Normal Life Routine galabtii ilaa habeenkii baadiyaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 487

  • @nimcosaliim1561
    @nimcosaliim1561 3 роки тому +77

    Hambalyo dhaqan kaabo100k aadgaartay 200k insha allah

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 роки тому +4

      🥰🥰

    • @fadumocabdisaq6287
      @fadumocabdisaq6287 3 роки тому +1

      Xagad ga aragta inay 100g garty anaga ma aragne

    • @omarofficial24
      @omarofficial24 3 роки тому +1

      @@fadumocabdisaq6287 bananka ayuuba yaalaa qali

    • @fadumocabdisaq6287
      @fadumocabdisaq6287 3 роки тому +1

      Horay loma argi jirin maho

    • @aaaAaaa-yy6vq
      @aaaAaaa-yy6vq 3 роки тому +2

      @@dhaqankaaba7350 hoyo maka dhimate😭 anibo we dhimate abyo allaha unaxaristo qali iska shaqeyso UA-cam allaha ku barakeyo

  • @zuhraabdullahi1763
    @zuhraabdullahi1763 3 роки тому +20

    Mashaa ALLAH peaceful life enjoy it and keep sharing 💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹❤❤❤♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 3 роки тому +17

    Alle ha unaxariisto dhamaantood Hooyo iyo ayeeyo aamiin Aamiiin

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 роки тому +5

    Illahay haw naxariisto hooyo macaan iyo ayeeyo ba jannatul fardawsa insha Allah

  • @socialcali2522
    @socialcali2522 3 роки тому +39

    Alla cirku qurux badanaa masha allah❤😍

    • @ninween6865
      @ninween6865 3 роки тому +2

      Wlhi aad ayaan uladhacay cirka quruxdiisa Mashallah

  • @fartunabdullahi
    @fartunabdullahi 3 роки тому +11

    Masha allah abaayo hamigaga ilahay haku hargaliyo amiin ya allah hambalyo 100k subscribe from USA 🇺🇸

  • @um_Omar743
    @um_Omar743 3 роки тому +5

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا لي ولولديه وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات الي يوم الدين

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 3 роки тому +8

    Baadiyo wn kusookoray wn jeclhy inaan aado lkn waxbarasho ayan ku jiraa wnba uxiisy😭

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 роки тому +6

    Natural in Somalia masha Allah digsi caadi ahayn keep going my sister

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 3 роки тому +12

    Waa noolallal stress-keedda uu yaryahay Danbigeedduna uu yaryahay.
    Jidhka ayaa lagayaabaa in aad kadaasho, laankiinse qalbiga ayaa nadiif kuu noqonnayyaa.
    Maasha.allaaah.

  • @sulekhamustafa1361
    @sulekhamustafa1361 3 роки тому +2

    masha allh gabar wangsn fb ka so racay masha allh hor mar wacan abyo dhaqankagu ina ku faanto waa wax wangsn

  • @abdulrahmaansajaan7877
    @abdulrahmaansajaan7877 3 роки тому +1

    Wxan an u xiisay intan somalia ka maqna wa badiyaha iyo geela raaca iyo dhanka, gurintanka,canihi freshka ameelka lagu cabi jiray thnkz dear sister🖐🖐🖐

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +1

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN......

  • @deeqdeeq59
    @deeqdeeq59 3 роки тому +6

    Nalbadba dhackasisatay
    Miyigii ilbax Masha Allah

  • @najmocadey9450
    @najmocadey9450 3 роки тому +2

    Mash Allah xabbti waku tageraa hormar Wacan ku rajeynaa insha Allah

  • @zakariyasheikh7403
    @zakariyasheikh7403 3 роки тому

    0:57 Assalaamu Calaykum
    Ilaahayna (swt) ha cafiyo, ha u naxariisto oo ha siiyo jannatul Firdaus meesheeda ugu saraysa. Alle (swt) samir iyo iimaan ha ka siiyo😭😭😭

  • @farhiaali8457
    @farhiaali8457 3 роки тому +7

    Masha allah tabarakallah ciidii quruxda badnayt ee galgaduud maxan uxiisay🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @salatosman2209
    @salatosman2209 3 роки тому +4

