- 10
- 166 998
saciid umul
Приєднався 27 лип 2009
بسم الله الرحمن الر حيم
Відео
SUBAC MACALIN ABUKAR DABAGOYE IYO ASXABTISA
Переглядів 25 тис.7 років тому
SUBAC MACALIN ABUKAR DABAGOYE IYO ASXABTISA
SUBAC JIMCO MACALIN NUUR AWAL IYO ASXABTISA QEYBTA 3
Переглядів 27 тис.7 років тому
Wa qeybtii ooga danbeysey waxa mahad gar ah iska leh macalin mohamud oo subacan noo ilaaliyey
SUBAC JIMCO MACALIN NUUR AWAL IYO ASXBATISA QEYBTA 2
Переглядів 52 тис.7 років тому
subac aad u macan oo ay inoo aqrinayan macaliminta reer muqdisho mahad gaar haka gaarto macalin mohamud macalin ahmed oo subaca noo so gudbiyay
SUBAC JIMCO MACALIN NUUR AWAL IYO ASXBATISA QEYBTA 1
Переглядів 47 тис.7 років тому
subac macaan badan oo ay inoo aqrinayan macaliminta reer muqdisho subaca xuquqdisa waxa u dhawrantahay macalin mohamud macalin ahmed oo mareykanka ku nool
Nabi Amaan
Переглядів 2468 років тому
Dikri lagu qaaday masajidka Shaficiyah ee magalada Desmoines gobolka Iowa
SUBAC DESMOINES IOWA USA
Переглядів 6248 років тому
Wa subac quranka kariimka wadanka mareykanka qasatan magalada desmoines gobolka Iowa
SUBAC DESMOINES IOWA USA
Переглядів 1 тис.8 років тому
Wa subac quranka kariimka oo lagu aqriyay wadanka mareykanka qasatan gobolka magalada desmoines gobolka Iowwa
subac quraanka kariimka
Переглядів 1,3 тис.10 років тому
wa subac aad u macaan oo inoo aqrinayaan culumadeena somaliyeed suratul qadri oo loo yaqaan inaa anzal ila faatixo dhageysi wacan
Allahu akbar
alamtara ilal malai ninka qadanayo magaciis
Asc
M.a
❤❤❤❤❤❤❤m.a
Macalinkeyga macalin Ali
Macalinkeyga macalin xasan naxrista jano ilah haka warabiyo 🥺🤲
Sanadkee waye
@@maskiino1003 sanadka subaca la aqriyay miya
Kher alaha insiya culumada
22:48 macalin Nuur awal ahaa yaa subac gadiyay talow halku ku dambeyay subac kuma arkin in badan allow ku xafid wa teamkii macalin abuukar dabagooye allah u naxariiste
Wallahi funaandaa xasuus ayey igu tahay Kuwait ee cunugaa uu wato xiligaa ayaa lagu kacsanaa
Masha allah
Allhu akbar Allahu akbar wlh dad dadkii hore subacna subacyadi hore
Macalimiinta magacyadooda noo sooqor wll mahadsanid
M.a dad qurbaha tagay hadana qur'aanka ku dhagan Alle ha idin barakeeyo Hana idinku amaasado
macalin shaylillahi
Subac macalin dufle
Nasoo boqo wll
M.a
Hadii ad subac kale kaheysane waxn jeclaan lahaa inad soo dhigtd channleka
Sxbow wiilkan qaadanayo ساء مثلا القوم الذين كذبوا بآياتنا wiilki subacyada maqalkn ah ay kaduubanyihiin miyaa?
Daud naasey
Haa isaga waye
This go crazy no cap. 12:59
Subacan markan arko walalkey macalin maxamad ayan soxasusanaa ilah haunaxarito
Sh.cali M.cilan M.naxar M.axmed dheere M.boqol. M.abuukar afgub M.dabagooye Intaas aa ka aqoonsady Inta dhimatay allah u naxariisto
Macalin dabagooye allah haunaxariisto
Allah unaxariisto Macalin abukar
Allah
2021 yaa ila dhageysanaayo oo ahay Qeirka jecel subscribe isara
Cajiip
Sheylillah alah akpar
Inta dhimatay allaha unaxariisto iyo inta nolol.
Mcln shidwayne Mcln naxar Mcln dabagooye Ayaa ah kuwa arky
M.a
Macalin Nuur Awal waa kee yuu kuxigaa yaase ka horeeyo Sheylillah midka ka horeyo miyaa
Kan bakoorada wato oo subaca tuusinayo waaye bro..,
Kan bakoorada wato oo subaca tuusinayo waaye bro
Macalim boqol noolow
Man Sha alh macLin nuur awal wa aabahay sxbkis Wana ninka igardaadshay i Alla idin xafIda macalin maxamed allow ku naxarisa macalnta dhaman Alla idin xFida
Aamiin yaarabi Macalinkena macalin xasan qabrigiisa alla ha u waasiciyo allana ha nuuriyo insha allaah
Aamin yaa Rabi
Cabdi dheere sidee tahay bro kkkkkkkkkkkkk
Macali Xasan EEBE ha u naxariisto yaarabi
AMin bro ismacil
Masha allah أهل القرءان أهل الله وحا سته❤😥
Mansha allah macalin nur Awal codkisa lagama dhargaayo qeyr alle hasiiyo
Walaalkey m maxamad cabdule ilaah hakuu naxariisto ebow cade
Waa kee alle ha u naxarariistee
Ebowwe m maxamad ilaah janadii hakawaraabiyo
Mashallah
Allaha u naxariisto abkoow macalin
sxbkey lilaahi m mwxamed Alow kuu naxariiso Qabrigaa qeer Alaha kuku siiyo sxbkey Asaxaabta yutubka m maxamed igugu sow duceeya qabrikiisa inow ilaahey qeer kasiiyo
Altaqwa studio nairobi aamiin
Rabi naxariistii jano haka waraabsho ameen yaa Allah
maasha allah macalin nuur awal iyo macalimiinta kale aĺlah haidinka aqbalo
mashallah allahu akbar
subac waa kii hore msh allh
mashaa Allah
m.a waaye
Mash allho
Maasha Allah Allah navigation namaateyn