Beesha GARXAJIS oo BURCO Kaga Dhawaaqday in ay Xisbi ahaan ula Soo Baxayaan Ururka TALOWADAAG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 20 годин тому +1

    Subxanalaah oo maad rajo tidhaahdaan kaasa idiin dhaama ee waar xishooda

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 20 годин тому +2

    Ururkii cabdillaahi dahab ma rajo ayuu ahaa.
    Kaa saa u dhaamay tolkay.

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 19 годин тому +2

    Xiisi ina xaashi caaba ku dhacday no kanan coodka hjclo wxay u afduuban xisbiga wadni khiiyano caad ba ku dhwcay kaah ban dhisayna hclo hka tashato xibigada kulimya codka ha seyan ha so saran💚💚💚💛💛

    • @HilaaHilaac
      @HilaaHilaac 5 годин тому

      HJ MA CODBAY SIINAYAA WADANI XUSBIGII KULMIYE, EE AY ASAASEEN AYEY DIB UGU NOQONAYAA. WAXAY FICANTAHAY INAY HJ OGAADAAN GARXAJIS HOREBA WAAY U OGAAYEEN EE XIRSI GAAB IYO MAXAMUUD XAASHI AYAA BADAHAN LA SOO GALAY.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 21 годину тому +2

    Rajo ayaa idinka iyo dalkaba u dhaantay

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 21 годину тому

    Badbaado. Ayaa. Na waashay. Ee. Hada dumiya. Yaa. Wax. Kula

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 21 годину тому +1

    Miyaad rajo isugu luga duwataan

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 15 годин тому

    Waanu Soo dhawynaynaa baaqaa tolkayo aynoo cadeeyen hadaanu nahay h j waad mahdsanthin

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi 21 годину тому

    Bisinka garxajisaw waxasi Wa Ceeb Habar jeclo Maxaad u haysan xirsi iyo xaashe xagaa kaga tagteen walalka Waxba lo ogo lada xidhiidh kuwac nado Bisinka

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 15 годин тому

    Alaylehe xirsina hayga tago yuu waxba itarine

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 21 годину тому

    Talo wadaag ma ina buubaa baa? Hhhhh yaab badanaa

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 20 годин тому

    Talowadagna wa ayo tolo yab badna dadka reer somaliland 😂