Alaaha naga qabto xsh waa xaasidka soomalia waxan u malaynayaa inuu islaamimo Cadbury lahayn ee ma la waayay rag wadanka la wareega Alaaha naga soo gaaro amiin
Idinkana maxaad la qaaq leedihin sow un Hunguri ma aha? 34 sano Badeena iyo Berigeena la xaluufinayey maxaad wax uga qaban weyden cidii Turkiga maanta neceb waa cid Muslimka neceb!!!. Tan kale Xukunka hadiiba idinka haaynin waa lagu kala kaca sow ma aha! Simali galbeed bal ka waran? 4ti Dekadood Farmajo siiyey Ethiopia maxaad wax uga sheegi weydeen, Ciidanka Ethiopia sow idinka ma keenin Xamar oo kuma laaynin kumunaan Somali koonfur oo Hawiye u badan weligaa maka hadashay!? Guul Madaxweyne Xasan iyo Ordogan❤
Somalia dowlad kama jirte madaxweyne dacada oo geesiya illaahey ha noo keeno oo shacabka somaliyeed ay ka midoban midnimadoda 😂qoys kasta oo somalia degan ama ku nool ha ibsaden qori AK 47 ah si Ethiopa leyskaga dulqado nin baahan hadu ku hogamiyo wadankas waa loo yaaba jiritankisa😂😂😂😂😂😂
Walaahi bilaahi talaahi caawa waxaan sheego wan gara la ahay lkn wan waxan ogahay in dalka somaliyed loo tashaday lkn waxaad ogaataa in inagoo nool aan itoobiyan uraya aanan kaga carari doonin sidoo kale cawa madow aan ku duuray doono itoobiyanka uraya
Wadanka niman afgambiya ma la waayay waayo in military lagula wareego wadankaaan maahe oo xoog lagu qabsde wax danbe oo noo haray ma jiraan ethiopia toos ayay noo qabsty caku ciil badanaa
Somalia Dal iyo dibad toos, was oohin waxa Somalia ay Ku sugantahay. Waxa cadawga Ethiopia doonayso waa in laga hortagaa Turkiya qaan Somalia kama galin , ninkaan is godaya ayaa qaan Ka galay, waxaa la yaab leh nin qaan Ku Jira sidii loogu ogolaaday inuu arin Somalia utago. Inuu danta cadaw ee Ethiopia I tago
Waxaan cadeynayaa in dalka danbi weyn laga galay laakiin shaleyti waxay u danbeeysaa nimanka saxiixay walaahi xaata aaqiro ma can doonaan somali sida bishaar ku dhacday ayaa ku dhico doonta masiibo idiinku dhacday inta joogtay goobta lagu saxiixay
Durkiga hooyadaa ma dhalin asxaan badan wuu kuu sameeyay balse wuxuu ku jaahwareeray siyaasada somaliya iyo horay u dhaqaaq la aanta saas awgeed Ethiopia ayuu xooga saarayaa inuu ganacsigiisa meel uu ka galiyo helo
Hassanow ma waxaad Isla godaysaa, wiilkaaku gaystay, ma Somalia ayaad Ku magbixin, waayo Ethiopia ma ogtay kumanaan kun oo wilal somaliyeed ay qabri galiyeen. Hassan sh. Dalka halaga qabto si degdega. Somaliyee toos oo u toos dalkaaga iyo dadkaaga
Eriteraya ayada bilowday bari furka o horay utiri kahor ancara waxay tiri heshiska sadex gesodka e asmara kadhacay mahan mid ithopia logu tashtay ama ithopia wax udhibaya edhinacyada kale aya sidas udhigay tas waxay mujineysey isbedel galo kadambeysey wana tan kentay inu a iye kusi dhirado codsigi ax.madope e u cidamada ugu diray jubaland inagu hadn hadnuqylin sida hadokale marki juba land 4000.onew polesa iyo16000 cidamada kuli20.000kun cidamada ithopia markay sogalen gedo ila jubaland waxay ahayd inan sidad hada uga hadlaysan okale uga hadashan lakin wad ka amusten markay sogalisay jubaland ithopia cidamas adka utirada badan hada maxay u muqata shekadadu maxu xasan ufahmay siyada cadaw gara siga ay juba land iyo ountland ay waden
War dadka beenta ka daa. Xaggee bay kaga taallaa heshiiska in Itoobiya Saldhig badeed ay ciidammo badeed keensato la siiyo? Farmaajo markuu u ballan qaaday Itoobiya 4 dekadood mama hadashay? Markuu walba walba u dhiibay Itoobiya ii yiri waa argagixiso maka hadashay? Qabiil iyo Quran baa kaa buuxa. Xasan Shiikh waa madaxweynaha keliya oo ka difaacay baddda Somalia Kenya iyo Itoobiya.
