CABDI TAHLIIL HEESTII ONKOD ROOBKA MA DAAYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • / jaalleallemagan
    AAAAAA ONKOD ROOBKA MA DAAYO .AARNA TAAHA MA DAAYO. ANNA TAA MA ILAAWO. JACAYL OOD ROGAN MAAYO. OON HILLAAC BI'IN MAAYEE. EYRO WEERAR MA DAAYO. NIN LIHI AAMUSI MAAYO. ERGO GEESI MA DIIDO. ILAAH TIISA MA OOTO. CALAF LA ISKAMA OOTO. UBAX DAYR MA QARSOOMO.
    IFKAA LA ISU TURAAYE , IILKA LA ISMA GARGAARO. ABOOR LA ISKAMA BAAJEE. NABSI HA IGA AMAAHAN. AXDIGII INA DHEX YIIL & HA ILOOBIN AQOONTEE.
    AAAAA SIDA OOGTA HILLAACA , ILEYSKEEDA CADCEEDA. AMAANTAADA LIBAAXA, MALAA WAANAD OGEYNE , AYAAN UURKIYO MAANKA, WADNAHAYGA AGTIISA, SIDA AAYAD KU TAALLAA, UUMIYAHA U TUSAAYE.
    HADII AANU IBLEYSKU IGA KAA AMBINEYNIN, INAAD II TUDHI WEYDO EEGI MAAYO KOLLEY.
    ARRIN KUUMA HAMBEYNEE, ARAAHDI HA KU DEEQDO, SINA HA IGA ADKEYSAN, NABSI HA IGA AMAAHAN, AXDIGII INA DHEX YIIL & HA ILOOBIN AQOONTEE.
    AAA ASAGEY USHA TOOSAN & OODDA HAGAAGSAN, HAYIINKII ASABAADEE, MADIGII AFAR DEEQA, INANTII LEYL WAADSAN, EE ASLUUBI U DHEER TAHAY, SIDA AAN U ADKEYSTO, KUU EEGANA YAAYEE. HADDAAN AAMIN IRAAHDO, WAA AQOONTA HAWEENE, OO RAG IIGA DAMBEEYO, HALKA AY KA CAWEYSO.
    UUR KU TAALADA MAADAA, ARAMIDIISA JACAYLKA
    ANUGU SOOW DHAXLI MAAYO. NABSI HA IGA AMAAHAN,
    AXDIGII INA DHEX YIIL & HA ILOOBIN AQOONTEE.
    ALAA YACIZAK, AXSAN FANNAAN, ALOOW KU CAAFI
    CABDI TAHLIIL WARSAME

КОМЕНТАРІ • 480

  • @kadarabdi1567
    @kadarabdi1567 7 років тому +110

    Wlhi wan ilmeyay illahow ku caafi markan heestada dhagaystay iyo xalada aad ku suganthy illahay dabigaga ha dhaafo caafimad aad ku waaartana illahay haku siiyo

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 4 роки тому +15

    *allah Unaxaristo Abdi tahlil warsame😰 naxarista rabi Ha siyo*
    *ifka la isku turaaye iilka la isma gargaarre Aboor la iskama baajeee*
    Cawo wuu naga hooseya duco ayu inaga mudanyhy eee rabiyow Unaxariso😰😰😰😰😰
    *Hadad halkan sogashay wll u Duceee marxumka.*
    Hadan awood uleyhy fanan walba oo dhinta heesihusa UA-cam iyo melwalba wan ka saari lahaa😰😭😢
    2020😭😭😭😭😭

  • @mubarakmohahamud3284
    @mubarakmohahamud3284 3 роки тому +2

    Ilahay ha u naxariistee abwaan gaariye wuxuu Somali u bixiyaay aasii og qofku intuu noolyaahay waxbaa uma taraan labatan sano ayuu xanuun u jifay hal qof oo caawiyaynaa lama sheegin. Calaa kuli xaal alle ha unaxariisto

