SOMALIA maxaan kala kulanay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 462

  • @fatima19823
    @fatima19823 Рік тому +40

    Wow I’m from Barawa I would love to go back to Somalia inshALLAH.

  • @AtariishadaADuunka-tg9ek
    @AtariishadaADuunka-tg9ek Рік тому +14

    Please don’t forget your morning and afternoon athkaars, may Allah swt protect you all. Ameen.

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Рік тому +1

    Masha Allah reer Xamar igu horeyey ee qalbi fiican oo arkey baadihiin hhh keep going brother and sister

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Рік тому +2

    Maasha alaah walaahi muqdisho cadeey waan u xiisay sanado badan ma arkin walaahi waan u xiisay from Canada 🇨🇦🫶🏻🫶🏻🫶🏻😘😘😘❤️❤️❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lh2988
    @lh2988 Рік тому +15

    We are about to move this summer Insha Allah. I haven’t seen there for 25 years 😢 I am excited to go back.❤

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 Рік тому +2

    Masha allah my family allah ha idin barakeeyo wa hawada isbadalka iyo cuntada wadanka oo wali macdanta kujirto qurbaha jogno cuntada wa bacrimis

  • @nasteexocusman8894
    @nasteexocusman8894 Рік тому +6

    Adkaar aqrista markasta baxaysan familkayga Allah ha idin xifdiyo❤❤❤❤❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Рік тому +2

    Maasha alaah maasha alaah barakee alow xamar 🎉🎉 walaalayaal iinsha alaah anakuna waan soo soconaa from Sweden ❤❤🎉🎉

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 Рік тому +2

    MashaaAllah Med iyo Mariam welcome back to Somalia

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому +3

    Maasha alaahu maxamed iyo maryama ku soo dhawaada wadankiina soomali reer wacan baa tihiin ilaah ha idin xafdiyo

  • @toosane1
    @toosane1 Рік тому +4

    Aad ayaan uga xamahay nasiib uma yeelan inaan idin arko waan kaxumahay wlhi😢😢❤❤❤

  • @yasminibrahim25
    @yasminibrahim25 Рік тому +11

    Maansha Allah farxad ku dhameeysta fasaxiina liin dhananta miirta cabitaan ahaan u caba ilamahane Ilmaha biyo kasto cabayaan liin ugu miira Insha Allah wey caawinee farxad ku nolaada

  • @Mokmok279
    @Mokmok279 Рік тому +10

    The best Somali UA-camrs ❤you and your lovely wife are so inspirational Allahuma bariik I left Somali when I was under one and watching your video I was able to experience what is like thanking for giving this beautiful insight

  • @khadijaroble3416
    @khadijaroble3416 Рік тому +1

    Mashaallah tabarakallah Maryann iyo maxamad farxat ku dhameyta safarkina

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 Рік тому +2

    MashaAllah aad ayan ugu farxay inaa diyarada idinku arkey farxad Wayan ayee ii ahedd inaa idin karo famil aan aad u jeclahay

  • @haninora533
    @haninora533 Рік тому +7

    Masha Allaah maryan waa caadi waa ka gudbeysaa Allxamdulillaah Allaa xamar beelo farxad waxa la sheegaayo iyo Adiga markaad dhex joogto isku mid maaha ka faa ideysta waqtigiina Aaad Ayaad uga heli doontaan inshallaah Qeer Amaana Allaah☀️🌻✨❤️🇸🇴❤️💯✅

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Рік тому +3

    Masha alah ilaahay farxada ha idiin siyaadiyo qofkii ku soo koray ayaa dareemayo

  • @fooso1327
    @fooso1327 Рік тому +3

    Biyo liindhanaan beslee caba asbuuca ugu horeeyo. Dhalooyinka caafiga liimo dhanaan kumiirta caadi ayaad naqaneysiin insha allah

