Jasiiradan marbuu middawgii Soviet ku haysan jiray,dawladii Somalia ardaydeedu markay deeq wax barasho ka helaan Midowgii Soviet,inta aanay jaamacadaha tagin,waxa la gayn jiray jasiiradan Seychelles si ay luuqada Ruushka ugu sii bartan,waxaana ardaydaa ka mid ahaa Aabahay Muxamuud Biixi Allah haw naxariiste,intaanu tagin Leningrad institute of metrological university.1969-1970 ayuu jasiirada ku bartay luuqada Russian ka.
Naacda day shacabka somaliya ad shwgyso tariikhdodu wxu bilaamy 1960 mida kale ma iyga I dhowba Seychelles la garan kuwa kale way inaga fog yihin shp naftaada been ha u shegin inta yar aad hysto ku mitid yaa laga dhicine dadka dhulkooda ha shegan Madagascar 🇲🇬 Cameroon 🇨🇲 halke ka yeelaty kuma dhawe sadex dalba ka xiga ee nftaada been ha u sheegin ina amision dhulkga ethiopia iyo Kenya 🇰🇪 ka diifaco laga hysto kuwn dadba leh wa billaahi twfiiqq 😅😅
@@anushacharlotte7406somali hooyada ba sisey laxey ha somali ba lahyd wx kasta de usa 🇺🇸 UK 🇬🇧 iyagana somali ba laheed somaha ileen wax wa shegan kartan lkn dalki ma dhisan kartaa munaafaqada dadka kala taga oo dhulkena beel hoofka ethiopia iyo Kenya 🇰🇪 u tashaty an dhisano nio dhulkan dadki lahaba dhisty sidado kale dhulkodu qarax gaajo cadalad daro kama jirto waa dhul nabdoon oo loo dalxis tago waa billahi twfiiq
Madaxweynehooda iyo siyaasadooda inaad kusoo darto ayaa wanaagsanaan lahayd sxb mahadsanid
mansha Allah runtii ninkan daadihiya programkan caadi maaha codkiisa Alle how barakeeyo aad baan u jeclhy itaal tv guulayso bro wax tayo leh cilmina ah ayaad nala wadaagtaa🎉🎉🎉
Mahadsanid wll
Masha allah
Maashaa allah itaal media caadi ma ahan waa meesha kaliya ee aan aadka ugu xeranahay
Jasiiradan marbuu middawgii Soviet ku haysan jiray,dawladii Somalia ardaydeedu markay deeq wax barasho ka helaan Midowgii Soviet,inta aanay jaamacadaha tagin,waxa la gayn jiray jasiiradan Seychelles si ay luuqada Ruushka ugu sii bartan,waxaana ardaydaa ka mid ahaa Aabahay Muxamuud Biixi Allah haw naxariiste,intaanu tagin Leningrad institute of metrological university.1969-1970 ayuu jasiirada ku bartay luuqada Russian ka.
Allaha haunaxriisto😢
Mahadsan wariye always xaaji nuur shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤
Uk iyo France dunida waa waalan wallahay belo idinku dhacday
Mahadsanid sxb waxad ka soo hadashaa dalka yar ee swatini
Passport kooda intee sanna lagu qata
Seychelles 😊
Utad karan lii amane iga so hupi inta shukansi u adin😢😢😢😢😢😢
Kaso hadal Comoros 🇰🇲
❤❤❤❤ thank
Thanks information
Abahay ba iga shekayay maruu tagy
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ itaal media
Hadii aad Jeclaan Lahayd Inaad halkaan booqato, sideydoo kale Like-ta Isku muuji.
Jasiiradan wadanka dhul ahaan ugu soo dhaw waa somaliya hadana soomali badan ma oga 🙄
Mahatsanit ❤Sxb
Bal meeshan maxaa inaga qariyay weyba inoo dhawdehee 😮
Scotra kasoo hadal
Comoros zxp
Wllky ayaa donayo inuu waxbarasha u ado moroco qofna kama garanyo inay somali jogan io inkle cidna kama garaneyno plz iso jwb hadii aad qofka garaneyso
Ilaah talo saaro masjidka ku xiro dheh qofkastana ha aaminin gur yahoo do ha aadin feejieg naaw dheh good luck
Comoros bro
M. A jaziiradii la iga dhacay miaa 😢😢😢😢
hahahahah sychels soomali malahan , dhul lahaanshihiisa waxaa liskusiiyaa cidii uguhoresay ee soodagtay laakin somalida halkaas waalogahoreyay
@@Alon_404 logama horeyn sxp gumestihi hada dhow dad kuberay xaq ahaan somali ba leh oo masafo yar ujirta 1763 lee dad lagu beray 300 sano ma dhamo
@@anushacharlotte7406 somaliya iyo jaziirada socotra waxay ujirtaa 522.6 km kaliya ,iskadaa inaad dhahdee masafo yar ujirta somaliya iyo sychels kudhawaad 1600km , sidaas aytahay maxaan ulahaanwaynay jazirada socotra?
sabab to ah halkaas markii uguhoresay waxaa dagay dad yemen ah halka maantane ay dhulka yemen ay kamid tahay
sidas darted waa sidaan kuushegay dhulka waxaa lahaada umadii uguhoresay ee soodagtay , masaafo yar kuujirto iyo wax lamid ah xitaa haday kuujirto oo lagaaga sohoreyay dadkaas kagasohoreyay ee yimid mesha baa leh wlal
@@anushacharlotte7406kuwii joogteen Nabd u weyseen meelkle wxa ka qabanysan
Zhp Comoros ayan ka dalpaday
Wlll qali plz inan kula hadlo ayan raba
Somali ba laheyd
Shacabka soomaaliyed ayaa iska leh jasiiradaan ee waa la inaga dhacay iyo jazeerada suqadara iyo Madagaskar iyo jazeera camaroos intaasi Shacabka soomaaliyed ayaa iska leh taasi ogaada ummada soomaaliyed fadlan waa dhulkeyna hooyo ee soomaalia
Naacda day shacabka somaliya ad shwgyso tariikhdodu wxu bilaamy 1960 mida kale ma iyga I dhowba Seychelles la garan kuwa kale way inaga fog yihin shp naftaada been ha u shegin inta yar aad hysto ku mitid yaa laga dhicine dadka dhulkooda ha shegan Madagascar 🇲🇬 Cameroon 🇨🇲 halke ka yeelaty kuma dhawe sadex dalba ka xiga ee nftaada been ha u sheegin ina amision dhulkga ethiopia iyo Kenya 🇰🇪 ka diifaco laga hysto kuwn dadba leh wa billaahi twfiiqq 😅😅
Soomaalida dhulkaas maxay u tagi waayeem waatey .meel kasta tageen ,dhul mareenadooda tolow ruux soomaali ah malaga helaa.
Ha sxp somali ba laheyd
Somalida dagaalkii sokeeye ayay dunida aad u galeen
Burcad bad3d somaliyed ineey jogii jireen ayala shegaay