahor waligy kulama calool xumaan maanta calooshaa ihurusay wlh markii ibdhahaga ilmada kusoo istaagty ax saxaaf gabadha xaamiladaah saas maxaa ugu galee yaaqeey mamudno adno saas loogalo shit adno gacan mala qaado ceeb waaye wax walba afkaa lagu dhameeyaa ceeb ninkaaga gacan uqaado

  • @omarhajio5229
    @omarhajio5229 4 роки тому +41

    Waa bari adna wlhi illhow naag bari ino sahal oo adna kle ❣

    • @kafeeyamaxamed4532
      @kafeeyamaxamed4532 4 роки тому +1

      Aamiin aamiin dhamaanteen 🙏 qof baari ah waaloo wada baahan yahay

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 3 роки тому +1

      Halkeeda hadaan ku jiri lahaa waligii prank igumuu sameeyeen

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 3 роки тому +1

      @@64yearsago59 rag jecelaaa naag jilicsan oo sida buste qoyan camal fal celinpa lahayn
      Walee inuu ilaahay yaap ukeeni lahaa haday aniga tahay

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 3 роки тому

      @@hodomohamed3648 mihiim maaha inaad wax walba u duqaadato

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 3 роки тому

      @@64yearsago59 waa run waxpaabaha qaar haa
      Lkn tan oo kle inaan aamuso oo afka ka xidho oon sidaa ku dhaafo
      Iyo inaan waxan awoodapa ku sameeyo waxpa kama dhaxayso

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 3 роки тому +3

    Anigu wan ka so hor jeeda saxaaf waayo pranki naxdin leh ayuu kuugu sameyey walhi adigana kuugu ma fiicna waayo xamilo ayad thy mar danbe yanu kuugu samaynin ka aarso lkn markad ka aarsato bes alkaa ku joojiya pranki danbe please adna adiga ayan ku naxaya waayo xamilo ayad thy wllahy big love beautiful family

  • @ifrahhassan2916
    @ifrahhassan2916 3 роки тому +1

    Wlhi si dhab ah ayey ku jaceylshahay xaskaga mash Allah guys keep going

  • @maryancali6684
    @maryancali6684 4 роки тому +36

    Oh sorry saxaaf wllhi wad khaldan thy adna wa inad si fican u ralligalisa🙏adno oo kale waliga heli mayside ha dhawicin qalbigeda plz coz dumarka ohintu uma fcna 😭haddana waa hooyo 🙏sorry adna xppti

    • @fartunabdi9052
      @fartunabdi9052 4 роки тому +1

      Saxaaf adno iyobaybigeeda waa islaooyeen nagta markay uur leedahay lama oohiyo ilmuhu waala ooyan xaalada caafimaad ilaali lacagraadiska joojiya

    • @abdulahiabdiazizabdiaziz842
      @abdulahiabdiazizabdiaziz842 3 роки тому +1

      Adnachanal masokor wankufarhy

  • @fatumatube5042
    @fatumatube5042 4 роки тому +7

    Real prank ayey sameyaan rerkan masha allah anba wan inta ooyi lahey tano kale hday ku dhacdo like dhac kusiya 😀😀

  • @zoasmr4862
    @zoasmr4862 3 роки тому +10

    22:36 boqoleey aan ahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 роки тому +1

    hhhhhhhh walashey adna yaa ku garay Allaha idin daayo

  • @Eng-cabqari.
    @Eng-cabqari. 4 роки тому +71

    Wllhi adno qof daacad ah waaye m.a
    Aadna wey ku jcshahy bro 💯
    Qof nasip leh ayaa thy allh isku kiin deysto💯💯
    Lknse dhipka bdn ka yarey 😂😙😙

  • @calijamac6253
    @calijamac6253 4 роки тому +54

    Saxaafow waan kuu Ciilqabnaa Hada Gabdhaha Surprise kaga Farxi😢😢

  • @nasteha874
    @nasteha874 3 роки тому +4

    Wlhi I’m crying with her 😢😢😢😢😢OMG

  • @abdifatahmohamed4724
    @abdifatahmohamed4724 3 роки тому +1

    Walaalow Saxaaf martambe Gabadu saan haa u galin...tabcan wax yaalo kale oo PRANK ah la imow...lkn prank oo MASEER KEEYNAAYO HAAKU SAMEEYNIN FADLAN...Adna waa daacad waana MASKIIN ee kafiirso hada kadib fadlan...Inantu waan jecelnahee ee noo ilaali...iyada oo maseersan ma argi karno...Waxyaabo kale la imow...ONE LOVE DAMAANTIIN...

