Dad badan o somali ah ba ku lunsana fikirkaan famila badan dumiday iyagoon ogeen waxa kani in fikir gaala adamaha inay ku burburiso ugu talagashay alx manta sh mustafa hadow ka hadlay kheer allah siiyo shiqeena anana allah naga dhigo rag iyo dumar kuwi ku cibra qaata allah naga dhigo amin
Shikh mustafa khayr ayaa noosoo gudbisaa allaha ku xafido ajarna hakaasiiyo
Masha allah shiekh mustafe alle cimriga haku dheereyo.....
Jazakallah khayrka ha gacan sareyo.
Ahlu ducaad iyo dadka wanaaga jacel hadad kamid tahay inaad iso booqato ayan danaynaya wll rabina haku dhowro.
aamiin
m.a
Mashalah sheekh mustafe allah cimriga hakubarakeyo
Manshalah sheikh may Allah blesss u
Macalin Marna Sheekh marna Aqoonyahan
Sh mustafe xaaji ismaaciil Haaruun aw yuusuf
M.a sheekh Mustafa allaha ha sharfo
jasaakallaah khyr allaah haku xafido shekh muztafe 🤲
Viva famenist 🤌
laa xawla walaa Quwata illaa billaah 🤲
❤
Dad badan o somali ah ba ku lunsana fikirkaan famila badan dumiday iyagoon ogeen waxa kani in fikir gaala adamaha inay ku burburiso ugu talagashay alx manta sh mustafa hadow ka hadlay kheer allah siiyo shiqeena anana allah naga dhigo rag iyo dumar kuwi ku cibra qaata allah naga dhigo amin
Aamiin wll😭
Sheekh mustafe Alle haku xafido
Mahadsnida daarul kheyr❤
Allaha diinta hadhagu dilo yaa rabi
he probably talk about how women should be equal