    Congregation all dhaqan kabe people and all so ubax you are doing a great job waxan rabnaaa in aad noo qasho markale atooor mise dhidig sagare ah mahadsanid

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 роки тому +10

    Waad mahadsantahay haddii ay kuu suurtagaleyso englishkaa Yar meesha ka tir
    Normal life routine
    Ilama wanaagsana illeen meeshu waa dhaqabkaabo e

    • @saynabiitobintawil1092
      @saynabiitobintawil1092 3 роки тому +2

      Isha ayaa markiiba igaga dhacday waanan ka biyo diiday
      Inaga bedel wll khayr hele luuqadeena ayaynu ku faanaynaaye

  • @safitv2022
    @safitv2022 3 роки тому +6

    Masha allah dhul qurux badan, alle ha unaxariiso hoyo iyo ayeeyo.

  • @salmaosman6553
    @salmaosman6553 3 роки тому

    hmblyo walashey iyo reer dhaqankaba m.a 100k hmblyo iyo inkabadan 500k halakarsiyo walashena 👇👇☝️☝️💕🙌

  • @suleekhacismaan5662
    @suleekhacismaan5662 3 роки тому +6

    Masha Allah wllshy dhaqankaaba alle dartii baanku jeclahy xabbti ❤

  • @قمرزمان-ي1ض
    @قمرزمان-ي1ض 3 роки тому +7

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة ماشاءالله الله ولا حول ولاقوة الابالله تبارك الرحمن ربي يرزقك ويرزقنا ويسعدك ويوفقك الله يسلمكي وفقك
    إلا يوجد ترجمه اختي الكريمة اعانك الله على الخير وصلى الله على محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا

  • @nashaadahmed1130
    @nashaadahmed1130 3 роки тому +2

    maasha allaaah horumar wacan abaayo dhaqan kaaba horeey usocoo allaha kula garab galo howshaa hayso horumar wacan abaayo aadbana kuu salamaya adiga iyo inta kula shaqeeysa guul wacan abaayo😍🙏🏻😍❤️🌹😍🙏🏻😍🌹❤️🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌺🌹🌺😍🙏🏻😍😍😍😍😍

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 3 роки тому +1

    Hambalyo hambalyo ugu danben 100k waa gartay guul kurejenaa

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому +1

    Alleh hawnaxaristo Hooyo iyo ayeyaba Aamiiiin YAARABI 🤲

  • @QUEENMAGOOL
    @QUEENMAGOOL 3 роки тому +1

    Mash allh ciid qurux bafn iyo cir inba cadi ehen eyeeyo iyo hooyo mcn allbu naxariisto, 🤲🤲❤️

  • @aarkaburco3977
    @aarkaburco3977 3 роки тому +1

    maansha allh dhaqan kaab waa ku wataa
    waa in aan galgaduud gabdh dhaqann kaaba oo kale ah usoo doontaa from burco

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 роки тому +3

    You deserve more than that my sister. Guuleysa

  • @barkhadraage2173
    @barkhadraage2173 3 роки тому +1

    Alla miyiga jecliyaa iso duceeya inuu alle igeeyo waxban barta wan haleeli waaye

  • @sadiaosman3436
    @sadiaosman3436 3 роки тому +4

    Masha Allah galguguud iyo puntland waa isku lahjad xaabo qoryo jaajaabo 😂😂😂 intaba wan aqaan

  • @abdulqadirhusenali8146
    @abdulqadirhusenali8146 3 роки тому

    Wwwww m.a m.a marka hore 100k aad gartay hambalyo ayan kuleyahy waxan rajayhaynaa malin inan gaaridono 1M inshllh

  • @hamdicarabcabdi8036
    @hamdicarabcabdi8036 3 роки тому

    Mnsha allah mnsha allah wa hablihi somaliyed ee la arki jirey wll mcney kartidadan ka heley wll ale haku xafido dar ilahey wanka helaa wayo xsusban gala wana uxisey badiye

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 роки тому +2

    1:00 😭🥺🥺🥺 alle haunaxariisto hooyo iyo ayeeyo ba wllshy

  • @NajmaOmar-p9o
    @NajmaOmar-p9o 8 місяців тому +1

    Mashalaah abaayo horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @liishtech5050
    @liishtech5050 3 роки тому +1

    Salaam, talo muhiim ah iga qaado.
    Batery-ga aad kudaartay nalka, dhulka lagumaraagiyo. Ama lagu madaahiyo
    Marada wax kuubadala hadaad helayso, kubadalo huno.

