Wareysi kulul Farxiya Zoona'

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • himilo somali Tv Wareysi kulul Farxiya Zoona''Musharaxa Galmudug gabdhaha ku qabiilka ah ayuu lacagta ka bixiyey waana ku ceeb mana jiro siyaasi isku hayb aan nahay oo lacag naga bixiyey anaga, marka laga reebo.

КОМЕНТАРІ • 92

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 місяців тому +2

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤

  • @fahimafahima9268
    @fahimafahima9268 6 місяців тому +7

    Xamar unuga leh da'dka dhibsanaayo is cuna,Waa Waa runteed cida ugu badan waa Abgaal hadii xata deegaan doorasho laga dhigo asaga ugu degmo badan,ninkii ka xun ha is marjiyo.

    • @Abshaw6
      @Abshaw6 6 місяців тому +1

      Xamar waa Masha Somalia ugu xune ogow wax lagu jecladana maleh😂

  • @HalimaAliMohammed-x1t
    @HalimaAliMohammed-x1t 6 місяців тому +6

    Asc Masha allahi alle ha ku xifdiyo xafidullahi Cadey qurux badan Masha allahi il xun kuma aragto Masha allahi🤲❤️

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 6 місяців тому +15

    Xamar ilhy ayaa leh kadhamaadda

    • @FaadumoAbdirahmaan-hy4hm
      @FaadumoAbdirahmaan-hy4hm 6 місяців тому +2

      Allah kasokow 🆎aaleh

    • @CANABADANJIMALI
      @CANABADANJIMALI 6 місяців тому

      Alle cid kaso keeso majirto abayo abgal anaa eh wax somali cadiifad galin karaneh uma socdo alle ayaa naleh dhamanteen

    • @CANABADANJIMALI
      @CANABADANJIMALI 6 місяців тому +2

      Cid leh hadii jirto xamar mee difaacato sidas aya dhalinyaradeenii malinkasto logu xasuqaaye

  • @fahimafahima9268
    @fahimafahima9268 6 місяців тому +2

    Masha Allaah zoona inadeer 2 kun adaa awoode gaaja kuma heyso masha allah il caddow kuma aragto.

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 6 місяців тому +8

    Farxiyo habeenkaas kuma jirin ee maamulka ayaa isdheheen hadaa ayada dhaaftaan waa u eexateen amaa la'idin dhahaa ,waan cambaareynayaa in ay ciidanku hooyo saqdhexe guri geeda ugu dhacaan xili macquul ah ayeey u tagi kareen ama maxkamada maalintaas i maaw eedeysane ayaa tahay ayeey dhihi kareen .

