I would suggest to Maldives government allow all Somalis to visit their country on Visa-free entry since Allah made us the cause of their conversion to the bautiful religion of Islam. 🤲
Haddii aan lays dafirayn somalidu waxay leedahay taariikh mugwayn Lkn nasiib daro somalidu ma taqaan Taariikhdeeda sido kale hadyanu nahay somali waxa habaar inagaga dhacay Qoraalka dhaxalka iyo xasuus qorkeena Waalidiinteenu kaliya waxay inooga tageen qabiilkaa ayaan geel ka soo qaadnay iyo reer hebel way inaga baqan jireen naxli iyo kala fogayn Hadaba da a yarta waxan ku dhiiri galinayaa inay ka baydhaan habdhaqankii awoow yaasheen
Maasha Allah horufadhi media aadbaad u mahadsantihiin waa taaroikh qurux badan oo mujineyso in soomaalidu mar lahayd hogaamiyeyaal caqli iyo cilmi usaaxiiba ( sheekh yuusuf alkowneyn illahow kuu naxariiso
Maldives In the Maldives, he is called Saint Abu Barakat al Barbari ("Blessed father of Somalia") and whose religious name was Shaykh Yusuf al Kawneyn.[7] He is also credited with spreading Islam in the islands, establishing the Hukuru Miskiiy Mosque, and converting the Maldivian population into Islam.[31] Ibn Battuta states the Maldivian king was converted by Abu Al Barakat Al Berber ("blessed father").[22] The Shaykh reportedly converted the islands into Islam by convincing the local King, Sultan Mohammed Al Adil, after having subdued Ranna Maari, a demon coming from the sea.[32] Sri Lankan Muslim settlement Edit Yusuf bin Ahmad al-Kawneyn is also credited with starting the first Sri Lankan Muslim settlement. It is located in western Sri Lanka and is named Berbereen (Beruwala) in honour and respect of the Shaykh.
horfadhi aadbaad u mahadsantihiin sida hufan ee aad ugu shaqaynaysaan dadka iyo dalka iyo dawladnimada waan ini bogaadinayaa illaahay ha ini barakeeyo aamiin aamiin
2020 ayan tariiqdeena islaamka ka hor qof ajaanib ah iga sheekeyay markas kadib ayan goaansaday inan tariiqdeena dib u baaro oo barto waxan ogaday carabta an sheeganayno in aan ka tariiq weyn nahay . Dhalinyaradi somaliyed waxan kula talin laha intay qabiil baranayan tariiqdoda inay bartan hadi kale qof kale aya tariqdada kaga shekanaya waxana daremaysa inad tahay qof liita oo jahil ka ah asalkiisa.
Maldives Waxay ka mid ahayd Africa waxayna ka mid tahay dhulkii dadka mad madow Iska lahaayeen Laakiin dad kale lagu abuurey oo weliba qaaradana Laga saarey ee gumeystayaashu raacsheen Asia 🌏. Iyo Australia sida jaziirad hada Australia hoostag ta oo la yiraahdo lagoon Island 🏝️ Africa lama kala qayb qaybin kaliya ee Waa la boobey dhulkii Africans ka 😥
Maldevis government should never ask a somali person for identification I mean yes it’s a different country but they still should give us Somalis the respect we deserve vise versa Maldevians are welcome in Somalia no one would ask them anything as long as they mention who they are they should get a land in Somalia they should be able to live in Somalia as their own just like we Somalis should be welcome in their island alhamdulillah islam brought us together we are basically the same people I’m sure there are soamlis from sheikh barkhadle live there right now
Maashallaah waa taariikh wanaagsan oo somalidu leedahay. Umadu waxay raacdaa taariikhdooda oo ku sal goysaa horumarkooda laakiin inaga way inaga hoos baxday inshalaah mar bay iman in iskulada lagu barto
Asc marka hore mahadsanid injinere sual madama u tariqda suldanka somalida aha ay ahayd sida lashegay 1346 shiiqa ow barqadle aad shegtay in uu geriyoday 1953 wakuma labadoda midka diinta ugu yeray mada ay labadas kharni ay udhexayso mudo lix kharni ah shukran
It is very important necessary and great value program for the journey was an amazingly. Wonderful and enlightening experience. I'm deeply grateful for your remarkable opportunity that's true. 🙏 🥰✅
Waxaan filayaa in halkaa khilaaf ka jiro, in sheek yusuf Maldives 🇲🇻 ku aasanyahay, soomaliduna inu awbarkhadle ku aasanyahay bay aaminsanyihiin. Somaliland.
