WEERARKII G/BANAADIR "Aniga iyo raggii weerarka kusoo qaaday Gobolka Banaadir waan is aragnay....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 10 днів тому +30

    Ma hadaad soo baraarugteen, war reerka Hiiraan dega doorka aay dagaalka shabaab ka qaateen cid ka qaadatay ma jirto, dadka soomaaliyeedna iyagaa maanta ugu liito dhan walba oo doowladnimo ah 👌🏻👌🏻

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 8 днів тому +2

      Galgaduud ka daran sxb guriceel iyo dhuusamareeb muda badan lagu jabshay.
      Baxdo 1 maalin 77 qof looga dilay alshabab dadka magaalka la diriray .
      Cadaado sidoo kale xili sii horeeyay

    • @InaA-jy1qo
      @InaA-jy1qo 8 днів тому

      Sxb adiga konfurta kuma noolid ban umalenaa waayo qabiilkii ugu horeeyey oo arsenal kahor imaado oo la Dagaalo waxuu ahaa Biimaal Hal subax baa waxa la kaxeestey 1000k neef oo lo iyo 500 neef oo Geela oo Biimaal leeyahey. Kadib maxaa dhacey Waa tey janaale iyo no50 iyo marka ilaa qoryooley laga nadiifiyey arsenal.
      Marka adeer faan loma baahna xawaadle markey lahayeen arsenal ban la dagaalenaa dawlada xasan hogaamiyo yey Hub ka rabeen wana la siiyey hubkii ee daacad kama aheen.
      Saas ay tahey Manta Biimaal dhulkiisa wuu xoreestey mareekan iyo amison hubka ay siiyeen oo casriga waxa ka badan hubka iyaga iskooda u iibsadeen.
      Ciyaal baa tahey reality ka hadal ama iska aamu

    • @Ladan_cidi-s3e
      @Ladan_cidi-s3e 7 днів тому +4

      Reer galgaduud 2008 oo dowlad jirin oona hal rasaas lagu caawin bey iska saaren inta ahlu sunna u aasaasten dadkan hada hub beyba dowlada siisa mida kale dhulkooda iney xoreeyan miyaa door weyn ah Taliska sirdoonka NISA dhan bey heestan maxaa dowladnimada uga maqan iyo 8 xildhiban

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 4 дні тому

      ​​​@@Falanqeynta_musalsalada_Somali
      cadaado waligood hal maalin ayey jaanis ku heleen waxayna aheyd xiligii xabashidu dalka joogtay oo dareen lagama qabin dagaalkii ethopia ayaa lagu wada jiray maalinkaas 2008 oo ay hub badan furteen kuwana gubeen wixii intaa ka danbeeyay umey soo dhawaan xitaa oo maamul ayaaba laga dhisay. Laakiin dhuusamareeb iyo gurceel ayey dagaala badan oo ay ku jabeen ka galeen, sidoo kale matabaan marbey kaligeed xor ka aheyd hirshabeele oo dhan.
      Reer galmudug waxay inta kale kaga badalyihiin ciidamo shisheeye uma joogaan oo kaligood ayaa isku filaaday dhulkooduna 85/100 waa xor si xor ah aya la isaga kala gudbaa iyadoon jidgooyo iyo dhabagal laga cabsi qabin.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 днів тому +11

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedmohamud5297
    @mohamedmohamud5297 10 днів тому +4

    Masha alh waa Masuul Aad U Wanagsan Oo Dhalinyara Ah.

  • @abdikadirmumin855
    @abdikadirmumin855 8 днів тому +4

    Dowlad loo dhinto ma ahan wallahi kii an ogay o difacayi o la dalaacin somali abaheed was

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 21 годину тому

    Dalacaad iyo abaal marin lacageed mudan yahay wiillka nool kan dhintayna qoyskiisa la siiyo lacag iyo abaal marin.
    Alle ha u naxariisto inta ku shahiiday meeshaas.

  • @Cadar49
    @Cadar49 7 днів тому +4

    Gees u dadaal wiilkaas taariiqda dhigay ilahay hanoo xafido dhalinyarada wanaagsan

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 7 днів тому +3

    Wariye hadalka u daa agaasimaha ha inoo sharaxo sidii wariye bilow ah maxad u hadal badan tahy su.aasha jwbteyda sug plz

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 10 днів тому +8

    Ninka la wareysanayo Title kisa &xogtisa si hordhac ah ayaa lo shega Weriye isku sheeg😂😂.