  • @JaalleAllemagan
    @JaalleAllemagan  9 років тому +93

    AAAAAA ONKOD ROOBKA MA DAAYO .AARNA TAAHA MA DAAYO. ANNA TAA MA ILAAWO. JACAYL OOD ROGAN MAAYO. OON HILLAAC BI'IN MAAYEE. EYRO WEERAR MA DAAYO. NIN LIHI AAMUSI MAAYO. ERGO GEESI MA DIIDO. ILAAH TIISA MA OOTO. CALAF LA ISKAMA OOTO. UBAX DAYR MA QARSOOMO.
    IFKAA LA ISU TURAAYE , IILKA LA ISMA GARGAARO. ABOOR LA ISKAMA BAAJEE. NABSI HA IGA AMAAHAN. AXDIGII INA DHEX YIIL & HA ILOOBIN AQOONTEE.
    AAAAA SIDA OOGTA HILLAACA , ILEYSKEEDA CADCEEDA. AMAANTAADA LIBAAXA, MALAA WAANAD OGEYNE , AYAAN UURKIYO MAANKA, WADNAHAYGA AGTIISA, SIDA AAYAD KU TAALLAA, UUMIYAHA U TUSAAYE.
    HADII AANU IBLEYSKU IGA KAA AMBINEYNIN, INAAD II TUDHI WEYDO EEGI MAAYO KOLLEY.
    ARRIN KUUMA HAMBEYNEE, ARAAHDI HA KU DEEQDO, SINA HA IGA ADKEYSAN, NABSI HA IGA AMAAHAN, AXDIGII INA DHEX YIIL & HA ILOOBIN AQOONTEE.
    AAA ASAGEY USHA TOOSAN & OODDA HAGAAGSAN, HAYIINKII ASABAADEE, MADIGII AFAR DEEQA, INANTII LEYL WAADSAN, EE ASLUUBI U DHEER TAHAY, SIDA AAN U ADKEYSTO, KUU EEGANA YAAYEE. HADDAAN AAMIN IRAAHDO, WAA AQOONTA HAWEENE, OO RAG IIGA DAMBEEYO, HALKA AY KA CAWEYSO.
    UUR KU TAALADA MAADAA, ARAMIDIISA JACAYLKA
    ANUGU SOOW DHAXLI MAAYO. NABSI HA IGA AMAAHAN,
    AXDIGII INA DHEX YIIL & HA ILOOBIN AQOONTEE.
    ALAA YACIZAK, AXSAN FANNAAN, ALOOW KU CAAFI
    CABDI TAHLIIL WARSAME

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 4 роки тому +2

    Illhyhakunxristo ifkaan waxkugu qabn Wayne Aan ku ducaynun .maanta illhy janda ha ingu kulmiyo ameen Jun 5 2020

  • @hussein00057
    @hussein00057 5 років тому +134

    2019 ya dawanayo like it saara

  • @hanicabdi6423
    @hanicabdi6423 4 роки тому +3

    masha allah wlaalay fanaankena somaliyeed duco ayuu naga mudnyhy fanaankena bas maaha ee waa wadani somaliyed uduceeya alloow caafi oo udanbi dhaaf

  • @downloaderhdvideomohamed747
    @downloaderhdvideomohamed747 5 років тому +8

    Am still listening this song since when i grew up specifically from 2002. during that time i remember when i was setting near by my ancle enjoying with this sweaty song.

  • @saadaqsaylac4565
    @saadaqsaylac4565 4 роки тому +5

    Legend cabdi tahlil... yaa ila dhagesanaya 2020💕

  • @shirwacwadani2820
    @shirwacwadani2820 5 років тому +3

    Ilaaahow ku caafi caafimad sariic ah kusii cabdi tahliil warsame........haloosoo duceeyo wlh xaaladiisa aad beey uxuntahay...Ilaahow ku caafi😭

    • @raaxmoruuunilveyouc3469
      @raaxmoruuunilveyouc3469 5 років тому

      Amiiin huuuno ilaheey hacaafiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @karimali5583
    @karimali5583 7 років тому +9

    i love this song; my mom"s generation in somalia, jaceeel, fall semester,2017 at USIU-Africa.