  • @calishufeer5077
    @calishufeer5077 4 роки тому +49

    😥😥😭😭😭 oohh soory queen adnh ootin kuguma ogna wlaiga farxad igu nolow sis team adna wan arsan doonaa ins sha alaah ❤🥰💪💪

    • @luckyhero8070
      @luckyhero8070 4 роки тому

      Dabcan haa waan aaraan donna lkn ogow hee anuka inaa rag nahay waxkastana naga suurtodo sida dumarka okale jiljilaac manah no

    • @zamzamcabdiraxman5351
      @zamzamcabdiraxman5351 4 роки тому

      In shaa Allah ha umusho maxaa yeelay xanaaqa uma ficna walasheen Adna.

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 4 роки тому +283

    Ilaahoow saxaaf o kale nin ha iiga dhigin. Wuu I dambaajin laha gacanteyda ayuu ku bixi laha. Lalabaduu u hadlo ayanba necbahay iyo jees jeeskiisa afka in lagu dhuftuu istaahila😡😡

  • @fartuunibrahim3845
    @fartuunibrahim3845 3 роки тому +9

    😭😭😭😭😭😭 wlhi anigo og ino prank yahay ayan oyay hadan wlhi

  • @osmanismail9583
    @osmanismail9583 3 роки тому +1

    😂😂😂 saxaaf Wlhy wn qoslay gabadha Dhibka ka dhaaf

  • @taliso5945
    @taliso5945 4 роки тому +33

    adna ani cml wye wlhi hdn xnqo ooyin lee wadaa 😂😂

  • @hibasaiid1040
    @hibasaiid1040 4 роки тому +45

    adna sorry😂😂daandaansiga adaa bilaawde😍saxaf iyo amiira kuheesta😊😂😍

  • @queenifrahahmad4739
    @queenifrahahmad4739 3 роки тому +7

    Walahi adna aniga cml wayo markii qof wax ikahaleyo ona waxdhihi karin ciil an la ooya😭😢abaayo adna sorry walahi wadka arsane after umusha insha Allah

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 3 роки тому +1

    Aad iyo aad team saxaaf naga qosolsii 😂😂😂🤣🤣

  • @juusto.cadeeymohamed6308
    @juusto.cadeeymohamed6308 4 роки тому +36

    maskiin adno saxaaf maskiinta uur leedahay waa inaad dhoortaa qalbiga dumar waajileec parak ma kufiicno ❤️🙏

    • @luckyhero8070
      @luckyhero8070 4 роки тому +2

      Runtii waa xaqiiq lkn haddi si lofiriyaneh fa idee noo tahu wayo waxay no tahy mada daalo ama film musalsal.murugo inaa fiir sanono ookale sax

    • @abdulfattahblack1300
      @abdulfattahblack1300 4 роки тому +1

      Maskin waye ale kabaq saxaaf

  • @aliamohamed9193
    @aliamohamed9193 4 роки тому +92

    Saxaf what you did was wrong you forgot she’s pregnant so many times UA-cam people told you until s he give birth but you never listen

  • @user-kt3gv7kv6u
    @user-kt3gv7kv6u Місяць тому +1

    3 sano ka biba dawanayo 2024😂 lagu jiraa😅😅😅

  • @kaikai2349
    @kaikai2349 3 роки тому +1

    😭😭😭😭😭 waxa saa jacayla wlh one love ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 4 роки тому +44

    War adno jiljilec bdnaa 😂😂😂😂 war illahow asgo lashuminayo maku qabto hhh oyin kulha

  • @Rizak10
    @Rizak10 4 роки тому +41

    Sirta saxaf wey sirayo ku lushahy adnoy
    We love 🤣🤣🥰🤣👊👊👊👊

    • @maovlogs1
      @maovlogs1 4 роки тому

      𝗫𝗮𝘀𝗶𝗱𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗰𝗻𝗼 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹𝗸𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗮𝗮 𝗖𝗼𝗱𝘀𝗮𝗱𝗶𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗹𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝗮 𝗖𝗼𝗱𝘀𝗶 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗺𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗰𝗼𝗱𝘀𝗮𝗻𝗮 𝗦𝘂𝗯𝘀𝗰𝗿𝗶𝗯𝗲 𝗶𝗻𝗮 𝗶𝘀𝗮𝗮𝗿𝘁𝗼 𝟳𝟬𝟬 𝗺𝗮𝗿𝗮 𝗶𝗴𝗮𝗿𝗶𝘀𝘆𝗮 𝟭𝟬𝟬𝟬𝗸 𝘄𝗮𝗮 𝗖𝗼𝗱𝗶 𝗮𝗯𝗼𝗼𝘄𝗲 𝗮𝗯𝗮𝗮𝘆𝗼❤💗💯💋♥♣♠🌹2