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Рік тому

    Maa shaa Allaah tabaaraka llaah. Muqdisho Allaah ha inoo xafidi. 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdallalcaadil6278
    @cabdallalcaadil6278 Рік тому

    Waaw soo dhawaadada maryan iyo maxamed dalkiina hooyo

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Рік тому

    Wooow well come back bro and sis strong and beautiful firmly

  • @momofchampions7293
    @momofchampions7293 Рік тому +5

    Manshallah ilahay caafimad ha inasiiyo..beautiful view of the capital to upload💙..we travelled from Australia to Mogadishu with 3 little kids during pandemic and subhanallah the kids all got sick from the air, the food and water.. the sickness lasted the first 6 months until we travelled to the southern part of somalia to baadiyo for caano geel . We had to detox completely with only camel milk to cleanse our digestive and gut Manshallah they are healthy and gained weight now...make sure to not drink the tap water and add lemon to all juice drinks you buy outisde to kill bacteria. We qurbo joog have weak immune system 😅...Manshallah we have beautiful nation walahi we just need safety and unity to prosper and to bring back all qurbo joog somalis. We had enough of qurbo iyo qaxootinimo. MAY ALLAH protect dadkeena iyo dalkeena💙🇸🇴🤲🏽✊🏽🌍

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Рік тому +5

    Masha Allah xamar marke latago cuntada lama cuno wax badan ilaa 2 week kabacdi aya laqabsane ❤❤❤❤

  • @ilhanfarah981
    @ilhanfarah981 Рік тому +2

    Around the same time as Muhammad igu dambeesay ya Allah peaceful Somalia ka barinay. And yes Muhammad its been 18 years Subhanallah waa ku duqoobona qurbaha

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Рік тому +5

    Guul iyo Gobnimo masha Allah I hope 🙏 all Somalians stay home and invest.

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 Рік тому +3

    idinkane Allah ha idiinku xafida nawatne ha idiinku socelsha🎉❤

  • @mrali3601
    @mrali3601 Рік тому +6

    Xamar wa dulqad weyntahay ilahay beri samadki ha ku so celiyey guul iyo gobanimo dadka aan ka tegin dhulka hooyo joogay

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 Рік тому +7

    Masha Allah welcome to your home🇸🇴🏡

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 Рік тому +13

    Waa cuntada ayaa idinku cusub, waa fresh food. Good luck guys

    • @jihanjamal3564
      @jihanjamal3564 Рік тому

      You mean unprocessed food we’ve fresh food in America too

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 Рік тому

      @@jihanjamal3564 its funny that you have fresh food in America 😂

  • @princessmaryan1082
    @princessmaryan1082 Рік тому +1

    M.a Somalia hda imaden ina idin arka rajeyna Inshallah zaida idin tagera❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +4

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Walashay maryam iyo Maxamed
    Ku soo dhawada dhulkeena hooyo
    Alle wakhtiga ha idiin barakeeyo, Aamiin Aamiin ya Rabb💕♥️♥️

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 Рік тому +4

    Masha allah dalxiis wacan my family ku soo dhowaada dalki hooyo liin dhanaanta badsada isticmaalkeda caafimaad taam ah inshallahu

  • @MakaDoor-r7p
    @MakaDoor-r7p Рік тому

    Woow mansha allah xamar cadey waa dhisantay waan jecelahay Lakin inaa soo arko marabi inta joogta alle ha ku nabad galiyo from jigjiga live in Germany 🇩🇪

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 Рік тому +6

    Maasha allah ku soo dhawada muqdisho cadey nolosha farxadeda family aan jeclahy

  • @faizaibrahim4850
    @faizaibrahim4850 Рік тому +4

    Such videos make me wana see the home land once agin😊 have not seen it in over 40 years,😢😢im from the North but for me Somalia is one,hopeing to soon see the whole country ❤❤

