Kolay Guumoomnaye Midgaha Ma iska Guursanaa!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Kolay Guumoomnaye Midgaha Ma iska Guursanaa!{Xaliima Soofe}

КОМЕНТАРІ • 175

  • @Nimanada
    @Nimanada 6 місяців тому +1

    Taariikh ubaahan iskudabo rid, qorid, faahfaahin iyo soo bandhigid. Waa sanadkii 1991, waa Somaliya oo talaabada saartay siyaasad cusub, nolol cusub iyo xaalad adag!

  • @princessnurahudaomar2482
    @princessnurahudaomar2482 5 років тому +6

    Alaha u naxariisto janatul firdowso alaha ku geeyo

  • @Amran-t1m
    @Amran-t1m Місяць тому

    Allah unaxaristo abwanad xalimo

  • @mariyaclrizaaq3984
    @mariyaclrizaaq3984 Рік тому +4

    Alle ha unaxariisto xaliimo soofe halyeeyad🤲🥰❤

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 роки тому +4

    Afkaaga Caano lagu Qabay Mujaahidad Xaliimo Soofe Eebbe ha unaxariisto

  • @user-kx1pj3lq3v
    @user-kx1pj3lq3v 2 роки тому +4

    Maamadu Calaacal Macaana jah
    From Habar Jeclo

    • @husseinabdille
      @husseinabdille Рік тому

      Meshan kintir jeclo lagama yaqaan maxa ka qaldan

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 Рік тому

      @@husseinabdille kk Habar jeco waa kuwa gegidaa idin wadhay idinka iyo habrihiinii qosol gariirka day

  • @king-hj3mz
    @king-hj3mz 4 роки тому +10

    Allaha u naxaaristo mama xaliima soofe

  • @munaati
    @munaati 11 років тому +8

    Maansha'allah Maamo Xaliimo Soofe waligaa jir oo joog cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad Baan illahay kaaga baryaaya Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin!

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 6 років тому +16

    Hablaha darod markay gumoban ilen nafla cariga midgaha ayey ku yacan viva gaboye midgan

    • @sharafquman1894
      @sharafquman1894 6 років тому +4

      Xamdi Kalgacal Hamdi halgan naayaa hablaha DAAROOD waa gob gob dhashay yaa gaara waa hablo LAANDHEERE AH iam very proud to be DAAROOD WEYNE afkaaga uraya haku soo taagin midgaan yahay gun adiga iyo kuwa kula midka ah baa ah qashin yahay

    • @fartunali965
      @fartunali965 4 роки тому +2

      Vivva gabooyo

    • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
      @gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 роки тому

      @@sharafquman1894 saaax afkaka cano Laku qaby

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 роки тому +1

      Gabadhu Ragay ku guubaabinaysaa Waa Gumownaye Dagaalka gala oo Sharafkeenii soo celiya ee maaha Gun baan ahay

    • @dr.abdulkadirmire8191
      @dr.abdulkadirmire8191 4 роки тому +2

      Kalgacal gabooye waa nasab nasab dhalay oo sharfan 🙏🙏🙏👏👏

  • @Luckii3y21j
    @Luckii3y21j 11 місяців тому +2

    Hawiyeow ila qosla maxa dad ciilany jah hhhh😂😂😂😂

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 2 роки тому +2

    ilaahay hawnaxariisdo mamo geesi ah bay ahayd oo karti leh waaba nin

  • @hafsomedia3638
    @hafsomedia3638 4 місяці тому

    Allah u naxariisto eedo Xaliimo Soofe waxay ahayd geesiyada Allah u naxariisto ❤❤❤❤❤❤😢😢

    • @AmalAden-qk2fd
      @AmalAden-qk2fd 2 місяці тому

      Yaa diley baaye wax ku saabsan ma ka warhaysaa

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 4 місяці тому

    Allaha u naxariisto mamo halimo soofe

  • @maryeenabdi4555
    @maryeenabdi4555 9 років тому +4

    xalimo sofe allow kudhowr

  • @mohamedabdinasirabdullahi59

    Allah ha naxariisto Ayeeyo halimo Soofe.

