SOMALIA Xaflad surprise oo la ii dhigay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 236

  • @MaryamAndMohamed
    @MaryamAndMohamed  Рік тому +20

    Somalia Maxaan kala kulanay soo daawo 👉🏽 ua-cam.com/video/jXvXAZTXUPU/v-deo.html

    • @fadumaaddawe
      @fadumaaddawe Рік тому

      Maa shaa Allha Maam fatma she’s so beautiful 🎉Maa shaa Allha

  • @prettyhamdi4345
    @prettyhamdi4345 Рік тому +2

    Waa Sida Ay iskugu Faraxsanyihiin iyo indhaha isku Fiirinayaan Waxay Xinbaarsanyihiin Jaceel iyo Xiiso Aan Dhamaad Laheen ماشاء ألله Daawashadiinu Waxay igu Dhalisaa Farxad iyo Xiiso ilaahay Ha idin Barakeeyo Walaalahayga

  • @rahmocabdi1745
    @rahmocabdi1745 Рік тому +16

    Masha allaah wiilkan iyo gabadhaan waa lamaano Aan jeclahay allaha idiin xafido waxa tihiin Dad wanaagsan

    • @Hayatshali
      @Hayatshali Рік тому +3

      Yes waa only somali family akhlaaq ku jooga social media

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Рік тому

      Mahadsanid wll Rahmo ❤️❤️❤️

    • @rahmocabdi1745
      @rahmocabdi1745 Рік тому

      @@Hayatshali haa abaayo masha allaah Cadow alla ma tuso waa dad educated ah oo Dadaalaayo wax barashada waa muhiim wlhi social media dadka ku jiro badanaa ma xishoodaan.

  • @sabrinaahmed5107
    @sabrinaahmed5107 Рік тому +1

    Mabruk mohamed iyo Maryam favorite youtubers mashallah .Nimanka somalida waxan ku dihi laha iney xaskoda sidi maxamed cml ujecladan oo xita saloonka geyan because Niman gabdahoda ka fanaan jiran . Be nice husbands like Mohamed mashallah live long and happy life inshaallah.

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Рік тому +18

    Allow Qofkii isoo booqda Cimrigisa raaji 🤲🥰

  • @fatmamahad807
    @fatmamahad807 Рік тому +4

    mariam Alahuma barek the makeup and henna is gorgouse , love you guys May ALLAH swt bless you and protect you and enjoy somalia cadeey

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 Рік тому

    Maashaa allaah ilxun kuma aragto Maryan jinigeeda jeclahay waa gabar qalbi fiican maashaa allaah alaha idin xafido babad ku soo noqda in shaa allaah Aamin

  • @marada2770
    @marada2770 Рік тому +8

    Masha Allah hooray u socoda aad iyo aad ayaan uguu farxasanahay siida quruxda badaan oo dalkena kala kulanten, wana soodhaweyna nabad galyaada kajirta magalada Muqdiishu ❤😂❤❤

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Рік тому

      Masha Allah waye mugdishu

    • @marada2770
      @marada2770 Рік тому

      @@MaryamAndMohamed insha'Allah dadka iyo dalka soomaaliyed Allahha nabad yelo keeping it up

  • @naimodahir8761
    @naimodahir8761 Рік тому +2

    Mashallh mariam qurux qatar waa meakup ka wallah love you sister keep going ❤❤❤❤

  • @Kheirjecel
    @Kheirjecel Рік тому +4

    MashaAllah tabarakaAllah the way Mohamed looks at Maryam wow.

  • @haninageye5487
    @haninageye5487 Рік тому +2

    Waaw masha allah this is amazing welcoming ❤❤ beautiful family welcome to your homeland again ❤

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 Рік тому +2

    Masha Allah so dhawen qurux badan waye aniga waxan kahelaa sida warka iskaga dhageysaneysan isku ixtirameyaan isku waara abid ❤my family

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Рік тому +4

    Maasha Allah atarisho maryam waa cute😍.... wxn rajaynayaa inaad mar uun soo booqataan hargeisa caday insha Allah 🙏

  • @Shahriar888
    @Shahriar888 Рік тому +8

    Martiqaadku waa qayb dhaqanka ka mid ah. Waxaad baranaysaa sida la isku martiqaado, erayada la adeegsado, cuntooyinka la cuno, iyo sida la isu macsalaameeyo. Marka haddaad soo aadday inad dhaqan barato you should take part in such events. Wish you good luck, guys!

