Sahra iyo walaasheed Ayaan manhajkii Maraykanka ayay ku dhigaan dugsiga ILM ee Nairobi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лют 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 3 місяці тому +1

    Soomaliyeey aan taageerno ,oo aan dhiira gelino Hareri Media .
    Mahadsanid Hareri.

  • @Burco.
    @Burco. 5 місяців тому +28

    Somali people I have a question for you why doesn’t we give mister hereri to 1 million subscribers??? Doesn’t he deserve it???❤❤ come please 🙏 shame on

    • @muhammadamin620
      @muhammadamin620 5 місяців тому

      Haa

    • @cabdilaahixiis8001
      @cabdilaahixiis8001 5 місяців тому

      Hereri deserve i million sybscribers and above and always he is not only reporter but also he is teacher

    • @cabdilaahixiis8001
      @cabdilaahixiis8001 5 місяців тому

      Hereri is not only reporter also he is instructor teacher coach advocater and also advitizer

    • @ardaykaal6941
      @ardaykaal6941 5 місяців тому

      Kugula socdaa wuu u qalma

    • @naasirkhadar8370
      @naasirkhadar8370 5 місяців тому +4

      Haduu qabyaald iyo rer Hebel iyo cay isku dir ka hadli lahaa waa lasiin lahaa😂😂

  • @romantiquortiflah615
    @romantiquortiflah615 4 місяці тому +2

    MashaAllah. I love this school soo much. ILM is already the best for me🥰🥰. May Allah grant you the best Dr. Sahra and Ayaan. How i wish i was a child☺️☺️.

  • @muhammadamin620
    @muhammadamin620 5 місяців тому +6

    Dugsigaan aad buu u wanaagsan yahay , Insha allaah dhamaantiin waad imaan doontaan anigoo arday ah. Soo dhawadha.

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 5 місяців тому +6

    Walaashan way mahadsantahay, wayna dadaashay. Laakiin maadaama ay caruur soomaali ah wax barayso waa ianay soomaaliga si fiican u barato.

    • @abdiasisibrahim5903
      @abdiasisibrahim5903 4 місяці тому +1

      Taas waa waajibadka waliidka. Intaa hada iskulka qabaanayo baa kabadaan

  • @usthol7446
    @usthol7446 5 місяців тому +3

    Masha allaah those sister

  • @LegendaryMaestero
    @LegendaryMaestero 5 місяців тому +4

    Cilmiga wala radsha ila China, somaliyey waxbarta nigama karo😂😂wax kastaba barta maalin maalmaha kamida ah ayey na anfici❤❤

  • @Iskufilan4676
    @Iskufilan4676 5 місяців тому +3

    Fund rise haloo sameeyo hablaha si loo dhiiri galiyo dadaalkooda ❤

  • @AliAli-od6pj
    @AliAli-od6pj 5 місяців тому +5

    Great school, well done sisters. Making all somalis and muslims proud!

  • @ismailjama1913
    @ismailjama1913 5 місяців тому +3

    Great presenter Honorable Hereri for interconnecting Somali speaking community globally.

  • @user-he9hz2uw1g
    @user-he9hz2uw1g 5 місяців тому +2

    Maasha allah gabshahaani waa dadaaleen allah barakeeyo dumarku waa daacad qokii awooda school kaas ha ka faa iideysto

  • @mohamedyussuf7519
    @mohamedyussuf7519 4 місяці тому +2

    Masha allah excited .

  • @user-sk2yq2ju4b
    @user-sk2yq2ju4b 5 місяців тому +3

    Masha allah habalaha soomalida waa kuwo dadaal badan. Goobo badana guul kasoo hooyay.

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 3 місяці тому +2

    This is amazing school in Nairobi Kenya

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 5 місяців тому +3

    Maansha allaah hablahaas alle haw barakeeyo schoolka

  • @fastfilms2
    @fastfilms2 5 місяців тому +2

    Waxbarasho tayyo leh si aad u hesho bixu lacag fiican🎉wax waliba oo tayyo leh ayaa qaali ah

  • @user-vg3vx5jf1k
    @user-vg3vx5jf1k 5 місяців тому +2

    Walaalo gaarisa wax barashadeeda wax fikrad ah manooga haysa

  • @shahmatyussuf7901
    @shahmatyussuf7901 5 місяців тому +2

    Masha'Allah What a well thought and beautiful education centre. May it be a success for the proprietors, the students and their parents.

  • @sweetkokii
    @sweetkokii 5 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @Iman2359
    @Iman2359 5 місяців тому +1

    Masha Alaah Wa hormar wanagsan iyo dadaal badan wey mahadsan yihiin gabdhaha somaliyeed Sahra iyo Ayaan School qurux nadafad iyo Aqoon wanagsan ka muqato guulesta walaala yaal

    • @sahraahmed7403
      @sahraahmed7403 4 місяці тому

      mahadsanid

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 3 місяці тому

      Masha allah allah ha u barakeeyo ganacsigoda iyo dadaalkooda waana in aan garab is tagna gabdha soomaaliyeed ee wax bartay

  • @BashirAhmedMahamed
    @BashirAhmedMahamed 4 дні тому

    Mashll sister Dr sahar

  • @user-rm8uw6lk2d
    @user-rm8uw6lk2d 5 місяців тому +1

    Mcha allllah

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 5 місяців тому +1

    Somali they’re genius putting things together without any help from anyone start small then grow slowly best method doing business only somali communities master that because most of the other African communities have no patience for long run successful

  • @faarahsaed1
    @faarahsaed1 5 місяців тому +3

    ow that school really amazing 👍

  • @hamidabufa4458
    @hamidabufa4458 5 місяців тому +2

    Congratulation edo kaltuma noor poured of u girl ❤❤❤❤❤

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 5 місяців тому +1

    Mashallah

  • @Filbiri
    @Filbiri 5 місяців тому +2

    I would have liked to introducing one period for Somali language.

