ilaahayoow xakiimoow soo hanuuni iyada iyo intii la mida cimrigaasay leedahay intaanan dhiman heesahaan barigaan yaraa qaadi jiray ayaan dabada u isu qabanayaa si aan loo bililiqaysan.hadaad dhimato ma hees baa ku taqaan oo kuu doodaysa markasaad ogaan ciqaabteedee ilaahay maryamaay haku soo hadeeyo maama soomaliyeed baad tahaye.
Ala Cyprus dhipadana Meel Ka xun waligaypa ma Tagin Wa wadan Aad Cunsuri u ah marka bulsha waynta somaliyed waxan ushegaya inay iska ilaliyan Cyprus iman shaheeda wa iga Tallo walaalayal
Nicmo Yasiin waxa ay tiri been maadan sheegin saas ayay ila tahay i hope, Mom amino waa gof qaali ah waxay na soo xasuusiday wanaaga dowladnimo aya leedahay iyo dowladnimadii ay soo martay taas tudhaantana la waa ilhow nasii
kkk Maryarey waa leydin marin habaabiyey islaamku fan xalaala iyo dhaqan nadiifuu ogolyey,,fanka waxa kusoo degtey suuratul shucara aadna u faahfaahisey, lakin kuwi dhaqan xumada idin baray fan bey idinku sheegeen. gabdhihii berigi walaalaha hargeysa badankood xijaab bey ku bilaabeen kuna heesi jireen, ee qofka aan taariikhdisa aqoon sida maryooley oo kale la duufsada.
kkkkk mamo marya mursal runta ka hadashay masha allah lacagta habrahaa 70jirada lacagta ku hartay in laga qaato waye kkkkkk funny biliiiqada wey socota
wow maryan mursal wallahay way igaga quslisey caafimaad iyo imridherer yaan ilaahay kaaga Rajeeyey AmiiiN
Qof cimrigiisi ku dhameystay munkar muxu tarayaa cimrigiisu??
Mama maryan mursal waa hoyo run sheeg ah waana dadka soo arkay dowladnimada somalia
Mamo mary mursal ciisse fananinti somaliyed ee fara ku tiriskii allaha adunka iyo akhiraba kugu karameyo dawladeni somaliyedna inoso caliyo
2020 inta dawaneeysi like
60nkii nabiga iyo 60nkeeda kala ala kala quruxbadanaaaa..subanaha melahan inlagushego magaciisa ma ahan
Maamo maryan cimri dheer allaha ku siiyo iyo Caafimaad&vibaado suuban
Maryam mursal iyo nimco yasiin wa isku cimri wa isku qabiil hadana maryam waa mamada ogol da'deeda iyo reer key ka dhalatey wey ogoshahay macha allah cimri dherer iyo cafimaad eebo ha kugu deeqo
ilaahayoow xakiimoow soo hanuuni iyada iyo intii la mida
cimrigaasay leedahay intaanan dhiman heesahaan barigaan yaraa qaadi jiray ayaan dabada u isu qabanayaa si aan loo bililiqaysan.hadaad dhimato ma hees baa ku taqaan oo kuu doodaysa markasaad ogaan ciqaabteedee ilaahay maryamaay haku soo hadeeyo maama soomaliyeed baad tahaye.
Amiin wll
Axyaa fananad mama maryan mouse alaa haku dhawro
Maryan Mursal Ciise (Bootaan.) Mahadsanid Walaal.
2024 yaa ila dhagaysanaya❤
@@CabdikariinCabdilaahi-dk3hy aniga
Mnsha allaah maamo mursal allaaha ku xifdiiyo Amiiin❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Heestey qaadeso magaced
2020 ya ila firsanaya
Me
Maama qaaliyaa oo aad ujecel wadankeeda 🇸🇴 iyo wadaninimada waa alla maama mcn kujecliyaa oo kugu xasuusi ogiyaa ''somaali u diida ceeb naftiina u diida caay '' alloow cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo hooyadeen soomaliyeed amiin . Again i love you maama maryan mursal ciise bootaan ♥️🙏🏽👈
alla ulaawo mama maryan. towbayarabi
❤❤❤❤ mama maryan mursal viva fanaanad qaran
Wow mamo maryan mursal 😍
Cadi mahan mamada
Bushaaro baande, Abdifatah yare , Maryan mursal, nimco yasiin, ikraan caraale, faarax murtiile legend iyo Maxamud amoore wan idin salaamay
Qac qac aha Gudomiye Sare
@@bashiir634
Si kal iyo laab ah ban ku salamaya zhp
This mum is really funny ilaahay ha kuu danbi dhaafo fanka waa laga deeriyay.......
