Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Somalida iyo Cunsuriyada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 кві 2020
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....
    Somalida iyo cunsuriyada
    waaberi media
    waaberi
    media

КОМЕНТАРІ • 203

  • @muhiyadiin9624
    @muhiyadiin9624 4 роки тому +79

    Wlhy waxam ahay Gabooye ku caan ah midGaan ballze alle s,w,c, ayan ka suGayna nololtan kafiican 😥😥😥😪😪😪

    • @tuulo-cw9bn
      @tuulo-cw9bn 4 роки тому +11

      wll madaxaaga kor u qaad, ku faan midgaanimada,tumaalnimada,madhibaan nimada, ogoow in aad tihiin dadkii xadaaradda iyo ilbaxnimada, dadkii farsamada,dadkii lagasoo gaaray technologiyadda aduunka hadda ku faano asalkeedii, nasiib darro dadkaad ka dhalateen idiinkuma lisin sidey ahayd oo dunida kale waalaga qadariyaa farsamo yaqaanka iyo tumaalka taasoo keentay in aan caalamka ka harno. be proud walaal.

    • @maajiddhunkaal6273
      @maajiddhunkaal6273 4 роки тому +6

      😭😭 Ilaahow Iguma ogid In aan Qof Qabiil Ku Yaso

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 4 роки тому +2

      Walaal Muxiyadiin Anigoo ah Soomaali Islaam ah Waliba Jecel Dadka La Yaso Kuna Taageersan Dadkaasi Inay Madaxooda Kor u Soo Qaadaan Ayaan Ku Leeyahay Hoos Ha Isku Dhigin Waayo Nolosha Alle Wax Kaa Dhiman Ma Jirto Balse Hadii aad Soomaali Siiba Dadka Kala Fogeeya Dadka Islaamka ah Ee Faquuqa Wada aad Hoos Iskugu Dhigto Adaa Isliiday Laakiin Hadii Allihii Adiga, Aniga, Qofka Akhrisanaya Qoraalkan Iyo Cabdiraxmaan Cumar Ee Bahda Waabari Media Aynu Talo Saarano Walaahi Sidaan u Hubo Inaan u Dhimanaayo Ayaan u Hubaa Inaan Guulaysan Doono Ha Yaraato Ama Ha Badnaatee Guulayso Walaalkay Muxiyadiin Cabdiraxmaan

    • @emirMOHamed101
      @emirMOHamed101 4 роки тому +1

      ظلم ظلم وظلم ثم ظلام

    • @shanazagirl414
      @shanazagirl414 4 роки тому +2

      Wllo biniadan ayan nahy isku mid ah

  • @luqmaansacad2776
    @luqmaansacad2776 4 роки тому +28

    Thanks wll A/rahmaan Omer taageerahaga koowaad ahay marwalba insha Allah heerna wad ka gaadhi doontaa UA-camka ✊✊

  • @indianocean9521
    @indianocean9521 4 роки тому +14

    Aniga waxaan aaminsanahay in Culimada diinta ay gabeen dowrkooda, bal eeg Nabigeena CSW markuu doonayo in uu dhaqan xun oo soo jireen ah jabiyo isaga ayaa bilaabi jiray in uu jabiyo, culimada waxay ahayd in ay iyagu bilaabaan oo dadka tusaan in ay guursadaan una guuriyaan dadkan walaleheen ah.

  • @cumarxasancusman8656
    @cumarxasancusman8656 2 місяці тому +1

    Wallaal cabduraxmaan waad ku mahadasantahy sida quruxda badan aad usoo diyaarisay mowduucaan quseeyo Dalkeena somalia ee illaahey qeer hakuugu badalo horimar aboowe

  • @kamal-jamaltahlil3095
    @kamal-jamaltahlil3095 4 роки тому +6

    Mashaalah bro codkaaga iyo barnamijyadaada waa mid aad ku soo jiidanaayo, alxd walikay qabyaaladu waa necbaay

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 4 роки тому +7

    Qabyaaladu waa waxa Dilay somalida manta oo dib udhigay haday Dadka yasayaan manta maalgalin ku samayn lahayn waxan gaadhi lahay guul way runtii

