PRANK || XAASKA 2-AAD SAXAAF IYO DAGAALK ADNA KU SOO QAADAY || SORRY ILMAHA WAY KA SO CARARTAY ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @sacdiyamohamed577
    @sacdiyamohamed577 2 роки тому +575

    Waaa Aarsaheeenaaa Team Adna Hdaa Nahy 😔🥺🥺 sorry Hpipty 😢

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +8

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

    • @AxmesLiibaan
      @AxmesLiibaan 9 місяців тому +2

      Sorry maamii adna wan aarsanoonaa😢❤

  • @leeban4308
    @leeban4308 2 роки тому +45

    Adna kaba la’aan inay socota yaa ila arkay😂😂😂Sirta saxaaf wey siilaanyo kulushahaye 😂

    • @Sagalmaxamed-wy9fb
      @Sagalmaxamed-wy9fb Місяць тому

      Lkn adi yaa kuu dirsaday waxaas adno io ninkeeda maxaa kaa quseeyo❤

  • @naciimanaciima3787
    @naciimanaciima3787 2 роки тому +329

    Sorry adna waa arsanena team adna ismujiya🥰🥰

    • @sacdiyohasan4000
      @sacdiyohasan4000 2 роки тому +1

      Sirta saxaaf 🙋🏻‍♂️🤪

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      @@sacdiyohasan4000 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @ugbadabdilahi4766
    @ugbadabdilahi4766 2 роки тому +49

    Saxaafoow wlhi adna waa naag adag
    Maxaa wakhti iyo qarash kaaga baxay
    Dhaarta ayaa ka daran
    Iyo inta qof ee isku oo racdeen ayaa iga yaabisay kaligaa maad soo dagaal tagtid 😂😂😂 any way wn soo aarsaneynaa team Adna nacabka uma jabno😁😁😁😁😁

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 2 роки тому +253

    Yaasoo orday Ani cml prank markaa maqlo🏃🏃🏃🏃

  • @queneyman3106
    @queneyman3106 2 роки тому +63

    Raali galinteeda bixi hee saxaaf wllhi aadbey u xanAqde sorry adna😭😭😭

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 2 роки тому +349

    Tomorrow is my birthday 🎂 🥳

  • @dhirigilisoumada5452
    @dhirigilisoumada5452 2 роки тому +45

    Wow prank wuu dhafay kan bis milaah waxbaa ka dhacay 😂😂 Ku sadhawada UA-cam keyga

  • @maahiryare6910
    @maahiryare6910 2 роки тому +63

    Inta murugsan Allah murugta hakaqaado

  • @munahussein3055
    @munahussein3055 2 роки тому +31

    The way she said "ana fasaxay" she trust him so much and doesn't want their relationship to end.

  • @sabnaaabdalla3306
    @sabnaaabdalla3306 2 роки тому +118

    Saxaafow Adna kallexo Hadiikalle Tintaa kaaxiiraa😂

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥❤

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 роки тому +171

    Wixii Reer Xamarweyne Eh Oo Prankigaan Fiirsahooyiin Ha isa soo Muujiyaanoo Yaa Nagala Badininee😂😂

    • @sundusnuuni4290
      @sundusnuuni4290 2 роки тому +3

      Diris lee nahay bondheere kadawa noyaa

    • @ashahenna9390
      @ashahenna9390 2 роки тому

      @@sundusnuuni4290 Ma'sha'Allah Boondhere waa Meesha AannKu dhashtay oo xundurteyda Ayaaba Ku Doogan Inkastoo aan Xamarweyne kusoo Koray Oo Aan hadana Mudo ka maqanahay Waan U xiisay waxaan Allaah Ka rajeynaa Mar dhaw inaan Soo wada arko❤️🥰

    • @Apeen_maLik1
      @Apeen_maLik1 2 роки тому +2

      Anoo eheen idin taapty gusy love u

    • @ashahenna9390
      @ashahenna9390 2 роки тому

      Ma'sha'Allaah Love All My Family❤️

    • @queenarzu468
      @queenarzu468 2 роки тому +1

      Dariska xalasha xamar jajab 🤚🏻

  • @sacdiyocabdigaab4502
    @sacdiyocabdigaab4502 2 роки тому +25

    Qalbi ku jecel oo kuu go'ay si fudud haku jabin saxaaf

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 2 роки тому +56

    Adna sorry 😔 HH 😂😂😂😂😂 way kuku dacdayi tani hee 😂😂😂 laken don't worry saxaf way ti arsada hada naku team adna 👌👌👌💪💪💪💪