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 років тому +4

    Waa markii ciidankii mujaahidiinta ahaa kismaayo qabsadeen kadibna horay ugasii dhaqaaqeen ilaa ay maleeshiyadii USC ka caraabiyeen baraawe dagaaladii uruung,buulaxaaji,yaaq caloolweyn dhamaantood waatii lugu wiiqay awoodoodii

  • @Idamaale
    @Idamaale Рік тому +1

    Aun Abwaanad Xaliimo Soofe Faarax

  • @MrHidig
    @MrHidig 12 років тому +7

    cajiib, Habartu afmiinshaarsanaa dhiiqay ku siideysey hawiye, laakiin Nasiib wanaag intooda badan maysan fahmin kalmadaha ay isticmaashay kkkkkkk. Allow Nagaqabo qabyaalada sharkeeda amiin

    • @sugulemediaproduction6122
      @sugulemediaproduction6122 6 років тому

      MrHidig

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 роки тому

      Suugaan meeshii U dambaysay Bay shubaysaa Islaantani iyana Suugaan shaqo kuma leh Oo waa tan Leh "Diiwaanka baalkiini waa inaad ka Baarataan"

    • @mohamedali-yi8vg
      @mohamedali-yi8vg 2 роки тому +1

      Ilahay ha naxaristo waa gabadh darood ismacila qof kale sidaa uma hadlikarayo

    • @kifaax8624
      @kifaax8624 Рік тому

      Ma nooshahay wll 10sano kohor komentigad qortay ban manta kaa wacayaaye mise waad dhimatay🥺

    • @user-hx5ol3rb2v
      @user-hx5ol3rb2v Рік тому

      ​@@kifaax8624
      Adigu mnooshhy

  • @adamyusuf8033
    @adamyusuf8033 2 роки тому +2

    Queen

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 Рік тому

    Allah unaxaristo raag ka roon bay aheed

  • @Jananka
    @Jananka 7 років тому +10

    Hawiye habaaranaa, Daarood quracaas intuu ka qaxshay buu kaakuma iyo dhadhaab ku guray markaas baa dabada tiqri ka wada galay.kkkkk

    • @queentaasha9254
      @queentaasha9254 2 роки тому +2

      Qaxa qax baa ka danbeyey eedo nimaan aarsan aabe ma dhalin😉😉

    • @frank77w
      @frank77w Рік тому +2

      Hawiye inuu habaaranyahay waa dhab. Xeryaha qaxootiga la idinka ma badna e idinka mxaa idin ku guray

  • @mohamedali-yi8vg
    @mohamedali-yi8vg 2 роки тому +1

    Ilahayow kuu naxariso habaryar geeridii ku diishay geed keed habao

  • @GelleBashir
    @GelleBashir 9 років тому +4

    Xaliiimo sooofe xaqiiqatan waa halyey aad igu weyn beesha daarood , waxan leeyahay camri dher iyo caafimad ban ku rajeen

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal 3 місяці тому

      9 sano kahor iyo afkaartaadii daarood nimo !

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Рік тому +3

    Gun banahy kulaha Mamadan hawiyw dadka waa cilay😂😂😂💔😭🤞😁

    • @Mohamed-kb8sj
      @Mohamed-kb8sj Рік тому +1

      Maxa ka dambeeyey. Soofe waxey sheegtey hawiye waa ku dheceen.

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Рік тому

      @@Mohamed-kb8sj hawiye waa dad alle kataxadary kk

    • @farhanwadani4583
      @farhanwadani4583 Рік тому

      ​@@Mohamed-kb8sjxaa ku dhacay bal inoo sheeg?