Turkigu wuu fahmi waayay soomalida siyaasadeeda taas ayaa keentay inuu dhinaca saaro itoobiya
waa runtaa Meel ay u socoto dowlada somaliya ayey ku khalkhaleen kadibna dantooda ayey ka dhex arkeen.
Subxanalah walahi hadalkas ban ku fakaray meel an u socono iyo qadiyad midna malihin.. marka qofka dantiisa yaqan inuu raaco muxu ku waayi turki
Aad iyo aad ayagoo jiritaankoodu khatar kujiro bay waxay iskuhaystaan Kursi iyo qabiil iyo tuulo iyo waxaan loojoogin, markaasuu dantiisa raacday.
Balse Anigu waxaan Aaminsanahay Adduunka dalkasta dadkiisaa difaacda ee anagu soomaali haddaan nahay waa inaan isdifaacnaa.
War haaye maynu hadalnaa uun maxaynu sameyna hadapa hadal wax qaban maayo ee fadhiga inaga kiciyah somaluliyeyyyyyyy. Waydun arkaysaan3 dhacalkii awyaashe laha 😢😢😢😢😢😢
Asc wll waa kab wcs wll mashaallah
Alaaha naga qabto xsh waa xaasidka soomalia waxan u malaynayaa inuu islaamimo Cadbury lahayn ee ma la waayay rag wadanka la wareega Alaaha naga soo gaaro amiin
Wa meshey ku dhaman lahayen injirey
💔😭🤲 Turkiga mesha u Donahooda ay ka Arkan aye Adan 👍 Mesha EE jaceel ma AHA 😠💔😭👍
Idinkana maxaad la qaaq leedihin sow un Hunguri ma aha? 34 sano Badeena iyo Berigeena la xaluufinayey maxaad wax uga qaban weyden cidii Turkiga maanta neceb waa cid Muslimka neceb!!!. Tan kale Xukunka hadiiba idinka haaynin waa lagu kala kaca sow ma aha! Simali galbeed bal ka waran? 4ti Dekadood Farmajo siiyey Ethiopia maxaad wax uga sheegi weydeen, Ciidanka Ethiopia sow idinka ma keenin Xamar oo kuma laaynin kumunaan Somali koonfur oo Hawiye u badan weligaa maka hadashay!? Guul Madaxweyne Xasan iyo Ordogan❤
Xaashiyo Calool Xumaada Nahaysa ma malen karesid 😭💔🇸🇴
Mashaaa Allhaa Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw waaaaaa runtha xaqiq
Website kaana farmaajo ayaa leh asaa laga duulijiray 1” dakadood ayuu siiyay maxaa ugu hadli weesay
Horfadhe wuu Hanjabayaaa😂😂😂😂
Hadalkaaga iyo idaacadaada waxay ku dhamaataa xsm waana ceeb dadka Garowe kayimaado waa wadayiniyiin. Waad mahadsantahay
HOBYO ETHOPIA AYAA LAGA IIBIYEY IYADA AYAANA LEH🇪🇹
Horfadhe waa Mucarad
Asc waxaan illaahey kabaryeyna inuu nadhaafiyo oo magaca soomaal baa bieyey madaxweyna geesi ah oo wadankiisa iyo dadkiisaba daa cad u ah allaah ha noo kee no anagana allaah hanaga dhigo kuwa wax fahmo oo isku dooban oo dalkooda difaacdo aa iska deyno qabyaalad waa qurun waa inaan dadaalna Aamiin
Odaygan xasan shiiqna walaahi bilaahi inaan damiir wadaninimo iyo laxow jeclo toona lagu arag dhakadaa bun umarsanyahaye
Turkigu waxba kama dheefe mayo, shacabka Somalia wuu kicin oo diidin wax ala waxii kasoo hor jeeda Danta, dalka iyo dadka somaliyeed.