  • @rabiyowjanadadaisii9844
    @rabiyowjanadadaisii9844 5 років тому +3

    allaaa inta cafimdka qabtit ayey dadka kuraban hadana saaid ayuu u xanunsa wax so biqonana malahn illhey haku cafiyo awoowe 😢😢😢

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 4 роки тому +1

    xalay ayuu geeriyooday Cabdi Tahliil Warsame Alle ha unaxariisto intiina ga danbaysa usoo duceeya marxuumka inshlh

    • @bro__xmas
      @bro__xmas 2 роки тому

      Allah ha unariisto 😓🤲

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 років тому +11

    Alle ha caafiyo wllhi wuu xnn sanyahay fanankena 😭😭😭 2019

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +9

    Allow kunaxariiso
    Heskan erayada kujira mugwaynaa👏
    ilaah tiisu ma oosho...
    Calaf la iskama oodo..
    Ubax dayr maqarsoomo.
    Godka lay iskuma aayo😩

    • @adnanmohamed6257
      @adnanmohamed6257 3 роки тому +1

      Muqalada aan comentiyadoda kugu arko waa meelo wngsan badanaa ogaansho aa kugu arkaa m.a

    • @tripleabdinho2710
      @tripleabdinho2710 2 роки тому +1

      Mel kasto majogta adi kk

  • @kingalpha9183
    @kingalpha9183 8 років тому

    cabdi tahaliil warsame fanaan qaaliya alla haka dul qaado xanuunka dhabtii waaa fanaan wayn alla wayne heestii onkod roobku madaayo afkaaga caano lagu qabay ha iloobin aqoonteeee

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto 😢 Cabdi Tahliil fanaan sare Maanta bu geeriyooday fadlan u duceey

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 5 років тому +1

    cabdi tahliil Allah how barakeeyo cimriga iyo cilmiga Asagoo xanuunsan ban ogaye Allah hacafiyo hadey ahaatona naxariis

  • @faisoosman3583
    @faisoosman3583 5 років тому +5

    Big respect to somalidii hore. These generation is raised by tribilism and hatred and don't understand meaning of love each other and success.

    • @faisoosman3583
      @faisoosman3583 5 років тому

      Lyrics by legend Ahmed saleebaan bide iyo laxankii cabdi tahliil iyo dhamaan mucian thanks all

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +6

    the best song I have ever heard, May God have mercy on the poet and artist 🤲🤲🤲

  • @fadxiahmed9734
    @fadxiahmed9734 Рік тому

    Waa erayadii axmed saleebaan bide laxanka iyo codkii cabdi Tahliil warsame alle hakuu naxariisto

  • @sabriinabinturuqiy6308
    @sabriinabinturuqiy6308 8 років тому +33

    wooow heestaan caadi
    mahan wlhi kama daalo inaan dhagaysto because aad bay ii tabatay
    habeenkii iigu hortay say wiil bay phone ka guy xir nayd wiilkii iyo heestiiba habeenkii baan isku jclaaday wlhi yaab aniga Lee ba isla yaabay ❤❤❤❤💋💋💋💋👈

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +6

    عبدي تهليل ورسمه ... ربي يرحمك ويعفوعنك ويدخلك الجنة من غير حساب

    • @OG-O226
      @OG-O226 10 місяців тому

      It's sad when you can't express yourself 😢 inshal-Allah khr

  • @dalla112
    @dalla112 4 роки тому

    Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha u naxariisto
    Al fanaan Abdi Tahliil janadi fardowso Eebe haka waraabsho

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 4 роки тому +1

    Allow kuu naxariiso caawuu geeryooday Abwaan Cabdi tahliil
    😭😭😭😭😭😭😭 Aan uwada duceyno
    5/06/2020

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 5 років тому +1

    Abdi tahliil warsame fanaan buuxa ayuu ahaa alle caafimaad sareeca ha siiyo alle xanuunka dabi dhaaf hakaaga dhigo

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 років тому +6

    cabdi tahliil hobol weyn oo lagu xasuusan doono taariikhda fanka somaliyeed
    shiine hargeysa

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +2

    Wuxu ahaa hobol ilaahay ka gaar yeelay dhamaan hobolada kale xaga luuqda codka ...
    Cabdi Tahliiil Warsame 19 ayuu jiray markuu qaadayay heestan ilaahay hakuu raxmado Camiii
    Erayada waxa laha Axmed Saleeban bide
    Laxanka waa isla Cabdi TaliiL

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 3 роки тому

    Big legend cabdi tahliil warsame wllh heestan 2004 ilaa iyo 2021 ayan dhageesanaya waqti wuu socda ee alle cimriga ha inoo bara keeyo

  • @daudahmed5573
    @daudahmed5573 4 роки тому +1

    Ereyadii axmed salbeen bidde
    Laxankii iyo codkii cabdi tahliil warsame ragii rag ahaa

    • @baariyoo
      @baariyoo 3 роки тому

      Abwaan Axmed saleebaan bidde waa ereyo macaan yahay, maashaa Allaah!