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

    • @safiyoyare9046
      @safiyoyare9046 2 роки тому +1

      😂😂😂😂😁😁😁😁❤❤❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      @@safiyoyare9046 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥ ❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 3 місяці тому +5

    Allah is One propHett Mohamed scw 😊From❤️2024😘

  • @safiahirey
    @safiahirey 2 роки тому +69

    Ilaahayow hadaan nin dartii dagaal ugali lahaa i cadaab guriga marku imaado asaga lee tumi. Karaa😀😀

  • @barwaqoawilbarqaaqoawil6522
    @barwaqoawilbarqaaqoawil6522 2 роки тому +36

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣abid prank aan daawado kii iigu qosolka badnaa Runtana ahaa ma nooli Sirta saxaaf🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fardustanzani2936
    @fardustanzani2936 2 роки тому +23

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣prank iigu qosolka badnaa.kan prank lama dhaho ee waa mid cajiiba. UA-cam ka wall pine iigu qabta.famailygan jeclahoow

  • @wllziizuu1233
    @wllziizuu1233 2 роки тому +84

    Sirta saxaaf we siran kulushaheey saacaane kuheesataa adn0y 😅😅✋ sorry adna team saxaaf ismuujiya

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 2 роки тому +14

    Sirta saxaaf way siiraanyo kulashahee saacaasey ku haysataa!!! hhhhh
    Adna joog madiidinoo ka xaaxaabi hee
    🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 2 роки тому +45

    Adna iyo saxaaf waa nii xiiisay wlh mudo 1year manii dawan 🥺 waa mashquule idin jeclahay my family ❤️❤️❤️❤️

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +3

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥❤

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 2 роки тому +19

    Hhhhh kan prank lama dhihi karo saxafa nio dhankaaga ahay hello Team saxaaf😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @deeqajipriel6125
    @deeqajipriel6125 2 роки тому +74

    Omg filin camal
    Sirta saxaaf way sirayo kulushahy🙏😊
    Aabaha prank

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @aminaahmedamira7755
    @aminaahmedamira7755 2 роки тому +14

    Prank make me cry because am from team Adan my favorite sister we love you

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 2 роки тому +52

    😂😂😂😂😂 War wali mafirsanine meshan musiba kaso socoto waba ogehe jah walee saxafow sun aya thy

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +4

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥❤

  • @hafsadagan6382
    @hafsadagan6382 2 роки тому +14

    Wllhi adno waa wax nool anaa ku jecel ku lahaa sasaa lagaa raba waliga nag yay ku dirin kan waa prank ha u bixin xbbti 💗💪💯

  • @qalbixarago6035
    @qalbixarago6035 2 роки тому +38

    😄🤣😄 wlh ani ninkeyga naag kale ku arko maba dagalamen waxas qarar u arkaa kan igu xiga wadada maraya gacanta qabsan lahaa qaniinyo qaniinyaa kaa fujisa🤣

    • @nalkaali9295
      @nalkaali9295 2 роки тому +1

      Hhhhh mucjiso

    • @hibanuura658
      @hibanuura658 2 роки тому +1

      Wlhi wa runta.... bahdilad waye

    • @hodoayanrobleh7242
      @hodoayanrobleh7242 2 роки тому +1

      Waxa lagala hadlaba ma jirtu nin gabara latagan e adna mida gacanta qabsu

    • @ummhaneen7401
      @ummhaneen7401 2 роки тому +3

      Kkkkkkkkkkk
      Naag noool
      Lkn saas cml alle ka cabsi ka maran
      Hadeeba nin kale gacanta ka qabsan laheyd

    • @mariahassan2673
      @mariahassan2673 2 роки тому +2

      Yes isku fikrad nahy anigana mid uu u jeda Ku qabsan laha qaninyo qninya ka fujisa no more dagal

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 роки тому +3

    Intaad baranki sameyneysid oo aad dhar naag gashaneysid ma ogtahay in carada Alle kugu dhaceyso hadey waqtigaas nafta kaa dhacdo ka waran baranki majiro waad isla ogtihiin umada haka waalina SubxanaAllaah

  • @idrismohamed2305
    @idrismohamed2305 2 роки тому +17

    Sirta saxaf wey qoota deertahay qof fahmi malaha, legend is always legend.