    • @ismailcabdul-sh1ny
      @ismailcabdul-sh1ny Рік тому

      @@farhanwadani4583 waakaa dumarkoodii uu kufsanayo amiisoom qaraxyadu baabiiyeen

  • @maxamudsheikh2003
    @maxamudsheikh2003 8 років тому +12

    Maxeey tiri koleey gumownaye midgaha meyskaguursanaa. Habartaan maanta wadaniyad iskadhigtaa lkn youtube waa dhibloow kkkkkkk

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 роки тому +5

      Haahey Magool Baa shiikhad Muftiya Ahayd Aakula Tahay adeer gacaliye

  • @ruqiyamohamed9074
    @ruqiyamohamed9074 8 років тому +2

    Mashallah Edo Xalimo sofe ilahey haku dhowro wad kabaxsatey Edo nolow

  • @ahmedheego9336
    @ahmedheego9336 7 років тому +3

    Hawiye, Daarood, Isaaq Iyo Raxanwayn
    maxaaan ka faa'iidnay?
    Caqli xumaa wuxuushsanaa
    inta magac somali loogu yeedhay ama huwan

  • @gabadhamadaxwaynaha6847
    @gabadhamadaxwaynaha6847 9 років тому +4

    Astaqfrllah wlee qabiil uma doodo somali weyn waa wada dadkaygii alle hay daayo dagaaladii dhacay intii alle u qoray ayaa ku dhimatay inkale ma rabno inay nagaga dhimato qabyaalada baas alle wnga hana tuso iyo jidka xaqa ah

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 10 років тому +3

    inan yar oo dhulbahante ah oo adhi la joogta ayaa wiil yar wasay markaasay soo oroday oowaxay u timid aabaheed waxay ku tiri aabo midgaan wax ma uureeyan markaasuu ku yiri naa naga aamus waxa yaaaya ya dhalay maaanta waxay ka guursadaaan 1-gaaneeska 2-jumaykaan 3- chineska

    • @adamdacar2057
      @adamdacar2057 7 років тому +1

      Abdullahi Ahmed hooyadaa was reer ka faraha kala bax doofaar yahow

    • @nasraabdullahi4999
      @nasraabdullahi4999 7 років тому +1

      Adam Dacar hawiye abo ma leh migaaha dhamaan ô wallahi wa xolo aan dowlaadnimo aqoon darood inu ô talo sharaf ku leyahay mooryanta hawiye dowladi siyad barre mar keey dhacdey indho weey ufuurmi weysey ila farmajo laga doortey aar igeeya hawiye waxey igu badisa boob iyo tuugnimo hawiye maha iga dhaba so qacdey 2007 Abdullah yusuf geesi ilahayo ku naxariiso adeer qacxaan qac ba horeyey

  • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
    @gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 роки тому +1

    Wwww Habo xalimo sofe benta ma ahan afkaka cano laku qabay viv darod ismacil

  • @zakjameel4137
    @zakjameel4137 7 років тому +7

    She spoke the truth. Daarood is fearless and so is she. Viva Halima Soofe, Viva Daarood. Hawiye is ruled by Daarood in their own neighborhood, and Isaaq is not a match for Ogden and Dhulbahante. They know it and they hate it. Not all Darood family, but 2 sub clans of Daarood. Darood la'aan waa Dowlad la'aan. Daarood la'aan waa diin la'aan. Daarood la'aan waa dadnimano la'aan.

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 років тому +1

      Zak Jameel kkkkkkkkk
      Faan Daarood iyo Futo Daanyeer Midna Ma Qarsoonto , wxaanu idinka dhigney Kurdishka soomalida kkkkkk

    • @abdisamedmire2955
      @abdisamedmire2955 6 років тому

      maskiin i know how many bloody darood died in north

  • @mohamedali-yi8vg
    @mohamedali-yi8vg Рік тому

    Ilahow kuu naxariso ayeeyo xalimo sofle

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 4 роки тому +2

    Libaaxaydi darood Morgan nolow cadawga cagta hostisa

  • @musamilalisalah1659
    @musamilalisalah1659 8 років тому +3

    maxaad bangiyadii viyo dugsiyadii u diiirateen ma doowlad nimaad sidaas mootey dabtayaha hadaadan I duugi Karin hadalka daah. kkkkkkkk oh my god run badanaah dumarka majeeryeen caqliga baan Ku jeclahay

  • @ahmedkaarshe1207
    @ahmedkaarshe1207 5 років тому +2

    dadka somaliyed waa kuwo wllo ah

  • @xasancalisahalmaxamadmaxam217

    Waa hanardu wey calaa cashey ileen meydadkoodiiyaa hawiya laayeybaa horteeda yaaleeyaa

  • @omarmso1
    @omarmso1 2 роки тому +5

    What a legend.