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Рік тому +1

      Indeed it’s. Thanks wllo

    • @aragsan1888
      @aragsan1888 Рік тому +1

      @shahriar9352 masha Allah walaal sidaa u sharaxday waaka helay Ilaahay haku barakeeyo

    • @Shahriar888
      @Shahriar888 Рік тому

      @@aragsan1888, mahadsanid. Dhaqankeenna inaan baranno oo welibana aan ku faanno waa wax wanaagsan.

  • @Princesssenaco
    @Princesssenaco Рік тому

    Oh maxamed iyo maryan sidey isku dawadan hhh❤😂 dadka la socda xataa way ilaawan m.a good family nimanka somaalidu markey arkaan niman kale ayey xaaskodaba ilawaan maxamed lakin waa another level❤🎉🎉❤

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому +4

    Mashallah xaflad wacan ayeey idiin dhigeen. I got emotional myself! 😄

  • @aasiyamaanka7469
    @aasiyamaanka7469 Рік тому

    Kusoo dhawaada Mogadishu. One of your top fun🙏🙏🙏

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 Рік тому +5

    MashaAllaah waxaa tihiin Famil aan jeclahay Allaha idiinbarakeeyo waan ku faraxsanahay in aad wadankena tagteen waayo meel noo dhanto malaho waliba marka xigta waqti soo badsada wadankena hooyo Allaha nabad nooga dhigo plz casuumada kadhigo muusig la'aan waayo wax Alle kacaroonayo haku farxin muusig la'aan ayaa heeso amaan laguuqadi karaa Allaha indiin barakeyo walaalkey iyo walaashey kheyr baan idiin rajeyn

  • @ayaandheeman6374
    @ayaandheeman6374 Рік тому

    Masha Allah walaalo aan jeclahy keep going ❤

  • @samiamohamoud7572
    @samiamohamoud7572 Рік тому

    MashaALLAH maryan waan ku jecelahay waan jeclaan laha in aad timaado Hargeysa waan kuguso dhaweyn laha wlhi you are my favor

  • @polatalemdar829
    @polatalemdar829 Рік тому +7

    I am happy that maram is enjoying her experience in xamar, ❤❤

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Рік тому

      I’m enjoying it big time 😍

    • @lunamud3143
      @lunamud3143 Рік тому

      @@MaryamAndMohamed how come you answer back every comments excpt mine!

  • @salmanuur-bu3od
    @salmanuur-bu3od Рік тому

    Hooya dey cideda digah❤❤ m.a

  • @mohamedilyaas2773
    @mohamedilyaas2773 Рік тому +1

    thnks nolosha farxadeeda,,labadiinaba,.

  • @wacyigalintadad-weynaha1361

    Mashallah tabarakallah amazing marram and mohamed may Allah protect you and give you happiness and health in long life

  • @princessaynaartan804
    @princessaynaartan804 Рік тому

    Ninkan waxan ku jeclahy m.a siduu xaskiisa ugu farax sanyhy marwalba oh❤❤

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Рік тому

    Mashallah M&M family qurux badan Maryan habaryar adigoo inta taagan waaye Mashallah illah ha kuu dhowro

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Рік тому +3

    Manshallah Tabarakallah waa habaryar qiimo badan allaah hakuu daysto amiin

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 Рік тому

    Waw mashalah maryan habaryar fiican ayaad nasiib uheshay in uu alle kusiyo iyo nin sharaf leh mashalh keep qoing adiga iyo saygaga

  • @amranmahamud-8577
    @amranmahamud-8577 Рік тому

    M.a hapo WA qof frxad bdn m.a allh ha idin dhwro dhmntin❤❤❤

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Рік тому

    Mnsha Allah waa rajeenyaa inaan mar imado somali iyo muqdisho

  • @fardowsomaalinabdi5071
    @fardowsomaalinabdi5071 Рік тому +4

    Walahi malmahan dhan yutubkina so boqanaaye intaas fidiwkinaa suhgaye hada waa ku farxay❤❤

  • @aishaabdulahi2794
    @aishaabdulahi2794 Рік тому

    Qurux waaye makeup ka lakin adiga ka qurux badan mashallah tabarakallah ❤👍 🥰🥰

  • @abdiali2050
    @abdiali2050 Рік тому

    Marwalba aan idiin daawado waxey iSoo xasuusisaa sxbteeydi hore ama exteydi aad ayey ujecleed channel kaan . Dad kudayasho mudan tihiin guuleesta