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 2 роки тому +15

    Adna naag adag wye wllhi anaa fasaxay kulahaa io mxaa kaa galay😂😂😂✌

  • @adnamohamed7809
    @adnamohamed7809 2 роки тому +55

    Saxaaf maxaa kaa qaldan qof diin yaqaana kumoodayeey ale iyo rasuulkiisuba way nacdaleen ninka dharka dumarka xidha iyo naagta dharka xidhata 🥲subxaan ale ka baqda waxa kasta ciyaar haka dhiganine 😭

    • @umeymanmahdi5794
      @umeymanmahdi5794 2 роки тому +6

      عن ابنِ عبَّاسٍ رضي اللَّه عَنْهُما قَالَ: "لَعَنَ رسُولُ اللَّه ﷺ المُخَنَّثين مِنَ الرِّجالِ، والمُتَرجِّلاتِ مِن النِّساءِ".
      وفي روايةٍ: "لَعنَ رسُولُ اللَّهِ ﷺ المُتَشبِّهين مِن الرِّجالِ بِالنساءِ، والمُتَشبِّهَات مِن النِّسَاءِ بِالرِّجالِ" رواه البخاري.

    • @umeymanmahdi5794
      @umeymanmahdi5794 2 роки тому +2

      Waa sax ukhtii Adna Mohamed jazaakilaahu kheyraa xasuusinta aad xasuusiday xadithka Nabiga caleyhi salam

    • @kichw
      @kichw 2 роки тому

      Naag baan mooday.

    • @adnamohamed7809
      @adnamohamed7809 2 роки тому

      @@umeymanmahdi5794 mahadsanid abaayo 🥰

    • @Sacdush1234
      @Sacdush1234 2 роки тому +2

      @@adnamohamed7809 sawirka profile ka kuu saaran iska daji

  • @queeenanzal5440
    @queeenanzal5440 2 роки тому +21

    Kan crxman la dhhyo prank fashiliyey 😂😂😂cabar inuu si xirnaado aheeyd xijabka

  • @cabdiladhiifxasan796
    @cabdiladhiifxasan796 2 роки тому +23

    Wallhi team saxaaf kabtiisa nooma gasho lkn team adna hadaan nahay waan aarsan doona ee ismuujiya team adna

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 2 роки тому +41

    Maasha Allah Adna, waxaan kahelay sida aad saaxiibtaa aad hadalka ugu celisay. Wax kasto oo dhaco famil ka afaarihiisa in uu qarsado ayaa haboon. Dad meel naga dhig saxaafoo ani iyo adi bood aa noo yaalo 😂😂😂. Well done Adna 👍

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 роки тому +12

    Mardhaw aa isdhahaayay adna pranki ga Wee iskadaayeen 🤣 ileen wadadee ku soo jireen

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 роки тому +20

    Saxaaf barank kii ahaa meel uu saaray kabtiisa nooma gasho so funny my brother 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @qadrokeyfmohamedhassan273
    @qadrokeyfmohamedhassan273 2 роки тому +6

    Sirta saxaaf wey siiranyo kulushahay team adna sacan ayey nii hesataa😂😂😂😂 Team saxaaf ❣🙏😂

  • @maysuummuslima6995
    @maysuummuslima6995 2 роки тому +4

    Adna 🥺😭Wan Ka xumay inay sidaa dhacdo lkn jecel Ka sii badanay ha u bixin saxafi ciid a kula simiikaro❤️❤️ queen adna

  • @aasiyoaadan8655
    @aasiyoaadan8655 2 роки тому +53

    Kan brank mahan wllhi saxaaf sirtisuh way sanyo kulushahe adnoy sacasay ku hystah😅team adna waan arsan donah✊

