SUBAC JIMCO MACALIN NUUR AWAL IYO ASXBATISA QEYBTA 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • subac macaan badan oo ay inoo aqrinayan macaliminta reer muqdisho subaca xuquqdisa waxa u dhawrantahay macalin mohamud macalin ahmed oo mareykanka ku nool

КОМЕНТАРІ • 30

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 3 роки тому +3

    2021 yaa ila dhageysanaayo oo ahay Qeirka jecel subscribe isara

  • @funnyman5583
    @funnyman5583 7 років тому +2

    masha allah macalin cali dheere & nuur awal waxaa iigu dambeeysay 1999 allow ifin xafid dhamaan tiinba

  • @axmednuur4112
    @axmednuur4112 2 роки тому

    Masha allah

  • @maalinfarahmahamed3928
    @maalinfarahmahamed3928 Рік тому

    Kher alaha insiya culumada

  • @maxamedwali120
    @maxamedwali120 4 роки тому

    Man Sha alh macLin nuur awal wa aabahay sxbkis Wana ninka igardaadshay i Alla idin xafIda macalin maxamed allow ku naxarisa macalnta dhaman Alla idin xFida

  • @daadirbukow1116
    @daadirbukow1116 7 років тому +1

    mashs Allah ustaad Nuur awwal ahaaaaa wan waayey sheekhaane aabay yaakhii xaguu joogaa

    • @ceynkasavic7948
      @ceynkasavic7948 7 років тому +1

      C/qaadir Xasan Bukow baraawe ayuu jogaa

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 роки тому

    Allhu akbar Allahu akbar wlh dad dadkii hore subacna subacyadi hore

  • @user-dq8vk1uc5c
    @user-dq8vk1uc5c 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤m.a

  • @Sheylilahmomin
    @Sheylilahmomin 7 років тому +3

    MaashaAllah kheer badan Allaha kaa siiyo macalin siciid Umul

    • @saciidumul
      @saciidumul  7 років тому +1

      mahadsanid akhii

    • @daadirbukow1116
      @daadirbukow1116 7 років тому

      Sheylilah Mumin Mucalim Nuur awwal xaguu kadanbeeya bro

    • @Sheylilahmomin
      @Sheylilahmomin 7 років тому +1

      Macalin nuur awal baraawe ayuu joogaa shacbaanki hore oo xamar yimid sidi ley sheegay

    • @daadirbukow1116
      @daadirbukow1116 7 років тому +1

      Sheylilah Mumin Masha Allah ilahy ha xafido waa ustaadkeenii nagu dhiirigaliyey quraanka barashadiisa

    • @Sheylilahmomin
      @Sheylilahmomin 7 років тому +2

      C/qaadir Xasan Bukow Aamiin

  • @subacleyda2891
    @subacleyda2891 5 років тому +1

    sxbkey lilaahi m mwxamed Alow kuu naxariiso Qabrigaa qeer Alaha kuku siiyo sxbkey Asaxaabta yutubka m maxamed igugu sow duceeya qabrikiisa inow ilaahey qeer kasiiyo

  • @aweysqalinle7471
    @aweysqalinle7471 3 роки тому

    Subacan markan arko walalkey macalin maxamad ayan soxasusanaa ilah haunaxarito

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 6 років тому

    Mashallah illahay khayr ha idinka siiyo

  • @cabdiraxiinibrahimbarawedi3583
    @cabdiraxiinibrahimbarawedi3583 7 років тому +1

    Deer Boqol soon ayaan ahay Macalin Awal Waxaan Ka rabaa inuu Subac Dareyiyo Mahadsanid

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 7 років тому +2

    Nuur awal sanadkii 2002 dii ayaa iigu danbeysay xaafada madiino muqdisho.

  • @husseinmustaf6169
    @husseinmustaf6169 7 років тому

    Ayada waminxeythu waa lagaboday kamaa arsalnaa fiikum ayaa loo booday waxaan filaaa inu wadadka ayada wamin xeythu qarajtu dhaxda kaga ciyaray ama kagafay dhaxda ayada raga youtubka so giliy Ina kajareen ayaan u maleynaa masha Allah soo baday subacyada uu kujura wiilka wakathalika jacalnakum umatan

    • @husseinmustaf6169
      @husseinmustaf6169 7 років тому

      Qadanaayo waayo aad ayuu u codmacan yahay really heart toughing subac i realy enjoyed it

    • @muuseadow6835
      @muuseadow6835 5 років тому

      Masha allah macalin cali macalin cismaan muude quraan ruugi

  • @safilul1974
    @safilul1974 3 роки тому

    Allah

  • @ALNUURTV
    @ALNUURTV 3 роки тому

    M.a

  • @maxamadciise1169
    @maxamadciise1169 7 років тому

    masha alh alow idin xafid

  • @ciiseshekhaxmed4562
    @ciiseshekhaxmed4562 5 років тому

    Ebowwe m maxamad ilaah janadii hakawaraabiyo

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 7 років тому +1

    Nuur awal sanadkii 2002 dii ayaa iigu danbeysay xaafada madiino muqdisho.