  • @safiaden4048
    @safiaden4048 9 років тому +5

    geesiyad bay ahayd eedo ilhay haku daayo eedo eedo xaliimo dagaalna waa taqaaan nabadna waataqaan maalintaas dagaal bay joogtay ninwaqlibana reerkisu lasocday lakin reer abtigeed marexan baa so galiyey cazjaladaan

  • @nimconimco4311
    @nimconimco4311 7 років тому +1

    kkkkkk eedo xaliimo

  • @qoryaliqe9070
    @qoryaliqe9070 Рік тому

    😂😂😂 legend

  • @yanyocombe1872
    @yanyocombe1872 Рік тому

    Walaahi Xalimo soofe.
    Sorry in aad DAAROOD TAHAY WALAAHI.
    NOOLOW WALAASHEY

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 4 роки тому +2

    Wale qof han lihi qabiil uma dodo

  • @ruqiyamohamed9074
    @ruqiyamohamed9074 8 років тому +3

    viva daroood ismaciil

  • @Jananka
    @Jananka 8 років тому +6

    Horaa adeerkeed sayid maxamed cabdulle u yiri, "Adigaba caqlaad leedahee, carar maxaa dhaama". Walee inuu Hawiye idin gumeeyay markuu burjikada madaxa idiin saaray ilaa xadki Kenya. kkkk

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому

      hahahahaha

    • @ayeeyosoomaaliyeed8592
      @ayeeyosoomaaliyeed8592 7 років тому +1

      Jananka adaan wali farta kugu walaaqayaa nabad waligaa heli maysid hablihiinana amisom ha waseen ragiinana dusha halaga ilaaliyo buntland ayaa lagaa xukumaa hawiye madoobe tahriib iyo macaluul ha u madheen

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 6 років тому

      Jananka hhhhhhhhh markaa was noo saarteen.lkn waa soo rogaal celiney inaaad noo saarteen in le eg ayaan anan idiinsoo sasrney

    • @somalidarama3100
      @somalidarama3100 5 років тому

      @@wadanihashim1934 waariyoneysa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 5 років тому

      @@somalidarama3100 maxaan ku riyoon haddaba sowniga xamar xukuma tanlabaad markaan soo laabanayey caleemo qoyan layguma soo dhaweyne anigoo taangi saaran ayaan soo galey ee la soco

  • @allemagan987
    @allemagan987 5 років тому +1

    Kkkkkk Gabar wanaagsan
    Waxaan idin waydiiyay hawiye aaway calaacalkiisii miyaan laduubin

    • @xamdi8775
      @xamdi8775 4 роки тому +2

      ALLE MAGAN hawiye macalaacalo ee wuu ciil baxaa alagumownay midgaha meyska guursanaa idinkaa laidinka hayaa

  • @twenibaby6567
    @twenibaby6567 7 років тому +2

    hawiye neceeb baa meshaa ka buxaa maanta yaa somalia ka taliyaa oo ya maanta bintiland isku baxshey

  • @suldaanameriko8582
    @suldaanameriko8582 7 років тому +1

    saydaamay aan rabi kabaqayn, aakhiro markay tagto muslinka ay isku dirayo ka jawaabi

  • @ahmednorgambiye2906
    @ahmednorgambiye2906 9 років тому +3

    duq dan hada m,a nolan fila hadan cayi laha lkn hawiye mel bay oga dhacday san iyado u tal ay hawiye wax ka shege

  • @hudawarsame5881
    @hudawarsame5881 10 років тому +5

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk illahow eedo xaliimo soofe ku daa naagahii dhiriqda lahaa oo dameeraha dhaansan jiray kkkkkkkkkkkkkk oo xaarka lo'da guryaha marsan jiray kkkkkk waa loo buraanburay waleee

