Nasiim waa Hindiyad Af-Somali ugu turjunta Somalida laftooda, Hyderabad, India

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

КОМЕНТАРІ • 953

  • @aragsanahmed3169
    @aragsanahmed3169 Рік тому +72

    Gabadh caqli badan oo wanaagsan weeye allah iyada iyo awlaadeedaba ha ilaaliyo Amiin

  • @yussufdahir2711
    @yussufdahir2711 Рік тому +48

    A very strong woman who took on things, however tough the situation was. She never complained when finding herself in a place with no electricity, water, or toilets but fought her way up with her husband in support. Look how happy she is and wants to help people still.i salute you Nasiim

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 Рік тому +43

    Walahi waa hooyo geesiyada ❤
    Somaliland amaanteeda ayay ku daashay waanay ka kasbadeen
    Somaliland waxa yaala dhaqanka dhabta ah ee somalida

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Рік тому +3

      Somali ha kala qaadqaadin waa dad lala dhaqmi karo

    • @ahmedfarhan447
      @ahmedfarhan447 Рік тому +3

      @@taqwalaah5911 dee ma anaa wax xunba sheegay wll somaliland dhaqanka somalida ee runta ah uunba yaala idhiye
      Mise somaliland in la soo hadal qaadaad diidaysa

    • @salmoabdale
      @salmoabdale Рік тому +2

      Ha wllhi poeh

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Рік тому +2

      @@ahmedfarhan447 xaasha wllo wax ceeba haba yaraatee maad sheegin Somaliland inay amaantana waxa keenay waa meesha qudhay ee ay Somaaliya oo dhan ay ka aragtay. Anigu Somaliland ayaan ka soo jeedaa Xamar iyo qurbahana muddo dheer ayaan ku noolaa oo aan Somali badan kula kulmay waana dad lala dhaqmi karo guud ahaanba Somalidu oo aad wax isu tara siiba dadka Koonfurta ka soo jeedaa

    • @medhassmedia7866
      @medhassmedia7866 Рік тому

      War waad buktaa niyoow

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Рік тому +97

    Masha Allah waarun soomaalidu waa dad is caawiya dhinacaas waa ku fiican yihiin RABBIYOOW ARINKAS DARTIISA. Soomaali gugugargar cadowga iyo munaafaqiinta shartooda nooga bad badi Aamiin yaa RABBI ❤🇸🇴☪️☪️🇸🇴🤲🇸🇴🤲🤲

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt Рік тому +2

      Amiin Amiin Yaarabi! Ilaahoow dadka adoo kale ah oo qalbiga wanaagsan oo dadkooda jecel noo badi InshaAllah. Allah haku Cizeeyo Walaashay. 💙💙

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 Рік тому

      @@jamaalaxmed-eo6ytAmiin yarabi

    • @warda4257
      @warda4257 Рік тому

      Amiin yaa rabi 😢

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Рік тому

      Amiin yaa rabi

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 Рік тому

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 33 yaa rabbi ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdifatahabdulleaddow2446
    @abdifatahabdulleaddow2446 Рік тому +66

    أم طيبة ، وأولادها حفظة القرآن الكريم !! ماشاء الله .
    HooYo Qiimo badan , Caruurteeda dhammaantood waa Kuwo Xifdisan Qur'aanka , Maa Shaa'allah .

  • @SandhereCadee-hg1nz
    @SandhereCadee-hg1nz Рік тому +66

    Masha allaah waa gabar wanagsan oo aqli badan illaahay ha xafido ayada iyo caruurtaba wariye cabdisalan hareri aad baad umahadsantahay

    • @ahmedahmedahmed1036
      @ahmedahmedahmed1036 Рік тому +2

      Masha Allah ilaahay Ha Ku Xafido Gabadh Qaaliya Weeye Laakiin Ka Daaya Landka ee Soomaalinimada u Xoojiya

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 Рік тому +66

    Mansha-Allaah waa gaabdh caqli badan, mahadsanid Hereri.

  • @shikhmaxamud
    @shikhmaxamud Рік тому +20

    Waa gabadh diin iyo dhaqanba leh sida ay ulabisantahay ayay kamuuqataa diinteedu masha Allah ❤❤❤

  • @researchgap101
    @researchgap101 Рік тому +50

    Masha Allah, I and my mother we met Nasiim this year's Ramadan at Sharjah Airport on our way to Umrah. She was a nice woman. May Allah bless her.