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥❤

  • @munayusuf3352
    @munayusuf3352 2 роки тому +10

    Team adna waa aarsa doonaa 😩😩😩 saxafow dhagar badanido😂😂

  • @mushtaaqfaarax558
    @mushtaaqfaarax558 2 роки тому +87

    Sorry Adno miskiiney ani cmla eheen waa lis tumlahaa lee 😡😡😡
    Budka maxa usi qadatay hada waxku. Badujinenin😂😂

  • @saadiyamohamed8703
    @saadiyamohamed8703 2 роки тому +100

    You guys are so funny 😂

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 2 роки тому +10

    Naagti aniga ninkayga isoo sheegta laftigeeda ku bilaabi lahaaa 😅😅😅😅👊🏻👊🏻👊🏻👊🏻

  • @eng.abdiazizchannel2802
    @eng.abdiazizchannel2802 2 роки тому +13

    We need such a Prank soomaaliyeey, legendary.

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 2 роки тому +30

    Gadhkiisa xijaabku Kasoo Dhex Baxay Dhibadana Prankgu😂Wuxuba U Ekaday Gabadh Shidan😂😂This Is Real Prank Pilahi😂

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +2

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @nimcoabdirahim1338
    @nimcoabdirahim1338 2 роки тому +15

    Masha allah hore usocda family aan taageero halkeen kala xidhiidha tukaanka

  • @engmohamedabdalla7704
    @engmohamedabdalla7704 2 роки тому +13

    Waxaas ayaa prank la dhahaaa 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aminaxuseen634
    @aminaxuseen634 2 роки тому +13

    Saxaf umadeena ma ahan Adna nooga so aar ciil badanaa🤣🤣

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 2 роки тому +7

    Ninka siduu uboday xijaabka utuuray qosol igu dishay😂🤣😹😹😹

  • @maryanali2253
    @maryanali2253 2 роки тому +15

    Sirta saxaaf weysiranyo ku lushehee adnooy sacasee ku heysataa 😅😅😅😅

  • @mohamednimco7314
    @mohamednimco7314 2 роки тому +11

    Ma nooli 🤣🤣🤣🤣🤣 team adna never give up saxaafow markaaga adkeyso

  • @hawoluul1171
    @hawoluul1171 2 роки тому +27

    Sarta saxaf way sirayo kuloshay sacas bey kuhesata Adnay hhh😅

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @aaminamacalin2528
    @aaminamacalin2528 2 роки тому +1

    Aloow saan maa noo gashy 🥰 cagtey jogsan weyday marbeey saxaaf ayee lakulantaah prank ewerkga dhigey

  • @sayniyacaraale8728
    @sayniyacaraale8728 2 роки тому +12

    Sirta saxaaf way siiranyo kulushahay
    Kan prank maaha waa wadno go
    Caadiya 😭😭😭😭

  • @wardawife2529
    @wardawife2529 2 роки тому +3

    Saxaaf adna iidhaaf waa jeclahay saxaaf waa noo taalaa maalin uun wan kulmi doonaa
    Lkn adna markey kugu sameeneso waa jeclhy waa ogahay cadaalad ma ihi lkn iiga leexo❤❤🥰🥰🥰😂😂😂

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 2 роки тому +6

    Kkkkkkkkkkk 🤣cadi ma ahan prankigan lkn dhagso maxa u bixiyey abdiraxman

  • @nasranuur9271
    @nasranuur9271 2 роки тому +43

    SORRY Xppti qali Saaxaf waa Funny wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥺🥺😢😢😢😢

  • @dekaluldahir8673
    @dekaluldahir8673 2 роки тому +48

    Best prank abdirahmn iga qosliye hogayeeeey🤣🤣🤣

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 роки тому +1

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali

  • @FoodRoutin
    @FoodRoutin 2 роки тому +7

    Cabdiraxmaan xijabka suu u bixiyey qosol iguma hadhin😀

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +8

    Asc walalhey channelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🙏🙏🙏

  • @cumarcariiri.9197
    @cumarcariiri.9197 2 роки тому +8

    Adna marwalba ma oyne hhh ninkan ada ka qaldan ma iska lexatid oo prankiga ka dhaftid.😂🤣🤣

  • @safamusecaraj6569
    @safamusecaraj6569 2 роки тому +1

    Wphi qosol iguma hadhin labada sude na waa jecelahee keen u juraa ma waxaan udhaa adna waynu aarsanynaa muse waxaan idhaa saxaafow bilaayaad la siiraanyo kulushee best orank weeye Midaan u hiro garan maayeee😅🤣🤣 bal labadiunuba Alle haydin barakeeyo...

