Aabbo Soomaaliyeed oo 10 sano ku noolaa Canada oo laga soo tarxiilayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Maxay tahay sababta aabbahan Soomaaliyeed ee 10-ka sano ku noolaa Canada loo soo tarxiilayo?

КОМЕНТАРІ • 57

  • @AmiraHassan-q8h
    @AmiraHassan-q8h Рік тому +15

    Ministerka Immigration iyo Ahmed Husein ba caawiyey anagana waanu u saxiixnay petition ki wana cancel gareyen deportationki ilaa lix bilood. Insha allah before that wu heli degananshihi.

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb Рік тому +6

    Ku saliya nabig❤

  • @alihmd9379
    @alihmd9379 Рік тому +5

    ‏وعسى أن تكره شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم والله يعلم وأنتم لا تعلمون
    Be heavy Somaali is a good

  • @akdream5313
    @akdream5313 Рік тому +8

    Waa Qorshe Reer Galbeed Wdaan In Aabayaasha iyo Qoysaskooda Lakala Fogeeyo Si Dumarka iyo Caruurta loola Wareego oo Gaalnimo iyo Khaniisnimo loogu beer .. Marka Soomaliyeey Baaraaruga ama Qoysaskina Lumiya

  • @mowliddilwom8173
    @mowliddilwom8173 Рік тому +4

    Illahaw xaqaaga hasugo inshallah, illaahay gacmaha hoosdhigo xaqaaga alllah ka helaysa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому +2

    Khayr ka ALLE ayaa og walal Canada kaliya khayr kuma jiro.
    Nabi muse wadan iyo xafiis madaxtooyo ayuu ka qaxay.
    ALLE ayaa awood leh iyagu waa sabab Inshalah ALLE ha idin ilaaliyo

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Рік тому +5

    Ilahey haku sahlo

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Рік тому +3

    Walee tarxiilkaa qeyrkugu jiraa oo hadhowna reerkada soo cesho sanadkaan dib ayaa looqaxayaa ilahey aniga iyo reerkeyga wadankeenii nagu cila anagoo caafimaadqabno aloow yaa kuyiraah ilmahaaga lacarar adoonyo waxtarimeyso anagoo xaabo shidanaa nooga fiican

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Рік тому +2

    Dee haku soo raacaan iskaga soo noqo wadankaaga ilaahay baa bariiskaaga qoraye maxaa la calaacalaysaan

  • @Kabtan11
    @Kabtan11 Рік тому +5

    Ilaahey waxaan ka baryaa in uu isku haayo familkaan cadawgana ilahey ka qabto

  • @fartunmohamed7616
    @fartunmohamed7616 Рік тому +3

    Allaha u saqiro aabahas ilmihisa Allah kama kaxeyo

  • @calibinturab0984
    @calibinturab0984 Рік тому +7

    How did you get Kenyan passport if you are not Kenyan, this is problem is people taking double nationality.

    • @ladydiana885
      @ladydiana885 Рік тому

      Kenya is a corrupt country, so you can get a passport if you pay bribe

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 Рік тому +2

    Allah ba Arazaqa bixiya hadi lagumusafiriyo mxa kadici .wadankadha kashaqeyso Ilmahadha diin laradso

  • @kmuuse26
    @kmuuse26 Рік тому +1

    Ilaahay walaalkeen cadawga haa uga hiiliyo

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 Рік тому +1

    Ilaahay hakuu gar gaaro walaalow ilaahay waxaa kavga baryaa inuusan adiga iyo qoyskaaga idinkala geynin ilaahay khayr ha idin waafajiyp

  • @yonisabdimaxamuud4808
    @yonisabdimaxamuud4808 Рік тому +2

    Dulligan maxa waaye Alle Wu hilmaamay subxanallah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Allaha idin fududeeyo kheyrna ha idiinku daro, bi idni laah kariim.

  • @xasanmuqtar3714
    @xasanmuqtar3714 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ soomali

  • @xareedcumar7200
    @xareedcumar7200 Рік тому +3

    😢😢😢😢 this is something we need all somali community members we stand on firm together and support each other's
    Then our voice will be heard and given us clear answers anything to due somali person if we try to work individually or independently we will never succeed and no one care about us. Ever immigrant in this country they have their own community. Weather they are Pakistan or Arabic Lebanon 🇱🇧 or any other immigrant. That's why they have strong 💪 power 🔋.
    Without that you can really do nothing.

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 Рік тому +1

    Dhulka hooyo wax dhaama ma jiraan. Somalidu ha aaminto Dalkooda caruurta ha la celiyo

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame Місяць тому

    Adeer waxaago dhanbaa mususmaasuqa wadan baad sharcigiisa wadataa hadana waxaad leedahay ma ihi see laguu aaminayaa markaa

  • @abdirahmanmahdi3125
    @abdirahmanmahdi3125 Рік тому +2

    niyaw meday raga nimadi iyo dal jeceelkii naagta iyo caruurtaba kuso celi xamar oo dadaal oo shaqeeso aar niyaw xili canada iyo dhul gaaled loo ooyo lama joogo e ilahay inta aad risiq xalaala waydisato dhul islaamna aad.