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam Рік тому

      Mash’allah tabarak Allah ❤❤❤🥰🥰🥰

  • @ismaaciilyamani4986
    @ismaaciilyamani4986 Рік тому +76

    Wiilkeeda ayaa ayaa iga caawiyay Mar aan hyderabad joogay isaga iyo dad dadkale oo soomaali ahba asking will aan dhalay oo ku geeryooday halkaa . Allaah khayr ha siiyo iyada iyo ubadkeedaba markii horena isku reer burco ayaan ahayn

    • @cabdiraxmaanismail5216
      @cabdiraxmaanismail5216 Рік тому +2

      Haa wllhy zhp anigaba burco inankeeda naasir isku iskuulbaanu ahayn albayaan halkee ka heli karaa waayo waxaan ku socdaa hydrabad markaa iga caawi taas

    • @hajjiahmedsilaanyo7275
      @hajjiahmedsilaanyo7275 Рік тому +4

      Rabi naxariisti jano haka waraabsho wll kay xudayfi Ismail diiriye Salaam abti .
      Nasiim halgan dheer oo dadaal iyo tacab aha bay nolosha laso gashay wayna guulaysaty wiilkeeda Abdirizak baan aad sxb u anahy aad buu dhaqan ka iyo diintaba ugu adag yahay alle ha xafido mamo nasiim iyo ubadkeeda ba .

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Рік тому +7

    Maashaa Allah waa qof bulshada Somaliyeed howl fiican u hayso ilmaha Allah u barakeeyo

  • @SandhereCadee-hg1nz
    @SandhereCadee-hg1nz Рік тому +3

    Masha allaah waa gabar wanagsan oo aqli badan illaahay ha xafido ayada iyo caruurtaba wariye cabdisalan hareri aad baad umahadsantahay

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 Рік тому +66

    Gabadhaa Nin wanagsan oo somali ah oo guursada ku fiicneed waa qof aad u wanaagsan Masha allah oo somalida jecel❤❤❤😊

    • @mousamooge8228
      @mousamooge8228 Рік тому +4

      Waar waad qooqantahay single mother baan ahy kama dhigna waan madax banaanhy. Waxay ka wada macnaha aabo caruurta u shaqeeya ma joogo. Da'dan guur doon maaha

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +3

      @@mousamooge8228war waad qooqan tahay kulahaa garacsanidaa 😂
      Ninku ma qooqnee gabadha Nin somali ah oo ay waysada isku dhawrtaan hala siiyo Waa gabadheeniiye

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 Рік тому +1

      Dhibaato ha la doonanina

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      @@kalilrage8873 😂😂😀😀

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Рік тому +1

      @@mousamooge8228 gabadhaan ilma wayso dhashay waa maamo lkn rabitaankii raga miyuu ka dhamaaday siday u taalo sow ma aragtid quruxdeeda imisa ka weyn o nin guursada

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +3

    Masha Allah runtii wa qof qiima badan oo wax badan ka fahamsan nolosha qeebaheeda kale duwan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 Рік тому +31

    Marka laga yimaado barnaamijyada qiimaha leh, Aad soo gudbinayso runtii waxaan anigu kaa bartay dadaalka iyo juhdiga Aad dadka dheertahay, thank you hereri

  • @ismacil_10
    @ismacil_10 Рік тому +6

    Inyar oo grammar ah oo ka khaldan maahee, sideeda kale waa perfect🎉

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Рік тому +13

    Maasha Alaah Hindi waa af koodii hooyo ayey tiri run 👏👏👏👏hooyada waa dugsi intaan school la aadin mida xigta school waa saacado hooyo 24/7.

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v Рік тому +1

    Masha Allah waad ku mahadsantahay Hereri sheekooyin layaable oo ku dayasho mudan ayaa nala wadaagta.Nassim waa hooyo dad iyo dal jecel oo caruurteeda dhexda u xidhatey, umada soomaaliyeed ee ku dhiban India u gargaareysa.