  • @faadumomoha4773
    @faadumomoha4773 3 роки тому

    M.a wllshay Sha aad iyo aad baan uga helaa video yadada waana dhaxal gal wxy dad badan garan waayeen ataad garatey dhaqankena in lahor mariyo waa muhiim halkaa kahay guul aayan kuu rajaynaya💪💪💪♥️

  • @akh8501
    @akh8501 3 роки тому

    Dhaqankaabo waxaan ka baqi inta aad ku hayso liked ii saara in waqtigu kaa dhaco. Shalayna ma fcna

  • @siyadabdullah68
    @siyadabdullah68 3 роки тому +1

    M.a huno mcn saarka wankahele walhi abayo dar ilahy kujeclahy daqankaba channel horey usoco qali dumar 😍💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💓💓💓💓💓💓💓

  • @saidhersi1516
    @saidhersi1516 3 роки тому +2

    Mashalaah wlaashay Dumarkaaba guulayso hore usoc. Waan ku taageeraa waxaa igu. Cusub dhaqanka somalida WaA isku dhowyahay Inta badan Lkn baadiyaha hore Uma arag aqalada ooda lagu wareejiyay Hadaa iigu horsysay Guul wll hore usoco

  • @sowdajimcale821
    @sowdajimcale821 3 роки тому

    Masha allah gabar wngsan dhaqankeena sidata allah haino kaadaayo abyo waxan ku weydiina suaal waxn rajyna inaad iso jawaabtid xageed kajoogta galgaduud mida kle tuulada iyo baadiyaha midee ufcn carurta markey dhashaan magaalka keep going my sister

  • @simranabukarabdulkadir2388
    @simranabukarabdulkadir2388 3 роки тому +1

    Maashaallh mesha quruxbadana wa jawi dagan ❤️❤️❤️💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @yasmiinomar9793
    @yasmiinomar9793 3 роки тому

    Inshallah 1 million ayaan ku rajeynayaa inshallah mar dhaw

  • @alibashirwarsame8129
    @alibashirwarsame8129 3 роки тому +1

    Maasha allaah Wall allaha kubarakeeyo dhaqan caawiyaay
    Wax walba ooqurux badan baad noosoo gudbisaa waxaa rajeynayaah in aad dhawaan arooskaaga nalasowadaagtin bi idni laahilbaari

  • @halimacabdullecali3620
    @halimacabdullecali3620 3 роки тому +1

    mansha allah aad ayaan u jecleystay nolosha baadiyaha wey horumartay waxyaabaha aad soo badhigtona waa wax aan aad u aqaan in aan kuu imaad oon kuu soo martiyo ka waran dhaqan kaabay

  • @medi5890
    @medi5890 3 роки тому

    Walalaha Musliminta ilaahey dartis isoboqda sharudhaha waxyar aya igadiman 😭😭😭

  • @رحالالمدينه-ط5ن
    @رحالالمدينه-ط5ن 3 роки тому +2

    السلام عليكم اختي الكريمه
    اتمناه لك التوفيق 💖👍
    نطلب منك تقديم تتكلمي
    ( العربيه) متابعك من
    المملكة العربيه السعوديه
    المدينة المنورة👍💖💖

    • @jdjd9379
      @jdjd9379 3 роки тому +1

      حياتي هيه ماتعرف عربي

  • @asmiitochannel1281
    @asmiitochannel1281 3 роки тому

    Hambalo hambalo qliyee 100k wax ka badan alleh ha ku gaarsiyo

  • @267.abdialiwarsame6
    @267.abdialiwarsame6 3 роки тому

    Mansha Allah wlshy dhaqankaba inama caadi matihid, waxan kufaraxsanahy sidaad dhaqankeena ugufaanto, Wxaan dhihikaraa wxatay gabadha kaliya oo kudhiiratay guuleyso wlshy