  • @sayiid798
    @sayiid798 7 років тому +6

    wale inay nasab tahay ilahayo danbigaga dhaaf hadad nooshahay farxad ku noolow akhirina janadi lagugu bishaare idamka Alle

  • @tahliilyare1024
    @tahliilyare1024 2 роки тому

    Gopanimo ku dhashay ku na dhintey Daarood

  • @safiaden4048
    @safiaden4048 9 років тому +3

    alahayoow ku dhoowr eedo

  • @muzamil9735
    @muzamil9735 11 років тому +1

    alaah xigmad badanahaa markay leedahay dhulka miyiinaa laheen diiratayahay waa runteed hawiye gabadhooda guur malahan waa dad baas oo diirataah

    • @hodan3084
      @hodan3084 4 роки тому

      Xamse adigaa.mid baas ah ma gabar hawiyaa kurabta

    • @muzamil9735
      @muzamil9735 4 роки тому +1

      Hodan sorry walaal waakaas messageka aan qoraayey waan yaraa walaal waa isku mid gabdaheen somaaliyeed

    • @user-hx5ol3rb2v
      @user-hx5ol3rb2v Рік тому

      ​@@muzamil9735
      Ilaa hda account Kan myad isticmazha

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 6 років тому +2

    Please ka saar videogan mamadan way geeriyotay

    • @cabdibookh1708
      @cabdibookh1708 5 років тому +1

      Haday dhimatay dadka ay isku dirayso iyo dabka ay shidayso wa la weydiin kolayba inti afweyne dad badan wa dishay

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 роки тому +1

      @@cabdibookh1708 Adeer way ka towbad keentay wadaniyad bayna ahayd Habaar iyo Duco toona wax ku yeeli maysid Allaah oo abuurtay bay u noqotay

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 Рік тому

      @@mohamedshakaal1545 daarood ayey ka ahayd inadeer edadaay xaalimo ilahy haw naxariisto eh

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 7 років тому +1

    gabiyaw iyo gaani o guntiina qaba o galab isgulfaynaya

  • @fahmoxaji3631
    @fahmoxaji3631 11 років тому +1

    qabiil iyo wasaqnimo tan ay ka soo askumeen

  • @fahmoxaji3631
    @fahmoxaji3631 11 років тому

    diifkaaga uma qurtid xitaa

  • @khadrohusseim2766
    @khadrohusseim2766 6 років тому +2

    INEY DHIMANEYSEY ILOWDEY

  • @mahamedabdulahi2651
    @mahamedabdulahi2651 6 років тому

    Daarood markuu Ogaadeen katagay ayaa lawasay lkn hadda Ogaadeenka diyaar buu uyahy in uu dagaalnmo haddii markle dagaal dhaco ,marky kalsoonida Ogaadeenka kaga laabtayn kalsoonida ay ku qabayn Siyaad barre wakiii siyaad barre wadanka laga saaray

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 років тому +2

      Waryaa caqlilaawe ma cagdheer baad tahay see u dhahdaa daaroodbaa ogaadeen ka tagay miyaan daarood oo halgamaya majeerteen iyo awrtable haw badnaadaane uu maxamed subayr hawiye u galin oo cumar jees dadkiisi loosoo adeegsan qudhunyow

    • @fadumoadan948
      @fadumoadan948 4 роки тому +2

      Xoolo caagdheer baa daarood lagu jabiyey oo loo soo adeegsaday mantana waay taagantahy oo markale farmajo baa loogu soo gabanaya. dooqon haadu kula dhaasho markasto cadowga waad uu jaabi ooheey aaah

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 Рік тому

      @@fadumoadan948 ogaadeen doqon mahaaa ee daarodba cadow kadhigtaay whll

  • @jamamohamud9046
    @jamamohamud9046 7 років тому +7

    daarood cadantooda saan miyaa kkkkkkk

    • @Jananka
      @Jananka 7 років тому +2

      Cadaan iyo daarood kala dheere. Cida waa af kanoole, faan laguma gaaro. Laakiin xabada markay dhacdo dabada bay jeediyaan. Carab sheegta bay damceen markaas bay "jaberti" dabada lagaleen. jabertina waa kuwa kabaha caseeya yemen.kkkkkk

