Ninkaan Dacwo ayuu naga yahaye sax matahay wuxuu naga sheegay mise?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  2 місяці тому +17

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Alleyesonrafah10
    @Alleyesonrafah10 2 місяці тому +14

    I love my people Somalia 🇸🇴 I love you so much

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 2 місяці тому +1

    Waa Runtaa especially younger generation dadka da'da yar er Somaliya jooga cadaan Waxey u arkaan Wof ka Sareeya oo Wey daba yacaan Wali afka iskuma Qabtaan iyagoo Qoslaya Kuligood Waa Xassan dhiiqo oo kale afka iskuma Qabtaan

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 місяці тому +9

    Sheekh nagadaa anaga cadaan uma sujuudnee 😂😂😂

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 місяці тому +2

    Masha allah Masha allah allah ku barakeyo allah ku xiiftiyo Masha allah sheikh

  • @malcoloshabaz6865
    @malcoloshabaz6865 2 місяці тому +4

    Cadaanku wa qof caadiya lkn waayadaan somalidu hoos ayey isugu dhigaan wa inan karaamadeenna sooceshanno somalinimo❤❤

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 2 місяці тому

    Wcs_Wwb Masha Allah Mahadsanid
    Warkaada SI fiican Ayaan Ula baxay aniga ahaan Waxaan Leeyahay. IDAACADA DULMIDIID Horay Usoco.

  • @SuraynKr
    @SuraynKr 2 місяці тому +8

    Hotel maha waa beer dad badan ay jogan

    • @cumarcade-e1y
      @cumarcade-e1y 2 місяці тому +1

      ninkan asaba wadanka wuxuu kadhigaya meel ris ah kulaha ma ahan meshi xorta ku ahaa hhhhhhhh yaaab

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 2 місяці тому +7

    Sababto ah somalidu waa ilbax😂😂

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 2 місяці тому +3

    Wa runta Buugtii uu Gumaysigu ka qoray Dabeecadaha iyo Daqanka Soomaalida inay yihiin dad Cisi iyo Karaamo leh oo ku adag diinta .

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 місяці тому +3

    Sheeqow binii aadam ama
    Hacadaado ama hamadoobado ilaahey baa khalqey laakiin cadaanku
    Iney inugu kibraan waa
    Dhaqalaha dhaqalo bakhtiga
    Loo macuno waa baahaney
    Dalkeena waa barwaaqo
    Aan iimaansano. Badaan heysano dadbadani maheystaan inagaa doqomo
    Ah dalkeena waa inugufilanyahey dhagartooda ilaahey hakuceliyo cadanka
    Xaasid

  • @DEENExchange
    @DEENExchange 2 місяці тому +3

    asc sheeq somalid waxay yihiin da'da qiyimleh laakiin waxaa duleesatay ??? anagoo og in ee yihiin da'da aan istajoon mexeey nadheeryihiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 місяці тому

    Ilaahow ha nabadiin biniaadam

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 місяці тому

    ❤allahu ❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @KarishbooySomali
    @KarishbooySomali 2 місяці тому +1

    Cadaan qurunkiisa maxuu qiimo leeyahay, let's keep it that way my people 💪

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 2 місяці тому

    Wa sax ..
    faqrimaha shiqow...qof faqriah..iskalawaeyn.karamadisey kuxidhintaha...cadankumuxuyahay

  • @yunankkays3901
    @yunankkays3901 2 місяці тому +5

    hotel inay san ahay fila oo beerta banaadir tahay mesha sheekhow

  • @MCC1076
    @MCC1076 2 місяці тому +3

    hotel maaha ee waa beer waxaana la dhahaa beerta nabada meesha uu joogo

  • @cumarcade-e1y
    @cumarcade-e1y 2 місяці тому +2

    war nio hotel ma han waa beerta nabada xamar wene waliba ceelgabta aniga somali hadan nahay qofka dubka cad waxba nagama dugna waa dad cadiya cusurinimo nagama ahan hadii anahy soomali

  • @ceebloibrahimyusuuf1120
    @ceebloibrahimyusuuf1120 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤😮😮😮🎉

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 місяці тому +4

    Sheekhow meesha beerta nabada waye mida kale somalida waa dad qab iyo karaamo leh inkasto nala qab jabiyy waayadii dambe

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 місяці тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 2 місяці тому

    Proud to be somali walahi is not easy somalia i been so money country somalia are one of the best people on this earth we so lucky even to born somalia

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 2 місяці тому +1

      maadaa waddammo badan tagay? English maad soo qorteen hadday kaa run tahay. Waayo qofka waddamo soo maray, wuu garanayaa waxay galaan iyo waxay gudaan, Afkiisa hooyo-na wuu ku faani lahaa. laakiin adiga, oo english tii Barayfadka soo qorayaa, oo faan ka dhiganaya english, ayaa leh meelaan soo maray.