  • @taatiko9183
    @taatiko9183 2 роки тому +3

    26:12 markey mareyso camera maanta so funny vinto iyo Cano booro dabkaan iska dhaaf imisa sano ayn ku dhahaayey wan ku wataa sxb😂😂😂

  • @yahyeabdi8375
    @yahyeabdi8375 2 роки тому +12

    Cabdirahman ku ciyaaray prankiga ebar waye nagu kala wada 🤣🤣😂

    • @farhiadauud8876
      @farhiadauud8876 2 роки тому

      Woo cabsady mooyane prank kigan wuuu hirgaly wllhi

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي 2 роки тому +92

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاء الله الله يحفظكم يارب

  • @faayfaayluul3814
    @faayfaayluul3814 2 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkkkk WLLHI SAXAFOOW WAA KAA QEELSHAY BRO KEEP GOING

  • @sacdiyohubii2846
    @sacdiyohubii2846 2 роки тому +24

    Alaa manooli prank run kan ladaha keep going adno 💕💕💕

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

    • @HhsHsu-l6x
      @HhsHsu-l6x 11 місяців тому

      😂😂 13:28 ​@@c.qaadirofficial1106

  • @khadijanour6181
    @khadijanour6181 2 роки тому +46

    هههههههه متتت ضحك وربي الله يسامحك ياصحاف🤣🤣🤣🤣

  • @teamwaayaabfuns7601
    @teamwaayaabfuns7601 2 роки тому +72

    Team saxaaf is muujiya 🤝🤝🤝🤝🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️ sirta sxdf wee siiraanyo kululshahay saacaas ayeey ku haaysaaaa👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏adno naga leexo ayaan kaa waaynay cagtii joog laga waayo marbeey ceeb la kulantaaa

    • @idardonsaad303
      @idardonsaad303 2 роки тому

      Sirta sxdf wee siiraanyo kulushahay saacaas baye ku haaysaaa adno

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      @@idardonsaad303 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥❤

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 2 роки тому +11

    Waar kani pranki wuu dhaafayba😂😅🤣🙋‍♂️

  • @ahmedmuktar8398
    @ahmedmuktar8398 2 роки тому +64

    😂😂😂😂😂 team adna intejoktiin tan prank weydaftay balahaleskarifoya sorry adna fadiga kakac arso

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @ubbeauty7804
    @ubbeauty7804 2 роки тому +1

    Mashalh addna qof adag wayo weyna dagan tahay qof ciyar ciyar lagu diri karo ma ahan 🤙

  • @itskowsar9703
    @itskowsar9703 2 роки тому +25

    Duma shiyey jog ba iga gadan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥❤

    • @itskowsar9703
      @itskowsar9703 2 роки тому

      @@c.qaadirofficial1106 haye ❤️

  • @abassabdul8
    @abassabdul8 2 роки тому +1

    Sorry Mum Adna Don't worry....

  • @shankappeh6771
    @shankappeh6771 2 роки тому +38

    sirta saxaaf wee siiraayo kulushahay adnaay saacaan ee ku heysataa 😁

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥❤

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah3677 2 роки тому +3

    Szb lkn waan’arkay bisad dalaysa 😂😂😂 xili galab ah ayee eheed anigoo school kaimaaday

  • @nimcosaciid5380
    @nimcosaciid5380 2 роки тому +15

    😄😄🤣🤣🤣🤣kan xijaabka looxiray wlhi qosolko igadhameyeg nagnag ayuuba u ekaaday suleeeqo dheerey cabdiraxmaan 🤣🤣🤣