  • @shariifxasan8425
    @shariifxasan8425 4 роки тому +12

    Walal codkaaga waa cod soo jiidasho leh keep going

  • @generalexperienceeducation7139
    @generalexperienceeducation7139 10 місяців тому +3

    I LOVE MY SOMALI AND MUSLIM SISTERS, AND BROTHERS ❤ WAAN JECLAHAY WALLALAHAY SOMALIYED MUSLIMINTANA AH ❤ MASHA"ALLAH"

  • @dalmar7161
    @dalmar7161 4 роки тому +4

    Masha-allah walaal waxaad soo diyaarisaa muuqaalo heer-sare ah, ee hore u soco oo halkaa kasii wad.
    Waxaad kaloo la timi hal tebin cusub oo ka duwan qaabka ay wax u tebiyaan muuqaal baahiyaasha cusub.

  • @jamaaludiinstar4145
    @jamaaludiinstar4145 4 роки тому +8

    Cabdirahmaan waaberi zaaxiib aad baan kuu jeclhy barnaamij mrkad soo dhigto aad baan ugu farxaa
    Walaal hore u soco
    Run ahaantii boos waynbaad noogu jirtaa

  • @maryammohamedtawakal
    @maryammohamedtawakal 4 роки тому +6

    00:10 😭 Cajiib.!Caqabadahaan is biirsaday iyo musiibooyinka aynu dhex dabaalaneyno, qadarta eebe ka sokoow sababteeda inaga leh.
    Ustaad Maxamed Waji tusaale iyo cashar nool ayuu u yahay qof kasta oo dhanka san u fakira.
    Mahadsanid wll Abdirahman.🙏

  • @maxamuudaadan319
    @maxamuudaadan319 4 роки тому +3

    Mahadsanid walaal c/raxmaan waaberi.
    Waa warbixin aad lagama maarmaan ah.

  • @5le916
    @5le916 4 роки тому +3

    قال تعالي ( يا ايها الذين امنوا لايسخر قوم من قوم عسي ان يكون خيرا منهم )😥💯💯

  • @kamaalahmed8667
    @kamaalahmed8667 4 роки тому +6

    Cushuriyad Haddii aad walaalkaa ku samayso Aduunyadan foolxumo ku dhamayso maalinta Aakhirano xiqaab daran lagu Marin doonaaH

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer 4 роки тому +6

    Wan ka xunmahay halka ee somalida soo marayaan dad anagaa ugu liidano hadana wan is faquuqeynaa

  • @nabilmoha3383
    @nabilmoha3383 4 роки тому +5

    Qabyaaladan qurunka ah ilaahay qalbiyadeena haka saaro

  • @AliMohamed-ry4rl
    @AliMohamed-ry4rl 4 роки тому +1

    Másha Allah Walaal abdirahman alaah ku barakeeyo wanada iyo wacyigana wad

  • @jacfarzaneti4789
    @jacfarzaneti4789 4 роки тому +3

    Msha allah wll qof wxd tahay tallent leh ilaahay haku daysto😍

  • @MrHanad
    @MrHanad 4 роки тому +7

    *Aniga xitaa Macalinka schoolka somalia ee muqdisho i cunsuriyeeyay😭😭🤮* somalida hal wax usheegaa hadii rabtiin in Qiyaamaha dhaco adinkoo sidaan u hooseeya Qabyaalada wada hadii kale Allah u towbad keena .....😭😭😭😭

    • @ajmala522
      @ajmala522 4 місяці тому

      Yaah iisheeg ischoolkaas waaba laxiraa dhamaantiisa

  • @XamseDeeq-nm9gl
    @XamseDeeq-nm9gl 10 місяців тому +1

    اللهم اجعلنا من عبادك للمخلصين 😣😣😴

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi5166 4 роки тому +4

    Mahadsanid ustaad

  • @kalidmalik2299
    @kalidmalik2299 4 роки тому +1

    Abdirahman omer Horey uzoco bro
    Allah hku zharfo
    Wlhi ad ku taageeraa✔️

  • @HAWADAFILMSVLOGS
    @HAWADAFILMSVLOGS 4 роки тому +1

    Wallhi wax walbo aad shegtay waa runtaa in aan wali hoos joogna anago barwaqo ilahey nasiyay somaliyey horay aan usocona