@@abdiwarsame4290 haa lkin wa shekh caana oo tan iyo marku dhintay qabrigiisa lasiyaaranayay, sida awgeed aya logu badinaya in uu shekh yusuf ku aasan yay SMLN, wana shekhi dhejiyay higada af somaliga e carabiga alif wax maale.
Anigu waxaan qabaa kuwaan asharaaf ama carab an nahay dhahaya marwalba ay soomalida markey wada hadlayaan ama danahooda ka hadlayaan aad ka aamustaan o ad carabnimadiina aad marwalba sheegataan aad ku ekaataan o aad ajaanib soomali bartey aad ku ekaataan xumaana igama aha waayo carab oyo soomaali meel mawada galaan
Aw Barkhadle ama sheekh Yusuf alekowneyn waa wadaadkii higaada carabiga soomaaliyeeyey,Alif la kordheebay,alif la hoos dheebay.alif la goodey. Sheekha aad baa loo siyaaran jiray,laakiin intii wahaabiyadu timid,hoos u dhac badan ayaa siyaaradiisii ku timid.
Sheekhaas wuxuu ahaa sheekhaal, ee beenta jooji. Reerka Ku fidiyey geeska Africa diinta, waa Sheekha ka yimid Hijaaz. Ee Fiqih omar binu Ridaa oo ah Ninka ay ka farcameen qabiilka sheekhaal.
*NINKII #MUSLIMYEY SH_AWBARKHADLE KUDHASHAY ZAYLAC BUU AHA OO #IBNU_BATUTA AYUU AHA NINKII BOOQDAY XILIGII uu ka #TALINAYAY #Abd Aziz Al Mogadishawi, oo #Somali Aha Isaguna markii Diintu Soo Gaadhay #Sultan_Ahmad Shanurazah ayaa GACNTA #SH_AWBARKHADLE o Somali Aha Ku Muslimay Sultan ku waakaas #TAARIIKHDA SAXDA EE QORAN*
Asc soomalida diciifnimadooda ninkii magac lahaa ama magaaladuu kayimid qaar baa ku faanaya xaga qaarka kale ay mucaaradayaan ayagoo magaaladaas qabiil ahaan ku riixaya waa wax laga xumaado in ay isku qab qab sadaan ninkii magac leh
Marka soomaali Allah kacabsato oo diinta macaan sisax ah u barato sida culimadii hore ee aan (wahabiga ahayn iyo qabyaalada qurmuun) iska tuuraan .aduunka ayakaa hogaamin insha Allah.
Maasha Allaah.
War ninyohoow wax fiican ayaad sameeyseen Taariikhda maad noo sii wadaan
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN. ..
اللهم امين يا رب العالمين
Somali ahaan waxaan ubaahanahay Tv rasmi ah oo reer Horufadhi u sameeyaan jihaynta umadda somaliyeed inshallah
Somaliya ha NolaTo_🇸🇴💙
I would suggest to Maldives government allow all Somalis to visit their country on Visa-free entry since Allah made us the cause of their conversion to the bautiful religion of Islam. 🤲
Meeshi aay Soomaalida takto waa laga nacaye dadkas ha ugeyn nabad ayay ku joogan fidno kama bixi karane.
Jasiiradda maldeves waa dad Asian iyo dad asal ahaan somaali ah. Haddii aad somaali tahay aad ayaa luguu ixtiraamayaa
already Somalia is one of the list of Visa Free entry for two months
Haddii aan lays dafirayn somalidu waxay leedahay taariikh mugwayn
Lkn nasiib daro somalidu ma taqaan
Taariikhdeeda sido kale hadyanu nahay somali waxa habaar inagaga dhacay
Qoraalka dhaxalka iyo xasuus qorkeena
Waalidiinteenu kaliya waxay inooga tageen qabiilkaa ayaan geel ka soo qaadnay iyo reer hebel way inaga baqan jireen naxli iyo kala fogayn
Hadaba da a yarta waxan ku dhiiri galinayaa inay ka baydhaan habdhaqankii awoow yaasheen
Aaw barkhadle ama shekh yusuf alkownen waa ashraaf
@@abdisalan7515 waa somali baa iga badan sxb macno ma samaynayso
Waa reer hebel
@@abdisalan7515 Ajuuraan taariikh dahabi ah ayuu somaali dhaxalsiiyey .intaas ha ku deeqdo sxb .ha nagula soo meeraaleysan ashraaf iyo carab jaahil ah
@@abdisalan7515 somali weye bas🇸🇴 halyeeyada qabiil ma lahan moryanta aya qabiil leh
@@SomaliGirl-vh2qwshekh waa halyey somaliyeed oo shaqestey umada dhan islamiyey waa dadkii hore ee qiimaha badnaa
*MALDIVE IYO MADGASGSR 60% WAA **#SOMALI** MA OGTAHAY IYO COMOROS*
Yaa kuu sheegay ducaqabto.