    • @sahraahmed7403
      @sahraahmed7403 4 місяці тому

      InshaAllah, thank you for your input.

  • @user-wn6yw9bv8h
    @user-wn6yw9bv8h 5 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @user-vn9ko8rd7e
    @user-vn9ko8rd7e 5 місяців тому +2

    I’m am so proud of you girls. allahuma bareek mashaAllah wish you both the best

    • @muhammadamin620
      @muhammadamin620 5 місяців тому +1

      MashAllah, they are doing a great job. It is a great school, good environment with great teachers.

    • @sahraahmed7403
      @sahraahmed7403 4 місяці тому

      Thank you

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 5 місяців тому +1

    msha alaah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 5 місяців тому +1

    Masha allah agood school

  • @user-ir1ot2vk6h
    @user-ir1ot2vk6h 5 місяців тому +1

    Man sha Allah dearest sister's congratulations

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 5 місяців тому +1

    👋 Weriye C/Salaan Hereri,Sahra Ahmed And Ayaan.

  • @HassanAli-me8tj
    @HassanAli-me8tj 5 місяців тому +1

    I love what they do ❤

  • @user-xk4oe6tx5o
    @user-xk4oe6tx5o 5 місяців тому +2

    Hereri waa nin qaaliya noolow sxb

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 5 місяців тому +2

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @mmh8047
    @mmh8047 5 місяців тому

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 5 місяців тому +1

    M.A.

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 5 місяців тому +2

    Rug cada saxaafadeed c/salaan hereri

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 5 місяців тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 5 місяців тому +2

    Bas school maleeyahay

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 5 місяців тому +1

    Horta waxaan layaaba adigoo qof muslin ah aad u saraysiisaan wax biliaadam qoray
    Manhajka maraykanku muxuu qiimo leeyah,
    Takale maxay soomaalidu u dhisanwaayeen dhulkooda saw sawaaxiligii mee aan ogaa ee soomaalida kaga siiyey sujuwi

    • @LegendaryMaestero
      @LegendaryMaestero 5 місяців тому +1

      Jaahil ba tehey runtii, gorme aqoon Ceeb noqotey, aqoontu wa la raadsada,tedakale aniga kulahadlaya 15 lukhad kuhadla, ilaa heerka waxbarasho athi horta ileen athiga dadkana ineey waxbartay kuhaysata Doqon ba tahay, aniga waxaan Rabaa somali ineey sheey kasta barataa waxba kamabadali kartid ileen aqoonta dadkeeda benu nahay , athiga dhiyar metahay aniga kubari ?😂😂

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s 5 місяців тому +1

    Casimadda somalia waa Kenya ma la odhan karra

  • @user-qq3st3wx8m
    @user-qq3st3wx8m 4 місяці тому

    PhD Holder oo Gabdah Somaali Ah MashAllah

  • @user-rz1ky7fg7x
    @user-rz1ky7fg7x 5 місяців тому +2

    😅😅😅laakiinse waxaan boodboodaa markaste hey yihiin muuqaalkaaga kubilowda😅😅😅

  • @ilhaanmaxamedisaaq4166
    @ilhaanmaxamedisaaq4166 4 місяці тому +1

    Lamber malhan miyaa lagala soo xariiro

  • @warsamea9462
    @warsamea9462 5 місяців тому +1

    Suaal? Hadiiba caruurtaan badankooda laga soo rarey america si ay dhaqankooda iyo diintooda uga lumin hadan warbixinta lagu xusey ineysan caruurtan musqabal fcn ka heleyn america waa maxey sababta caruurtan loogu mashquulinayo american curriculum oo kharashka inta la eg loogu boxinayo manhaj manafacaadkiisu qasaaro yahey?

    • @abdullahiabdinasir6943
      @abdullahiabdinasir6943 5 місяців тому +3

      Wxn umalaynayaa Culture iyo curriculum waa labo shay oo kala duwan.
      Curriculum inay soominguuriyaan micnaheeda ma aha inay culture soominguuriyaan.

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s 5 місяців тому +1

    Musqulha caruurta wey waa weynyihiin . Hhhhhhh

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 5 місяців тому

    Hal Talo Ayaan Inantaa Dadaalka Badan Ugu Darayaa Wllo Afkeena Hooyo Inkastuu Imika Noqdey Laangaab Hadana Ku Dadaal Afka Soomaaliga 100%98 waxaad ku Hadleysaa Luuqad Aaney Hooyadaa Lahayne😂

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂Hareri this video I watched it for 20 minutes ,you made it private 😂Have they delayed with your rights

  • @user-ei7is1ji3l
    @user-ei7is1ji3l 4 місяці тому

    I thought islamic studies are same regardless the they syllabus 😂😂

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 4 місяці тому

    Waar deze manzen woont in afeica

  • @fs292
    @fs292 4 місяці тому

    Manajka maray kanka is absolutely USELESS!

  • @husseinodowai1257
    @husseinodowai1257 5 місяців тому +1

    She forgot the language , she cannot construct one sentence of Somalii language she must mix with English

    • @user-cn4si5et3p
      @user-cn4si5et3p 5 місяців тому

      fu

    • @user-or4lu2nz4k
      @user-or4lu2nz4k 5 місяців тому

      shut up no one asked you cant even build a school so amus

    • @MohamedAmin-jn7rh
      @MohamedAmin-jn7rh 5 місяців тому +1

      Bro keep in mind your knowledge is not related with the language that u are speaking.

  • @aichahassan9284
    @aichahassan9284 5 місяців тому

    forgive me write to me The phone number of the school I need❤❤