SHEKADA TAHRIBKEYGA PART 3 DAGAAL AAN KUGALAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 987

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  7 місяців тому +549

    Sxbayaal Like Ta haka iloowina 30k likes Aan helno Muuqaal kaan insha Allah ❤

    • @maajidhalanen
      @maajidhalanen 7 місяців тому +9

      Bro malin walbo coments ayan kusoqora bro plz jwb iso sii

    • @AbdullahiCadow-n3r
      @AbdullahiCadow-n3r 7 місяців тому +4

      Taliye igucaawe imisa dollars waye total somalia to America 🇺🇸 plz 🙏

    • @AbrahamMocalim
      @AbrahamMocalim 7 місяців тому

      Wllo xageen kaala so xidhidhikaraa❤🎉🎉

    • @RealmaanBoy
      @RealmaanBoy 7 місяців тому

      😂😂😂😂

    • @AnabSalad-t4s
      @AnabSalad-t4s 7 місяців тому

      Ck xabsiga kaso hdal hadi telefonka aan lagalo xabsiga ma dhiba kala kulma mise iso jwb abowe

  • @sulejamito8968
    @sulejamito8968 7 місяців тому +166

    This guy knows how to tell Stories. Big talent 👊🏽

    • @Abas_siimo_November456
      @Abas_siimo_November456 7 місяців тому +1

      Part 4 plz

    • @khadarzami1815
      @khadarzami1815 7 місяців тому +3

      Hhh what is english

    • @Jhnm7
      @Jhnm7 6 місяців тому

      @@khadarzami1815it’s perfect English unless you don’t know proper English buddy

  • @yayaqanciye195
    @yayaqanciye195 7 місяців тому +90

    inta faatixada aqrisay allah haudanbidhaafo

  • @mohadoogle9116
    @mohadoogle9116 7 місяців тому +169

    Brazil ayaan joognaa, anagoo badan, Allah na amaansadao, .

  • @Abdima948
    @Abdima948 7 місяців тому +6

    Ilaahow waa bal Ramadan willkaas walalkeen ilaah ha ufududeeyo midkii farxad kusobaxo hamigiisi iyo rajadii uu halahaas oo dhib ah usomaray ilaahow urumee amiin

  • @BaazimHassan
    @BaazimHassan 7 місяців тому +29

    Wow, Mr. Ck! I'm intrigued by how you're narrating this story. I've watched the previous two parts, and it was truly amazing. Your insights provide valuable experiences for the youth. Thank you, Boss! 👏🙌

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y 7 місяців тому +60

    Wuu iga qosliyay wllhi ck 😅😅😅 waa funny anigoo waligay coment ka bixin legendkeedii waayeh nin qalbi wngsan ❤

  • @AhmedHassanp4
    @AhmedHassanp4 7 місяців тому +16

    Asc ummadda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho iyo dalka soomaaliyeed oo dhan waan idiin salamataa❤❤

  • @cazi3528
    @cazi3528 7 місяців тому +42

    Alleh khayrka Hayna wa Fajito salada Iyo wado walba O khayr le inu ifudydiyo igu so duceya wall🤲

  • @sacdiyagardhuub7149
    @sacdiyagardhuub7149 7 місяців тому +21

    Ck waa walal qalbi wanagsan oo nasab aah runtii 😍walalkeena cabdihakiim Alle haku so dayo caabsiga 🤲

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 7 місяців тому +8

    wiilka xiran illahay ha ufudeeyo 🤲

  • @Udgoon754
    @Udgoon754 7 місяців тому +27

    Igusoo duceeya wllky tahribkaas kujireee wlloyal😪

  • @SterlingOska-zv8li
    @SterlingOska-zv8li 7 місяців тому +48

    I love this guy because of his talent

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 місяців тому +96

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @Muslim-24hours
    @Muslim-24hours 7 місяців тому +23

    اللهم صل وسلم على محمد وآل محمد🤍

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal 7 місяців тому +21

    Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado 🇸🇴 ❤❤

  • @Nawalcagey
    @Nawalcagey 7 місяців тому +8

    Wllhi ck waa wiil waxyaalo badan so arkay ilahey nolosha haku qurxiyo wll milko iyo sharaf ku nolow cumar mardambe meel ha utahriibin kana duceyso tahriib dambe guleyso wll❤❤❤