  • @abuukarcali736
    @abuukarcali736 8 років тому +23

    Ani waxa isleyahay abdi tahlil wa fanankii ugu cod macana xita tubec

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 6 років тому +7

    Erayadii Axmed Saleebaan Bidde .
    laxankii Cabditahliil .
    Waa heestii ugu horaysay ee uu qaado.
    Ana waxaan sigaara ugu xasuustay arday aanu is galaa ahayn Oo layidhaahdaa Niciima Axmed Jaamac ayaa nio qaado jirtay markay macalimiinta maqan yihiin.

    • @suhebzaki8729
      @suhebzaki8729 6 років тому

      Maantana ma wada joogtan sawmaha 😭😭😭😭

    • @abduwahaabhaldoor2284
      @abduwahaabhaldoor2284 6 років тому

      Run

    • @abduwahaabhaldoor2284
      @abduwahaabhaldoor2284 6 років тому

      Alahahoow ku caafi waa run taa if kaa les ku gar gaaraa aaqiro wax malees ku taro aabo waan ku jec lahay ee seen ku gu helaa waxaan duuna yaa in aan ku caawiyo inta ta bar teey da ah fad lan waxaan wataa gmail kaan cabdiwahaabmacalin40@gmail.com ama nabar kaan 25261709i071

    • @qeysmohamed5319
      @qeysmohamed5319 6 років тому

      @@suhebzaki8729 haaa mudo badana ismaanu arag😢

    • @qeysmohamed5319
      @qeysmohamed5319 6 років тому

      @@abduwahaabhaldoor2284 abti kumaan fahmin

  • @saladgeesood5083
    @saladgeesood5083 2 роки тому

    Alle ha unaxariisto Abdi tahaliil Best song ever 🤲🤲🤲🤲Aamiin Aamiin Aamiin

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 років тому +3

    Allaha caafiyo Cabdi Tahliil amiin❤️❤️

  • @ahmedfaadhigo3970
    @ahmedfaadhigo3970 8 років тому +3

    cabdi tahliil legend nolow my fanankena

  • @hiboabdulrahman5324
    @hiboabdulrahman5324 5 років тому +2

    Rabi cafimad tama iyo dambi dhaaf haku siiyo fanaankeena codka halaasiga leh😢😢😢😢💞💞💞

  • @mbappejr6220
    @mbappejr6220 4 роки тому +1

    Alle ha naxariisto marxuumka nolosho ku jiray 20 ugu danbeeyay inu iska dhinto u dhaantay mantane ugu danbeyn Wu dhintay wuxu ahaa legend lkn waqtiga xusi doona fanaan qaran oo lo liiday qabiilka uu alle ka dhigay dartiis somali waligeed meel magareyso inta dadka hibada leh la yaso cunsuri Mada wa xaran somaliyeey aan kabaxno nidaamkaan foosha xun

  • @maxamedcaddaanni
    @maxamedcaddaanni 6 років тому +99

    2018 yaa ila dhegaysanaya heestan

  • @mohamedshaikh1717
    @mohamedshaikh1717 2 роки тому

    Ilaaheey naxariistii janno haka waraabiyo kulu nafsi daa’iqatul mowt

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 8 років тому +26

    Erayaddii abwaankii Axmed Sulaymaan Bide,iyo codkii Cabdi tahliil,ee Heesaha higalay ,lago qabtay oo uu ku galay habeenkaasi,kaalinta howaad...

