Jacelkii Ahmed Cali Cigaal iyo Maryan Mursal ee dhexda u galay qabiil iyo haybsooc

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 5 місяців тому +10

    Midgaanta Alle weyne ayaa abuuray waana umad walaalaheenaaye inta necbeey illaahay idin soo hadee Aamiin 🤲,
    Umad lama habaaree.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 5 місяців тому +12

    Fanaan Axmed Cali Cigaal, Masha allah Markay yar yarayaan,isaga iyo Maryan Mursal Ciise Botaan😘iyadaa ka qurxan kana Dhaladsan, Maryan qurux, ❤.

    • @ShaahMacabe-so8nv
      @ShaahMacabe-so8nv Місяць тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 Рік тому +5

    Warshil tv waan soo dhaweynaya from xogmal media 👋 😊

  • @Samiiro-z8n
    @Samiiro-z8n 5 місяців тому +2

    Labo laghn weye❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajaxFarxaan-n4z
    @NajaxFarxaan-n4z Місяць тому

    Mashaa alh maamo maryan mursal ciise botaan iyo Axmed cali cigaal ilaagay haynidhawro

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому

    Ciise ileeye maxaa nasabkiisa ugaaraysaa axmed ma in gabdha wax laga sheegaad rabtaa xishood

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 5 місяців тому +3

    Bal fiiriya Ninkan Jareerka ah ayaa la leeyahay waa Nasab Gabadhaan Quruxda badana waxaa la yiri waa Boon!!! Majeertoonow maxaad u gooyn weydeen gabadhiina nool Idiris ka Jareerka ah weliba aan la hubin diintiisa

  • @sahraismail-dp2gx
    @sahraismail-dp2gx 26 днів тому

    S❤❤❤❤

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 5 місяців тому +1

    Subxaana Laah been cilad eebe keeney ma jirtee cilad Soomaali keentey weeyaan. Anaasu sawaasiya dadku wey siman yihiin, taqwada Alle mooye. Mida kale waa amar qoomna qoom kale yuu xaqirin dumarna dumar kale. 2 qof Oo isku hooyo iyo aabe ah kkkkkk aqliga foorara midna waa nasab midna waa la yasaa waa gabooye. Mohamed Gorgaarte iyo Mohamud Gorgarte 😱😱

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 5 місяців тому +1

    Waa been soomaalidu ma kala sarayso waa cawaannimo uun waxan an sheeganna

  • @halimajama7814
    @halimajama7814 2 місяці тому

    Asc

  • @sheersheer1896
    @sheersheer1896 4 місяці тому

    Maryan mursal markay yarayd faantax mabay lahayne imika waamxay faantaxdani islaantu dhalinyara nimadii iyo imikay maamo tahayba wayqurxoontahaye lakin fantaxda ayan garanwayay meshay katimi isna sidookale mafool xumayn.

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому +1

    Ina cigaal cidi nasab uguma faanto oo soomaali way ogtahay Ina cigaal ciduu yahay maryana cay nagama istaahisho

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 5 місяців тому

    Heestan waxaa qoray xassan qawdhan waxaana loogu digayey reer waqooyi tan maanta taagan ayaa looga digayey😂😂ha i sheegan inanyhy dadka kala dhex bax beenta

  • @ZarkawiKingjestey
    @ZarkawiKingjestey Місяць тому

    Haay😂😂❤❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 7 місяців тому +3

    Mama maryan mursal ciise ❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 11 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AadanCabdi-ht7qd
      @AadanCabdi-ht7qd Місяць тому

      Leelekkwwljjjw2kkekjehejehejjejjkejejjwkkednjwlwkwkkekwkwjjeh2h2hh22j2k23jj3jmeemeejekekwjjeejhehjejejekkekkeiw

  • @LaylaOmer-gv4em
    @LaylaOmer-gv4em 4 місяці тому

    ❤hobo nuura

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 5 місяців тому +2

    Caku qabyaalad
    Hoheey hoh
    Goormaanu ka gudbaynaa

  • @fathiaabdi747
    @fathiaabdi747 4 місяці тому

    .

  • @Seynab-c9h
    @Seynab-c9h 5 місяців тому +1

    War ninkan isaga African dhalad ah u eg

  • @adarsalah2068
    @adarsalah2068 5 місяців тому

    6th😊❤

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому

    Inuu gob yahay miyaa shaki kajiraa

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 2 місяці тому

      Ya gun marka qof qof ka sarya ma jiro