  • @sacdiyokaariye7552
    @sacdiyokaariye7552 7 місяців тому +12

    Wa hbn xili danbe allaha wxa uga barya inu ka fardamiiyooo xabsiga wllken

  • @BishaarMuxumed-sz9xf
    @BishaarMuxumed-sz9xf 7 місяців тому +24

    Kusaliya nabigeena muxamed scw cimriga alle ha idiin barakeeyee

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 7 місяців тому +36

    Legend always legend ❤ keep going ❤my brother Omar

  • @khadirrichman
    @khadirrichman 7 місяців тому +12

    Horta asxpey wan idin salamay su aal han idin waydii filmkii ardey man dawayA mise cumar crash ck taarikhdisa tahriip wllhi film walaga samyn karaa walipa hit noqonaya fadlan markan 30k like haan gaadhno 1 2 3 part 4 incha allah sugynaa ❤

  • @yuusufhasan7378
    @yuusufhasan7378 7 місяців тому +1

    Ilaahoow uhasahal qofwalba oo Muraad leh. Aamiin❤

  • @Baqbaq_badhanaa
    @Baqbaq_badhanaa 7 місяців тому +8

    Eagerly waiting for part 4 bro 😮 very interesting story ❤

  • @AmalMohamoud-c8c
    @AmalMohamoud-c8c 7 місяців тому +27

    Waa wiil walalkeena ilahaya ha u fudaydiyo insha allah

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 7 місяців тому +12

    Allah asagaa garanaya mest qayr ugu jire ha sahlo qayrka Aamiin

  • @AweizAbdiDalha-zl9fk
    @AweizAbdiDalha-zl9fk 7 місяців тому +9

    Intay dhib hysata ilaahey haka bixiyo ❤❤❤❤😊

  • @Macalimoo11
    @Macalimoo11 7 місяців тому +11

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏🎉

  • @yohan___abdi___68
    @yohan___abdi___68 7 місяців тому +62

    😂Aryaa ck wlh nin so jabaa tahy in lagugu daydo mudantahay dhan kasto💯

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 7 місяців тому +1

      Dhanka jabka ha uga dayane daruus iyo cibri qaadasho ayaa kuugu sugan 😂

  • @sahrajama5411
    @sahrajama5411 7 місяців тому +41

    ilaahay ha fududeeyo oo hamigiisa ha rumeeyo yaa rabi ilaahay ha fududeeyo😭😭

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio 7 місяців тому +26

    Goat of social media king Ck🔥🔥

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 7 місяців тому +18

    Legend of the legends, this story👑❤️❤️ is funny 😂 but it’s real.

  • @ashaisse7066
    @ashaisse7066 7 місяців тому +2

    Good story teller masha Allah

  • @ahmedhonest32
    @ahmedhonest32 7 місяців тому +8

    i really enjoy watching your vedios brother part 4 lasodhoqso

  • @Muno2021
    @Muno2021 7 місяців тому +11

    This Guy isnot easy keep going the Goat of social media🦁❤️‍🔥🫶🏾

  • @AbdiRahman-48
    @AbdiRahman-48 7 місяців тому +10

    Guys 30 minute video plus intaaaz hours editing uu soo galley walalkeen one second oo like 👍 io one second oo share wax kaa dhipi meysee oo hagar baxa our goat ck ❤

  • @sabrinsalimyuusuf4089
    @sabrinsalimyuusuf4089 7 місяців тому +11

    Qosolki baa iga dhamaady wllhi😂 waa sax dad mayal adag baa jira ilhey ha usaqiree ck hormar wcn wllo❤

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 7 місяців тому +25

    Golden voice❤😊

  • @yurub5288
    @yurub5288 7 місяців тому +3

    Ilahay haw foro fresh khayr qaba isga iyo intii cadow haystaba Amiin Amiin yaa rabi

  • @HalimaAli-m2n
    @HalimaAli-m2n 7 місяців тому +21

    Soo badi sheekada wee igu socotaa😊

  • @YACQUUB_OSMAN6536
    @YACQUUB_OSMAN6536 6 місяців тому

    Abdihakim sifiican uga sheekeyay
    I can't wait part four of abdihim story

  • @umuakramyare7033
    @umuakramyare7033 7 місяців тому +7

    Hada anago gurigeyga jogna ayaba from yurub to America aadne anogo dalin wlh legend dheh ck ❤❤❤❤

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 7 місяців тому +9

    Insha Alaha yaa rabi Amiin Amiin ilah HA u fodeyo

  • @mohamedwarsame3013
    @mohamedwarsame3013 7 місяців тому +14

    King ck wll qalbi wanagsan wayo waqtigesa ayaa nagalisay San an guleysano wllkey like halaka xasdiin❤

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 7 місяців тому +11

    Ck legendry from punland

  • @hodanali8146
    @hodanali8146 7 місяців тому +7

    Ku dadala inta dhahdan hdapa dhip yar aragtan saliga nabiga io
    لاحول ولاقوة الا بالله علي العظيم
    اللهم صل وسلم علی نبينا محمد
    Said ugu dadala Alle ha idinku xifdiyo melwalpo Oo aad wllaheyga