    • @jamamohamud9046
      @jamamohamud9046 7 років тому

      +Jananka kkkkk cudur cad cadoow ee qaban

    • @Gio19910
      @Gio19910 7 років тому

      xuurka xaafada camerada waaye sxb hahaahahahah waa cadcadnahay kkkk

    • @fardowsomohamed8332
      @fardowsomohamed8332 7 років тому

      hartii.waa.lugu.waa.qureevan.ewarka.sikadaa.iska.guuraso.boonta

    • @ahmedmaxmed6293
      @ahmedmaxmed6293 6 років тому

      😛😛😛😛😛

  • @twenibaby6567
    @twenibaby6567 7 років тому +2

    aniga hawiye futamadoobe maan fahmin daarod baa wey madowyihin dabaalo ina aad tihin waad cadeyseen

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 років тому

      Sawirka weeye ee ma madooba dee ina adeer ee dee xagaa waa iska haaye haaye

    • @somalidarama3100
      @somalidarama3100 5 років тому

      @@cabdallahcabdallah4717 hhh malinkasto ayaan darod arkaa weyna madhoow yihiin waliba anaga hawiye baa kacad doqosh

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 років тому

      @@somalidarama3100 taas hadda halka dadka uga sheegi Kari maysid dadkaa la hadleysid dad aan wax aqoon maaha waa dad wax fahmaya ee hays daalin ina adeer,anigu beri dhoweyd aan meel aan ku degey ku arkayey waa sii xaqiiqsaday,ee hayna danbaajin afartan awel xagga ka tegey ee hiiraan degana waa la ogyahay meeshay ka yimaaddeen

    • @somalidarama3100
      @somalidarama3100 5 років тому

      @@cabdallahcabdallah4717 hawiye baan ahy sheekhaal baana kasii ahy
      Isheeg amina kiin iyo fiska yaacad ona qurxoon isheeg saado iyo magool yaa cad isheeg sacdiyo siman iyo rasmi yaa cad isheeg amina kuluc iyo fartuun birimo yaa cad isheeg khadar keenyow iyo ilkaacaseyaa cad ona qurxoon
      African dhab ah waa darood anigoo sheekhaal hiraab ah ayaa ka carabeysan wasaq hawiye melaha adinka camal soobaro hawiye habargidir kalima ahan doqon darood duli

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 років тому

      @@somalidarama3100 kkkk waa ogaa inaa shiikhaal keeni doontid kkkk walaashay shiikhaal goormaa hawiye lagu daray? Sheekada adoon iska baandhayn lalama ordo shiikhaal markii dagaalladii dheceen ka dib baa la keenay warkooda in hawiye qaarkood dhahaan ,ninkaa la hadlaysid waa nin aad wax ula socda,shiikhaal iyo reer awxasan waa beela soomaaliyeed oo wadaada ahaa marna kumay abtirsan hawiye ilaa wixii ka danbeeyey 1990 maahaye, waxana soomaalidu badankeedu aaminsanaa inay ugaadeen wax isu yihiin oo waxaba badnayd in daarood loo yaqaaney sida dad badan oo isaaqi ii sheegeen, waxa ay ka koobanyihiin 4 beelood waxana ay u dhowyihiin inay carab yihiin waayo gandoshe waa carab,dagaalladii markay dheceen ayaa laga yaabaa in maslaxad ay qaarkood u arkeen inay kaga nabad galaan cawaankii dadka iyo dhulka boobayey,weliba hay'adda qaxootiga ee UNCR waxay qaxooti ahaan ugu ogolaatay shiikhaal maadaama aysan ahayn kuwa dagaalka wada,shiikhaal waa dadkayagii waxana laga yaabaa inay inay aala shaykh oo la beddelay tahay oo ah shiikha reerkiisii ee madow ka cararkii yuu bad kula gelin kaftan baan anigu kaala hadlay ee ha fogaan dadkana nasabadooda ha beddelin oo casaan iyo caddaan raadis dadka haysku qaldin weliba inaadan ahayn BAA u dhowdahay waayo shiikhaal ma dheheen waxaa waa kaa hoosbaxday madowgu waa caadi ee iskaga kalsoonow hana sheegan shiikhaal

  • @anisa2028
    @anisa2028 13 років тому

    islaantani caadi maha walee, nooloow xigmaad mashaa allah,, nooloow. inaba caadi maha.