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 6 місяців тому +7

    Waana khalad in Lacag lagaa bixiyo waayo umada ayaa iskudirayseen kuligiinba

  • @HussainMohammed-fu1mt
    @HussainMohammed-fu1mt 6 місяців тому

    Farxiyo soon wageesiyad wadaniya ah guuleyso geesiyada

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 6 місяців тому +9

    Farxiyo sona Boqorada abgaal❤❤❤❤,,,

  • @faizuun2626
    @faizuun2626 6 місяців тому +5

    Farxiyo naag aqli miiran wye wlh lama gadayo masha llh

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 5 місяців тому

    af dheer tan in la soo deeyo ma aheyn

  • @MaryanAxmed-x5q
    @MaryanAxmed-x5q 6 місяців тому +1

    Hhh dhaga hadal ma daayso farxiyo zona dadkuna kuma cimri qaataan😂😂😂😂

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 6 місяців тому +1

    Farxiyo zoona ❤❤❤

  • @binticali2421
    @binticali2421 5 місяців тому

    Inaa ka jawaabtaba maahan xamar yaaleh adoo abgaal ah dulmiga haleeyska daayo

  • @ShariifoSheikh-f2e
    @ShariifoSheikh-f2e 6 місяців тому +1

    Farxiyo soona madaxda laavibada abagaal

  • @ShariifoSheikh-f2e
    @ShariifoSheikh-f2e 6 місяців тому +1

    Farxiyo soono madaxda bagaal

  • @HassanAli-gs2ls
    @HassanAli-gs2ls 6 місяців тому +1

    War dabaashaan meesha ka wada habargidir naceeb aa ku jirto

  • @RowdaSheikh
    @RowdaSheikh 6 місяців тому +1

    Xamar waxaa iskaleh rexamar ee abgaal malahan

  • @omaralfa7
    @omaralfa7 6 місяців тому +4

    Ariimahan Waxaa Ladhaha Adigale Duuwo Adiigale Dangesso Maxaad Ka Fahantay 🤔🤔🤔

  • @omaribrahimadan3043
    @omaribrahimadan3043 6 місяців тому +1

    hadaybaaa xarigii uu bahantahay

  • @fatimaapdullhi6170
    @fatimaapdullhi6170 6 місяців тому +2

    Somali qabiil dayne mee ee nin walba ninkiisa ha nolaysto ee wll naso oo diifta ka muqato haku dayse

    • @missyoumom7922
      @missyoumom7922 6 місяців тому

      Su asha tala aya ah ninmank wacaysle ah oo galmudug katirsan kursiga qabilkoda ayay ugu fadhiyan maxay lacagta ubixin wayen yaa udidey

  • @Maria28832
    @Maria28832 6 місяців тому +1

    HABARTAN FARXIYO SONA AAMUS HABARYAHAY BOREYSAN XAMAR MA LIHIDE BAADIYO KA TIMIDE UREYSO

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 6 місяців тому

      1habar hadaa utaqaan waa mid kugeyso 2 farxiyo xamar iney Lee dahay waxa cadeen kugu filan nin aan adeerkeyd aheyn xilka gudoomiye kama qaban karo

    • @mahadociise25
      @mahadociise25 6 місяців тому

      Gabadha sharfkeda ha ugafin hooyo ama habar waxa ilaahay garsiiyaa qof qiimaleh oo waqtiga u ogalaaday in ay aduunka nololku hesho adigu mawaxad uquuri waysay hooyo in ilaahay garsiiyay xaasid maa aflax

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 6 місяців тому +3

    Waa runted ilahay qolo walba meel bu ku beeray ma xogba sax waa casumad lakiin wadanada aduunkuba waa saas ani somali ban ahay waliba hawiye hadana xamar dageen ahan kama soo jeedo marka yaan wax laysku qaldiin

    • @fartunxaalifaraax5694
      @fartunxaalifaraax5694 6 місяців тому

      Xamar odagi hirab ahay ayaale dhaashidina uma dhaxali saas weeye runtu

  • @HindaHappy-s6u
    @HindaHappy-s6u 6 місяців тому +5

    Cabsi cabsi weeye😂😂😂
    Toosh ayayba ku daartay ninkaa libaan shuluq kkk cod buu ka rabaa wacaysle oo gabdhahoodi buu ka tagay oo cad weeye hadalkeedu😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 6 місяців тому

      Liiban Axmed Xasan Gabdha Hg bas matala wana kusaxsanyahaya ilan Somalia hura utiri ninba ninkaaxigo waranka xanaftiisa Reer Galmudug matalay Hirshebele laka raba inaya siidayan Liiban Axmed Xasan wukusaxsanyahaya

    • @missyoumom7922
      @missyoumom7922 6 місяців тому

      Galmudugta lagu shegayaba nin kasta qabilkisa ayuu ugu fadhiya kursiga marka hadi lacag laga bixiyo lama yabyo wayo xamarba kurasta qabil iyo jufo aya lagu qeybsamaa wana waxa somali oo dhan ogthy

  • @FartunMohamed-r8k
    @FartunMohamed-r8k 6 місяців тому +1

    Yacni aniga leh xamar aye ugala jeda malin walba xijabkan yaa leh

  • @boqoradasomalida1282
    @boqoradasomalida1282 6 місяців тому +4

    Islaantaan daalan Heer Baadiyanimo dileysa Xamar shalaybey Timid Markaasbey Qabiil iyo Foolxumo isku Darsatay

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 6 місяців тому +1

      Adi ma shaley keenay degmada yaaqshiid kudhalatey idinka gaalkacyo iyo cadaDo ka kala yimid markada unaga leh nagula daaraneysiin yaab.