Inta 2020 dawaneyzo like me
MSHA ALLLAH mom Maryann mursAl
W
07 01 2023 maamo maryama ❤
Heesta magaced sxb
12.26.2022 bn dwnyaa clipkn wlhy xnun weye wxy somalia soo mdhy
Mamo maryan mursal aadban ujeclahay Allah ku xafido Mamo mcn
Wllhy wey iga qoslisay 2020 /12/2 yadawanaya
Masha allah mama maryam waa funny😂❤
Maryan Mursal wat happened no social we love u Maryan mursal👌🏾😭❤️
She is so humorous and i naturally like her maryam mursal maa Shaa Allah
Hhhh
sumxana laah ilahaw tobada wafaji islan tan wayn eele in tanan dhiman ayan hesaya lailahay ilalaah sub xaaan waa wax lalayabo walahi
Maaymo maryan mursal ciise bootaan AlaHa kukaraameeyo❤️
Mama maryan mursal 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💝💝💝💝
4:46 🤣🤣.
MARYAN 🇸🇴MURSAL 👍 Ka Wadataa.
.
nin culus ay u tagtay Barre Maxamed Fiidoow waa Abwaan weeyn kuwii qarankA.
cimrigaan iyo heeso Ayaan u ordaa walahi waa yaab illhey tobada hana waa fajiyi yaa allh
Maryamo Khalif iñklñĺ
Lixdan wad kaweyntahey
Kunciil iskudugsi baan dhigan jirney
Maadhaaaaala.kunsano iyokabadan laygu khadarinaayaa Noliw baa lay dhahaayaa Xamdinaayaana Rabigey .yaa rsbi towbah.inta goirugiirtahay.Nafsadayda iyaa family ama dumaaar aan tNtani kaahay
Abwaan buufiye asxby
Mamo maryan mursal ale hakuxafido
mama maryan waa maama qaaliya oo maama qaran ah
Maamo iskatoobad keen maxad kuutari hadad lixdan gaartay qabriga kafikir waxa kaahorerya
Yailadegasenay 2020 like dac kusi
Maamo Maryan thank you Mama walaahi waad iga qoslisisay si aan caadi aheyn
Maryan mursal waa legend hhh Aad bay iga qoslisay qof walba naftiisa wu jeclayay😂😂😂
Ala Cyprus dhipadana Meel Ka xun waligaypa ma Tagin Wa wadan Aad Cunsuri u ah marka bulsha waynta somaliyed waxan ushegaya inay iska ilaliyan Cyprus iman shaheeda wa iga Tallo walaalayal
Inta fiirsatay 2021 like isaara
ilahay usolabo edo
Haaaayaaay .ka waran waa Axmed / maryan production.
kkkkkk i like this video...... so fnny maama maryan
cayuusha 143 mäxääcusub
😅😅😅😅 marayan mursal ilahay cimirga. Hagu dhereyo 2023
Heestey qaadeso magaced
Subxaana laah habarta qaawan madaxa ma Waa latay soo Nimco yaasiin maaha
Alle hku daayo maamo mcn
scw waa sax waa runtaa fariid
Scw
Cimrigaaga alla hadheereeyo iyo cibaaado suuuban alla hakusiiiyo
Runtii oo fana mama maryn mursal
Gabadhan parmaamijka wada waa ka helay. Waa gabdhihii iidoor ee la arki jiray. Can I get your phone abaayo?