  • @sumayasiman5437
    @sumayasiman5437 3 роки тому +5

    Ohiin mabaigamateen ani koley kaw ban kasinn laha wlh😫

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 3 роки тому

    Alla adno waa raaliyo wllhi gooraan nabar ku dhufan lahaaa ma fogaateen🤣🤣🤣

  • @sooyahinna6649
    @sooyahinna6649 4 роки тому +16

    Adno allah kuu fududeeyo foosha allah ha kaa dhigo mukulaal matagtay

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 4 роки тому +58

    Lkn saan doqonimo waay sbbtoo ah uur ayay leedahay bro mardanba hasamayn

  • @happyinlife4
    @happyinlife4 3 роки тому +70

    You can hide the camera where you want, the prank is fake. As a Muslim don’t do these things, spend your time with something good

    • @Yusriina921
      @Yusriina921 3 роки тому +2

      Yessiir that is full of fake🤦🏽‍♀️🤨🤨

    • @zamzamabdulkadir5922
      @zamzamabdulkadir5922 3 роки тому +3

      Agree with you fake prank and muslims don't do this sin . I feel sorry there are a lot of young teenagers watching this nonsense and stupid. How come these new Somali UA-camrs doing this 👎👎👎👎👎👎

  • @samriyetv3251
    @samriyetv3251 3 роки тому +1

    😂😂🤣🤣🤣🤣 Barcelona 😂🤣🤣 goolashii ma prank kibuuhaa

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 4 роки тому +18

    Adno wan jeclahay wlhi maskinta maxa uga oohisay wanba la ooyey xata ani😭😥

  • @moshkaomar6366
    @moshkaomar6366 4 роки тому +32

    Hah😥😥Adna ilinteyda Mrkan arkay Qalbiga i xanuunay wllah😓🤦🏿‍♀️ ar Maseeraa🙏

  • @faadumsaharaqaali8783
    @faadumsaharaqaali8783 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk miskiin wallhi waan ka naxay saxaaf caadi ma tihid

  • @afnaanahmeth4668
    @afnaanahmeth4668 3 роки тому +9

    Maskin wan jecla adna wlahiye cadi bn uooyey😭😭❤

  • @abdirazaknurabdulle5715
    @abdirazaknurabdulle5715 4 роки тому +19

    Gabr intaan hdal la dhahy oo sii dulqaadnyso wlhi gabr wngsn oo dulqaad leh heystaye nio wax yaalaha qaar hkula kaftamin

  • @qaaliahmedqaaliahmed169
    @qaaliahmedqaaliahmed169 4 роки тому +28

    sida uu uaf xunyahy ayaba sida sxda ah saxafna wa nin afxun
    marku dhahaba igu dran 100 ahy adna 50 leey tahy fakar xumaa oo yasmo bdnaa waba marwadiisa hdladaas uma qalanto inu ku dhoho sorry adna

    • @kingcabdi9227
      @kingcabdi9227 3 роки тому

      Adi maxaatahy marka tolof yahee

    • @bisharomohamed4441
      @bisharomohamed4441 3 роки тому +2

      @@kingcabdi9227 waryaa sababaa jrta oo ilahay kadamacsan yahay mahan inaad kadhigtaan cay 50 baatahay yes waanahay balse waxaan unahay mataqanaa, intanad dhanka xun uaqadin walogaa gabadh xushmad daro hakula dhaqmin surad nisa ayaa ilahay usodajigay ayaga bas,

    • @diinteenuwaamacanalx429
      @diinteenuwaamacanalx429 3 роки тому

      Dad badan ayaa sheegay inuu yahay nin xun oo la nool

  • @sumayaabdirahman8408
    @sumayaabdirahman8408 11 місяців тому +3

    Esh calaa rooseto kulaha yaa ila aragto like zaaar❤❤

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 3 роки тому +1

    Ar adnaa qosolkay iga dhameysay cunug yaraa faruur ween qabto miyaa kulahaa waalsoo shushumiyey kkkkkk