WASIIR JAAMAC & WARIYEYAASHA:-Muxuu ku saabsanaa Shirkii Jaraa'id ee Wasiirka Gaashaandhiga?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • WASIIR JAAMAC & WARIYEYAASHA:-Muxuu ku saabsanaa Shirkii Jaraa'id ee Wasiirka Gaashaandhiga,Maxayse Dowladu Kaga Jawaabtay Hadalkii uu Maanta Jeediyay Sh.Shariif Madaxweeynihii Hore ee Somaliya?
    Daawo Shirka Jaraa'id oo dhamaystiran.

КОМЕНТАРІ • 62

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 Місяць тому +1

    Wasiir waa ku mahadsan tahay shaqada dib u xoreynta dalka✅

  • @alialasabdullahi1599
    @alialasabdullahi1599 Місяць тому +2

    Runtii waa nasiib daro in u Jamac Wali na horfadhiya asago sheganaayo Waziir gashaandhig. Ninkan wazaradan haladhaafiyo hadii dagaalka laga rabo in lagu guuleysto.
    Yahuuuujjj😊

  • @mustafeabdu2765
    @mustafeabdu2765 Місяць тому +4

    Ma xishoode ilaahay iyo islaam aan ka xishoon

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Місяць тому +7

    kan waa alshabab ciidanka isagaa baabiyay cidkastana weey ogtahay Lk xasan sh.maxaa loo badalilayahay qainkaan sabab???

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg Місяць тому

      Ciidankii ayaa labaabiyay waa hadal aan danteena katurjumen gorba waxaadan ogeen sidii iskadaa meelkalee xamar loogu leàn jiray iyo hada sida amaanku yhy ama waxaathy dadka cuqdada kaqabo koonfur nabadeeda

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 Місяць тому +4

    Waa yaab ma soo hadal qaadin guushii jubaland

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r Місяць тому +1

    CXDS LAMAJABIN WELIGOOD BASAASKAN INTAAN LA MAGACAABIN CADAWGANA WAA LA OGAA WACDARIHII AYSIIN JIREEN RAASHINKII CIIDANKA AYEY XITAA CUNEEN WAXKALE ISKA DHAAFE.

  • @MohamedHaji-vo5eh
    @MohamedHaji-vo5eh Місяць тому +3

    Somalia in ay waxba gacama uga jirin waxa oo kuga xukunka jooga meelkale laga maamulo waxa u marqaati ah noocan oo kale defence minister u ah. Lamana beedeli karo waayo waxa ku qabacsan shaqdiisa oo ah burburinti ciidamada awooda qarsin

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 Місяць тому +1

      Sax weeye zxb, sidedaba dawlad waxa lagu qiimeeya dadka ay xilalka u dhiibtay qualitygoda marka layab makeh in ninkan o kle lo dhibo xilkas weyn.

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Місяць тому +2

    UMADA KAHOR WAREGA MASIBO IDINKUDHACDAYE DALIYO DAD MIDNA MANOLA IDINKA BURBURIYEY

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Місяць тому +2

    Tiktooga iyo dowladnimo isma galaan

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 Місяць тому +2

    war kan shacabka haso qabtaan waa caadaqate laayay ciidankii somaliyeed

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 Місяць тому +3

    Mida kale waxan oo kale hawaresanin

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Місяць тому +1

    KANI WA ALSHABAAB OO WALAHAYA XASAN WAKULASOCDA WAYO SELOGU DHIBI KARA GASHANDHIG INU CIDANKA CADAW UGACAN GELIYO

  • @user-lp3tq5dn2z
    @user-lp3tq5dn2z Місяць тому +1

    Wasiir tiktok halaga qabto waddanka shaqsigan ciidan iyo siyaasad shaqo kuma laha waa mid ka niikiya tiktok umana qalmo wasiir ciidan ciddii hadasha waa shabaab macquul maal yaahu subxaana laaha