@@hamdahassan1360 *INAGA SO QURXI HADALKA DUCAQABE dheh Taariikhdyahana aya Ii Sheegay*
Beenta
SHALAY INAGA WAX BADALAYNAY
""MAANTANA INAKAA LA INA BADALAYA🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Geel ayaan lahaa waxaa kafiican digagad ayaan leeyahay hada hada maxaa nahay wuxi horey iskadaaye
Mashallah ilaa faraaciinta Somali udgoon iyo caraf ayeey ku nisbaneed.
Qeer Allah ku siiye taarikhad somali inoo so badiya
Mansha Allah
Horufadhi Media Allaheyow xafid Suleman xaashi eng yaasiin Noolaad cod hadlaasi ah
Aamiin Aamiin yarabi wall
taasi waa run boqortooyada Ajuuraan
Ogaden ayu aha
Maasha Allah horufadhi media aadbaad u mahadsantihiin waa taaroikh qurux badan oo mujineyso in soomaalidu mar lahayd hogaamiyeyaal caqli iyo cilmi usaaxiiba ( sheekh yuusuf alkowneyn illahow kuu naxariiso
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin
Allaah Amarkii, warkani waa mid iicusub.
Maldives
In the Maldives, he is called Saint Abu Barakat al Barbari ("Blessed father of Somalia") and whose religious name was Shaykh Yusuf al Kawneyn.[7] He is also credited with spreading Islam in the islands, establishing the Hukuru Miskiiy Mosque, and converting the Maldivian population into Islam.[31] Ibn Battuta states the Maldivian king was converted by Abu Al Barakat Al Berber ("blessed father").[22] The Shaykh reportedly converted the islands into Islam by convincing the local King, Sultan Mohammed Al Adil, after having subdued Ranna Maari, a demon coming from the sea.[32]
Sri Lankan Muslim settlement Edit
Yusuf bin Ahmad al-Kawneyn is also credited with starting the first Sri Lankan Muslim settlement. It is located in western Sri Lanka and is named Berbereen (Beruwala) in honour and respect of the Shaykh.
Good to know, thanks for sharing this valuable information.
OO TALAW SULDAANKAASI QOLOMA AYUU AHAA KK
OO MA QOLAKALE MIYUU NOQON KARAA ASAL WAXAA SULDAN ISKALEH SO GARXAJIS MAAHA UGAASNA SO CIISE MAAHA KKKKK
@@alihujaleh8627 From Bucur Bacaer Kingdom.
@@alihujaleh8627 muhiimada inu Somali yahay waaye qabiilla qowmiyada ka sareeysa caqliga ka kor
horfadhi aadbaad u mahadsantihiin sida hufan ee aad ugu shaqaynaysaan dadka iyo dalka iyo dawladnimada waan ini bogaadinayaa illaahay ha ini barakeeyo aamiin aamiin
2020 ayan tariiqdeena islaamka ka hor qof ajaanib ah iga sheekeyay markas kadib ayan goaansaday inan tariiqdeena dib u baaro oo barto waxan ogaday carabta an sheeganayno in aan ka tariiq weyn nahay . Dhalinyaradi somaliyed waxan kula talin laha intay qabiil baranayan tariiqdoda inay bartan hadi kale qof kale aya tariqdada kaga shekanaya waxana daremaysa inad tahay qof liita oo jahil ka ah asalkiisa.