Turkigu ma dhibaato made khayr ayuu Somalia u keenay
Shacabka soomaaliyeed ilaahay aan barino in Xasan sheekh nadhaafiyo wax ka khayr badana Allahayow dalkeena nasii.
Hassan iyo Erdoghan waa laba diilal oo muudafiiqiin waweyna
Walaale kani wadnahuu nagooyay waxaadse ogaataa Rabi iyo Ragbaanu leenahay,
Inshaa Allah mahirgeli doonto.
Dowlada Farmaajo 4 Dakadoo Bixyay
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Insha Allah Türkiye waxa weeraraya İsrail Dhulka qabsaneysa
Waa Tageertay
Badbaadin
Turki dantiiso eegana markasow badii u gacan geliyay xabashidii
Somalia dowlad kama jirte madaxweyne dacada oo geesiya illaahey ha noo keeno oo shacabka somaliyeed ay ka midoban midnimadoda 😂qoys kasta oo somalia degan ama ku nool ha ibsaden qori AK 47 ah si Ethiopa leyskaga dulqado nin baahan hadu ku hogamiyo wadankas waa loo yaaba jiritankisa😂😂😂😂😂😂
Turkki walalehen waaye Turku kaajo
Hobyomahooyadibaale oromka
😂😂😂😂😂😂😂 waa dulinimada xasan sheekh iyo tala xumadiisa
Ma hooyadii baa leh kulahaa
Wll wadmahadsanthy
Awdal hooyadii baan bixin karin Adeer dhulkan Awdal amxaaro waligeed ayay damci jirtay waanan karbaashi jireen Awawyadey anaka diyaara xasan dhiiqo kuma dhaco bad inuu iska dhiibo
Walaahi bilaahi talaahi caawa waxaan sheego wan gara la ahay lkn wan waxan ogahay in dalka somaliyed loo tashaday lkn waxaad ogaataa in inagoo nool aan itoobiyan uraya aanan kaga carari doonin sidoo kale cawa madow aan ku duuray doono itoobiyanka uraya
Sheekoyinka qaarkod 60 sano kadib waa
Waa folxumoyin
Hawiyow turkigu wa nasiray waakaa waa na iibsaday dantiisana waa naga gaaray 😢
somalia wakhti ayaa kusocdaa, hadaysan ciidan adag ladhisin, umadana lamideenin 10 sanno hadda soosocoto Ethiopia ayaa lawereegi geyiga somalia oo idil, waa inaan ciidan adag dhisanaa. period!.
Lkn qof siyaasad wax ka og matihid
Website kaan farmaajo ayaa leh
Alxm bad ban helnay
sorry
Dadka deegaanka ha kaceen shacabka ayaa badbaadikaro badaas
Reer awdaliyo somaliland ba ayagaa difaacaya bada hadii ay difaaciwaydo soo.aaliya o aytidhaa waan iibsanayaa
Afsomaliga Waxalagodha Kalmo Ama Ciymis
Lughayaaa ka sofokey
al shabab bow ino gaalay oo badeena inoo badbaadi🥲🥲
Hopyo ma hoyadood ba leh
Adeer deed baa laga kireynayaa ee bad la ma siin oo ciidan keensadaan
WAR HANACEEBEEN MISKINYAHAY JAAHILYAHAW
TURKUGU MAXAA LOO SHEEGAN HADI AY MASUULIYINTI WADANKU AY NOQDEEN KUWO AAN DHIIG IYO WADANINO KU JIIRIN DOONAYANA LACAG.
