SUBAC JIMCO MACALIN NUUR AWAL IYO ASXABTISA QEYBTA 3

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • Wa qeybtii ooga danbeysey waxa mahad gar ah iska leh macalin mohamud oo subacan noo ilaaliyey

КОМЕНТАРІ • 20

  • @user-hj4rq5cb6d
    @user-hj4rq5cb6d 2 місяці тому

    M.a

  • @ceynkasavic7948
    @ceynkasavic7948 7 років тому +3

    Allow xafid intii nool intii dhimatay allow unaxariiso

  • @user-hj4rq5cb6d
    @user-hj4rq5cb6d 2 місяці тому

    Asc

  • @ciiseshekhaxmed4562
    @ciiseshekhaxmed4562 5 років тому +2

    Walaalkey m maxamad cabdule ilaah hakuu naxariisto ebow cade

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 2 місяці тому

      Waa kee alle ha u naxarariistee

  • @wattasab3592
    @wattasab3592 7 років тому +4

    Waan usoogabiyay haweenkaas oo lagu subcinaaye jalaadka jimco wayoo mucalimkeena nooma naxariisanjirin kalka waana ramadan ana maqaadan karo jalaadka jimco iskama xifdinin malintaas Haweenkii tan iga raacdi ilaah ayaa ug wooooow lkn hada aadbaaa ujeclahay jalaadkaaas runtiii subacna hadaa maqlo hur waakacarari jiray lkn hada waakufarxaaa alxamdulolaaah

  • @aweesali8161
    @aweesali8161 5 років тому +1

    maasha allah macalin nuur awal iyo macalimiinta kale aĺlah haidinka aqbalo

  • @jowhartv9015
    @jowhartv9015 6 років тому +1

    5:24 macalinkan cod ayo leyhy masha Allah

  • @omarjirow9554
    @omarjirow9554 7 років тому +1

    Masha Allah culamada Allah no xifdiyo

  • @ceynkasavic7948
    @ceynkasavic7948 7 років тому +1

    Macalimiinteda allow xafid macalin nuur awal iyo macalin maxamed cabdule

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 2 місяці тому

      Macalin maxamad cabdulle ma noolyahay walaal

  • @wattasab3592
    @wattasab3592 7 років тому +2

    Alaho akbar goormee igu danbeeysay subac oo an ufadhiisto oo aayad leega dafo waxaa igu dambeeysay afrika jowhar mar aan joogi waxaa xasoostaa haween ee Ramadan aheed ayaa subac jalaad jimco lasoobilaawe anigani waxaan iqa

    • @wattasab3592
      @wattasab3592 7 років тому

      FatmA mahmd

    • @Masago2025
      @Masago2025 5 років тому +2

      Quraanka barashadiisa waxaa ka culus heysmadiisa waxaana lagu xifdi karaa kaliya subac joogto ah iyo rawaatib

    • @mehmedc.qaadirfaracade6839
      @mehmedc.qaadirfaracade6839 3 роки тому

      @@Masago2025
      Waa saas runtii subac la,aan wuu ku dhumaa qur,aanka

    • @Masago2025
      @Masago2025 3 роки тому

      @@mehmedc.qaadirfaracade6839 hadad aragto quraan dhumay subac la.aan ama aqriski aa laga tagay faataxada 7 aayadood waaye 7 sami aana ku jurto mana naga dhunto sababta waxaa la.aqriyaa mug gashoow saasoo kale hadii loo aqriyo quraanka madhumaayo

  • @ahmedtowxidka8878
    @ahmedtowxidka8878 7 років тому +1

    masha allah

  • @mehmedc.qaadirfaracade6839
    @mehmedc.qaadirfaracade6839 3 роки тому

    Sheylillah alah akpar

  • @qamarmaxamud3931
    @qamarmaxamud3931 3 роки тому

    Subac macalin dufle

  • @mehmedc.qaadirfaracade6839
    @mehmedc.qaadirfaracade6839 3 роки тому

    Cajiip