    • @shaaficihassan1936
      @shaaficihassan1936 7 років тому

      saaxiib heestan waxaa leh abwaan layiraahdo jaamac daad reer ceeri gaabo weeye waaninka sameeyay heesta sida faras bulaaloo taariikhdaa baadi doon

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 років тому

      Shafici Xassan AXMED SALEEBAAN BIDDE AYAA LEH.

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 7 років тому

      Shafici Xassan
      Ahmed saleeban bide

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 6 років тому

      xallane Tube channel adeer maxaad beenta u sheegin adigoon hubin cida heesta leh
      waakan ee dhagayso AXMED SALEEBAN BIDDE
      ua-cam.com/video/bFwANHKWLMg/v-deo.html

    • @caliculinhochanel5445
      @caliculinhochanel5445 4 роки тому

      Axmed saleeban bida leh isaga waydisaty heestan tahlil

  • @xakinmaxadu1298
    @xakinmaxadu1298 8 років тому +12

    cabdi tahliil .dad kodhan wali wey kuxasoostaan nolow hesahaaga

  • @abdirizackadan6214
    @abdirizackadan6214 3 роки тому +1

    Yaa rabi janatul firdows

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music 4 роки тому +1

    ALLE HA UNAXRIISTO
    CABDI TAHLIIL WARSAME 4 JUNE 2020 AYUU KU GEERIYODAY MOGADISHU 😭😭😭🤲🤲🤲✅

  • @hassankafio1262
    @hassankafio1262 5 років тому

    Mudane cabdi tahliil is 1 of great heroes of this country, we love uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @mubarakmohahamud3284
    @mubarakmohahamud3284 3 роки тому +1

    Ilahay naxariisti JANO hasiiyo wuxuu aha fanaan aan aan copy lagu helayn codkiisa allayaa Raxma

  • @abdulleabdullahi4506
    @abdulleabdullahi4506 6 років тому +1

    Saaaw.... All time Great Cabdi Tahliil .... Love in it... Forever ...

  • @abdulleabdullahi4506
    @abdulleabdullahi4506 6 років тому +1

    Was as ...All time Great Cabdi Tahliil .... Love in it ...

  • @mohamedibrahimhaji601
    @mohamedibrahimhaji601 2 роки тому

    is my favourate song

  • @happygril6246
    @happygril6246 8 років тому +25

    ifkaa laisu turaaye iilka laisma gargaaroo habaar la iskama qaatee sina haiiga adkaysan nabsi hayga amaahan axdigii nadhex yaaliyo ha iloobin aqoontii. maasha Allaah eshcalaa fanaan ilaahay haku cizeeyo wlhi fanaan la mid aha inaan Somali lagu arkaynin Cabdi tahliil support 100%100 Baan kuu hayaa

    • @xbdndjdbdnjdk9472
      @xbdndjdbdnjdk9472 8 років тому

      p

    • @xamdixirsi9860
      @xamdixirsi9860 8 років тому

      Anas cabdirizaaq

    • @downloaderhdvideomohamed747
      @downloaderhdvideomohamed747 6 років тому

      Allah caafiyo waa hesahaan ku indha qaaday

    • @ahmadguled4313
      @ahmadguled4313 6 років тому +2

      happy gril Si dareen leh ayay ugu tidhi ''mxad jeceshahay ?
      Wuxuu yidhi "" kubada Cagta
      Waxay tidhi .....Noolaha ayan ka Hadlayaa Wuxuu yidhi""...Fardaha""
      Waxay tidhi ....Dadka ayan Ka hadlayaa
      Wuxuu yidhi .....'Awoowgay oo dhintay
      Waxay tidhi""...

    • @fartuunsimran9412
      @fartuunsimran9412 4 роки тому

      Ax song allah ha cafiyo asgaha cadilee

  • @ilyaas3017
    @ilyaas3017 4 роки тому

    Waa hees isku soo duubtay noloshahore marka la,ahaa
    dhalinyarada ilaa dardaaran ka dambe Al fanaan cabdi Tahliil Warsame malaa,igi ha ku soo dhawayso