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 Рік тому +11

    Gabadhan waa gabar fiican. Waxaana gabdhaan hadalkeeda kafahmay in naagta ay ninkeeda tahay waayo marwalbo waxay leedahay anaga anaga oo iyadii ayaaba somalida xigta

    • @s..5631
      @s..5631 Рік тому

      Aad iyo aad naag waa ninkeeda 😊tn kle intaa galgacl ee noo qbto duca qabihiii qaby Allh u naxriisty ayaa noo soo hoyoyy mashallh

  • @maxamedmahdi1893
    @maxamedmahdi1893 11 місяців тому +1

    Mansha allah runtii waxaa farxad ii ah inaan bartay maamadan iyo caruurteeda .maamadu waa bashar aad iyo aad u wngsan wxyna ku darsatay karti iyo dadla socod. Waxaanan aad uga mahad celinayaa sidii fcneed ay noocaawiyeen.❤🙏

  • @kalcas-tv
    @kalcas-tv Рік тому +4

    Maanshallah marwo nasiim, waan xasuustaa in badan adiga iyo caruurtaadaba iyo xaajigii allah ha u naxariistee burco

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 2 місяці тому

    Masha allha alleh haa unaxaristo seygeedi c/Raxman maxamed😢

  • @mahamedmuse8891
    @mahamedmuse8891 Рік тому +13

    Waa waraydi aad u qiimo badan oo wax badan lagala bixi karo, gabadhu waxay inoo sheegtay in dhaqanka soomaalidu fiican yahay gaar ahaan dhinaca wax is tarka ama is caawinta, waa sifo aad u wanaagsan waana meela aynu weli ka noolahay ee aynu ka dhiman waynay burburki ka dib in la sii xoojiyo oo aad loo ilaaliyo baan ku talinaya, inta badan Soomaalidu waa dad u wanaagsan dadka aan iyaga ahayn laakiin dhex dooda xooga idma i dha buuxiyan taasina dhaqan fiican maaha, waxaanse is lewyahay haddii ay heli lahaayen hogaan fcadaali ah oo Soomaalida sinaan iyo cadaalad tusa in ay noqon lahaayrn ummad wanaag badan lagaga daydo. Cabdisalaan iyo Mama uu waan u mahad celinaya.

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Рік тому +2

    Hareeriyow asaaydu caada maaha ee waa diin gabadhaa halkaas kaa saxday, masha Allah Waa qof ehelu diin kasoo jeedda dhoowr mar beey ku celcelisay runtii qof dumara oo diin leh markaad wax kudarsato rajadaadu ma xuma waxaan aad ugu bogay markeey caruurteeda ku tiraahdo Hindi ha is moodina soomaalibaa tihiin dhaqankiina ilaashada.

  • @fuaadmuuse3211
    @fuaadmuuse3211 Рік тому +140

    It’s amazing the way she says ما شاء الله and الحمد الله when the man and wife understand listening to each other they can win everything, and top of that it’s Diin , may Allah bless you sister.

    • @mosmo4441
      @mosmo4441 Рік тому +1

      😂😂😂 she’s Muslim what do you expect 😮

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 Рік тому

      Haaa maashaa allaah

    • @fuaadmuuse3211
      @fuaadmuuse3211 Рік тому +1

      @@mosmo4441I know and see but if you understand what I wrote I like the way she says

    • @flastinguled2815
      @flastinguled2815 Рік тому

      absolutely

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 Рік тому +2

      Masd luuqadiina ku hadashiin ayadii ajaanibaaba ku hadleysee

  • @SagalMaxamed-gv7lh
    @SagalMaxamed-gv7lh Рік тому +26

    Maashaa allaah qisadan waanku farxay soo gudbinteeda waayo waa aren't kudayasho mudan 1-inayy dumarku qibrad uyeeshan xirfad si haday duruuf usoo wajahdo umaareyso nolosha
    2-samirka in gabadhu usamirto odaygeeda si aanay ubadku iyo qoysku utafaraaruqin
    3- inloo diyaargaroobo wuxuu alle kuuqadaro haduu doono wof shisheeye ah ayuu xapp ama xppt kaaga dhigi karaa

    • @adonkirabi3777
      @adonkirabi3777 Рік тому

      sagamMaxamed-gv7lh mashaa ALLAH qof caqli badan ayad tahay: nice comment❤

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh Рік тому

      @@adonkirabi3777 adaa mudan wallo qaali waxwalboo wacan waa inoo cashar kuwii qaata rabi haynaga dhigo
      Inshaa allaah
      Falcelintaada wacan ajar allaha kaa siiyo wallo