Carap ha odhane waxad tidhaahdaa umadaha qaar carapta ma jiraan umad ka xadaarad horreysay
Yaga umadaha ugu mudan xog xadaarad
Hapdhaqankapa
waa taarikh qiimo badan runti
Mahadsanid enginer yaasiin 👍👍
Mahadsanid
Maldives Waxay ka mid ahayd Africa waxayna ka mid tahay dhulkii dadka mad madow Iska lahaayeen Laakiin dad kale lagu abuurey oo weliba qaaradana Laga saarey ee gumeystayaashu raacsheen Asia 🌏. Iyo Australia sida jaziirad hada Australia hoostag ta oo la yiraahdo lagoon Island 🏝️ Africa lama kala qayb qaybin kaliya ee Waa la boobey dhulkii Africans ka 😥
Great Shaw brother manshallah
Mashallah engineer bilaaw fiican waaye bisinka
Mahadsanid sxp ijiner yassin
Horfadhi wamahad sn tihin guuleysta
Maldevis government should never ask a somali person for identification I mean yes it’s a different country but they still should give us Somalis the respect we deserve vise versa Maldevians are welcome in Somalia no one would ask them anything as long as they mention who they are they should get a land in Somalia they should be able to live in Somalia as their own just like we Somalis should be welcome in their island alhamdulillah islam brought us together we are basically the same people I’m sure there are soamlis from sheikh barkhadle live there right now
So much thanks eng: yassin .
Masha allah horumar wngsan
Horufadhi media 🙏
Wa tarikh dheer
HM runtii waxbadan oo umada ka qarsona ayay natustay Alle haidin xafido dhamntiin HM
ابو بركات البربراوي carabta waxey kushegaan inoo ahaa nin marookaan ah somali ahaa masaxbaa wll mahadsanid
Alif la kordheebay
Alif la hoosdheebay
Alif laa gooday
Alle ha u naxariisto sheekh ibraahin aw barkhad leh
Qaar ayaa ku odhanaya carab ayuu ahaa ninka hal abuurka lahaa ee oromada somalida canfarta dadyawga kushitiga ah oo dhan luuqadahooda fahansana barnaamijkan iyo taariikhdan ayaa inoo marag fureysa inuu somali ahaa
Maashallaah waa taariikh wanaagsan oo somalidu leedahay. Umadu waxay raacdaa taariikhdooda oo ku sal goysaa horumarkooda laakiin inaga way inaga hoos baxday inshalaah mar bay iman in iskulada lagu barto
Waa taariikh dhaxalgala ilaahay haku xafido 👍👍👍👍
Mshalah alle haaygeeyo haalkaa mshalah kiristaan ayaan moodayeey
Asc marka hore mahadsanid injinere
sual madama u tariqda suldanka somalida aha ay ahayd sida lashegay 1346
shiiqa ow barqadle aad shegtay in uu geriyoday 1953 wakuma labadoda midka diinta ugu yeray mada ay labadas kharni ay udhexayso mudo lix kharni ah shukran
allaahu akbar rabiyow inoso celi cizigeeni 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
يا أخي قل : عبدالعزيز المقدشي ✅
لا تقل : عبدالعزيز مقديشوا❌
It is very important necessary and great value program for the journey was an amazingly. Wonderful and enlightening experience. I'm deeply grateful for your remarkable opportunity that's true. 🙏 🥰✅
Dhuxuleysigii Dirta daaqsinta oo si xoog leh ugu baahday Gobolada jubooyinka .waxayna sababtay in jubaddii hoose isu bedeshay saxaarihii magafaha ee ku yiiley Libya🌳🌳🔥🪓🚧🏜️🐪⚖️🇸🇴
Kenya dhulkeda in dhir laga jaro ma ogola anagana dhulkeni saxaro ayay ka dhigtay 😥 dadkenina waa kan abaarta leysay 😥😥
Masha ALLAH
sheekh yuusuf kawnayan wa isla sheka aw barkhdle ee ku aasan somaliland
Waxaan filayaa in halkaa khilaaf ka jiro, in sheek yusuf Maldives 🇲🇻 ku aasanyahay, soomaliduna inu awbarkhadle ku aasanyahay bay aaminsanyihiin. Somaliland.
@@abdiwarsame4290
haa lkin wa shekh caana oo tan iyo marku dhintay qabrigiisa lasiyaaranayay, sida awgeed aya logu badinaya in uu shekh yusuf ku aasan yay SMLN, wana shekhi dhejiyay higada af somaliga e carabiga alif wax maale.