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 Рік тому

      Waa runtaa walee maanta dadbadan ayaa caruurtii wadila oo leh alow yaa nacelsha wle malinkaluu kasheekeyn

  • @saciidmakes
    @saciidmakes Рік тому +1

    maxaa ku jaban haddii dalkaaga aad kusoolaabato war soo celiya wixii meeshiisa diido

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl Рік тому

    ARINTAN MARKAAN DHAGEYSTEY SHARCI DARAAN U ARKAA ALLE HAYDIIN FUDUDEEYO INLADAAYO .YUUSUF AMEEN FROM WESTERN COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Рік тому

    Waa nio ku soo laabo dalkeeg
    Somalia khaledkaa iyo inadhoo la aant kalee taaga dalke keneya baa taahay
    Qomiiyad Somaliad taaheya ma tihiid baleweoyo iy kukuoo

  • @hibaqbarre737
    @hibaqbarre737 Рік тому +2

    Dawlada keenya cadayn uga keen oo hasheegto in aad somaali tahay

  • @Shirazy.
    @Shirazy. Рік тому +2

    Weligeen yeynan calaacalin… dalkaaga aad reer kaaguna ha ka dabayimaadaan…

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First Рік тому +1

    Qurbe joogtu waxay ku odhanayaan qurbaha waxba ma yaalaan ee dadku wadankooda ha aaminaan, maalinta la soo celiyana way wada baroortaan😂😂😂

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame Місяць тому

    Naa adigu maxaad markii hore u resbonsariwayday nitaad hadeer leefahay gudahaan ka ris boondaray

  • @ahmedabdilahi8941
    @ahmedabdilahi8941 Рік тому

    War wadankaaga ayaa kuu wanaagsan ee jooji cabashada

  • @DLuula
    @DLuula Рік тому

    Ninkan waa reer ifo xerada dadab. Daris ayaan ahan jirnay

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 Рік тому

    somaliya ku noqo waa caadiye caruurtaada iyo xaaskaagana kaxayso...somalia miyaanu wadankaaga ahayn..waar yaa illaahay yaqaan ...halkan finland somalia ayaa caruurtii iyo xaasaskii loo raray ,,

  • @prosl11
    @prosl11 Рік тому

    Subxanallah ilaahay haku fudeedyo laakiinse waxaan fahmiwayeey basaboor kenyan ah ayaad waddanka kusoo gashay waxaana naaa leedhahay kenyan mihii ?

    • @SWIFTZFN
      @SWIFTZFN Рік тому +1

      Qaladka ninka leh waayo adigo somali ah maxaa ku geyay passport Kenya ah oo hada waba kuso dhoftay oo kadar oo dibe dhal somali dhib badana oo hada waxaa hesata car qaxooti waaba fudutahay ina uu dacwoto ilmaha xaskada ninka uu dacwoto easy 6 month or 1 year I’m sorry
      Waad dag dagtay waxaa qeyr ku jira Allah oge ilmaha ka kaxeso LGBTQ baa wanka ku batay

    • @leiladagane
      @leiladagane Рік тому

      Wayabanahay

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 Рік тому

    In case hadey dhacdo. Ku dood nawada celiya aniga iyo caruurteyda iyo xaskeyga kaligaa yaan lagu celenin

  • @MalableMalable
    @MalableMalable Рік тому

    Somali baad tahay dhulkiisa gubey oo khiyaamo iyo been ku jooga dhul dadkii lahaa ka shaqeysteen anigu waxan odhan lahaa horana waan u idhi halayska soo saaro somalida waa fayras bilaa dawo ah kanada qabiil ayey isku dilaan mareykan sidoo kale waynu aragnaa waxa ka socda minesota horumar gaadhi mayso intey qabiil qurun walaaqanayso midna ogada adunku waa ina bartey inaynu nahay dad been iyo khiyaamo ku shaqeeya markaa cidna karaamo ka heli maysid meel walba waa lagugu yasayaa waxan ku talin allah u toobad keena wadankina usoo noqda

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar317 10 місяців тому

    Sorry 😢 waa aabo caruurka iy hooyadiis

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 Рік тому

    dadka jooga wadamada horumaray hanasoocaawiyaan

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 Рік тому +3

    Adoo wadankaaga dhaxdiisa gaajo kugu disho ayaa kaaga roon inaad wadan gaalo u hijroito

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 Рік тому

    Ninkaan waa laga saxan yahay isaga been iyo tuuganimo ku galay wadan uusan lahayn oo waliba canada ay tahay wadama adunka ugu adag xaga shruucda iyo immegrationka
    Bal eeg ninkaan Passport kenyan la qaatay Caanda dalxiis lagu tagay hadhowna qaxooti ahy la iska soo jaray

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Рік тому

    Yahooy: tayo iyo talo xume halkii dhaqash ibnu falaasho somali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali ahaa baqo togga goojacade caynabiyo oog iyo burco iyo hargaysa toos baqo cagta uba saarye oo halkaas iyo buuloxaar jaaha saaryayo awrtiisii caynka ugu giigsay oo reerkii somaliin khaldaanka falaan ahaa wakaas maanta hargaysa qaadkii ka waayayoo daybar xirane cajuuskii koora dhigay muuse biixi cabdi dagxada u taabtay oo maanta iidoor sharaf iyo xooga iyo awood iyo xoolo wuxuu lahaan jiray oo ku faani jiray togga goojacade bilo yar uguba beelay oo hadana dantiisu baday inuu cagtayeey i bixi uu deegamada SSC barqo cad uga cararay iyadoo garaadada daarood waano iyo abhin iyo ehelnimo iwm si kastaba wa ugu sheegay oo iidoor nabad iyo xasilooni muddo kuugu baaqin oo iidoorow miyaadan maanta dhadhamin caaqibada sharrkaad dhaaxo doonsay oo walaal lama cabaadee waa la caqliyo garasho iyo garaad iyo geesinimo iyo xaqq Allaah quwayntiis lagu diraaraaye oo dulmin laga fogaadaa si aan Allaah dulmigaaga kugu jabinin.

  • @ibrahimfarax2192
    @ibrahimfarax2192 Рік тому +1

    Sharcigaa loo diiday miyaa tolow

  • @AbdkarimWarsame
    @AbdkarimWarsame Місяць тому

    Adeer waad qaldantahay dariiq khaldan ayaad martay