    • @zaynabdaahir
      @zaynabdaahir Рік тому

      Gabadh ninkeeda wxy u samirikarta marky dhibato soo foodsartoo lkn mid kibray loo ma samro wllo

    • @adonkirabi3777
      @adonkirabi3777 Рік тому

      @@zaynabdaahir ina adeer ragu isku wada mid ma aha nin xun walaga helaa mid ficana wa laga helaa ( tusaale waxa macquul ah in aabaha nin wanagsan yahay gabadha saaxiibata ahna aabaheed uu nin xunyahay oo xumantisu banaanka taalo) adiguna RABI hakula kulansiiyo mid wanagsan hadi aad heeysatana RABI hakaaga dhigo mid wanagsan

    • @adonkirabi3777
      @adonkirabi3777 Рік тому

      @@SagalMaxamed-gv7lh wa sax walaal: adiga aya mudan: ALLAH haku barakeeye

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan Рік тому +2

    Masha allh walle somali waa gob is cawinta iyo is garab istaaga ilaahyoow inta yar ee xune qaabyaaladana naga dawee aamiin 🤲🏽 wlhi qurbaha wad yabaysa qomiyadaha kale ee waliba muslin sheegta mayidka islama aasan inagan manta kuwa qoriga isku sitaa waxbay wada cunayan ooy is Cawinayan alx ❤❤

    • @kuledhassak5163
      @kuledhassak5163 Рік тому

      Who is Somali u mean Somaliid

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Рік тому

      @@kuledhassak5163 somali manu ahayiin magaca saxdee qoomiyada somalida

  • @qurabaaqurabaa248
    @qurabaaqurabaa248 Рік тому +8

    This true wlhi it teaches we should always be patience with situations because when two couples support each other they reach far MashAllah , she is the prove

  • @maxameddubad5635
    @maxameddubad5635 Рік тому +1

    Hooyo Qiimo badan allah ha xifdiyo iyada iyo Qoyskeedaba

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 Рік тому +3

    maashaa allah walahi waa waraysi xiiso badan oo an waxbadan ka faa iday

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 Рік тому

    Maansha Allah aad ayaan ugaranayaa qowskaa Oday Cabdiraxmaan Alle hawnaxariisto sheekooyin ayaa nadhaxmaray,caruurtiisa oo dhamina hooyadood ayey raaceen xaga midabka hindi yer yer bay ahaayeen.

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 Рік тому +6

    Waa Gabadha U dhaxaday Macalin Abdirahamn Oo rer Dahir 1996 Yieooowe ayaa La Keenaya Waan xasuustay

  • @niciimaabdirashid3213
    @niciimaabdirashid3213 Рік тому

    Masha allh nasiim gabadh adag oo wax badan laga baran karo noloshana uso halgantay alle ha barakeeyo

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +21

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah walaahi horta waxa kaliyah oon uga fiicanahay ajaanibta waa iscaawinta .Waana inta illaaheey noogu naxariisto .Ajaanib badan baan la ahaqeeyay wayba kula yaabi .Hindidana wax badan baan la ahaqeeyay waa xaasidiin xataa kooda taajirka ah.Waxaan nasiib xumo inaad afkaaga hooyo ka carartid waana waxa nagu haysta mewl walba.Hooyo illaaheey janadii hageeyo ,Waxkasta ooy ku shaqaysan karto oo "Skills "ah way ku shaqaysan .

  • @ayishahalsomali7539
    @ayishahalsomali7539 Рік тому +1

    MashAllah an inspiring woman. May Allah protect her and her children

  • @yasinabdilahi2518
    @yasinabdilahi2518 Рік тому +71

    They were well-known in our neighborhood. A hardworking determined women.