  • @ogsoshow4053
    @ogsoshow4053 3 роки тому +1

    Mahadsanid wall

  • @maajidyare5943
    @maajidyare5943 4 роки тому +8

    Mahadsanid sxp
    insha Allah Soomaali badan wey kutusaalo qadadonaa ustaad weji ereyadii uu dhahay #0:18 insha Allah☝️ waan ka xumahay wllh waxa lagu sameeyey🙁😥

  • @safari7ube691
    @safari7ube691 4 роки тому +2

    Manshalh horay usoco wall

  • @allyhaji1902
    @allyhaji1902 4 роки тому +2

    Barnaamijyadadu waa kuwa ay somalidu ubahantatahy walaal horey usoco marna haka daalin Inshalah

  • @momo-389
    @momo-389 4 роки тому +3

    Aaway jiilki cusba ee wllnimada iyo wadatashiga jecla

  • @maxamedabakor1638
    @maxamedabakor1638 4 роки тому +1

    Masha allaah ilaahey hakubarakeeyo sxib

  • @shaaficifinig3280
    @shaaficifinig3280 2 роки тому

    Walal sharaf Alla ha ku siiyo ee Soo badi Alla haku gargaaro eh

  • @yaxyemaxamed9520
    @yaxyemaxamed9520 4 роки тому +2

    Waa vidio aad iyo aad loo ku xumaato maxamed xasan cali waji

  • @nerez1485
    @nerez1485 4 роки тому +11

    Hadaad ka yartahay da’da 40 ka sano waliba aad necebtahay inad maqashid mgacyadan jubaland ,somaliland ,puntland, konfur galbed iyo hirshabele iyo wxi qabiil kusaabsan alx dheh wxd ka fiyoowdahay isciyaaleynta somaalida qaar

  • @MohamedBoulsagueda
    @MohamedBoulsagueda 8 місяців тому +1

    Thank you fromages OK❤❤❤❤

  • @aliyamohamettaliyamohamett4340
    @aliyamohamettaliyamohamett4340 2 роки тому +1

    Mar uun hormar waa gaari doona
    Waana ka bixi doona dhbaatoyinka😪🤍

  • @apdiqanimohamed2991
    @apdiqanimohamed2991 4 роки тому +2

    Horeh usuco proH

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 4 роки тому +1

    Abdi Rahmaan Ramadaan baa yimid Bal inoo bilaaw barnaamij tixana ah 10 daqiiqo aan ka badneen Taariiq io hami guul ka hdlaya Thank u

  • @giirgiirofficial3915
    @giirgiirofficial3915 4 роки тому +2

    Sxp sare kher Allah haku siiyo 🇸🇴😍

  • @cabdiraxmanjimcaale7248
    @cabdiraxmanjimcaale7248 3 роки тому +2

    Laailaaha ilahaah muxamudu raruulaah

  • @abdulfattah2090
    @abdulfattah2090 4 роки тому +3

    Allah yacizak zxp

  • @aswaraswar3839
    @aswaraswar3839 4 роки тому +2

    M.allah waa barnaamij muhiim ah

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 4 роки тому +1

    Liidnaantu maaha inta dadku ku liidaan WA inta aad adigu naftaada liido

  • @challenges2457
    @challenges2457 4 роки тому +2

    Happy thanks pro keep going 💥🔥💯

  • @abdirzaaqmaxamed5610
    @abdirzaaqmaxamed5610 4 роки тому +3

    Asc runtii waa waxa inagareebay dunidan horay uhayaantay waxaan dhaqan iyo caqli intaba waxaan kadhiganay dhaqan marka aan maqlo kalamadaha lagu heeb soocayo dad nala siman dhalyo iyo Dion dalka nalaleh ruuntii aad baan uga xumaadaa allaw umadeyda xaqa u iftiimi

  • @juleibibade
    @juleibibade 4 роки тому +2

    Walhi Abdirahman Runta Ayd Ka Hadashay Nolasha Wxa Gadal Inogu Riday Aya Ah Qabyaalad Iyo Faquq😔😔😔