    • @boqoradasomalida1282
      @boqoradasomalida1282 6 місяців тому

      @fahimafahima9268 Subxanallah Naagaha Foolfoosha Xun Qabiil Maxaa Laga Siiyaa Naa Aniga Garoowe Baa Joogaa Xamarna Abdameer Maleh xitaa Hadii Cid leedahay Koleey aniga maba aaminsani in lakala leeyahy jaahilnimada iska daaa Foolxumooy

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 місяців тому

      @@fahimafahima9268naaya dhul ninkii xoreysta leh hg ayaga leh moqdisho waa ragii geesiyada mujahid gen caaydiid garaad geesigi guuleystey ee na xoreyey diktarki ridey abgaal kaaraan leefihiin

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 6 місяців тому

      ​@@Maria28832 adaa lehe kaalay hal Mar gadoomiye ka noqo sheeko

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 6 місяців тому

      ​@boqoradasomalida1282 mj 🛢 guska dameerka dabada ka ilaasho hg iyo abgaal ayaga wada dhashay ama is dilaan ama ha is daayaan maxaa kas galay

  • @HananHasan-mt3we
    @HananHasan-mt3we 6 місяців тому +3

    ❤❤😢

  • @captainajiidawaale1037
    @captainajiidawaale1037 6 місяців тому +2

    Intas waxey kacarare farxiya Laga dhiibay lacagta xabsiga
    Ar Yaa social media keeno warqadi lacag bixinta ee labada dhinac
    Laga dhiibay

  • @zamzammohamed9155
    @zamzammohamed9155 6 місяців тому +2

    Abayo somali waa qabiil markii ay xumaato nin walabo waa ninkiisa ee cabadka jooji halka cod oo abgaal liiban shuluq uma googsanaye hasta lalka cod meelku gaar adigu

    • @missyoumom7922
      @missyoumom7922 6 місяців тому

      Galmudugta ay shegesaba ninkasta wuxu mesha ku imaday waa qabilkisa iyo jufadisa sikale kuma iman wacayslaha ay shegayso galmudug wuu kartirsan yhy xildhibankodana qabil buu ku imade illen qorqor makenine cidisa ufadhiyaye hadusan gabadhahowda kabixin karin muxu xilka uqabtay taas in laweydiyo ayay ahayd

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 6 місяців тому

      ​@@missyoumom79222 kun qabiil loma kicinayo iyaga heysto intaas,Halka cod uma baahna marka dhaheysiin is doort idinka,

  • @Mohamedabdulahiali-f1q
    @Mohamedabdulahiali-f1q 6 місяців тому +1

    Maxaa dhiiqaa waajib ayuu gutay ee kuwiina u caqli celiya

  • @XalimoAbdiqadir-gx2ku
    @XalimoAbdiqadir-gx2ku 6 місяців тому +1

    H.G🦁💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @GUULSAN
    @GUULSAN 5 місяців тому

    FARXIYA ZOONA 🤧YAANYO QUDHUNTAY

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 6 місяців тому +2

    Naa xamar caasimad waa xamar iyo xamar daye baa lakala ahaa xamar daye aa dagtaane xabsiga in kagu cesho waaye

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 6 місяців тому +1

    Daanyeertan iyo kuwa la mid ah waa in laga mamnuucaa baraha bulshada iyo mediyaha. Daanyeerkan waraysanaya waa in la oo xidhaa. Bal magacyadooda gaalnimo eega .....nijaas badow ah

  • @NajadomarRoble-k2s
    @NajadomarRoble-k2s 6 місяців тому

    Meeser ayaa haayo lacagta laga baxshey ee kaxuntahy

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 місяців тому +2

    Afkeedey heysan weydey qabiil wax haku taro ilmahaga 3 bilood ka maqneyd naa meel fariiso