    • @oronjogaroon3765
      @oronjogaroon3765 Рік тому +14

      Af somali bey ku hadleysa adna Af ingiriis Ba so qoreysa cajiib

    • @kawakawa4726
      @kawakawa4726 Рік тому +6

      Ceebtaan kwrn war Afkaada ku hadal

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Рік тому +3

      😂 UA-cam ma waxay noqotey meel Af Ingirisiga lagu barto sida loo qoro. Yaab broken English meel kasta

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому +2

      ​@@peaceprosperity3951 peaceprosperity Magaca ku saaran ma soomaali ba ??? Dadka xoriyada haka qaadin, afku rabo wax haku qoro, broken maaha qoraalkiisu.Dadka hala dhowro, taasa edebtu ku jirta.

    • @doodohajjihassan6339
      @doodohajjihassan6339 Рік тому

      00000​@@oronjogaroon3765

  • @Faysalsiciid-o9i
    @Faysalsiciid-o9i Рік тому

    Waa gabadh dumashiden ah waa geesiyad illahay ayaan ubaryay nolal fiican iyo in ladumalo ayaa fiicnayd hadii ay diyar utay waxan halkan uga dirayaa fariin kuwa hablaha hindida guursaday cidlada uga tagay damiirkodi wax yelay magacii soomalidana dilay ha arkaan wanaaga hindida iyo diinta iyo dhaqanka iyo ubadka sinjiyadoda siday u illaashanayso inay soomali yihiin dhaqankena wanaagsan ugu faanayso maasha allaa haydarabad waan tagay waan imanayaa waan ku soo boqan donaa

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai Рік тому +3

    Asc hereri iyo Nassima ba waxaan idin leyahay ciid wanagsan .
    Anigu reer jabuuti ah aad Aya ugu faraxsanahay in nassima ay dalkayga ku soo noolayd .wa gabadh ad uu iiman iyo caqli badan .

  • @nuhcanalplus3665
    @nuhcanalplus3665 Рік тому +1

    Cabdi salaanoow waxaa kaloo jirto gabar kale oo hindiyad ah misana islaam ah wiil soomaali ahna uu qabo kulana nool xiryaha qaxootiga waana gabar afka soomaaliga ku hadasho waana qof aad iyo aad u wanaagsan xaga la dhaqanka dadka iyo mid islaanimoba m.a

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh Рік тому +9

    waxaan oran karaa waa gabadha ugu dumaashiga badan leh aduunka soomalia oodhan rabi haku dhowro dhumaashi naasim hareeri sidoo kale wlle

  • @fadumomoha4678
    @fadumomoha4678 Рік тому

    Masha alllaah tabarakallah waa hooyo wanagsan o caqli iyo iimaan leh alle haydin xifdiyo adiyo carurrtaba❤

  • @wadar-waaxid
    @wadar-waaxid Рік тому +12

    Nasiim waan kusalanay reer Somaliland dhamaan

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 Рік тому

    Nasiim oh waan aqaanay iyada iyo odaygiiba allah how naxariiste
    Woys qiimo leh wlhy yirowe ayaan ku aqaaney jaar aayaan ahyn

  • @saleebaannuux6869
    @saleebaannuux6869 Рік тому +8

    Waan garanayaa nasiim iyo odaygeeda cabdiraxman maxamed cilmi nin wanaagsan buu ahaa allaaya arxamu, ismay bedelin waa sidii 2001 ay ahayd mansha allah.

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Рік тому +1

    Maasha allaah gabartan jaar baan ahayn gabadh karti leh bay ahayd

  • @KuxidhnoowQolkaArimahadunida
    @KuxidhnoowQolkaArimahadunida Рік тому +16

    Ciyaartowgii reer burco ee caafi hooyadii weeyaan jaar ayaanu ahayn wakhtigii hodan qayli maashaaa allaah

    • @Dhegaysipodcast
      @Dhegaysipodcast Рік тому

      Gahana wey deganan jireen ex burco

    • @fadumomoha4678
      @fadumomoha4678 Рік тому

      Koxdebu uciyari jiray bal wilka an radio hooyo wacan baa dhashee masha allaah 😂

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Рік тому

    Allaahumma ma baarik fiiha. Waan aqanay Nazeem. BURCO Hodan qaylo Deris baanu ahayn. way Halgan Tay. Wllhi markii u Ninkedu dhintay waxay ku dadashay sidi ciyaalka u korin lahayd. Allaah ha barakeyo..