Sonaliya waxba umu qaban trkigu
Turkigù waxay arkayaan in xasan sh wax walba laga ridan karo
MW HASSAN SHEIKH TARIKH XUMA MA YUHUUDIBA OO BALAAN DARANA OO BOOB BOD BADANA.WAXAAD MA LEE.WAANA BEENAALE.
Somalia 🇸🇴? Big looser while Ethiopia 🇪🇹 and Turkey 🇹🇷? Big WINNERS
Hassan hadii uu Ethiopia dabadaada kala so baxay maka xuntahay
Halagu kaco dawlada ohala mudharado si anay ubixinin badaha
Hadal wax tar lahen ayad halkan ka haysan wadanka bob ayaa ka socda adinko jogaa ayaa la qadanayaa
Caalamul islam dhib ba ku dhacday waa loo hishiiyey
Nin ka leader ka ah wala tuuraya kan ugu liitana waladul saray
Allow noo hiili
Wadanka niman afgambiya ma la waayay waayo in military lagula wareego wadankaaan maahe oo xoog lagu qabsde wax danbe oo noo haray ma jiraan ethiopia toos ayay noo qabsty caku ciil badanaa
HADII ITHIOPIA DHUL LASIIYO IYO BAD HASIIYO KU AADKA JOWHAR ILAA IYO CADALE
ABI TARIKHDA AYUU KU GALAY. XAGA HASSAN SHEIKH NA DHULKA HOOSTI U GALEY.SOMALIYA GACAAN TEEDA ISKU DISHEY.
Xasan sheikh waad ku waalatay ee Farmaajo ayaa 4 dakadood siiyey maad sheegtid qabyaaladda iska dhaaf Dani waxbakamasheegtid tuug baatahay.
Somalia Dal iyo dibad toos, was oohin waxa Somalia ay Ku sugantahay.
Waxa cadawga Ethiopia doonayso waa in laga hortagaa Turkiya qaan Somalia kama galin , ninkaan is godaya ayaa qaan Ka galay, waxaa la yaab leh nin qaan Ku Jira sidii loogu ogolaaday inuu arin Somalia utago.
Inuu danta cadaw ee Ethiopia I tago
Turkey Ethiopia siyaasadeeda taagersayhy somalia pofer sone ayuu kadhigty wxba qabtee uu kashaqaystaa
Waxaan cadeynayaa in dalka danbi weyn laga galay laakiin shaleyti waxay u danbeeysaa nimanka saxiixay walaahi xaata aaqiro ma can doonaan somali sida bishaar ku dhacday ayaa ku dhico doonta masiibo idiinku dhacday inta joogtay goobta lagu saxiixay
Maxaa naga khaldan dadka somaaliyeedoow
Ilhy baa ino mqan
Durkiga hooyadaa ma dhalin asxaan badan wuu kuu sameeyay balse wuxuu ku jaahwareeray siyaasada somaliya iyo horay u dhaqaaq la aanta saas awgeed Ethiopia ayuu xooga saarayaa inuu ganacsigiisa meel uu ka galiyo helo
Dowlad Kama Jirto Somaliya 😭💔 ee. Waxaa ka jirto Qolasato 😭💔🇸🇴 Xasan Damiir muu Leyahay 😭💔🇸🇴
Aad oo weyn lakiin maxaa loo daawa nayaa
Bada haladifaaco
Turkiga màrkuu la shaqeeynaayo farmaajo waa walaalkeen lkn turkiga markuu xasan shiikh la shaqeeynaayo waa dilaa siyaasadeed laba wajiile haduu jiro waa adiga
Guul jamhuriyada barakaysan ee somaliland allaa mahadle
Arintaas badda waxaa afka ugaliyey markii uugu horaysay farmaajo oo afar dakadood ubalanqaaday mar qudheeta adiga oo ka hadlaya laguma arag sababta ma noosheegi kartaa