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому +2

    Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed hadiiba aad kan wxa been ta ah uu sheegayo aad ka amustaan oo aad Iska qaban weydaan illaahey idinma ba naxariisto duli ban tihiin uf

  • @BisharIsack-un3ch
    @BisharIsack-un3ch Місяць тому +1

    Adiga kamid ax

  • @SamatarhassanBouh
    @SamatarhassanBouh Місяць тому +3

    Cheik charif wa. Ruuntiisa

    • @lujisomalistar1522
      @lujisomalistar1522 Місяць тому

      Wasiir Sax aad tahay

    • @lujisomalistar1522
      @lujisomalistar1522 Місяць тому

      Madaweynihii 12:14 hore sheeq shariif wax badan aa kaqaqaldan Dowlada marna u'hakaneyso shaqsi siyasada Ku fail garobey sida sharif.

    • @lujisomalistar1522
      @lujisomalistar1522 Місяць тому

      Masha Allah

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Місяць тому

    Sida sheeq shariif iyo cabdiram cabri shakuur. Waa in qof kadta wajiga laga sara qaladadkisa. 23:06 labadooda waa shaqsiyad siyasada kudhax dhumey.

  • @BisharIsack-un3ch
    @BisharIsack-un3ch Місяць тому +1

    Misaa Dowlada kama jirtow umada pintakadaye

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq Місяць тому

    2024 somali government 😅😅😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr Місяць тому +1

    U are member of those u calling khawarij

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 Місяць тому +1

    beenba laga yiri mawaxad lahadleysa meytidi iyo qabriyadi aad faganeysen dadka somaliyed iyo besha calamka miyadan ogeyn inta ey yihin isku celcelin shabab ey yihin 6000 o sanad kasto warbixin laga diyariyo hadad 4000 aad dishen an ku raacno cidanki somaliyedna yaa babiyay ila Shababki wad leysaye waxan halkas ka oganeyna cidanki imaradka Ugandan kugu so xirray tuutaha cidanka inad cidanki gorgor iyo danab kudarten halkana aad ku shirqoshen adiga no shegay Wana lagugu maxakamadeyn. INSHA ALLAH

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g Місяць тому +1

    Isaga shabab ah waa bentis dhawn

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Місяць тому +1

    Beenlow tuug ah xilka aad können hayso sodagaa ayaa kusiiyay aqoon aad leedahay kuma imaan 😅😅😅😅😅

  • @mustafeabdu2765
    @mustafeabdu2765 Місяць тому +1

    Beenlow Ninka ciidanka gumaaday waa adiga . Aaway ciidankiii dhisnaa

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 Місяць тому

    Sheikh shariif hishiiskii uu la galay janday faresko miyuu rabaa in uu ku weeraro dowladda xasan sheikh waa maxay hadaladaan maseerka ah oo hadda ka soo yeerayo isaga oo ah damiin aan wax maamulikarin ,

  • @ibraahimxuseen6339
    @ibraahimxuseen6339 Місяць тому

    Tuug

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 Місяць тому

    Jaamac meesheedi ayuu dhigay sh shariif haka hadlo wax ciidanka been ka sheegidiisa ah haka hadlo ee campaign siyaasadeed kle ha raadsho

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 Місяць тому

    Shariif waa Ninkii ashab ka Soo saray sabahaa waa asaga turkiga noogıiu keenay waa bilaa abaal kani

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya Місяць тому

    Wasarada gashadhiga xaa keeny astaanta calanka israiil oo wasirka dushisa darbiga ku dhagan 😂😂😂😂

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 Місяць тому

    Ninkaan wuxuu marqaati u yahay jabka ,burburka,iyo mugdiga soomaaliya gashay.
    Wuu ogyahay wuxuu sheegaayo inaay been tahay.
    Ilaahay soomaali u gargaar.