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Рік тому +15

    Gabadhan iyo caruurteedaba ilaahay ha barakeeyo, saygeedana alaha u naxariisto

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Рік тому +1

    Allayle waa inaan meesha ka kaco oo gabar hindiyad muslim ah raadsadaa. Wallaahi inay ka naaga fiican yihiin Soomaalida. Bal gabadhaa ila eega sabburkeeda iyo iimaankeeda. Naagaha Soomaalidu indhahay faraha kaa gelinaayaan maalintii dantu ku qabsato.

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +1

      Shb horta Fikradada adiga uu madax banan lkn hal mid baan ku leyhy wax gaara maleh Gabdhaheena somaliyeed wlhi waana Hormuudka Dumarka Dahabka iyo Diamondka ayaaga ka qaliisaan m.a gabdhaheenana cid gaarto maleh 🥰❤️

  • @Itszk10
    @Itszk10 Рік тому +10

    Masha Allah she‘s a real woman. Nowadays it’s almost impossible to find a woman like her. Today’s women care about money.💰

  • @egzamo74
    @egzamo74 Рік тому +1

    Walahi dumar badan o somali ah magaranayan intay garanayso hindiyadasi ❤

  • @abdalahassan5338
    @abdalahassan5338 Рік тому +8

    Maashaa allaah gabadhaa waa qof caaqil ah aad iyo aad

  • @abdioromo1676
    @abdioromo1676 Рік тому +1

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @sharmakeibrahim828
    @sharmakeibrahim828 Рік тому +8

    Laba dawladood Hindia iyo Somaliland bal Kawrn labada dal caruurta midna u dhashay midna abtiga Loo yahay ❤

  • @maahirahmed7069
    @maahirahmed7069 Рік тому +1

    Gabdhan markasto irdaha kasoo xirman alle ayaa u furayay oo xir fadaheda ku arsaqayay masha allah barta xirfadaha kala duwan sxpyl

  • @bezani
    @bezani Рік тому +3

    Waa runteed wlhi, turkigana saas aa looga cabaadaa, qof dhibaateysan oo kharash badan soo galay suu caafimaad u helo inaad sii dhacdaa waa xaaraan, kaaga daran ajaanibtii bay xita musuqa bareen, war ilahay ka cabsada oo dadka walaalihiina u tura😢

  • @ghazalihussein7990
    @ghazalihussein7990 Рік тому

    Mashaa allah warasi xiisa leh, waan idin salamaya Abdisalam Hereri,Nasiim, iyo dhamaan soomaali meel ay joogto, aniga hada u socda haydarabad inshaa allah, see lambarkeeda u helaa

  • @abdiali8227
    @abdiali8227 Рік тому +3

    Hareeri iyo indiya ilaahow cimri dheer iyo cibaadho leh kussiii

  • @akramqurayshi2715
    @akramqurayshi2715 Рік тому +1

    Nolosha dhab ah waa dadaal jinsiyada doonto lahoow Mansha Allah Qisada maamada Dareen ayey i galisey Alle Haku Barakeeyo

  • @B20_News
    @B20_News Рік тому +51

    Alla Gabadhan iskuxaafad aan ahyn caruurteeda isku malcamad ahyn cajiib 2012 aan waynayn shaw odaygeeda dhintay waanwaynay watigu waa cajiib inanteeda Hodan burco lugu qabaa ❤❤❤❤

  • @BashiirHussain
    @BashiirHussain Рік тому

    Alla ha u naxariisto waan garanayaa odaygeedii wuxuu ahaa macalin qiimo badan

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع

    Walaahi waa Maamo Fariid ah. Masha’Allah.

  • @aswaanshow4392
    @aswaanshow4392 Рік тому

    Yiroowe jaarkaygii xalaasha ahaa nasiim iyo macalinkaygii qoraalka ibaray abti cabdiraxman

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 Рік тому +11

    Mashallah Allah Nasiim ❤ story
    I feel embarrassed what some Somalia people did in India or Turkey to other Somalia people .

  • @mohamedyahye3947
    @mohamedyahye3947 Рік тому

    Lamaane wanaagsan OO alle iimaan siiyey ayay ahaayeen maamada iyo xaajiguba alle ha u naxariistee

  • @abdirahman4872
    @abdirahman4872 Рік тому +15

    Al gabdhu cajiib San mashaa alhaaaaaa Al waa hooyadeya oo kale hooyo wan ku jeclhya😭🥺❤

  • @anshax_official_Tube
    @anshax_official_Tube Рік тому

    MshlaaaH Hooyo Aaad u qiimo Badan alle Haku Xafido Hooyo akhriYo aduunba

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Рік тому +103

    A strong mom is one who always encourages her children, even if she feels discouraged herself. She’s the kind of mother every child deserves, May Allah bless you and your family.