  • @adolfadolfhawd7154
    @adolfadolfhawd7154 6 років тому +2

    Magool waa lacaaya sababta o ah USC.......ayay tageertay......xalimo soofe darood ayay ku buraanburaysa maantana waa la amaana ....sababta wan fahmi wayay....ma darood aya dadka ka caqli badan??? Mise hawiye aya doqon ah???

    • @yareabdille1464
      @yareabdille1464 5 років тому

      Adolf Adolf hawd mamada way motan tahay wayna ka tobad kentay alaha u raxmado 2bada lakin waxa dhib qabo qofki asago an ka towbad kenin ku baxo

    • @xamdi8775
      @xamdi8775 4 роки тому

      Adolf Adolf hawd magool dadkeeda dhiig malahan habartaan 1991 dii saan aragnay qabiilka ugu guubaabineysay iney hawiye baabi.iyaan laakiin mexey ka faaiiday nimankii ey gubaabineysay meshaas ey ku baaba.een waa qabiil aan ka yaabay dagaal qabiil ey daaroodka dhan leeyihiin waa wadaniyad wadanigiina haduu taas yahay waad qasaarteen

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 роки тому

      @@yareabdille1464 xaliimo Soofe way Ka Toobad keentay wayna sheegtay inay wadaniyad SYL ah ahayd LKNSE lagu khasbay markii Tolkeed la beegsaday alla ha u naxariisto Labadoodaba

    • @farxiyomaxamed4194
      @farxiyomaxamed4194 2 роки тому +1

      aqli xumada hawiye ka arkeen

  • @hassanali2845
    @hassanali2845 8 років тому

    meeshan carbiska ayaa la dhahaa

    • @xamdi8775
      @xamdi8775 4 роки тому

      Hassan Ali meesheey ku hoogeen miyaa dagaalkii carbiska waan maqli jiray

  • @mahamedabdulahi2651
    @mahamedabdulahi2651 6 років тому

    Walee daarood waa Ogaadeen ,islaanta sheegayso markii Ogaadeen iskaga baxy daarood in lawasay away ilkayartii maxy ugu qaban waayayn siyaad barre ilayn geesigii Ogaadeeen baa meesha kabaxy