    • @YusufAbdi-lt3ni
      @YusufAbdi-lt3ni 4 дні тому

      Wan waayey tittle kiisa 😂 uma bilowna nio kkkk

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 6 днів тому +1

    ❤ geesi somaliyed nolow walaal , waa nin halyey ah.

  • @aliguuled9816
    @aliguuled9816 10 днів тому +4

    Waxa run Ah ayuu ka hadlay walahi cadaalad mahan saas

  • @somali7378
    @somali7378 7 днів тому +6

    Ninka nool maxaad udalacsiin weydeen maxaa losoö hadal qaadi waayay halka midka dhintay loo dalacsiiyay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 День тому

      Subxan qof dhintey mad xaasid ku tahey qof imaanka ka maqanyahey u eegtey shaqsiga dhintaa ah in la dalcasiso mudan iyo taalo

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 7 днів тому +3

    Wariye somali waa bilaa qibrad waayo hdlka iyo warbixinta maba dhageystaan wareysigan ma dhameysan

  • @xogmalxarandid9369
    @xogmalxarandid9369 5 днів тому +1

    Wale ahlusuna waxtarkooda wala wada qiray wa dad caqiida saxa aminsan

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 днів тому +1

    waa umad ilahay isku diray waxaa ugu wacan waa waxay galen bah ilahay kah jarayah

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 21 годину тому

    Agaasimaha amniga ee goobtaas waa cararay waxna lala dhihin.

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 4 дні тому

    AALLAHU Ha u naxariisto Aamiin

  • @MohamedAhmed22
    @MohamedAhmed22 7 днів тому +2

    Qabiiloow xaaal qaado hadii kan geesiga la abaal marin hadii kan wadanka wax u qabtay la amaanin toloow ma fulayga ayan taaj u saarna iyo qiyanolaha wadankisa xadaya.

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 Хвилина тому

    Mansha allaah sida an wada noqono masul mahad sanid

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 10 днів тому +1

    Masha allah

  • @AbdinasirNur-v7b
    @AbdinasirNur-v7b 9 днів тому +4

    Ninkan waa ku daayay xilka waa laga qaadayaa

    • @xasanmuxsin2306
      @xasanmuxsin2306 8 днів тому +3

      Waan kula Qabaa
      Wadankan Cid run sheegta Lama doonaayo

    • @hallad598
      @hallad598 7 днів тому +1

      Beentaa maaha. Sida ugu dhakhsaha badan bay xilka uga qaadi doonaan sababtoo ah Damjadiid damiir ma leh.

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 5 днів тому +1

      Waba laga qaaday xilka hada waa sii ogeed miyana 😂😂😂

    • @josephabram6086
      @josephabram6086 4 дні тому +1

      Goorma laga qaaday

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 4 дні тому

      @@josephabram6086 2biri ka hor

  • @bukharicalayr168
    @bukharicalayr168 День тому

    Anigu waxan dhihi lahaa ninkaas isaga hala shaqeeyo, wax walba uu u baahdo adiga sii, ninkaas la iskama fogeeyo. nin labo jeer ku bad baadiyey waa wax kale.

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 8 днів тому +1

    Asc waali qaalisanaa

  • @hassantech510
    @hassantech510 8 днів тому +1

    bahdaa somali cable arsaqda rabbi aya baxshee wxan oo xayeysiin ah ka dulqadda ama nidaam uu sameeya

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 3 дні тому +1

    Dadka rajada ka qaba somaliya🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️

  • @MohamedAhmed22
    @MohamedAhmed22 7 днів тому +1

    Halyeygii sidaa ula dagalay shabaab hadan la dalacsiin waxaas oo kale ayaa kaa niyad jibinaya wadana Somaliya.

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 5 днів тому

    Sababtan darted aya xilka looga qaaday

  • @Axmadtaajirt
    @Axmadtaajirt 7 днів тому

    Wacararèen inaad dhahdo qaladbey kugutahay

  • @Adanmahamedshale12
    @Adanmahamedshale12 7 днів тому +1

    Warunta qawil aya lagu daalaca

  • @MuxudinCumar123
    @MuxudinCumar123 8 днів тому

    Somali ilhey omaqan

  • @afmeer
    @afmeer 7 днів тому +1

    Laandheere Laandheere dhalay warka salaan iga gaarsiiya Somalicable

  • @muntaasyusuf1156
    @muntaasyusuf1156 5 днів тому

    Beer wax dhalayooow ba abaha ubadkiisa qarax kala baxsadaa dareemikaro

  • @HanadEmran2024
    @HanadEmran2024 8 днів тому

    Jkl