  • @xxbaileyxx3770
    @xxbaileyxx3770 Рік тому

    Masha allaha allaha idiin xafdiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @simanelmi6888
    @simanelmi6888 Рік тому

    Masha allha wad nuraysa

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 Рік тому +2

    Mashallah mashallah i love reer xamari people ❤❤❤❤❤❤❤

  • @basroahmed2422
    @basroahmed2422 Рік тому +1

    Asc walashay waxaan rabaa marka soo noqoti meel aan kala xiriiro calshan tel waxaan arkay durucda aad gado

  • @lunamud3143
    @lunamud3143 Рік тому

    Walaalaheey fadlan masoo sawiri kartaa xaafadeenii iyo gurii KBB idinkoo mahadsan

  • @fardowsomaalinabdi5071
    @fardowsomaalinabdi5071 Рік тому +2

    Mid lamid ah xabibti qali❤❤❤❤ nolasha farxadeyda waa idin wataaaa❤❤❤❤

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Рік тому +4

    Queen and her king❤❤❤

  • @امراكان-ذ3ش
    @امراكان-ذ3ش Рік тому

    ❤❤❤❤manshalha adiga iyo xajiged ilhya ha idina barkeya❤

  • @ustadmohamedhashihydar7242
    @ustadmohamedhashihydar7242 Рік тому

    Manshalaah our city welcome big family

  • @Khadra53876
    @Khadra53876 Рік тому +1

    Good

  • @ayuupcabdi2170
    @ayuupcabdi2170 Рік тому

    Illahey ha idin barakeeyo qoys qurux bdan ❤❤❤

  • @hafsafarah3135
    @hafsafarah3135 Рік тому

    Elelelelelele saas waaye Mariam Cadeey 😍❤️ Allahuma Baarik ❤️

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Рік тому

    Masha alah farxada isfahanka ilaahay ha idiin siyaadiyo

  • @shankaronahmedshankaroon
    @shankaronahmedshankaroon Рік тому

    My family alha ni barakeyo qoskina qalbiga niga jeclahy wlhi❤ alha ni jeclado ❤❤🦋🥰

  • @Malakkmm
    @Malakkmm Рік тому +2

    Masha Alahh i love you guys !
    Maryan's make up is on point masha Alah

  • @Hodan-w1r
    @Hodan-w1r Рік тому

    Maasha Allaah,beautiful codka fanaanada iguma cusba laakiin muuqeeda hada iigu horaysa kaala iska arag

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 Рік тому +5

    Gabadheyda maryan iyo wiilka aan sodoga u ahay wad salaaman tihiin❤🎉

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Рік тому

    Mansha alah mansha Alah beautiful ❤

  • @soosabd7986
    @soosabd7986 Рік тому

    Masha allah habo fican heysataa ❤❤❤❤

  • @munafaarax753
    @munafaarax753 Рік тому +4

    Masha allha maxa igu shegiy wesiy waan Iman laha guriga hawar yar farxiyo marya abayo ina ku arko aya jeclahay wllhiy ee abayo snapshot iyo dir adigo mahatsan my love wllhiy

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 Рік тому

    Maashaa Allah is unbelievable , you look amazing

  • @hodanali2354
    @hodanali2354 Рік тому

    ❤❤❤❤mashallah maryan gabara qalbi fican mashallah Mohamed mashallah ❤❤❤ ale hadin barakeeyo

  • @sweetkokii
    @sweetkokii Рік тому

    Masha Allah enjoy your times in Mogadishu 💓💓

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому

    Manshalah😍maryan wax kale beautifully 😊

  • @Naisa641
    @Naisa641 Рік тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maryamay maxa tiri naagtaa aa 😂😂😂😂😂😂afsomaliga wa margi baydhahaan somalido
    Marka tidhi waa naagta my favorite song bay qaday l was like naa maryamo kadaa halkaa😅

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Рік тому

      Haha 😂😂😂 sidaas ayaan ku faaniyay anigana 😂

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Рік тому

    Masha Allah maryan cadey waa istaHisha cazuumada sharafta badan Mogadishu ku soo dhawow maryan iyo xajigeeda Inaba cadi ma aha cuntadaada loo sameeyey yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey thanks for sharing

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Рік тому +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @haniismail5994
    @haniismail5994 Рік тому