  • @yasmiinomar9793
    @yasmiinomar9793 3 роки тому

    Dhaqankaaba waan ku jeclahy alle ha idin xifdiyo abaaaayo adiga iyo sayigaada

  • @jirfe
    @jirfe 3 роки тому +1

    Thank you sister l like your videos maasha alaah go forward

  • @saakiyaroble9991
    @saakiyaroble9991 3 роки тому

    Anagu hadan reer hargeisa nahay xabo ayan qoryah wayn nidhaha kuwa yar yaran xambus ayan nidhaha ama xaas. Greeting from Switzerland 🇨🇭. Wax ad bulka hortisa ku xadhayso max la yidha

  • @um_Omar743
    @um_Omar743 3 роки тому +3

    أجمل واحسن حياه

  • @naciimoabdisala7574
    @naciimoabdisala7574 3 роки тому +1

    M.a wlhi sax waye abyo alaha kuxafido mcanto horay usoco

  • @shabeelmudug9339
    @shabeelmudug9339 3 роки тому +1

    Apy0 markazta baadiyo jogtaa intee telphone ka iyo camerada charger uga hezhaaaaa

  • @AutumnHarvest24
    @AutumnHarvest24 3 роки тому +2

    Maa shaa Allah tabaraka Allah I love that life

  • @AhmedAhmed-cs9jg
    @AhmedAhmed-cs9jg 2 роки тому

    Dhaqan kabaay salan gobeed ina,adeer
    Ad ban u xiiseyaa barnaamujkaaga
    Mahadsanid wllo
    Horey usoco meelsare gaadh inshallaah

  • @khadarmedia3522
    @khadarmedia3522 3 роки тому +4

    Jawi mcn meshan kusoo barbaaray hadda sweadon aan jooga wan uxiisay 😭😭😭

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 роки тому +1

    M.a my sister waa nolol qurux badan

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 роки тому +1

    DHaqan kaaba waan ku jecelahay noolow horey u soco

  • @umuqamarchannel4312
    @umuqamarchannel4312 3 роки тому +1

    Abayo mesha lagama cabsado miyaa bahala yar yar iyo kuwa wawen majogan miyaa

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 роки тому

    Waa hooyadii alshabaab oo maanta weriye isu bedeshay waa xaaskii ugu horeeyey ee aadan ceyrow guursado waxay u dhashay lix caruur ah waa sadex wiil iyo sadex gabdhood wiilkeeda curad waxaa lagu magacaaba madfac

  • @mohamedhussein4070
    @mohamedhussein4070 3 роки тому

    Asc wankusalamay ina adeer sual ?badiyahan wa intee somali &kenya wamidkee??? Adiga oo raali ah

  • @صومالية-ر1ي
    @صومالية-ر1ي 3 роки тому +2

    Walaaley cinwaanka English haka dhigin maadama aad dhaqankii nooleynysid af somaliga ku dadaal

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto hooyo iyo ayeeyo qabrigana ha u waasiciyo

  • @ayanmahmoud2041
    @ayanmahmoud2041 3 роки тому

    Walikuma salam wa rahamatulAllay wa barakatu walashay waan kaa qaday salanta anaa waan ku salamay walashay

  • @aminoabdi5585
    @aminoabdi5585 3 роки тому

    Masha Allah wlhi nolosha badiyaha aya aad ufiican wanka helaa videoyadaada run ahaantii abayo horay usoco

  • @axmadcraxmaan1875
    @axmadcraxmaan1875 3 роки тому

    masha allah gabadh soomaaliyeed oo dhaqanka soomaaliyeed si fiican utaqaana

  • @Abdi.Professor
    @Abdi.Professor 3 роки тому +1

    farxad iyo xasuus wada socda. 100k hambalyo.