  • @Kaahiye
    @Kaahiye 4 роки тому +1

    Horay u soco

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Рік тому +1

    😢😢soomaali aloow kabixi dhibaatada😢soomaaliween

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 роки тому +1

    Mahadsanid walaal cabdiraxman waaberi

  • @abdifitahhayla6538
    @abdifitahhayla6538 4 роки тому +3

    Waberi media first sms

  • @somaaliofficialmedia308
    @somaaliofficialmedia308 4 роки тому +3

    Bisha Ramadaan maalin kasta inoo soo gali

  • @abuukarmamoow6345
    @abuukarmamoow6345 4 роки тому +2

    Xaqa allah nawada tuso aamiin

  • @yusufyare4205
    @yusufyare4205 3 роки тому +1

    insha Allah Hogaamiyihii Soomali Badali Laha Waa Aniga

  • @abaadirmahmedofficiall2515
    @abaadirmahmedofficiall2515 4 роки тому +1

    Awoowe Yashena jasmigoda narata alle haka xureyo plase wax wangsn MA eysaan samen alle xaqaa ha ina tuso inshallh ad ban uga xumahay ustadka waxaa ku dhacay wlhi Ani ahaan qabiil ma aqaan xiita haddi ley dhaho soo af tiirso ma garanaayo Mel aan uu dhafo abaadir mohamed Hassan inshallh waxaan rajena in dadyowga qabilka iyo qabyalada qalbiga ka dagaay in alle ka tir tiro uu xaqaa tuso 🙏🙏🥰 wlle ad ban kaga mahad Celina wacyagaligaga mesheda kasi wad🙏🙌❤️

  • @arday2695
    @arday2695 4 роки тому +1

    Wll waa runta xaqiiq bad ka hadashay sido kale cod aad quruxbadan bad ledahay mansha allah

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine 3 роки тому +1

    Cabdi raxmaan cumar ❤

  • @mohmethlover.smedia825
    @mohmethlover.smedia825 4 роки тому +3

    3. persin. view.
    Mahadzanid wll.😍

  • @weheliyechannel9430
    @weheliyechannel9430 4 роки тому +1

    Inaan ahaano qoys qudha waxa kaliya ee suura galin kara Ilahy hakasow inaynu dhalinyaro ahaan inagu dhexdeena iskaashi ku abuurno dhalinyaro dhamaanteenba waxaan nahay walalo ilahy usiman...........❤❤❤

  • @Comps223B
    @Comps223B 4 роки тому +3

    Wad mahadsantahay saxib

  • @arijitj1696
    @arijitj1696 4 роки тому +1

    Hore usoco wll

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid593 4 роки тому +2

    waxaan rajaynayaa qof ksta oo qalbi giisu
    wax dadnima ah ay kuhadhay in aanu dib u yasin qof ilahay uun ugyay kiina xaga Rabi ku sareeya .
    somali Fadlan ilahay aynu ka cabsano ooo aunu isdayno iga Waano
    waad mahadsan tiin

  • @xaawoaadan3528
    @xaawoaadan3528 4 роки тому +2

    qabyaaladu waa xanuun ilaahay ilaahay ha inaga tiro

  • @yaxyemaxamed9520
    @yaxyemaxamed9520 4 роки тому +2

    maxamed xasan cali waji

  • @hamzecabdi4457
    @hamzecabdi4457 4 роки тому +2

    Tumalnidmdu shaqo Laga faano Maha soomlida wax kale ka amiintay

  • @mukhtarawil2754
    @mukhtarawil2754 4 роки тому +1

    Ilahay baan kubaryay in cunsuriyadda somalida qalbiyayadeeda katirtiro

  • @HAWADAFILMSVLOGS
    @HAWADAFILMSVLOGS 4 роки тому +1

    Waaberi Media keep going wallal

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu3657 3 роки тому +1

    Keep going

  • @sharuugaming2237
    @sharuugaming2237 4 роки тому +9

    Soomalay ilaahey halaga cabsado oo qabiil ka iska daaya 😪😪

    • @hanadkayse379
      @hanadkayse379 4 роки тому +2

      Why bilhy talhy wxaan ahy madhibaan ama gabooye balse wxn alle kabaryayaa in uu midab takoorka naga saaro

