TRUM HADI O MADAXWEYNE NOQDO DADKI TAHRIBKA KU GALAY MA SO CELIN DONAA ????

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 3 місяці тому +2

    Thanks pro abdihakim arji

  • @Osmanbayle66
    @Osmanbayle66 2 місяці тому

    Thanks Pro Guulayso🙏🙏🙏

  • @CakifcabdiXasan
    @CakifcabdiXasan 3 місяці тому +2

    Xariifkaan Kor Aan Uqaadno Asxapta 🎉

  • @xamseyuusuf6421
    @xamseyuusuf6421 2 місяці тому

    Sxb telegram link ma shaqaynayo ayuu leeyahay maxaa ka khaldan

  • @AdamBurcoa
    @AdamBurcoa 2 місяці тому

    how do you get a somali passport?

  • @najahmoh8465
    @najahmoh8465 3 місяці тому +1

    Thanks alot bro ❤

  • @daadafarax3488
    @daadafarax3488 3 місяці тому

    Zxp qof kii haysta passport Ethiopian ah haysta ma carqalad baa kajirta because Ethiopian problem baa kajireeh

  • @abdifitahahmed9662
    @abdifitahahmed9662 3 місяці тому +1

    Taabit waa kii ugu xuma dhalinyaro bdn u so celiyay ayan arkey duliga

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 3 місяці тому +1

    Thanks pro

  • @Abdikariim_Omar.
    @Abdikariim_Omar. 3 місяці тому +5

    Aniga waan diyaarsaday dacwadeyda dhawaan ayaa isku tuusin rabaa qarashadkeyga ka dib ayaa baxi donaa shaki la'aan

    • @abdihafidomarjunior3199
      @abdihafidomarjunior3199 3 місяці тому +1

      Hadii aa diyaar thy aniga biri nairobi usocdo hawshaas darteed marka kwrn hadaan wadada isla marno oo is weheshano meel an kaala soo xiriiro i sheeg shp

    • @Abdikariim_Omar.
      @Abdikariim_Omar. 3 місяці тому

      @@abdihafidomarjunior3199 wll aniga Uganda ayaa jogaa Kenya meel fog igama jirta marka wali si buuxda diyaar uma ahi qof ay wax ka dhiman yahiin ayaan ahay, Kenya markaan helo visa dalku galka ee Brazil ayaa adi donaa. Wxan ku dhahi lahay horay u saco

    • @MohamedDhise
      @MohamedDhise 2 місяці тому

      ​@@abdihafidomarjunior3199sxb Anna waan rabaa Nairobi ma meel aad marto aad hysaa halken kalasoxiriiraa

  • @SuhurAdan-fi3ke
    @SuhurAdan-fi3ke 3 місяці тому +1

    Wuu fiicnayhya lkn inaad visa uheshaa waa ugu adagtaahy

  • @khaanizback9313
    @khaanizback9313 3 місяці тому +2

    Passabor Somaliga xage lagumara ana diyara

  • @drjamaal5384
    @drjamaal5384 2 місяці тому

    Ilaahow ku dhaaf

  • @xamariboy3887
    @xamariboy3887 2 місяці тому

    Niyow kiis diyaarsan seen ku heli karaa

  • @SaadaqAadan-sf3gg
    @SaadaqAadan-sf3gg 3 місяці тому

    Sxb waxa kaso jawabat qofkane hadu under age yahay kwrn

  • @abdiazizahmedabdiaziz7318
    @abdiazizahmedabdiaziz7318 Місяць тому

    Asc bro waxaan jogaa ethiopia xageen kaala soo xiriiraa bro

  • @knownking9094
    @knownking9094 3 місяці тому

    Abdihakim arji bro qorshi aan ku bixi karo isii passport kenya ayaan haystaaye

  • @AbasalamaIbnuahmed
    @AbasalamaIbnuahmed 2 місяці тому

    Xagen kala so xiriraa bixintan ka wan rabaye bro

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 3 місяці тому

    somaali oo dhan haa u gafin soomaali waxaa ku jiraan dad badan oo wax bartay ahna professors iyo dhakhaatir dafaha Adunka guula badan kasoo hoyay

  • @JikoJop
    @JikoJop 3 місяці тому +1

    Waxa lalushka qatay taabit iyo wazir juxe

  • @MohamedDeeck
    @MohamedDeeck 3 місяці тому

    Asc wall gali kawaran hadan password swmaliya visa uhesha swgumatigi kari margan tagu uw an isdipu maqan kaliyo an isgudeypo

  • @yusufmohamed-bw1fi
    @yusufmohamed-bw1fi 3 місяці тому

    Marka aad rabto in aad america tagto si sharci ah ku tag hadii kle lacagta ha iska khasaarin

  • @CabdifitaaxMaxamed-ly2we
    @CabdifitaaxMaxamed-ly2we 3 місяці тому

    Xagen kaala soo xiriiraa sxb

  • @Jaemosstafe
    @Jaemosstafe 3 місяці тому

    Wll meel aan maro isheeeg

  • @mustafashafie5914
    @mustafashafie5914 3 місяці тому +1

    War ninyahow dadka hawaalin ilaahey ka cabso trump hadu soo laabto 100% dadka wuu soo celina doorashada wuxu kuso galayba waa waxaas wane la huba inu so laabanayo trump dorashada wey dhawatay waa 5 november hadaa hada baxdid tarxiil isku diyaari

    • @deeqsiad8880
      @deeqsiad8880 3 місяці тому

      Sxb sharcigaa kasareeyo 11 million mqcquul maahan inuu soo celiyo qof xabsi kujira ma ogi

  • @MahadHersi-u3m
    @MahadHersi-u3m 3 місяці тому

    Diyaar anaa eh pro xagee Ka la sooxariiraa

  • @mohamedhassanmohamed1200
    @mohamedhassanmohamed1200 3 місяці тому

    Qofka hadu qaan gaar eheyn 18 ka yaryahay sharciga ma qabanaa

  • @knownking9094
    @knownking9094 3 місяці тому

    Aniga passport kenya ah baan haysta yaan isracnaa oo diyaar ah

  • @maxamedraafac1968
    @maxamedraafac1968 2 місяці тому

    sxpo meqo iga bixi karto oo lacag ah

  • @abdillahimukhtar9070
    @abdillahimukhtar9070 3 місяці тому +1

    Group 5 kawaran miyu jojinidona taraam hadii usogalo

    • @hafiif
      @hafiif 2 місяці тому

      Kaasi awood uma leh zxp

  • @CabdifitaaxMaxamed-ly2we
    @CabdifitaaxMaxamed-ly2we 3 місяці тому

    Calashan whatsapp

  • @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
    @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 3 місяці тому

    Adiga laso celiyey anig rbt ino trumpe naso celiyo😂😂

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 3 місяці тому

    Aduunka wax ka xun maleh adigoo tahriibay oo meesha rabto gaadhay ,oi sharci laguu diiday😂

  • @kaltumasheikh-ow5rv
    @kaltumasheikh-ow5rv 3 місяці тому

    Warabaa inte kala soxiriraa

  • @AokonAxmed
    @AokonAxmed 2 місяці тому

    Sxp talo ayan kaga bahanay

  • @DhaymanMaxamuud
    @DhaymanMaxamuud 2 місяці тому

    Wlhi yar an zxbinahay ba sidasi wax igu shakay

  • @xasancisman9657
    @xasancisman9657 3 місяці тому +1

    Basaborka somaliga mala galaya Mareykanka mise waan iska tuuraya xuduudka

  • @cunaayeordaaye4873
    @cunaayeordaaye4873 3 місяці тому

    Contact the alarm number, please.