  • @shukrinur2814
    @shukrinur2814 Рік тому +3

    Mashalah Allah ha noo zaaidiyo ❤

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 Рік тому +3

    Wooooooow my lovely family welcome our country🇸🇴🇸🇴🥰🥰

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Рік тому

    Mamo shukri shaikh axmed iigu salaam

  • @shamsosaidahmed7085
    @shamsosaidahmed7085 Рік тому +3

    M.a ilahey waxan ka baryaa inan idinla kulmo aad baan ugu farxsanhy inaad dalka imadaan❤❤❤❤❤❤❤❤my family

  • @Asha-uz3ec
    @Asha-uz3ec Рік тому +4

    Masha Allah may Allah protect you for everything my last time in somali was 1982 insha Allah one day I will come back I miss my country and I miss mogadishu

  • @abdulkadiradanyusuf5595
    @abdulkadiradanyusuf5595 Рік тому +2

    mashallah mohamed and maryan soodhawaada family quruxbadan
    welcome mogadisho ❤❤❤

  • @hibojoseph6753
    @hibojoseph6753 Рік тому

    Afgooye ku so dhawaad walalheyg waan idin sugeynaa

  • @yaasinroble3481
    @yaasinroble3481 Рік тому +2

    welcome to Mogadisho ! My last time in Somalia was in 1995. ALI Mahdi and Mohamed Farah Aidid fought each other and held different parts of Mogadishu.

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 Рік тому +3

    Allaha idin caafiyo wayaad cabtaan liin dhanaan inshaa allaah

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому +5

    Wow! You guys are in Somalia. I wish I could see Mogadishu one day.

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +2

    MAASHA ALAAH KADALXIISA WADANKA HOOYO NIMCO ILAAH WAAYE QOROX FRESH AH CUNTA ORGANIC YAARABI ILAAH USIYAADI❤❤❤❤

  • @ustadmohamedhashihydar7242
    @ustadmohamedhashihydar7242 Рік тому

    Manshalaah soo dhawaada our city

  • @sulthansuhith
    @sulthansuhith Рік тому +2

    Wow masha Allah 🥰

  • @luul3234
    @luul3234 Рік тому

    Masha Allah 4 bil ayaan joogna wali calool xanuunka waa korsa caa cimilada iyo cunada❤

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 Рік тому

    Welcome to moqadishu I’m new subscriber

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Рік тому +6

    Markasta oo soomaaliya iyo afric tagtaan marka ugu horeyso caano ha cabin ayaanta ugu horayso cunto qalalan ayaa la cuna dad tuun qalalan ayey cunan

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 Рік тому +1

    Masha allah waa sax cabsi cabsi xajigeyga 16 sano ugu danbeysay ayaa 25 bisha usafrayo Allah ha nawatgeyo hana sonawat celsha

  • @maryanhassan8795
    @maryanhassan8795 Рік тому

    Hadda kaddib markaad waddankii aadaysaan, waa inaad usheegtaan Doctor kiin a inaad baxaysaan. Waxay idinsiinayaan daawo idinka caawinaysa iniidnaan dareemi wax xanuuna haba yaraatee. Waxaykaloo kusiinayaan daawo oo kaa difaacaysa inaad cuduro soo gelisaan waddanka aad kusoo laabanaysaan. It's really great helpful.

    • @abyannur-fh1qe
      @abyannur-fh1qe Рік тому

      Markaa ka baxdo isla markii waaa uu xiiseysaa

  • @sihammukhtar9679
    @sihammukhtar9679 Рік тому +2

    Haben hore waxan idinku arkay Darusalam Zaaytuun Restaurang

  • @quenlucky9221
    @quenlucky9221 Рік тому +4

    Alla saan family kaan ugu xiisey lee isku wara my couples😫❤

  • @Farhiya-sk7li
    @Farhiya-sk7li Рік тому

    Maashaa alaah alaha idinbarakeeyo

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Рік тому

    Masha allaah alle ha idiin xafiido dhamaan tiin allaah ha idin cafiyo walaalo

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Рік тому +2

    Manshallah walahi family qimo baadan on jecalahay waye marayan iyo Maxamed qos aad uu fiican waye