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Місяць тому

    Wariye xun iyo siyaasi xun aya ku haabsaday somaalia mw sh sharif aya sida ayu ku ceelceeliyay sidu uga dheex raadiyo w.G oo dhaleecayn u jeediyay Ex mw hore😂😂😂😂😂😂 wa lagu fahmay

  • @AbsulqaadirSiciis
    @AbsulqaadirSiciis Місяць тому

    Been ayaa sheegaysa dib isugu noqo wasiir waa laydinka guulaysty qirtaa wasiir

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Kuleylka maxa kentey sow runta ma ahan tan kele Ciidanka xoogga dalka jbkiisa ma qof khawarij ta ah baka baxayo oo calcalayo mise kii Raba guushoda war ciyaal tik Tok gan naga amusiiya qaylo ciidanka lagu ma difaaci karo aa ciidan ubaahan in af lagu difaaco taas bana u ah cadeen iney jabeen idinkana jabiyey iyagaa leh qalad ka marba hadii ay ogoladeen inaad adiga mamusho duloweyo

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g Місяць тому

    War toogta cidanka radhinkisi isaga cuny

  • @bayaxowaaran2176
    @bayaxowaaran2176 Місяць тому

    Waa buubaa badaa galaa 😂

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Місяць тому

    You used to khawarij when do you regret it , tell us when

  • @abdiali319
    @abdiali319 Місяць тому

    Waar bal beenaalahan eega. Ma xoolo ayuu u sheekaynayaa?

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq Місяць тому

    😅😅😅😅😅

  • @BisharIsack-un3ch
    @BisharIsack-un3ch Місяць тому

    Pinali

  • @abdikaafimohamed516
    @abdikaafimohamed516 Місяць тому

    Beenloow

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Місяць тому

    Wasiir sax baa tshay 25:34 25:34 :34 25:34 nigo beesha Harti Abgal Warsangeli

  • @marsadailig6856
    @marsadailig6856 Місяць тому

    Commentiga waan wada arkey nasiib daro halka aragti ay simanyihiin qaley qaley waa inaanu fiicnaankarin nin reer kgs ah lkn nacabka aad noomuujineysaan waxba adinkana kama faaideysaan dadki laisku qasbayey unbaad sii kala fogeyneysaan

    • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
      @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому +1

      Nacalad baa kugu taalee haku had Lin magacyada dayus baatahey aa ey yahow eygan deegan kiisii 1 xabad ah oo AK 47 ah mageyo majiro 1askari oo mushaar qaata oo joga degan kukasonedo khawarij ta ayaa haysata cunaqabateen bana sarn markas bad naac ledahey

    • @DiiriyeFaarax-ff3gd
      @DiiriyeFaarax-ff3gd Місяць тому

      MAKANAD DIFACI CEBTA DHEXFADHIYA WARAMUS MAGACABAYE

    • @marsadailig6856
      @marsadailig6856 Місяць тому

      Kan igaba daaya ogol / hal qof oo reewinow ah oo somalida kale ay amaaneyso itusa mise halqof oo fiican maba lihinba

  • @rocky4066
    @rocky4066 Місяць тому

    Adinka soow MA aheeyn kuwii dhihi jiray ciidanka waa LA iibsaday oo dagaalka Tigre ayaa loo qaaday beenaalayaal musuq badan.

  • @naleye1
    @naleye1 Місяць тому

    Sheikh Shariif Quran sar ayuu rabaa ee Tolkiisa Quran hasarano

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Місяць тому

    Shaqsiyada siyasada kudhax dhuma fadlan Dowlada ha mucadirin. Dowlada waa socota fadlan trainn lka soorac.

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o Місяць тому

    Eelay ilaahay tuugsigii uga miciinay ayuu waraysanayaaa eelay tuuga

  • @DeeqowDuwane
    @DeeqowDuwane Місяць тому

    Haaa

  • @mohamedhirsi8436
    @mohamedhirsi8436 Місяць тому +1

    Afqarooqnimade deeba kadaran.

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 Місяць тому

    Miskiin kaan maad iska dhaftid
    Waxas ogyahay ayaab iska yar