Asc dhaman wd salaman tihiin ma arko xuladhada dunida maxan sameyaa
HORUFADHI MEDIA AAD IYO AAD BARNAMIJKA XULASHADA DUNIDA CAALAMKA OO IDIL 👏✅
Somali bana muslimiyey maldavis
Dadkani waa NASSAB.
Somalida ookale ma'aha.
May ALLAH protect them.
Maldives Waxay ka mid tahay dhul uu turkey doonayo inuu difaaco mustaqbal ka, waxa u Soo miciya lisanaya hindiya ama hunduus ka .
MAHADSANID HORUFADHI MEDIA
Mansha Allah, barbilaw wanaagsan, Bisimilahi Raxmaani Raxiim
Shao Wacan horufadhi
Manshallah wll waa taariikh mudan in lasheego
Asckm masha allaaah
Soomalida warka sida ay rabaaan u dhigaan malaha sheekh cali daarood miyaaa dhahnaa mise sheekh cali somali
Magacaas kale 👨 iga daaya 🤣❤🇸🇴✌
AAD BAAN IDIINKU BOGAADINAYAA KU BILAWGA BISNKA OO AH BILAWGA SHAY KASTA OO AH IN ALLAH LA AMAANO IYO SALIGA NABIGA(NNKH) INTAA MARKA LA SAMEEYO, HADSL KASTAA OO AAN MACAADI AHAYN WUU BARAKOO AYAA.
SALIGANA RAACIYA HM AAD BAAN IDIIN JECELNAHAY.
Mahadsanidin
Nin Kaasi Ciidagle ayuu ahaa
Insha Allah Somalia mustaqblka dhow inan hogamiyan raba
Sxb khariirad ahaan ma isku dhawnahy
Xadarada somalidu wy saraysay hadii tarikhda somalida la ilaalin lahaa
Shiiqaas waxu aha somali waxu aha suldaanmada ajuraan
Asc
Anigu waxaan qabaa kuwaan asharaaf ama carab an nahay dhahaya marwalba ay soomalida markey wada hadlayaan ama danahooda ka hadlayaan aad ka aamustaan o ad carabnimadiina aad marwalba sheegataan aad ku ekaataan o aad ajaanib soomali bartey aad ku ekaataan xumaana igama aha waayo carab oyo soomaali meel mawada galaan
Wansugayay❤️🥺🥰📌
Mashalaah
Mashaallah
WALALOW NOSO GELI SIDAY KENYA KU QADATAY NFD ETHOPIANA DOWLAD DEGANKA THANK U
Aw Barkhadle ama sheekh Yusuf alekowneyn waa wadaadkii higaada carabiga soomaaliyeeyey,Alif la kordheebay,alif la hoos dheebay.alif la goodey.
Sheekha aad baa loo siyaaran jiray,laakiin intii wahaabiyadu timid,hoos u dhac badan ayaa siyaaradiisii ku timid.
Scheikh aboyoonis weye sow maha
@@assad3649 Abayoonis waa qabiil soke,in sheekhu aad uga horeeyaan filayaa,laga yaabee inaanu Soomaaliba aheyn.
Wararki manta away saxibayaal
Somalia 🇸🇴 hanolaato
Bro ilove you
Wa Isaaq
Ajuuran Ku Maxay yihiin markasta waan arkaa kasoo hadal mawduuca
waaw werihii khatarta ahaaaa
Waxaan nahay ummad taariikh iyo xadaarad fac weyn leh laakiin aan ka faa'iideysan waxa dib inoo dhigay oo horumarkii naga daahay waa Reer Hebel QABYAALAD & MUSUQMAASUQ kaasoo dalkeena ragaadiyay nagana indha tiray Horumar iyo isku tashi inaan gaarno.
Maldives ninkii sababta u ahaa islaamidooda wuxuu ahaa nin marooko u dhashay taariiqda dib haloo baron culimadu weyka sheekeeyaan ninkan somaliga ahina in uu ku caawin jira diinta waa macquul ileen somalidii hore diinta aad bey ugu fiicnaayeen
Somalia Hanoolaato
Sheekhaas wuxuu ahaa sheekhaal, ee beenta jooji. Reerka Ku fidiyey geeska Africa diinta, waa Sheekha ka yimid Hijaaz. Ee Fiqih omar binu Ridaa oo ah Ninka ay ka farcameen qabiilka sheekhaal.