  • @asiadhool1895
    @asiadhool1895 4 роки тому +1

    Waanka xumahy wllhi😪

  • @sulthancawil1237
    @sulthancawil1237 4 роки тому +1

    Thanks

  • @suheybbaari557
    @suheybbaari557 4 роки тому +1

    abdiraxman cumar wad ku mahadsan tahay sidaad soomaliga u wacyi_galinayso balse dad qurankii eebe ku dhaqmi waayay uma malaynayo inay xaqqa garan doona

  • @mohammedeeqibrahim8335
    @mohammedeeqibrahim8335 Рік тому +1

    Waxan baritan kusameyey umad degan wadanka GEORGIA oo daris la'ah RUSSIA. Rushka waxo ladagalamayey dadkaas muda dheer sababtoo ah umada GEORGIANKA ah consuriyad ama heebsooc ma aqaanan taas oo kadhigtey inay iska dhiciyaan wadamada Ugo awooda badan ee clmkan. Dadkaas tosaale Iyo kudayasho nogo mudan yehiin

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 4 роки тому +2

    Waa yaab aqoon dad inala dagan aynu ku caayayno oo aynu leenay umalyaw wa nasiib waa waxa aan ka gamiwayo

  • @yahyaamohamed5348
    @yahyaamohamed5348 4 роки тому +1

    Niyoo abdirahmaaano
    Dee
    Calaamada
    Maad
    Badashay

  • @daherapdih4193
    @daherapdih4193 4 роки тому +2

    💔💔💔💔💔😭😭😭😭

  • @atonio9430
    @atonio9430 4 роки тому +1

    Waaberi media🌍

  • @billadisheak4417
    @billadisheak4417 4 роки тому +3

    Wa hadal wacan ku wad sxb

  • @cabdigamerchannel2624
    @cabdigamerchannel2624 4 роки тому +2

    Waad mahasantahay

  • @nc.c9990
    @nc.c9990 4 роки тому +2

    Allow soomaali meel kastey joogto wadada saxdaa tus oo xaqa fahansii
    Aad umahadsantahay C/raxman

  • @abdulkadirhassan7214
    @abdulkadirhassan7214 3 роки тому

    Aakhiro kailaayeey nacay ee walaalkii yasay eemidgaan kusheegay ayaa migaan ah ilaahaay hanacee

  • @mahamedyuusuf4883
    @mahamedyuusuf4883 4 роки тому

    Somalid islam way shektan kaliya lkn dinta islam ah walahi kum dhaqman had wax yar oo u dhikma 30 somaliyey walahi warba nigu so socda ii amina am ha ii aminin insha allah 2025

  • @faraxsanealiyusuf9297
    @faraxsanealiyusuf9297 4 роки тому +2

    Mahad sanid wll dhamaan umada somaliyed mel walba ay joogan ilahay qalbiyadooda haysku furo hana isjeclaysiiyo

  • @Hansamemedia1
    @Hansamemedia1 4 роки тому +1

    Haddi aad si fiican u fikirto wax badan eey Kaka wanaagsanyiin waayo waa dad dulqaad badan maxaa waxay Ku dhaxjiraaan dad wuxuush ah oo qalpiyadooda mar hore dhamaatay walaal waxaad tahay adaaaa ah balse kudadaaal hormarka nolashaada waayo cadawgaaga farxaadada way dhibaysaaaa ogow in aad tahay qof dhiig somali Ku jiro

  • @cwalimohaz6418
    @cwalimohaz6418 4 роки тому +2

    Sxb mhad

  • @mohanad8933
    @mohanad8933 3 роки тому

    Waaa dhibto Halka adunku inta las layay laga tagay oh dhanka hormarka loodhaqaaay inago muslim io iman shegeneyna ayan dhadana qaybsanahay oh qabil inaqaybiyay😥

  • @suhaybamohamed1561
    @suhaybamohamed1561 4 роки тому +1

    Waxyaabaha aan ka murugoodo waxaa kamida markaan arko dadka aynu ku liidayno inay tumaal yihiin hadana shaqada ay inoo hayaan hayaan iyo halkay bulshada kaga jiraan haday maalin daayaan saamaynta ay leedahay laga dareemayo dhulkeena runtii soomaaliyeey wax inoo dana iyo wax inoo daran wali maanaan baranin.