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 9 місяців тому

    Aad baan caloosha ugu uga ooyaa markaan maqlo cabdi tahdiil codkiisa macaan
    Iyo dayacii wuu u dhintay markii uu wuu wayay cidbaanata oo xanunkii lagu wada nacay dawlad iyo shacabtoona kamuu helin maamuuskii iyo milgihii uu ku dhex lahaaa muddo 19 sano ah ayuu u jiifay xanuunka faaliga oo asiibay aakhirkiina waa wuu u dhintay
    Alaah how naxariisto

  • @minalibrahiin3288
    @minalibrahiin3288 5 років тому

    Allow cafimaad taam kusii allow dambigaga dhaaf aqiro iyo aduunba alle haku naxariisto fanankena aan jeclnahy dhibka kuheesto allle haka dulqaado

  • @HamseAbdilahi-s7q
    @HamseAbdilahi-s7q 2 місяці тому

    Alle ha unaxariisto ilaa hada ayaan dhageystaa 2024

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 роки тому +7

    Cabdi tahliin
    Inaba caadi ma aha heesta ONKOD
    ❤❤❤👇👇👇😂😂😂
    30 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 3 роки тому +1

    Yaa salaam 3 july saacadu waa 9 fiidnimo oo daqiiqado dhiman goobta aan ku dhagaysanyo waa waa Hotel ramaaada muqdisho Degmada hodan hees aan marna ka daalin Abdi tahaliil allaha u raxmado

  • @bahjafangas2305
    @bahjafangas2305 8 років тому +14

    allow kuuu caaafi Wale waaan oyeeeey runtiiiii allow cafimad dag dag kusiiiii to low xaladisa cafimaaad inter udhambesay fanan qaaaliya

    • @izabellaabdirahman7981
      @izabellaabdirahman7981 7 років тому

      sax allow caafi wali wu xanuunsan yahay abayo

    • @bahjafangas2305
      @bahjafangas2305 7 років тому

      Faaisa Abdirahman axxxxx yaaa fanan apyo muqdisho miyuuu jooooga walee waaan ka dheerahay cafimadka allaha haayo just wanso boqan lahaaaa walee my abo MCN aduunka ujeclaaa waaan waye sidaaaan ayuuu sariiir u sarnaaaa illahay hau naxariisto Abo tahliil adigane caafimad taaam kurajeynaaaa ameen waan oyaaaa runtii intii sariir taaalo allaha ka dulqado

    • @izabellaabdirahman7981
      @izabellaabdirahman7981 7 років тому +3

      +bahja fangas haa abayo mugdisho isbitaal digfeer ayaa Lagu dabiibayaa aabo abditahliil waa lama ilawaan tariiqda baal dahab kaga jiraa ee allah inoo caafiyo xabiibti aabahana allah unaxariisto iyo dhaman inti muslim ah aamiiiin

    • @bahjafangas2305
      @bahjafangas2305 7 років тому +1

      Ameeen mcnto

    • @Hassounabdi
      @Hassounabdi 7 років тому

      bahja fangas amin amin ilahey wuu cafiyi heesaga ale danbigiisa hadhaafo cabdi tahlii wrsme walee dhabuuka hadalay habeenkaa murti cajiipah

  • @aravattali
    @aravattali 4 роки тому +1

    Golden Voice
    Abdi Tahlil warsme
    Ala haku caafio #❤

  • @maryamali4707
    @maryamali4707 4 роки тому +2

    29/11/19 Friday
    Wa malin jimca ahe Allah haku caafiyo🤲 Abdi Tahliil Warsame😥

  • @youngbile2323
    @youngbile2323 4 роки тому +8

    2020 yaa ila dhagaysanyo like dhac kaga sii 👍👍👍😅😅

  • @omarmohamed2546
    @omarmohamed2546 7 років тому +8

    Ifka laysku turye ilka laysma gargaro wlhi run pusheg lakin manta wax u wayey iska daa ilke qof ifka ku gargat

    • @mustafaige839
      @mustafaige839 4 роки тому

      omar Mohamed hhhh luuqad aydaan u dhalan ayu fananku ku heesayaa ee ha ku ciyaarina fahmimaysaane. Waa afsomaligii saxda ahaa. Banaadirigiina iska eryada. “Ifka laysku turye” ku la haa. Hhh

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 7 років тому

    dad waa dadkii hore hesina waa tiihore inaba cadi mahan allow caafi cabdi tahliil warsame