funny waayay maryan mursal 70ees aa la ugaarsanaayaa may dhahday wlhi way iga qoslisay
Maryan moursal sa chanson
Wlhi plhi aniga sidhab ah ayad iiga qoslisay mom Maryan mursal waku tagersanahay Abid 🇸🇴🙏❤️❤️🙏🙏
kkkkkkkkkkkkkk u make my day mom
🤩
Astaqfurulah nabigeni 60 jirbu ku dhintan u maleya kulaha 😂😂😂
Nicmo Yasiin waxa ay tiri been maadan sheegin saas ayay ila tahay i hope, Mom amino waa gof qaali ah waxay na soo xasuusiday wanaaga dowladnimo aya leedahay iyo dowladnimadii ay soo martay taas tudhaantana la waa ilhow nasii
Mama maryan mursal♥️
She's a great school
gabay kaan markaan maqlo wn ooyaaa runtee ka hadashe mamo maryan mursal
Farxiyo555 0794409202 ū
Qaaatimokahayr waxa ugu daran aaakhirooooy
Hooyo maxamuud saleemaan maryam mursal ciise bootaan
really qof garaadleh weeye
Moma maryam mursal love you ❤❤
2023 dhac ku siii like
Sxb heesta eey qadeso magaced
kkk Maryarey waa leydin marin habaabiyey islaamku fan xalaala iyo dhaqan nadiifuu ogolyey,,fanka waxa kusoo degtey suuratul shucara aadna u faahfaahisey, lakin kuwi dhaqan xumada idin baray fan bey idinku sheegeen. gabdhihii berigi walaalaha hargeysa badankood xijaab bey ku bilaabeen kuna heesi jireen, ee qofka aan taariikhdisa aqoon sida maryooley oo kale la duufsada.
Mamo maryan ❤
Iyaaayeer, yariisay ama yar waatanaaye goortii xamar wadajiree aa laygu yeeraayar ilaaa hadadan aan jiree noolahee fursadna aan haystee gabadha khatraaaay.
Mama maryan ilhy haku xafido mamadey
Wlhi bilahay haday na hysta sheekada ay maryan mursal sheegayso islaamo waawayin ayaa le abaayo
Haa wlhi waa wax dhacay hada
haa
kkkkk mamo marya mursal runta ka hadashay masha allah lacagta habrahaa 70jirada lacagta ku hartay in laga qaato waye kkkkkk funny biliiiqada wey socota
26.11..2024 baan daawan cajiib
Respect mama Maryam
insha alah dalkena no hagagi qaxotiga ka bixi
Aamiin.aamiin
subxnalah nabi xata inta u ku dhntay ma taqan 60 aa u malayna kulhaa
MD Allah kabaqatid
love reer mudug ppl very funny...kkkkk
Ma ila Aragtay!! 06:30. Nimco Yaasin waa Beenteed inay ka agfadhiya ku leedahay waan maqlaa,,, Maryan Mursal waa Fanaanad qaran..
Walhi way iga qoslisay
Wasmosomali
Thanks
I Love summer
2024😢🎉❤
Amiin
Habyartey she is so funny i like her
hhhhhhhhhhhhh Mamma maryan weey iga qoslisay wlah :-)
2021 inta daawanaysa like iisaara
Aaaaaamiin aaamiiin
Lixdan kulahaa 80ka kor u dhaaf dib bay isu celinaysaa
kkkkkkkk funny maryan mursal
Mom maryan
I love you hoyo mcn ❤❤❤❤😢😢
Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkk wllh kal iyo laab Aya uqoslay maamo maryan musal ha igu soo dhicin waayay hee
walahi qosol fiicanmarkasa igu gudanbeysa ilaahow farxadeyda dib iguso celii 2013 2020
Maryan mursal 60sano madhaafto miyaa
Fatima Nour wllo way tahy waxey sheegtay mar la waraystay iney Gaalkacyo ku dhalatey 1950kii
30.khatro dahirqaran caday yarey gabadha waata.Xama wadajir.5
Sheko tolweyne aboow tali adigaa laguutaganyahay maryan walahelay aboow iyo hiindeey leehelyeey
caadi maahan sheekadaan
mama maryan yar mayalkay
muhandis iyo abwanimo
miridh hada marley hada
miim higaada maanso bal
maamuus iyo amaaneed
mama maryama aan dhaho
mugan waxanba odhan laha
maashee hadiyo marley hore
muusig heesta maryan mursal
maashee maqal maqsuudaaye
mama maryaney magaca
maamuus hadee jiro
sidii mursal kii aabbaha.