    • @jawahirshcabdulahi8555
      @jawahirshcabdulahi8555 6 місяців тому

      Habiin xabsi kumay hoyan ilmaheeday haysaty taa la soco damiin ayay banankeeda ku joogty ogow

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 5 місяців тому

    ayadoi la qabo ii nasg marwa ah ayey caruur us mooda uf

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 6 місяців тому +1

    Kkkkkkkkkk ma sokor

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 6 місяців тому +1

    ileen farxia ma xirnayn waaba kanaxsanaa hooyo ilma haysanta waaye

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 6 місяців тому +3

    farxiyo abaayo runtii waxaa tahay qof lagu faani karo waaana amaanan tahay nolow walsheyda sidaa u hadashaay waxaa qiima u yeeshay dadka aad kasoo jeedo

  • @fadumaguleed562
    @fadumaguleed562 6 місяців тому

    Maseer cad😂

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 6 місяців тому +1

    Fidnadii beey wali dabada heeysaa

  • @GUULSAN
    @GUULSAN 5 місяців тому

    ILAAHAY ARSAAQAD WAYDISO TUUGSATO YAHAY

  • @Safooya
    @Safooya 6 місяців тому +2

    Habar gidir haday gabdhahood lacagta ka dhibeen ceeb mahan gabdhaha waxa lo xiriy arin beeleed
    Haday beshaada ay intaa garan wayeen yaa idiin badalao

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 6 місяців тому

      2 kun ma lacaga wey awooda maxa tol so kicinayo ma da'd ay dishey.

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 6 місяців тому

      2 kun miyaa tol laga qadaa subxanallah 😂

  • @AminaOsoble
    @AminaOsoble 6 місяців тому +1

    Waa laga raayey naagahaas nah nah cidlaa ayeeyku daaleen

  • @abdisamadofficial3663
    @abdisamadofficial3663 6 місяців тому +2

    kan i xukumay waa adeerkey markey tiri aa iigu danbeysay xakui dhumaaday😂😂😂

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 6 місяців тому +2

    Waa aftahanad sona

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 6 місяців тому +1

    Farhiyo soona mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sorry sis they shouldn't lock u up if you was part fight 👈 abgaal always want please hg because hawiye butsht 👈the only reason u in this case because u loin of muqdisho 👈 u are famous abgaal girl who's defend the kingdom of 9ka abgaal thank you so much sis 👈n who's have gut to speak truth no matter what 👈 isn't crime abgaal children said we onw muqdisho n also isn't crime Isaac children said they own Somalialand full stop. Sis sue Police department who care if they abgaal because they broke law put innocent mother in jail.

  • @safiyo1742
    @safiyo1742 6 місяців тому

    Xamar waxaa leh reer xamarka cadcadka shaanshida, habar gidir iyo abgaal waad usiman tihiin.

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 6 місяців тому +2

    Habartan kirshabele cali gudlawe aya idinsodayey asago md.ah o maskinta u masulka kayahay ku agajonaya beenley

  • @laylaqaajo3673
    @laylaqaajo3673 6 місяців тому +4

    Farhiyo soona legend always is legend ❤

  • @HindaHappy-s6u
    @HindaHappy-s6u 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 hadal ku ma dhibo

  • @ubxmohamed1570
    @ubxmohamed1570 6 місяців тому +1

    Qosol badana dowlada jirto an layabanahay naa dowlad wax kama ogidine naga amus xamar umada somaliyed o dhan aya iska leh hada wax isku haysan wa laysku joga

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 6 місяців тому

      Xamar inteysan caaasimad la ga dhigan dadbaa ahead oo alle ku beeray waana abgaal iyo cad cadka caaasimadana wax weyn mahaa oo wala badali karaa xamar inaa Lee yhy waxaa cadeen kugu filan nimaa abgaal aheyn xilka ugu sareeyo ma qaban karo marka dhulkiina imaansada