  • @CabdirashidDiiriye-lb1zj
    @CabdirashidDiiriye-lb1zj 7 місяців тому +13

    Ck the goat of social media 🔥✌️✌️

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 7 місяців тому +11

    Walalken xabsiga Allah hakaso badbaadiyo o hawshiisa ha u fudeydiyo yaa rabi ugargaar

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 7 місяців тому +8

    Qisadan waa igu socota wllhi ck plz next vedio soo dhaqso 😂😂😂 aan iscafino wlala baa kadhacay kaas ma ana dhalay fulaynimada xageeda😂

  • @Fifafrenzytv12
    @Fifafrenzytv12 7 місяців тому +9

    This guy ck is like bald bankrubt and timmy karter for us as a somali people ❤

  • @Kvara77-w8w
    @Kvara77-w8w 7 місяців тому +1

    Rabiyow riyadeyda ii rumeyy one day wllkei ck Kaso muuqdo chanalkiiza at America

  • @SaakeBoy-cs6ds
    @SaakeBoy-cs6ds 7 місяців тому +3

    5:34 Aamiin ya Allah 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @iliminat7668
    @iliminat7668 7 місяців тому

    Waraa ck wlhii oo bilahi nin raaga ayaad tahay 😢😢😢 incha Allah khier for abdirahim

  • @MOhaCadeKaCade-w4d
    @MOhaCadeKaCade-w4d 7 місяців тому +7

    Ck family 1 love❤❤❤❤❤❤
    Ck waalasodaahday tliye

  • @hamdaaden2246
    @hamdaaden2246 6 місяців тому

    Waraa ck horay uma daawan jirin ee show ninku wuxuu ku fiican yahay in uu sheekooyinka soo bandhigo 👍🏽👍🏽👍🏽

  • @abdirashidkahiyehassan5786
    @abdirashidkahiyehassan5786 7 місяців тому +6

    I can ‘t wait part 4 King CK

  • @jamasaid2363
    @jamasaid2363 7 місяців тому +5

    Big tallented👏👏

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 7 місяців тому +15

    Allah is one 🙏 ❤️ 💖

  • @ZahraQueen-2
    @ZahraQueen-2 7 місяців тому +14

    Wllhi benta maha ana kuso dhaxdhacay shekada bart one iyo bart too iwad shekada hadhow sodawanahee inkaste macdahay inlaso bilowdo oo shakada lahesatid😮😮😊

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 7 місяців тому +2

    UA-camr 1 million heesta waa tahay balse wlh xigmad kuuma haayo wax lagu qanco 🎉😢wax kabadal muu qalada ty hadaan kugu xumaaday wax sax iga tahay walaal asc

  • @AweizAbdiDalha-zl9fk
    @AweizAbdiDalha-zl9fk 7 місяців тому +7

    Lkn tlio wixii lacag ah inoo sheeg wixi kaga baxay safar meel kasta aad mareyso❤❤❤

  • @MolaAbdi
    @MolaAbdi 7 місяців тому +2

    King ck legend always legend ❤❤❤

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 7 місяців тому +3

    Marku dhahaye sunta maska laso iibzanya aayan tahribki izka dhafaye😂😂😂😂😂😂

  • @zeytunhassanali974
    @zeytunhassanali974 6 місяців тому

    My lovely & best brother king ck always i supported him 💕💕💕

  • @sowdahussein3643
    @sowdahussein3643 7 місяців тому +6

    Masha Allah King ck ❤

  • @omaralidhuuh517
    @omaralidhuuh517 6 місяців тому

    Abdi Xakiin Wuu nabad Imaaday Kenya ayuuna ku soo laabtay mahadsanid Ck

  • @Apdalla_Rasta
    @Apdalla_Rasta 7 місяців тому +16

    Legendary ❤

  • @OsamaRj-v8w
    @OsamaRj-v8w 7 місяців тому

    .good story Allah ha ufududeeyo.