    • @kawakawa4726
      @kawakawa4726 Рік тому +8

      Adiga English ayaad qoreysaa ayada Somali ku hadleysaa ceeb

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому +2

      ​@@kawakawa4726barashada englishku ma adko.

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 Рік тому +3

      Dhibka Soomalida haysata waa in ay luuqadoodii iyo dhaqankoodii Ka tageen

    • @ashrafabdihafid4162
      @ashrafabdihafid4162 Рік тому +1

      @@nim5-r1vpllpo

    • @askar7190
      @askar7190 Рік тому +1

      Your writing english is absolutely excellent, can you tell us how to do that?

  • @calasowgamer5243
    @calasowgamer5243 Рік тому +1

    Heereriyow nagtu wan doonayaye lanbarkeda isheeg burcan jogaye zxp❤❤❤

  • @abdiraxiinhasanmuxumed5872
    @abdiraxiinhasanmuxumed5872 Рік тому +5

    Hooyo waa nolosha aduunka awooda maanta iyo shalay ilmeheeda, mustaqbal kooda, ayeey u martay nolo shaa adag, ❤❤❤❤❤

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 Рік тому

    Mansha allah xaqiiqdii waa gabadh wanaagsan oo gob ah ilahay ha xafido iyada iyo caruurteeda, waxay iga haysaa inan aniguna hindiya u sahan tago oo halkaas xidid la noqdo

  • @MMATvs
    @MMATvs Рік тому +16

    It's really Interesting story and I learn different things, though which is suddenly change my permanent mindset,

  • @bulxansaqiir9801
    @bulxansaqiir9801 Рік тому +1

    Sow gabadha reer Yuusuf ayaa qabay waliba bahaw Ibraahim Muuse baqardhe adeerkii baa qabay❤

  • @mohamedabdilahi3845
    @mohamedabdilahi3845 Рік тому +41

    Maasha lah really very interested story. Any one can learn such lessons , life is whole about to not give up, to hope and fight to achieve where you need to be❤

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 Рік тому

    Masha ALLAH maamu wanagsan weeeye Allah ha xifdiyee

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Рік тому +25

    Maaaaaashaa alllah waa qof karti iyo caqli iyo diin iyo qurux ale iskuugu daray alllaha cimriga kuubarakeeyo nasiim❤

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 Рік тому +2

    Burco qofkii tagaaba wuxuu noqonayaa qof nool iisoo raadiya gabar reer burco ah

  • @maxamedsiciid6849
    @maxamedsiciid6849 Рік тому +3

    Macalin buu i ahaa odaygedu
    Wiilkedana kubbada ayaan wada ciyaari jirnay

  • @mahammedshirwa4828
    @mahammedshirwa4828 Рік тому

    Mansha allah waa hooyo wanagsan alle ha xiftiyo iyada iyo caruuurteedaba

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 Рік тому +18

    This meeting is another level but I suggest that the video to be split into 2 or 3 parts.
    Thank you

  • @muuseseed5451
    @muuseseed5451 Рік тому +1

    waxan qabay pro.c/raxmaan alle haw naxaristo oo reer daahir ah (habar jeclo)

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o Рік тому

    Masha Allaah,, Rabbi hakuxafido adiyo Awlaadaadaba

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh Рік тому +34

    MaashaAllah Nasiim may Allah protect you and your family and give you what you wish here in dunya and after in akhira vil jannah.

    • @CirroMedia3129
      @CirroMedia3129 Рік тому +4

      Niyaw yaab weeye iyaduna afsoomaali bay ku hadlaysaa dadka badankooduna english bay commentiga ku qorayaan

    • @siddraidiris6549
      @siddraidiris6549 Рік тому +1

      ​@@CirroMedia3129wata aan layabay kuhadalka Eng wexey umaleyan ilbax nimo

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому

      ​​@@siddraidiris6549ama aha ee qofkasta luqad kale inu barto oo waaya aragnimo ka helo ayaa muqadas ah.