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 роки тому

    Masha ALLAH dhaqankaaba waad mahadsantahay muuqaal kaloo qurux badan nolol deggen barakoow

  • @hadaarihali9456
    @hadaarihali9456 3 роки тому

    MN sh Allah 💞 Mr hore Ayaa igu danbesay ilhy hku xifdiyo apayo wn u xisay inaan arko badiyE ❤️❤️

  • @ccasiismuuse4408
    @ccasiismuuse4408 3 роки тому

    Naag naag dhaftay wlhi dhaqan kaaba wan ku wataa hore u soco wllo

  • @امحمزة-خ7ك8ض
    @امحمزة-خ7ك8ض 3 роки тому

    Dhaqan kaaba hore usoco aad baad uhu mahadsantay soo gudbintaada qiimaha leh hanbalyo walaal. 100k

  • @qalanjoquruxsan8725
    @qalanjoquruxsan8725 3 роки тому +1

    Payo mcn wan kugu heystaa tllhi waxan so xusustey wagii miyiga tagey G. Xarardhere tllhi waa isku dhaqan isku deegan mar kan stress dareemo wan daawada dhaqan kaab viva ina hoyo waxan ku dhashey muqdisho hadane wan ka jeclhy miyiga love ban ku ahay🙏💋👸♥️

  • @luulabdi2448
    @luulabdi2448 3 роки тому +3

    Kkkkkkkkkk mansha Allah huno horay soco wlhi wan iga qoslisay Saa reerka udaqaney sa layabe Lkn bariska Sokorta kabadise

  • @nrx8684
    @nrx8684 3 роки тому +2

    Somaliya sidii wadanku u burbur xataa reer miyigii howshoodii weey gabeen, wexeey tolo jireen haamo la cugo oo biyaha iyo caanaha lagu keeydsado, balse hada wexeey isticmalaan caagag aan loogu tala galin in la iticmaalo marka saliidu lagu keenay ka dhamaato. Caagagu caafimaadka uma fiicno iska joojiya dhaha reer miya fadlan!!

  • @shshss1192
    @shshss1192 3 роки тому +1

    Mashallah waa ka helay codkaga abaayo hhh si dagan baa u hadashaa waxa ku dhahy ano relax dareemayo ba dhameesta muuqaalka hhh❤❤

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 3 роки тому +1

    Waxaan u garran xaabo oo kuwa yayar ah iyo Dogobyo oo kuwa waaweeyn ah.
    Qoryanne waa qaybta dhexe iyo kuwa waaweeyn oo kalliyah.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому

    Aniga xabo ayan u qana malin ayan miyiga tagay xiligu waa Barwaqo xidhadhka ama kaymaha kolba sida u taqanan biyaha ayaa buxa ta markay xolohi so xoroden cashaynay ayaa bananka dhawaq dhanto ayan ka maqalay waxay dhahen kalay Narac mesha hablo aya Nala socda wan racay sa dhantadi markay dhamatay ayaa qof walba ragi mesha dhantada tumayay gabar xus lagalay si u shukansado aniga ma qano wa marki kobad en imado sa mid ban iska daba galay ked ayan hos farisanay gabdhi isaga unba u shegaynaya kola wu amana kol u u gerara gabdhu ma hadlayso marku suaal waydiyo ayunbay ka jawabta waba dad iga dul qad badan wale malin kale ayan gela la racay waxu idhahay midki geljiraha aha gela la jog magalada tagaya hayeh ayan dhahay waxu dhahay hablaha dhalay yaysan Nirguhu Nugine ka ilali anigana haben Nimadi ayuu cano danbar ah isiiyay caloshaba I xanunaysa sarwalki geed ayan tartay bumo kaliya markay xiliga barqo tahay aya dhandho iqabatay Zaid ah mel ayan iska sexday ilaa habenki meshi cid la da ahayd ayan iska hurday ismana ogayn malinka aya badiye Nacay dib uguma labanin wa Nolal fican lkn way adagtayhy Nolashedu lkn dadku wax ka fican ma jiro way ku marti galinayan kadibna way ku wa raysanayan marka dharagto xiligana waxay ahayd 2010 waba u xisay❤❤😅

  • @ibonur9447
    @ibonur9447 3 роки тому

    Maasha allah gacalo ku faan
    Dhaqankeena walaalo
    Salaan baan kaaga soo dirayaa waqooyi bari Burco tog Dheer
    Halkaa ka wad wll.