  • @mahamedyusuf138
    @mahamedyusuf138 Рік тому +2

    Maasha ALLAAH aad baan ogu farxay in aad soo booqataan dhulkiina Hooyo ALLAAH ha idin caafiyo dhamaan tiin

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 Рік тому +2

    Asc wooooow 🌹👏MashaAllaah tawarakalaAllaah good 😇😇😇

  • @ismacilabdirahn4578
    @ismacilabdirahn4578 Рік тому +1

    Igadab geya mshalh sunti americ bby super view OMG oh yaaah! ✌ ✈🇸🇴🎉😊

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 Рік тому +2

    Maasha Allah welcome to Mogadishu 👏👏👏👏👏👏❤️🌹

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Рік тому +3

    One thing that I know that somalia security and safety is back people should be blessed 🙌 and start 🙏 investing 🙏 God bless sweet
    Home

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +3

    Masha allh kusoo dhawada wadankina quruxda badan

  • @salmomahamedhusein1604
    @salmomahamedhusein1604 Рік тому +7

    Goormaa idin arkayaaa aniga Nolosha farxad33da😭😭💓❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AsiimaAhmed
    @AsiimaAhmed Рік тому +4

    Insh allah I hope inaa idin arko😊I'm big fun of you guys

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 Рік тому

    Maasha allaah kusoo dhawaada xamar caday iyo anagoo idin jecel yaa bakaaran idika soo salaamay samiday iyo wllkey iyo caruurtaan waalidka unahay allaha idin xifdiyo

  • @cadeyiquursh4764
    @cadeyiquursh4764 Рік тому

    Welcme byo io abwe wlhi wn idn xiisy ano xmr jgo igu ficneed wn idn so dhawyn lahy hawda wye byo dadka yrb ka imdo lasim wey xanuunsdan inta la qabsneysaan wye ❤❤❤

  • @fowsiyoalijimcaale
    @fowsiyoalijimcaale Рік тому +4

    Masha Allah Somalia Ku soo dhowaada

  • @sadioyabarow2404
    @sadioyabarow2404 Рік тому +1

    Maansha alaah muqdisho holiday good

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 Рік тому

    Allaha idin badbaadsho maasha alaah waaye muqdisho lakiin 100% Ma ahan dahabkiina iyo saacadaha iska ilaaliya

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Рік тому +6

    Enjoy your holiday,mother land is beautiful ❤❤❤

  • @maymuunsheybi1212
    @maymuunsheybi1212 Рік тому

    Maasha Allah maasha Allah waaw kusoo dhawaada dalkiina iyo gurigiina soo laawasho wacan

  • @hamdihussein9530
    @hamdihussein9530 Рік тому +4

    Masha allah wcs abayo iyo abowe wan ku farxay ina timaden Africa ani lkn hda wxan joga islii kenya naso mara ❤

  • @drsfalastin1831
    @drsfalastin1831 Рік тому

    Masha allaah calenkena a wadata welcome mugdisho my family

  • @laylamucalim8727
    @laylamucalim8727 Рік тому +1

    Masha allah wan ku farxay inad imaden dalkena hooyo

  • @iqraahmed8817
    @iqraahmed8817 Рік тому +4

    Welcome to Mogadisho ❤🎉

  • @IdilJimale
    @IdilJimale Рік тому

    Masha Allah cabduqaadir is a real somali 🇸🇴 and welcome ❤

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 Рік тому

    Wcs Msha allah welcome to muqdisho
    Allah haydin caafiyo
    Caafida jiima super market ka isticmala