  • @maogtahaydadweynow1010
    @maogtahaydadweynow1010 7 років тому +4

    wuu xanuunsaday allah caafimaad hasiiyo amiin

  • @xareedahmed7792
    @xareedahmed7792 2 роки тому +1

    Fanaan qaran

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 9 місяців тому

    Waxa uu gaadhay heer loogu magac daray cabdi cod- dahable waxa uu ahaa fanaan aad loo jeclaa codka iyo heesaha macaan ee uu dhagaheena ku culi-jirey
    Marar dhexe waxa uu boqday sarkaal sare oo u shaqeeya wasaaradii maaliyada ee somaaliya barisamaadkii
    Sanadkii
    Markii laga soo noqday shirkii carta dawlada dhiska somaaliya ayuu xanuunka faaligu ku dhacay waxaanu u dhintay aakhirkii walow aanu garab istaag iyo kaalmo ka helin dawladii iyo shacabkiiba wuu sumcada ku dhex lahaa
    Waxa uu gaadhay heer loo dawaro balse Allah ayaa khadaray

  • @faaraxcolow2211
    @faaraxcolow2211 5 років тому

    Heestan waxan ku xasuusanaya sxbadey ex qaali axmed sabriye wll macan halkan baan ka salamaya maranaba kuma ilaabayo balse calafka iyo waayaha ayaa inakala kaxeey allah ku amaansado fanaankana allah u naxariisto

  • @abdulaziizwarsame6916
    @abdulaziizwarsame6916 4 роки тому +1

    Allow ku naxariis qabriga kuu waasici still listening 2020 😭

  • @faatuushmalhotra8526
    @faatuushmalhotra8526 5 років тому +1

    Allow cafimaad taam ah siiii cafimaadka waa shéy qaaliya wlh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ابنمختار-ب7غ
    @ابنمختار-ب7غ 6 років тому +21

    Yaa iladhagaysanaya 2018

  • @sammaahmed6768
    @sammaahmed6768 7 років тому

    Alaaah cafimaad dag dag ah ha siiyo cabdi tahliil warsme

  • @yuudalmar9006
    @yuudalmar9006 5 років тому +37

    2019 yaaa ila dhageysaayo

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +1

    Eebe ha unaxariisto cabdi tahliil waxa uu dhintay shalay jimce, 5/6/2020

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Reer ssc Of Soomaalia Don't Give Up

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 5 років тому +2

    Adduunyada qiimaheedu waa In marka aad caafimaadka iyo tayada leedahay lagaa daba dido sida Cabdi Tahliil Warsame,markii aad sariir ku aruurtana adiga iyo Ilaahay la isaga kiin dhex baxo.
    Waxba yaysan ku qiyaanin dadka iyo shartooda ee inta aad caafimaadka qabto xiriir la sameyso ilaaha ay hadhow kuu baryi doonaan si ay dhibkaada isaga indho tiraan.

    • @rujaalcartan4836
      @rujaalcartan4836 4 роки тому

      Beenta maaaha sxb dadku inta aad caafimaad qabto ayay ku raban xanun haduu yimaado waaa adiga iyo sariirta iyo alahaaag

  • @abdiawl736
    @abdiawl736 6 років тому +2

    illahay ha caafiyo cabdi tahliil was ereyadi Axmed saleban bide

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 4 роки тому +1

    ilahay haw naxariisto caawa waa mayti

  • @yasinmohamed3666
    @yasinmohamed3666 3 роки тому

    Waa Ilmeeyaa Markaan dhageestoAUN. Abdi tahliil .Xadan Aadan Samatar iyoAUN. Cumur Nuur Abdlle

  • @faadumosaleebaan5374
    @faadumosaleebaan5374 3 роки тому

    Illhay ha unaxariisto marxuumka

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 4 роки тому +3

    Ilahey haunaxristo 😭😭

  • @somaliking9234
    @somaliking9234 8 років тому +2

    Ifkaa laysku tudhaaye iilka laysma gargaarsho . Aboor layskama baajo
    Allah haka dulqado xanuunka cabdi tahliil warsame