Bal waxa daarood meesha caac kaleh eeg bal 4 dekad aaway uu farmaajo saxiixayay
Adaaba istoogtey Afar dakadood haduu farmaajo saxeexay
ACSES CIIDAN MILATERY MUU SIIN JAAHIL YAHOW
Nio adiga waxii aad rabto miyaad noo sheegi sxb somalia waxeedi cidna maqaadan karto hadii aad wax kale kuga jiraan ma sheegi karo
Abyi waa siyasi weyn wuxu arkay wadan cidlo ah
Iska ooy wilikaaba waad iska ooyn jrtay iska ooy
Hassanow ma waxaad Isla godaysaa, wiilkaaku gaystay, ma Somalia ayaad Ku magbixin, waayo Ethiopia ma ogtay kumanaan kun oo wilal somaliyeed ay qabri galiyeen.
Hassan sh. Dalka halaga qabto si degdega.
Somaliyee toos oo u toos dalkaaga iyo dadkaaga
Eriteraya ayada bilowday bari furka o horay utiri kahor ancara waxay tiri heshiska sadex gesodka e asmara kadhacay mahan mid ithopia logu tashtay ama ithopia wax udhibaya edhinacyada kale aya sidas udhigay tas waxay mujineysey isbedel galo kadambeysey wana tan kentay inu a iye kusi dhirado codsigi ax.madope e u cidamada ugu diray jubaland inagu hadn hadnuqylin sida hadokale marki juba land 4000.onew polesa iyo16000 cidamada kuli20.000kun cidamada ithopia markay sogalen gedo ila jubaland waxay ahayd inan sidad hada uga hadlaysan okale uga hadashan lakin wad ka amusten markay sogalisay jubaland ithopia cidamas adka utirada badan hada maxay u muqata shekadadu maxu xasan ufahmay siyada cadaw gara siga ay juba land iyo ountland ay waden
Kkkkkkk
War dadka beenta ka daa. Xaggee bay kaga taallaa heshiiska in Itoobiya Saldhig badeed ay ciidammo badeed keensato la siiyo? Farmaajo markuu u ballan qaaday Itoobiya 4 dekadood mama hadashay? Markuu walba walba u dhiibay Itoobiya ii yiri waa argagixiso maka hadashay? Qabiil iyo Quran baa kaa buuxa. Xasan Shiikh waa madaxweynaha keliya oo ka difaacay baddda Somalia Kenya iyo Itoobiya.
Duful wadanka xasan bauarimiye dhulkeena miyaa nalaledahay inaga waxaan keeno wan iskasari karnaa duful idinkole maihin ogow dufulow ceerigabo matkahadashid dhibatada kajirto maad bulshada lawadagtit meeshii andono ayaa itobia malgasho leenahay maxaa idinkaga jira ubuc iyo madax meshidontaba ha ahatee ceerigabo kahadal horgal media mainagaa nofuratay duful daarot edeb yeelo dalka inagaa naloigmaday duful qabyalada degtay waanu kunaqanaa xorow nindhulkiisa laguheesto ayaa tahay kashmiir mahindiyaa mase waa bakistan adigu buntulan miyaa tahay mise somalilan ninkashmira inhadal laguqasariyo maistahilo edeb yeelo xuroow dadkii kuxoren lahaa oo lacagtii kuuqoray ayaat lagogosaneysa kashmiir kashmir dhalay baatahay horgal media
Somalia 🇸🇴? Big looser while Ethiopia 🇪🇹 and Turkey 🇹🇷? Big WINNERS.