Waw cusub yahay waw xayee siin mareekan kkk balse waxa kaa soo horeeyo ma ogid anagaa ku cireesanay dad says u hadlo daqiiqad beey dhulka galaan ee all the best
ANIIGA. WAXAA. AAN KU NOL AHEEY DALKA. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯. WAXAA. AAN RABAA. IIN AAN TAGOO. DALKA AMERICA 🇺🇸. GAR .STATE. KA. OREGON. PORTLAND. CASIIMADA STATE OREGON
Sharaf waxaad ku leedahay in aad ka guurin magaalada lagugu soo dhoweyey intii sharciiga ka heshid joog adnan hadalkiisa waa fiican yahay waa runtiis iska celi America
ASXAABTA QOF KASTA OO DAAWANAYA BARNAAMIJKA FADLAN LIKE HA SAARO SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
Lloyd ll
Lpu0
Wallahi waa runtaa waye adnan masha allah dadaal. 😍wlcm
Masha alaah keep going ❤🇸🇴
Mashallah ilaah ha ku barakeeyo
Subhanalah Subhanalah Waa Dhibaato Tahriib
Kkk maraykan marku qofka cusub yahay niyad buu hayaa waa ina Libax sanka taabte waxyar kadib shekadu sidii maaha lacagtii aaway 🎉🎉🎉🎉
Wan idin salamaya cadnan iyo Abdihafit ba 💝👍❤
TANI WAA DHIIG BAX KALE OO HORLEH TAHRIIB CUSUB 2023😢😢😢😢😢😢
ABDIXAFIDO JOJI BARMAMIJIYADA WUXU SI HIYIKICINAYA DHALINYARAD WADAN!!!!!
Wa sida la rabo mxA Yaala qabiil iyo qurun ba yaala dhalin kasta hadu tahriibi karo h tHriibo
Mashallah
Lakiin ninka hasii tilmaamin
Abdi hafid waanku salamaya
Barnaamijyadan waxaan odhanlahaa ilama quruxbadna in bulshada lala wadaago
Aniga waxan uarkaa inay yihiin dhiiri galinta tahriibta
Waxaanan aaminsanahay qofka soomaliya dalkiisa joogo ooleh dawlad muslima una tahrribaya wadan gaalo ah dawladiisuna gaalo tahay maalinta gurigiisa kaboxo ilaa meeshuu kusocdo talabo kasta in dambi looqorayo
Sida qofka xashka tagaya talaabaduu qaadaba ajar loo qorayo sheekhna ma ihi
Wiilkan hada wuxuu isku arkaa inuu guulaystay qaarbadana wuusoo lugoynayaa
Adi waxa rabto miyad isaga hadleysa goorme layidhi wadan gaalo hada aado dambi aya lagu qora waxa rabto mashege
Walaalooow maxaa ku helay rag badan ayaa america 🇺🇸 soo galay maxaa reer qansax kuugu raray❓ cabdi dhaanto Next cadnan!
Tahrib wa rafad
بسم الله
WAN KU SALAAMEY. BRIT SOMALI. TV.IYO.ADNAN.MODEL
Waw cusub yahay waw xayee siin mareekan kkk balse waxa kaa soo horeeyo ma ogid anagaa ku cireesanay dad says u hadlo daqiiqad beey dhulka galaan ee all the best
Jankalka dadka dhan ma maraaan dadbn ba lugayn sida farax ayaanle iyo warda xashi
Aniga tahriib Mareykanka waan rabaa waana soo bixi raba ee Af ingilish mku hadli kari tarjume ma iga horeya
Canada iyo USA ma free baa laga dhigay horta
Maya weliba way soo celin
Mareykanka foorar maa lagu galaa waxay dadka foorara 😂😂😂
ANIIGA. WAXAA. AAN KU NOL AHEEY DALKA. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯. WAXAA. AAN RABAA. IIN AAN TAGOO. DALKA AMERICA 🇺🇸. GAR .STATE. KA. OREGON. PORTLAND. CASIIMADA STATE
OREGON
DADKOODAY KA SHAQAYSAN
Ninka wuu catowaay
Sharaf waxaad ku leedahay in aad ka guurin magaalada lagugu soo dhoweyey intii sharciiga ka heshid joog adnan hadalkiisa waa fiican yahay waa runtiis iska celi America
Ma hadday fiicnaadeen balo MARKA hore wada fiican wayna ku sugtaa
Ayub karay soqabo ugass
Ka faaiideyso American
Hortaa qof walbo mxoo panama uugu sheegtaa meel xun miyaa qof walbo panama iigu dhib badned dhahaa yey
Alla dadka halkaa maraya dhiiranaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Halkaas gabadh looguma tala galin naa dumaroow haysku biimaynina
Meel xun ayay soo mareen kuwaan laakiin meelo kale oo aan la luganayn ayaa jiro oo si dhib yar lagu maro oo weliba lacag yar lagu imaan karo
@@Fowzia69 waa xagee wlley meeshaaasi
DHALINYARO. AFRICA WAX LAGU HABSAAMO MAAHA
cadnaanow wali daal aakamuukhdo
Weligay ma maqal ninkaan aad sheegayso
Duli Dadka danbilaha laga dhigay shaqo la aantuna ku dhacday haku digan ee caawi ha kibri ee caawiye noqo
Ilaa 2009kii yurub yurub nolosheda iyo waqooyiga ameerica igu soo orod maaha xalaaduna sidii hore maciishiidi cirka noloshii mushaarkii wuu yaryahay xisbiyadii cunsuruyiinta oo batay please ka joog tahrrib yey dadkaan TikTokga jooga kaa waalin talo lacag laana ah
Lacata inta kubaxday inoosheeg cabdi xafiidoow maxaa looqarinaa 😂😂😢
Max 10K-15
Adu maa tagtay Mexico 🇲🇽 @@zakichannel2275
BBC SOMALIS!!!!!!!
Dhib kaas oo kale maxaa galiyay isagoo jooga wadankooda ayuu lacag ku iman karaaa USA iyo CANADA
Adnan xanta jooji dheh dad baad u dan leedahaye kkk
INKAAR BAY QABAAN IMAAN NA LEH ILAAHAY MAY BAEYAAN AYAKOO DALKOODA JOOGA KOLAY LACAG UNBAY RAADIN