  • @zamaarailkacaz9448
    @zamaarailkacaz9448 2 роки тому +1

    Adna waa inaan ceebaha qoyskeda Qarisa kulaha ana fasaxay safaxow Raga wax aya dheertay waa na xaas ka wangsan

  • @Maxacusub-j5x
    @Maxacusub-j5x 2 роки тому +5

    😅😅 Maseerkii Oo Dhawi /Bud Wato Waaye Adnna

  • @Samatar110
    @Samatar110 2 роки тому +1

    Ilaahay ka cabso waana khatar waxa aad samaysay waayo nebiga scw waa u nacladay ragga dumarka isu ekaysiiya iui dumarka ragga isu ekaysiiya ilaah uga laabo view aakhiro kula tegi maaye.

  • @ayaaniitabbe9622
    @ayaaniitabbe9622 2 роки тому +8

    Adnaay xele janno sorry mcnto 😰🥺

  • @faadumomaxamed8399
    @faadumomaxamed8399 9 місяців тому

    Mansha allaah hamblyo hmblyo reerka allaaha barakeeyooo ubad baariyaha kala siiyo

  • @muniishaqueen7141
    @muniishaqueen7141 2 роки тому +7

    Waxaa iga qosliye cabdiraxman sidu ulibsty🤣🤣🤣🤣

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 2 роки тому

    Horta muhiimada inee adna kaa burji adagtahy sawabtoo ah inaa dhoor qofood kusameesaan camera badan melo ugishatid viva adna keep going sister Team adna marnaba No hoos💪👏👏😘🥰🥰❤❤❤💋🥰🤷🏾‍♀️

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 роки тому +9

    Team adna hadanhy wanaarsandoonaa inshaallah dhibmalhn saxaf weynotala wll

  • @abdirahiinabdalla8447
    @abdirahiinabdalla8447 2 роки тому

    Yes comentiga 1k ana buxiye 😁

  • @mariauos3207
    @mariauos3207 2 роки тому +4

    nice prank way . lkn reaction adna waxbuu dilaaya. sas lama rabin kartide kudhahdy ana fasaxay inee xafda kusugtee ahyd. hhh

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 2 роки тому

    Subxanallah wll Abdirahman ha xiran dharka dumarka nabiga wu nacalade raga xirta dharka dumarka iyo dumarka xirta dharka raga

  • @fatxiyoxasan1770
    @fatxiyoxasan1770 2 роки тому +13

    Qofka labad ahy ♥️🖇️👩‍❤️‍👨

  • @AnfaccabdiAnfacabdi
    @AnfaccabdiAnfacabdi 6 місяців тому +2

    Sirta saxaaf wey siiraanya kulushehee adnoy sacaasey kuhaysataa😂😂😂

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 2 роки тому +4

    Kkkkk Abdirahman hore ka sibay naftiisa ucabsaday 🤣🤣🤣

  • @sahrinabea2288
    @sahrinabea2288 2 роки тому

    Istaqfueulah c/raxman aya igu daran bo hhhh sidu noqde le

  • @kowtherherzi4524
    @kowtherherzi4524 2 роки тому +9

    Hhhh aad adnaaye waa arsanaynaa🙄🙄

  • @wllsimba5514
    @wllsimba5514 2 роки тому

    Marnaba ha ku qancin arimaha caadigooda , arin kasta ka raadi jaanis aad uga faa’idaysatid dadkana uga dhex muuqatid

  • @AbdallaAbdilla
    @AbdallaAbdilla 2 роки тому +17

    kan prank wuu dhafay sorry adna 😢😂

  • @badalfilmsvlogs5697
    @badalfilmsvlogs5697 2 роки тому +2

    Sorry eedo Adno 😭😭😭😭😭

  • @zamzamadan4885
    @zamzamadan4885 2 роки тому +21

    Maskiin adna sorry xbbti 😭😭😭😭😭😭😭

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥ ❤

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 Рік тому

    Waaw is Adkeeya reer saxaaf Adnoo weey ku heeysataa Adno

  • @farxiyomaxamed7838
    @farxiyomaxamed7838 2 роки тому +4

    Wan soo arsan doona Team Adna Ismuujiya 👊🤛💪