    Lamana aad u qiima badan Allah idin barakeeyo

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Рік тому

    Masha Allah tabaarakallah family qurux badan

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому

    Masha Allah family qurux badan ❤❤❤❤

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon Рік тому +1

    Macquul ma tahay in aan idinla kulmo inta aad joogtin muqdisho aniga waxan jooga degmada hodan pls iisojwaba Maryam and mohamed😢❤

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Рік тому

    Mashllaah tabarakallah ALLAAHA nixifdiyo ❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому

    Mashallah Mashallah ❤❤❤❤🎉Love

  • @queendm1317
    @queendm1317 Рік тому

    Woow Maryam u should stay there ur getting beautiful 😍 masha Allah tabarak Allah

  • @xxbaileyxx3770
    @xxbaileyxx3770 Рік тому

    Farxaad ku nolada

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 Рік тому

    Mash Allh so happy isku waara

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +1

    Enjoy it guys
    Our motherland❤❤

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 24 дні тому

    ماشاء الله اللهم بارك

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 Рік тому +2

    Waaw maansha Allah ❤❤

  • @amishasheikh4258
    @amishasheikh4258 Рік тому

    Masha allah wiilkega iyo gabadha sodohda u ahay❤💋

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому

    Masha Allah waaye!❤🇸🇴

  • @canabshxasan433
    @canabshxasan433 Рік тому

    Wow ❤ mashaalah 🥰😍🥀

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 Рік тому

    Waaw Waa jeclahay heesaha amaanta ee heesaha Banaadiriga waayo waayo xasuus aan galay

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 Рік тому

    I miss this faces wlhi ❤️ so dhawadaa

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Рік тому

    Your nice family, dhaqankana kudhagan Manshallah

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Рік тому

    Maasha alaah lamaane aan jeclahay 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️❤️❤️😘😘😘😘

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 Рік тому

    Wow masha allah tabarakallah

  • @fatimahusein6505
    @fatimahusein6505 Рік тому

    Garoowe iigu imadaa my family I love u more and more

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Masha Allah

  • @jamiiloxuseen9606
    @jamiiloxuseen9606 Рік тому

    www xamar markan kasootagay timaden maryan iyo maxamad soo dhawada

  • @Queenkhadija304
    @Queenkhadija304 Рік тому

    Ma sha llh❤🥰 ma sha llh 😍🥰💋 Bart 2 hadee macqool tahay

  • @faizahassan8945
    @faizahassan8945 Рік тому

    Masha allah cilanka ayaa kahelay maryan❤

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Рік тому +1

    Beautyfull family alow isku kin data ameen

  • @nastehoahmed3832
    @nastehoahmed3832 Рік тому

    isku waara abid lamaano aan taageero ayaad tihiin❤️💑🤲🤲

  • @happyofficiall
    @happyofficiall Рік тому

    Welcome

  • @shamsosaidahmed7085
    @shamsosaidahmed7085 Рік тому

    Www m.a maryan mar walbo waad qurxon thy make up ka caadi ma ahan aad baan idin salamayaa maryan and mohomed ❤❤❤❤❤

  • @mandekhoussein4938
    @mandekhoussein4938 Рік тому

    MashaALLAH tabarakALLAH ❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Walashay Maryam you looks gorgous❤❤😊

  • @amaalhassan5257
    @amaalhassan5257 Рік тому

    i love cilanka mashaallah❤❤❤

  • @haninora533
    @haninora533 Рік тому

    Masha Allaah boqortooyo❤☀️🌻✨

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 Рік тому

    Masha Allah Quruxda Qoyska ❤❤

  • @hajiahmed5993
    @hajiahmed5993 Рік тому

    Fadumo itusanoooh mahamed aan qoor sagaaro kuqabteee😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hayatali4756
    @hayatali4756 Рік тому

    ASC MashALLAH my sister as a true sis I have to remind you quruxdaada qari xbbti cause ALLAH SW said so.ihope you will understand me

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Рік тому

    Xamar cadeey aa ku raaxeysaneysiin ❤❤❤

  • @aishahussein6242
    @aishahussein6242 Рік тому

    Mashallah 🥰

  • @anharofficial7884
    @anharofficial7884 Рік тому

    Masha allah maryam samidi mamadee ileen reer faaqi aheyd masha allah

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Рік тому +1

    Xaflad wanagsan oo wacan