  • @hawamohamed8925
    @hawamohamed8925 6 місяців тому

    Xamar waxaaleh ninka goofka lagagoto

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 6 місяців тому

    Anshax xumadii ku noqo yaa oo qabyaaladi qadhmuunayd soo bilow xdna

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 6 місяців тому

    Even American government knows muqdisho is capital of samali but land belongs to abgaal in 1992 Americans didn't shoot ali mahathy but American went to war with small group who's live muqdisho but never touched big groups abgaal 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 in ages before war2 Italian knew muqdisho belong abgaal 👈 after hg 1991 move to muqdisho but now muqdisho who there live 85 % is abgaal other 15% all other somali ppl live there muqdisho is abgaal land thx Allah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 abgaal stop Somalialand give Ethiopian the ocean 🌊 u think abgaal give muqdisho hg think again

  • @ShariifoSheikh-f2e
    @ShariifoSheikh-f2e 6 місяців тому

    Farxiyo soona madaxda laavibada abagaal 3:45

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 6 місяців тому

    xamar somali baa leh cid iska leh majito abyalow wan idin baryaa qabiil wax idin mataryo xabsi ayaa gashin dhib intas ayaa idinku filan mar dambey qabiil ha ulaa banina

  • @AyanMohamed-x3w
    @AyanMohamed-x3w 6 місяців тому

    Hadalkaas waakaad gaalshiraha ugashey abgaaloow waligiin ku haaya xamar yaa leh xamar waa magaalo madax dadka dhan ayey ka dhexeeysa hadaa mar dambe soo hadal qaadid xamar yaa iska leh hada waa lagu soo daayey laakiin mar xigto sooma bixi doontid

    • @cabduqadirlakiman4353
      @cabduqadirlakiman4353 6 місяців тому

      Dadka dhan gudumiye kanoqdaan xamar dad iskaleh

    • @FatumaDj
      @FatumaDj 6 місяців тому

      sas waye xamar Somali oo dhan baa leh cid shegan karto majirto caqliga ha shaqeyo

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 6 місяців тому

      ​@@FatumaDj hooyadaana soomali bey ka dhaxeysaa hadey xamar naga dhaxeyso waa kaase godoomiya car Hadana wir cidaan abgaal ismaan aheyn haka noqoto sheeko heysaaye

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 6 місяців тому

    ua-cam.com/video/_14VwENCiqw/v-deo.html

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 6 місяців тому

    Naagtaan xamar ku waalatay dad dhan deegan kooda l reerxamarka cad cad ayaa iska leh deegan kale reerxamarka ma qabaan xamar iyo xamar daye aa loo bax shay reer mataan ayey ahaa yeen

    • @xalimoxassanshero7663
      @xalimoxassanshero7663 6 місяців тому

      Kkkkk wa hurder er kac Unkaa leh Xamar welibo Galmaax Siiba Celli Cumar oo xerbza liido ilaa Xebta Warshiiq iyo inta ku waregsan iska leh

    • @xalimoxassanshero7663
      @xalimoxassanshero7663 6 місяців тому

      Reer camarka waxuu Ahaa Nin Benyo Iyo Fox Doonyo ka iibsan joray ooDeegan ka dhigtay oo Nagu qabsaday iyo Looma ooyan U Gurban tuman Taas waa Nin aan Ciillay baa i Caayo

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 6 місяців тому

      @@xalimoxassanshero7663 naagtii reer mataan ee caanaha keeni jirtay ee gaalkii talyaaniga xareestay taas maa xamar ku siisay

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 місяців тому

      @@Ciiltire572warya nacasyahow xamar ninkii xoreystey baa leh usc hawiyeh leh ayagaana dagan marka adigu ma faqash baa tahayeh garawe leedahay joog

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 6 місяців тому

      @@Maria28832 reer gadaal kagaraa goobtii dumiyee maxaa xoreseen idinka lee is cunteene naagtan baadiyo ayey ku dhalatay xamar yaa siiyay habar gidirta ayaa idinka nasabsan waxaa la idinku nacay unukaa leh iyo dhul boob