  • @deeqaqani4709
    @deeqaqani4709 10 років тому +1

    Waan fuuray walee naag naag dhashay dheh xawaleydan

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 років тому +4

    horta islaantu wey ku tuftey reerka hawiye oo waa islaan ilbaxa qaabkey wax ugu masaaleyso ayaan arkaa lkn mid baa jirta daarood iyo isaaq waa kala maagan yihiin waana laba kala maarmaan ah waayo daarood in uu soomaali u tun weynaado ayuu jecelyahay lkn dhibku wuxuu ka haysta waa dhanka isaaq oo aan weligii loo talin in loo taliyana neceb ayaa balo baas ku durdurinaya isaaq labada qodob ee ka hor taagan inay soomaali u taliyaan horta carqalada kowaad waa daarood ta labaadna waa halka cadaalado reerkayaga waan iska aqaana dhanka cadaalado saddexda reer ee u weyn isaaq bahashuba mey dhaafteen waa habar awal garxajis iyo habar jeclo xataa isaaqa kala ku hungoobi lahaa meesha lkn daaroodka runta marka laga hadlo xukun haloogu tago weliba reerka harti la yidhaah iyo mareexaan harti iskuma jirte kasii gaar ahaan majeerteen daaroodka dhanka isaaqa waxa halkaa xukunka iyo maamulida ka shabaha reer habar yoonis la yidhaah oo shisheeye la nool ah siiba daarood ay soohdin wadaag leeyihiin habar awal oo ah reer kaan kasoo jeedo ragg halisa oo umada soomaaliyeed mar mudh kasoo yidhaaha ayey leeyihiin sida cali jaamac haabiil cumar carte qaalib maxamed xaaji ibraahin cigaal cabdiraxiim caabi faarax iyo ragg kaloo badan oo international recordka jabiya dhanka soomaalida walow habar awal hagu ilbaxsanaato soomaali oo de magaca iidoor ayagaabu kusoo baxaye lkn maamul iyo dawladnimada waxa kaga wacan walow ay iminka ayaguba is badaleen habar yoonis dhanka isaaqa dhanka daaroodkana majeerteen oo de xukunkaba u abtirinaya markaa yaan waxba la is colaadsane yaan libta la isu qarsan waata anoo nin isaaqa oo xagjira oo habar awal kasii ahi aan amaanayo dad aanaanu isku degaan iyo dhul toona wadaagin ee barta ayaan soomaali leeyahay sida walaalka libtiisa loo sheego hana baranina libqarsiga ileen taasun baa hadhowna laf hoose u dhaadhaceyse.

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 7 років тому

      Azl Mcl war naga aamus hadal badnidaa idoor af urayo hawiye afkaa ka qaad

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому

      Hamza Samatar kkkkkkkkkk

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 років тому

      kkkkkk waa aftahanad erayo culus bay sidi gantaal ugu qaraacday hadaan been sheegin

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому

      kolay laga af-yaqaansan oo laga af-ogaal badan haddana waa islaan aan ku garaad la'ayn taawada afka iyo dhihitinkiisa.

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 років тому

      Azl Mcl waa kuwe kuwa ka afyaqaansan

  • @somalidarama3100
    @somalidarama3100 5 років тому

    Duqdaan madhooow hadaan ku arko muqdisho wales arkidoonaa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 5 років тому

      Bahja siman oo haddaad aragtana

    • @somalidarama3100
      @somalidarama3100 5 років тому

      @@wadanihashim1934 wan kalajari markaanbaa oromomada siini ileen hilib ceyriin beucunaane wakaaye muqdisho hatimaado ma puntland miyaa moodeen

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 5 років тому

      @@somalidarama3100 waaba joogtaa cid wax ka qaadi kartana malaha

    • @flowerfm472
      @flowerfm472 5 років тому

      @@somalidarama3100 dhillaa tahay dhillo.dhashayo.dhiiqo iyo qurmuun dhaladna maihide hawiye waa.ku dhaansadaa (shiikhaal).dharbaaxuu kula dhacaa dhabarka kaa tumaa dhilloy halkee weeye halka adigu ka timi waxaa.tahay garac an garanayn halkuu galaba martiile muxuu yahay uf

    • @somalidarama3100
      @somalidarama3100 5 років тому

      @@flowerfm472 iskuimadaa muqdisho eeyahe madhoow mesha kanimid iskadaaye
      Martille adigu kumaihi sharmuud yahow kalay na try garay wad arki qadhmuun bulcad ah hablaha kufsadaan uf uf cawaan quranka barijirnay 😄

  • @baashiyare3715
    @baashiyare3715 8 років тому

    kkkkkk iga daaya dee waan inkiri laha kulaha kkkkkk hada waxey tagan tahay xornimadi ayan uso halgamay kkkkkk

  • @aminamahamed7340
    @aminamahamed7340 11 років тому

    Omg hawiye weey ku tuftay cadi mahn islaantan walle waxba ka dhacay

  • @gabooye2012
    @gabooye2012 13 років тому

    iska Guursataa midgahaa way muslimee

  • @edomcn5737
    @edomcn5737 4 роки тому

    Ado habar darood ah midgan muxu ku ku faala

  • @nimconimco4311
    @nimconimco4311 7 років тому

    kkkkkk eedo xaliimo