  • @maymunabdi7561
    @maymunabdi7561 6 років тому +1

    cabdi tahliil fanaaniintaa aad ka u xiisayn jiray buu ku jiraa

  • @liaaanmohamed2574
    @liaaanmohamed2574 8 років тому +4

    axsan hees Al fanaan cabdi tahliil warsame

  • @alifaras6970
    @alifaras6970 4 роки тому +4

    Allah Kunaxarista 🙏😭

  • @calishiikh1412
    @calishiikh1412 2 роки тому

    Aloow kuu naxariiso cabdi tahliil
    1998 ayaan ku arki jiry degmada kaaraan

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 4 роки тому

    Wuxu geeriyooday shalayto AUN oo ahyd maalin jimce, 5 june 2020. Xanuunsana mudo badan 20sano oo xeerar kalduwan

  • @maxamedyasin5291
    @maxamedyasin5291 2 роки тому +1

    Good

  • @hoodoali1080
    @hoodoali1080 4 роки тому +1

    Dhageysanyey 2020 habeen jimce ah intii iga denbeysa pls like si aan kuu xasuusto🥰👍👍🥰🥰🥰🥰🥰💗ANA TAA MA ILAAWOO ,CABDI TAHLIIL

  • @khalidbezman6512
    @khalidbezman6512 8 років тому +1

    Nice song thanks a lot abditahlil

  • @xabsoabdinaasir6753
    @xabsoabdinaasir6753 4 роки тому

    Allow ku naxariiso Abdi tahlil warsame wlhi fanan gaaro lama helayo cod iyo erayo mcn rabiyow qariga ku wasici

  • @mubaarikahmedqarayare3403
    @mubaarikahmedqarayare3403 4 роки тому

    Alle ha u naxariisto Cabdi Tahliil Maanta ayuu ina macasalaameeyay 06 06 2020

  • @ruwhykiya509
    @ruwhykiya509 3 роки тому +1

    2021

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 років тому +1

    Cabdi tahliil allah cafimaad sareeca hasiiyo😪😪😪😪🤲

  • @goldengril8570
    @goldengril8570 6 років тому +1

    AlleH haku naxariisTo aDeero TahliiL Tadibey noqote waanu ku jecleyn balse aleh jacaylkiiza ayaa naqa awod batey😔😢

    • @salkamedia8936
      @salkamedia8936 6 років тому

      abyo wa u noolyahay sida hada lay sheegay allah ha cafiyo

    • @ibnuxasan9437
      @ibnuxasan9437 6 років тому

      Aamin mar kasta raxmada waa ubaahanyhy

    • @apdyrahmannahwe8591
      @apdyrahmannahwe8591 5 років тому

      Ifka leysku tudhaaye
      Iilka leys ma gar garo waa runtii
      Lkn fananka haduu tol weyn ka dhalen lahaa waa loo barooren laaha lkn somali qabiil ayey caabuda
      Abditahiil allah janada ha kaa waarbiyo

  • @asliudgoon7166
    @asliudgoon7166 2 роки тому

    Cabdi Tahliil warsame fannaan cod hallasiya leh Aloow jannadii kaa waraabi

  • @mowdaaday2593
    @mowdaaday2593 2 роки тому

    Alle ha u naxariisto cabdi Haliil warsame

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 2 роки тому

    Erayadii abwaan axmad saleebaan bide

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed2467 2 роки тому

    Alle ha u naxariisto❤️🇸🇴♥️❤️fanaan qaran Buu ahaa

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 4 роки тому +1

    2020 yaa dhageyaanaya ereyo iyo cod tolmaan
    Ifkaa leysku turaaye illka leyskuma gargaaro!!!!!!

  • @mohaabdi3888
    @mohaabdi3888 3 роки тому

    Ilahay haunaxaristo abdi tahlil warsame fanan qarbu ahaa

  • @cabdixakiinsilva1373
    @cabdixakiinsilva1373 6 років тому

    onkot robku ma daayo ana taaha madaayo waa aad u macaan runtii cabdi tahliil war same waa fanan aad u cod macaan runtii tariiq xusus badan ayuu ku lee yahay fanka somaliyed

  • @rujaalcartan4836
    @rujaalcartan4836 4 роки тому +1

    Yaaa ila daawanaya 2020