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 7 місяців тому +5

    Allaah ha ku fududeeyo insha Allah

  • @FaadumoSaciid-v8w
    @FaadumoSaciid-v8w 5 місяців тому

    Alahey haufudeyo Insha allh

  • @Mranito
    @Mranito 7 місяців тому +4

    CK Wa Nin Qalbi Ficaan Uqdad mayaqano

  • @W-o-r-l-d-v-i-e-w-
    @W-o-r-l-d-v-i-e-w- 7 місяців тому +1

    Part 4 plz king ck iyo warqadi dereed plz 🙏 wa codsi

  • @sayydAlisiidaanichanel756
    @sayydAlisiidaanichanel756 7 місяців тому +9

    ilaahay hawfudaydiyo cabdi xakiin

  • @abdihakimadow26
    @abdihakimadow26 6 місяців тому +1

    Ilahayow tahrib ha igilinin

  • @IkraanMaxamed-i5p
    @IkraanMaxamed-i5p 7 місяців тому +10

    alaha ufududeyo wll keen

  • @RahmaMohamedHassan-t8r
    @RahmaMohamedHassan-t8r 7 місяців тому +13

    Asc walaal ku sali rasuulka csw❤️

  • @ROOBLEYare-dg8lg
    @ROOBLEYare-dg8lg 5 місяців тому

    WAAN BAXAAA ISHA AALLH IISO DUCEEYA IN ALLE WAXWALBA II SAKHIRO

  • @AbdirahmanHagio-ck2gj
    @AbdirahmanHagio-ck2gj 7 місяців тому +4

    lagan omar hor u soco

  • @deqoahmad5893
    @deqoahmad5893 7 місяців тому +2

    Ilahey ha usoo fududeeyo hana amaansado walaalkeena adigana ck alaha kuxafdiyo

  • @AyubAbdi-q7n
    @AyubAbdi-q7n 7 місяців тому +3

    Angola ayuu joga abdixakiin waa la soo celiyay sxp sare somalia ayaa la geeyay hada aniga ayaa isla jogna angola 🇦🇴 mardanbe ma baxaayi ayuu dhahay luuqada Portigal ayaan ku hadalna

    • @najibalva3903
      @najibalva3903 7 місяців тому +1

      Meel ka fican allaha usahlo

  • @AbdikaremSaleeban
    @AbdikaremSaleeban 7 місяців тому +1

    Part 4 Bay Leedahay Sheekada Tahriibku Ee soo Fasax Waad Nagu Badh goysee 👍

  • @fican3327
    @fican3327 7 місяців тому +3

    Bruuuh i tho We are boycotting RED-BULL 😳😳😳

  • @abdiraxmanxassan2032
    @abdiraxmanxassan2032 6 місяців тому

    Ilahey ha ufududeyo cadawga Ilahey haka so batbatsho 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedabdikhalaq674
    @mohamedabdikhalaq674 7 місяців тому +5

    nigeriyanku waa ismacil danan 😅

  • @zarqawiyerechannel1982
    @zarqawiyerechannel1982 6 місяців тому

    Abdul Xakiim Rabbi Ha ufudideyo.

  • @CabdullaahiMaxamedAxmed-ef3pr
    @CabdullaahiMaxamedAxmed-ef3pr 7 місяців тому +3

    Kaas nin ragg maaheyn qarmuun ayuu ahaa ficilka xumaa

  • @xamseFaysal-n5b
    @xamseFaysal-n5b 7 місяців тому +1

    Legend kingo CK❤

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 5 місяців тому +3

    inta abdihakim soo aragtay ka dib ck hada daawanaysa😢

  • @kingmaanka1515
    @kingmaanka1515 7 місяців тому +1

    The Big boy himself waa kula socda brother prt4 i can't wait ❤ 👏 🙌

  • @ahmedelmi88
    @ahmedelmi88 7 місяців тому +4

    "Seef bilaa gal ah baan guudka surtay marna sida bakoorada cml ugu tukubaayay" kulahaa Ar ck ileen balo ku qabsaty.😂

  • @iliminat7668
    @iliminat7668 7 місяців тому

    Nolow ck the big talent Boss❤... aniga Colombie aya laga so celiyay abtio .

  • @rashiidbade4639
    @rashiidbade4639 4 місяці тому +1

    Waan u maray faataxada allaha u aqbalo

  • @nalka454
    @nalka454 7 місяців тому +1

    Ilaahay ha u fududeeyo hana kasoo daayo xabsiga aamiin

  • @YGSacid
    @YGSacid 6 місяців тому +1

    Be strong brother

  • @sudiboy1
    @sudiboy1 6 місяців тому

    ilaahey haufududeeyo amiin

  • @CarabDaacad-q7z
    @CarabDaacad-q7z 7 місяців тому

    Ilaahey hasoo badbaadiyo wllkeyna sxb

  • @maxamuudyare1902
    @maxamuudyare1902 2 місяці тому

    Ilaahy ha ufududeeyo

  • @muraad26gaming
    @muraad26gaming 7 місяців тому +6

    Allh ufududeeyo walaalkeena 😢😢 soomaali is not easy ❤❤

  • @sadaamwayrax-m6z
    @sadaamwayrax-m6z 7 місяців тому

    Rabi ha ufududeeyo wllo ck

  • @Shamuureofficiallly1
    @Shamuureofficiallly1 7 місяців тому

    Masha Allah insha Allah 👍👍

  • @Abdirizak_kaawiyada
    @Abdirizak_kaawiyada 7 місяців тому

    iga War hay waan soo socdaa nio from ethiopia 🇪🇹