  • @anfacosman1251
    @anfacosman1251 3 роки тому

    asc abayo dhaqankaaba wan ku salaamay ilaahay haku xafido gurceel miyaad joogtaa abayo

  • @rayaanaxmed9317
    @rayaanaxmed9317 3 роки тому +1

    Mnsha alaah xbbti horey usoco guuuuuuleyso in Insha Allah

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 роки тому

    Aah wa nolasha dhabtaa oo xalaashaa ilaahayow Ku nabad yeel inta Ku nool

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad4800 3 роки тому

    Wsc war matulahi wabarakad manshaalah my beautiful sister manshaalah ani routine dulkana Ku haysada walhi runtii it's so beautiful Walhi Inshallah wan jacelani laha Ina mar un tago alaha subxanaho wadacala ha du idmo Inshallah 🤲💋💋❤️💋🌷💞💋

  • @nimcomaxamedabuker8882
    @nimcomaxamedabuker8882 3 роки тому

    Walahi waan jeclahay meeshan inaa imaado ilaahy nabad ha igu keeno ani iyo familkega

  • @raxmacabdi7691
    @raxmacabdi7691 3 роки тому

    Masha Allah wlahi gawadhan dar Alan u jeclahay intey nolol jirto nolow qali masha Allah

  • @mr.guud-cadde5337
    @mr.guud-cadde5337 3 роки тому +1

    Wll keep going wllshy dhaqan kaaban.
    Anigu markaanan daawan chanelkaaga intaan like saaro oon videoga yarageeyo ayaaan ka noqdaaa.

  • @hamdi9266
    @hamdi9266 3 роки тому +3

    Masha allah 🥰🥰

  • @امصخيه
    @امصخيه 3 роки тому

    Asc walal aadban ufarxaa markan arko fiidyoyadad ,waxad tahay gabdhaha you tupeka isticmaala ta ugu xishodka badan in ta aan daawaday ,ilaahay ha kuusiyaadiyo halka kasii wad waxad noo so bandhigta nimco dadka miiga dagani ay haystan noo so badi hadan fursad uheli lahaa iman lahaa waxayna iiga dhigan tahy maraykan ka lasheego .

  • @habsoormedia603
    @habsoormedia603 3 роки тому +1

    ma xareedaa allaah macaan badanaa biyo baag ama bac kujira

  • @faizaahmed52
    @faizaahmed52 2 роки тому

    ما شاء الله سماء بتجننن يارب رحمتك

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 3 роки тому

    Auguri wllshyda 100k aa gaartay kama heeno hambalyada mrka waa sugeynaa hambalyada

  • @munorashiid1621
    @munorashiid1621 2 роки тому +2

    Mashaalah sisters 💓💕💗💖

  • @cabdallasamow6587
    @cabdallasamow6587 3 роки тому

    Masha Allah hambalyo wll guushaadha Allah hakuu xafidho.
    Ducadaadhana Aamiin dhamaanteen.
    Hormar wacan Insha Allah
    Jannadhaa ino balan ah.

  • @khadramohamed1280
    @khadramohamed1280 3 роки тому

    Masha allh hambalyo hambalyo xabbti 100k

  • @queenamaal6974
    @queenamaal6974 3 роки тому

    Hambalyo hambalyo abyo 100k kabdn kuu rajeynaa🥰🥰🥰🥰

  • @xasanmuxumed5587
    @xasanmuxumed5587 3 роки тому

    shukran wll Aad ayad u mahadsantahay dhaqankaaba

  • @aydidmohamed3843
    @aydidmohamed3843 3 роки тому +1

    Dhaqan kaba gurigeyga ban kaa maqalna caruurtii iyo odagii aawey

  • @khadijaadamofficial5489
    @khadijaadamofficial5489 3 роки тому +4

    Maàsha allah Hormar wacan abaayo 🌹🌹🌹🌹🇸🇴

  • @sadiaahmed9268
    @sadiaahmed9268 3 роки тому

    Masha Allah gacmahaagaad faas kadhigaty