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Рік тому +3

    Mashallah maxamed iyo Maryan hanpalyo wadankii hooyo muqdisho cadey ayaa ka degree waaw illah ha idinku xafido idinkoo nabad qab illah ha idin keeno wadankii aad ka takteen maalntii aad mall joogteen maxamed hadlkiisa uu dhahaayay intee aduunka ugu jeceshahay inaa tagto xamar iyo mooto bajaajka waxaa idin dhahay Allah xamar waaye waa idin soo hambalyeen lahaa walaahi 😢I was sick aniga igu salamay muqdisho xamar cade illah ha noo hagaajiyo Mashallah 30 sano waa idin salamay waxaa idin leeyahay peace and love 💕

  • @ayanibrahim9539
    @ayanibrahim9539 Рік тому +1

    Masha allah dhulki hoyad imaten marmarko layska soogosto way ficanyahy mahsa allah allah hadin barakeeyo

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 Рік тому

    Maasha alaah xagee kadhacdeen waa idin xiisey ku soodhowaada wadankiina❤

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 Рік тому

    Alxamdulillah hooyo kaso duceso brother Insha Allah

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 Рік тому

    Burhan state , its the same still
    Happy to see guys

  • @hudamohamed6810
    @hudamohamed6810 Рік тому

    Been living in the motherland for over 4 years. Tbh dalka hooyo meel dhaanta ma leh. Enjoy your stay ❤

  • @stephanieadams9702
    @stephanieadams9702 Рік тому +3

    Mashallah beautiful family . May Allah Subhanallah bless you.

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Рік тому +1

    Masha alaah wadankina kuso dhawada nasiib aya ledihiin wadankina ayad tagteen caloosha waa cuntada kala duwan

  • @aboveandbeyond2561
    @aboveandbeyond2561 Рік тому

    Manshaalah…Xamar cadeey it looks so beautiful my home town thank you all for sharing this beautiful video.
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💯👌🏾

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 Рік тому +10

    Good to see you guys we miss you ❤❤❤❤❤❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому +2

    Welcome to muqdishu😊 my couple

  • @Hanna-fl7le
    @Hanna-fl7le Рік тому +1

    Always kaniinka gravol la dhaho horay u qaata caloosha iyo lalabada u roon. Enjoy your vacation ❤

  • @fartuundaahir9558
    @fartuundaahir9558 Рік тому

    Masha allah basal wacan

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 Рік тому

    Masha alllh soo dhawaada wllhy mcn

  • @ruunsalah8688
    @ruunsalah8688 Рік тому

    Xanunka is badalka hawada waaye kuso dhawada dalkina hooyo Mohamed iyo maryam family aan jeclhy ❤❤❤❤❤❤ faraxad iyo nabad ku dalxiisa inshlh

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 Рік тому +4

    205🎉❤markaan dhashay miyaa somalia kuugudanbeeysay😂 walahi waaraagteen abayo waakadarantahaybo kusodhawada dalkiin dayniile darusalam muqdisho touresty filage soobooqda maashaa,allah tiyatarka iyo melaha tarikhigaa soboqda🎉🎉🎉sodhawaada dadkeyniiyoow❤🎉❤

  • @husseinmohamud5194
    @husseinmohamud5194 Рік тому

    Maansha Allah glad u Made safely enjoy with ur family Inshaa Allah soo noqdo idinkooo nabad ah Inshaa Allah my lovely family’s

  • @xamdibashiir9999
    @xamdibashiir9999 Рік тому

    Maasha allaah welcome to our country

  • @fartuunhassan6528
    @fartuunhassan6528 Рік тому

    Masha Allah, Allah idin caafiyo. Ilmaha Markey xanuunsadeen maxaa kucaawiseen

  • @mariaofficialchannel3599
    @mariaofficialchannel3599 Рік тому

    Mashalah xabibti welcome to Mogadishu. Inan ku arkaa jeclanlahaa xagee lagalasoo xarira.plz

  • @aishaahmed9772
    @aishaahmed9772 Рік тому +1

    Welcome to Mogadishu ❤❤❤❤