    • @cabdikaniahmed-pu4hx
      @cabdikaniahmed-pu4hx 6 місяців тому

      Bun​@@CirroMedia3129

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому +2

    Abdisalaan hereri iyo nasiim mashaa allaah

  • @naleyeabdi8003
    @naleyeabdi8003 Рік тому +36

    Nasiim is a very responsible mom, in her story we can learn that anyone can learn any language.

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 Рік тому

    M.allah waa hooyo muslimad dhab ah oo qalbiwanaagsan allah hakunooleeyo diinta hana kudilo

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 Рік тому +6

    M.allah waa gabadh qalbi wanaagsan 🥰💕💖

  • @maxamedaxmed5658
    @maxamedaxmed5658 Рік тому

    Msha allaah illaahay hakubarakeeyo waxadtahay qof aad uwanaagsanbaadtahay

  • @cabdiraxmaanismail5216
    @cabdiraxmaanismail5216 Рік тому +5

    Asc wll waxa aan inankeeda naasir la dhigan jiray skuulka alabayaan xaafadana waan iskugu tagi jirnay 2014 kii waan xasuusta aanoo ciyaal ah waa dad aad u wanaagsanaa waxaan jeclahay inaan utago oo soo booqdo oo inankii aan yaraantayadii saxibada ahayn is aragno inshallh

  • @AyanHala-z6w
    @AyanHala-z6w 7 місяців тому

    M,a alle ha ku xafido

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Рік тому +10

    Wuxuu yidhi ka wrn nolosha jabuuti ?
    Markaasay tidhi
    Aduunyada la fiiriyo wakhtiba waan uwaayey anigu cajaayib !!!
    Waa hadal micno wayn xambaarsan micnaha qofku markuu noloshiisa ku mashquulsan yahay ka turjumaysa.

  • @realabdimn5767
    @realabdimn5767 Рік тому +2

    Subhanallah she has a pure heart and she is well spoken well done hooyo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Рік тому +9

    Masha Allah Nasiim Waa Hooyo Wanaagsan oo udanqaneeso Somalida Allaha Ku Barakeeyo Mamo Nasiim

  • @ayanabdiqadir9040
    @ayanabdiqadir9040 Рік тому +1

    Cabdiraxmaan nin wanaagsan buu ahaa Allah ha u naxariisto,naag kulul oo kadeedey ahayd

    • @saleebaannuux6869
      @saleebaannuux6869 Рік тому +1

      Walaal mar aan burco joogay sidaas aad sheegayso baan maqlay inay dhib dabnayd laakiin hada na qof fiican oo imaan leh bay u eegtahaye

    • @samiamohamoud7572
      @samiamohamoud7572 Рік тому +2

      Waxa laga yaaba inay diiqad dareemaysay nolosha ay ku cusbayd owgeed qofna bilaash uma qayliyo lkn imika waata iyada iyo ubadkeediiba meel isla gaadheen mashaALLAH

  • @abdifataxcasayr9323
    @abdifataxcasayr9323 Рік тому +6

    Fantastic! In terms of fluency she is very high but there is a little bit mistakes terms of grammar BTW she is an extraordinarily her level of language.

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Рік тому +1

    nasiin waa hooyo fiican maansha allaah

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 Рік тому +4

    Waa waxan asianka u jeclahay waa dad nolosha waxka yaqana..
    Haday noloshu kugu adkaato waa dumar kula fahmaya…waa dumar xadaradu biya dhigtay runti🎉❤

  • @mahameddekarab9611
    @mahameddekarab9611 Рік тому

    Mnsha allah This Great and Inspiring story
    She is Awesome and Intelligence Women My Allah Protect Her ❤❤❤

  • @SafiyaAxmed-jr8ny
    @SafiyaAxmed-jr8ny Рік тому +7

    Gabadhan Markaan Schoolka Ku Sii Socdo Ayaan Hor Mari Jirey Gurigeeda Hidibaa Ka Bixi Jirey Odeygeeduna Macalin Buu Ahaa 😢

  • @husseinabdiismail
    @husseinabdiismail Рік тому

    Ninka ragi waa kaas xaaskiisa saameyn Ku yeesha allaha u naxriisto