  • @shuceybadam
    @shuceybadam 2 місяці тому

    Wlhy waxaan xasuustaa Aniga oo jamacad India ah oo weliba master ah inan 8sano shaqo raadinayey ilaa an Aniga bilawday ganacsi I gaar ah alx

  • @abdirahmanmose
    @abdirahmanmose 4 роки тому +1

    Video gaasii mid murugo i galaiyay bu ahaaa

  • @husseinmohamed5833
    @husseinmohamed5833 4 роки тому +1

    Waxaan ahay wiil kasoo jeedo beelaha loo yaqaano abgaal cismaan waxaan is jeclaanay xiligii iskuulka gabar aan aad isku jeclayn balse ma aan aqoon qabiil ayeeyadeey ayaan ku dhahay in aan guursado ayaan rabaa waxay idhahday gabadha qabiilkeeda yawaa waxaan ku dhahy waa jareer waxay idhahday cida anaa uwayn hadii aad jareer guursato in aan is gowracaayo ogoow
    Marka aad ayaan uga baqay in ay ayeeyo is waxyeelayso kadibayaan baaray waxa aan ku kala duwan nahy waana mid ay iska dhaadhiciyeen qolada aan ka soo jeedo macnana masameyneyso qofka waxa uu yahy ee muhiimada ah in uu kugu qancin karo nolosha 😰😰😰😰😰😰

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 4 роки тому

    Ilahey ha inaga saro
    Walal waxan ka doneyna sida dadka looga saaro caqliyadasi in ad ka so diyariso video adigo ka soo xiganayo dadka ka guuleysta

  • @mowmaal
    @mowmaal 4 роки тому

    Ilaahow Somali naarta ku aas

  • @TAYZON-GAMER.143
    @TAYZON-GAMER.143 4 роки тому +1

    WAAD KUMAHAD SANTAHAY INAAD KAHADASHO WAAYO QABYAALADU WAA AAFO SAAMEYSEY SOOMALIDA,
    WAANA SABABTA KEENTEY INEEY DADKA KAHADHAAN.
    WAA KUMA KABIIN DOONA QABYAALADA?

  • @c.m.a.1937
    @c.m.a.1937 4 роки тому +1

    Muuqaalkaan si gaar ah uu iitaabtay boowe

  • @samadoonkasoomaaliyeed1637
    @samadoonkasoomaaliyeed1637 4 роки тому

    Illaahay hayna garansiiyo xaqa

  • @cwalimohaz6418
    @cwalimohaz6418 4 роки тому +1

    Sxb barnamijid yada so badi

  • @rafcatrac7853
    @rafcatrac7853 4 роки тому

    Wexey Somali walaaladeed yastaba maanta somali oo dhan ayaa layasaa lagana yaaqyaaqsoodaa ,gabar indha yar ah ayaa wexey tidhi waxaan sanado badan ururinaayey lacagtii aan ku guursanlahaa waxaa iga qaadey daqiiqad keliya lacagtaas Somali goortaan arkey hooyo dhimatey naaskeeda nuugaaya ilma yar ,tuugsiga intaas gaarey miyaad yasi kartaa qoomiyad ku nool dhididkooda aan waxba dhicin.

  • @ismahaansaaqle62
    @ismahaansaaqle62 4 роки тому +2

    Qabyaalada Allah ka tir tiro dadkeena

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 4 роки тому +1

    ARINTAA DAWADEEDU WAA KITAABKA QURAANKA AH OO SIDA SAXDA AH LOOGU DHAQDO,
    OO SUUBANE MUXAMMED S.C.W LAGU DAYDO,

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 4 роки тому

    SHAQO WACAN BAHWEYNTA WAABERI

  • @baazijama1945
    @baazijama1945 4 роки тому +1

    Kuwa ayaga kadhasha ,e hodanka ah xata ,Aya ah kuwa , cusuriyeeya ,kuwa ay isku haybta yihin , umalayn mayo, inay dhamanayso ,cusuriyadu , ita u jiro ,qibiil ladhaho ,laandhere , ale hanaga baabiyo qablayada wa cudur an daawo lahayn !!!?

  • @rajogroups5399
    @rajogroups5399 4 роки тому +1

    Alle ayaa wax walbo kaweyn lkn sidaan hadee ku socdaan dadka qaar AAQIRO AALISKU ARKA

  • @eyoubomar8559
    @eyoubomar8559 4 роки тому

    👍👍👍👍