Asc,wuu kaa khaldanyahay maggaca AW- BARKHADLE,Maxaa yeellay waxaa la odhan jirray,
1.shaykh- yuusuf Al-kawnayn
2.ibnu shaykh -maxmuud,
3. Ibnu saciid(sammaalle).
Wa BILLAAHI Tawfiiq.
Warkaan waa war lasoo dhoob dhoobay
Correction Abdiaziz Al Muqdishawi suldaan ma aheen we wuxuu ahaa governor.
Sheikhu barbaraawi kuma koobnayn qisadiisa Maldives oo kaliya ee waxa uu diinta illahy gaarsiiyey wadanka sri lanka waxana uu ka dhisay masjidkii ugu horeyey hadana ah kan ugu wayn sri lanka waxa uuna asaasay magalada beruwala oo loogu magacdaray berberi
ILaah baa og xaqiiqda dhabta ah
SHARMAAKE AYUU AHAA
Shalay inaga ayaa aduunka wax kaba badaleeynay maantana inaga ayaa dhankeena wax laga badalayaa
👍👍👍
jasiirad la yidhaxdo Maldavis ma maqlin weligeigi
SOMALI HADAYNU NAHAY WAXAYNU LEENAHAY XADAARAD IO ILBAXNIMO GAAMURTAY LKN WAA LA INAGAA QARIYAA SI AYNAAN TAARIIKHDENA U OGAAN
*NINKII #MUSLIMYEY SH_AWBARKHADLE KUDHASHAY ZAYLAC BUU AHA OO #IBNU_BATUTA AYUU AHA NINKII BOOQDAY XILIGII uu ka #TALINAYAY
#Abd Aziz Al Mogadishawi, oo #Somali
Aha Isaguna markii Diintu Soo Gaadhay
#Sultan_Ahmad Shanurazah ayaa GACNTA #SH_AWBARKHADLE o Somali Aha Ku Muslimay Sultan ku waakaas #TAARIIKHDA SAXDA EE QORAN*
Awoodda ciidanka Soomaaliya......●
ua-cam.com/video/z1USng6_H98/v-deo.html
Asc soomalida diciifnimadooda ninkii magac lahaa ama magaaladuu kayimid qaar baa ku faanaya xaga qaarka kale ay mucaaradayaan ayagoo magaaladaas qabiil ahaan ku riixaya waa wax laga xumaado in ay isku qab qab sadaan ninkii magac leh
Sheer
Camow waxa berberaawi aad udiiday berbera mudishaawina ugu oglaatay inu kasoojedo muqdisho iisheg
Wuu sheegay wlhi cuqdada kudhaga tirtay hhhh
Imam Awbarkhadle Ahmed waa awoowga 3xaad ee Samaroon Saciid.
Sida uu sheegay Dr I M Lewis.
Samaroon saciid ayuu u ahaa Awoow.
Maaheyn dadka beenta kadaa scheikh gari koombe buu ahaa waliba reer scheikh aboyoonis awladi ka fircanta joogta
wlhi wAxaan ka xumahay siday qabiilba qabiilka ka qabsada taariikhda u aasayay ilaa iyo maantana ay taagan tahay umadi waxay hanku yeelataa markay ilaashato taariikhdayda maanta dhibaatada ugu wayn ee na haysta waa taariikhdeena oo inaga luntay oo meel socono garan la
💯💯⭐⭐⭐⭐👍👍👍👍🌹
Ila iyo hada ma ada history gi calamka lulay e somali o lobaxshay somali sultane the geledi so qatey bro
Walid baa rapaa lkn Ani un isoo dhacaya
Marka soomaali Allah kacabsato oo diinta macaan sisax ah u barato sida culimadii hore ee aan (wahabiga ahayn iyo qabyaalada qurmuun) iska tuuraan .aduunka ayakaa hogaamin insha Allah.
Sheekh cali majeerteyn buu ahaaa ninka misaajidyada ka dhisey india iyo Maldives 🇲🇻 jinkii gabdhaha loo xiri jirey buu ka diley
Islaaamnimada asagaa geeye
🇸🇴❤✌
Ajuran bu ahaa
🤍❤️allah yarxama