    • @Cabdiraxmanka
      @Cabdiraxmanka 2 місяці тому

      @@NewsFusion24 somalis are somalis always young boy grew up before u say anything this matter

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 місяці тому +2

    Laskiin hotel kaliya ma tagin ninkaan meelo badan buu maray

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому +1

    Shiikhoow jooji please cid daba orodaa majirto why Anagu Allah swt ayaan aamin sanahay dadkani why maxay ahaayeen ninkani waa ebayool oo no body cares unless uu muslim yahay .😊

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 місяці тому

    We Somalis should welcome those who welcomed us and also inform to our people those who showed us hate and racism to have power in our votes who our goverments works with in the future please youtubers dont be afraid to sharesuch information to our people back home to decolonize their mind thank you for your information

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 місяці тому

    Somali yaa ka cadaan jecel😅 xitaa anaa he is Scottish, Scottish are honest people i love them sad i am there to welcome him into Somalia

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 місяці тому +3

    hhh somaliya dadka ayaga ugu sareyo qof xuno dir cad waba ka shakeyna😂😂😂😂

    • @jaamacmaxamed1401
      @jaamacmaxamed1401 2 місяці тому

      Dadka hadaynu ugu sareyno maxay madaxdenu caalamka u tuugsadan oo aynu isugu filnan weynay

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 2 місяці тому

    Waaba kii ugu fiicnaa intey wax sheegeyan haduuba saas uhadlay

  • @shariifadam3390
    @shariifadam3390 2 місяці тому

    Xassan Dhiiqo maxuu oogu tagi waayay ha u sujuudee!

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 місяці тому

    Haddii badda ,suuqa iyo meelaha dadka ku badan yihin tagi lahay waa fahmi lahay somalida

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 2 місяці тому

    Sheekhoow somali cadaanka caruur iyo dad nolosha ka dhacay baa daba ordi jiray anigu cadaan baan yaraantaydii la daganeyn runtii waan ka ashashi jiray inay gubteen bay iila muuqan jireen mida kale waxaan ku koray gaalku waa nijaas waan isku cayn jiray gaalyohow lkn hada dhaqankii waa badalmay

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    Iidoorku way xanbaari jireen fiiri lkn they came from somewhere else because no qab anyway somalida ilaa hada mar ingiriis bay kumadhiyeen marna Ethiopian marna 3 sadexaadna hada ayey Ethiopia 🇪🇹 soo wadaan si ragu udhintaan and Viva my own people and my great country somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤️👍👍👍👍👍👏👏✌️

    • @Cabdiqani-k5b
      @Cabdiqani-k5b 2 місяці тому

      Hhhh 😂😂 cadaw ilaahay , xumaan jeclidaa , dabcan saan ogaaday ama isoo gaadhay waa in xiligaas in ay lacag ka qaadan jireen , waxaan filayaa iska dhaaf waqtigaas oo ah waqti hore oo gumaysi noloshuna adkayd ee adigu maanta ayaad xambaari lahayd

    • @Cabdiqani-k5b
      @Cabdiqani-k5b 2 місяці тому

      Oo! Waxaan arkayaa inaad gabadh tahay waxaan kuu malaynayay nin , laakin hoormay dumarku cayda barteen cajiib

  • @Najma-id2xt
    @Najma-id2xt 2 місяці тому

    Hhh walaahi waa sharaf dhac inaa qof biniaad ah aa ka washid oo wax uusan aheyn laga dhigo 😂😂

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y Місяць тому

    Maya dhibka jira cadaanka ayaan yasnaa halla aduunnku madowga yasaan

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 місяці тому +1

    Waa nin wareersan dal burbùray oo dhib ka taagan tahsy naxaa geeyay waa nin qaldan waayo dal nabad ka jirtaa waa nin shisheeye maxu ismooday waa miskiin isla qab weyn nin xamar balaayo iskaga dhigi karto maleh .qariib kun adab waa inuu edeb

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 2 місяці тому

    Sheekh anagu hada io horayba ma jeclin gaalada na dulaysato inta daba carartana waa in na ceebaysay Aniga ha aan wxn jeclahh in Alle bes baryo alx mana jecli in qof la hoos joogsato

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому

    CANADIAN AYUU AHAA❤❤😂😂

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 2 місяці тому

    Waa nin caan bax raadinaya

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 місяці тому

    Asc shiikh waa runtaa waa sida u sheegtay asc

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 місяці тому +1

    Hotel ma aha waa beer $1 lagu galo

  • @abduwasasiyad1591
    @abduwasasiyad1591 2 місяці тому

    Ima muqato

  • @maryamaonline6869
    @maryamaonline6869 2 місяці тому

    anagaa hada rabtaa inaad cadaan noo xayeeysiiso ayaguba nagu masoo ordaan anaga maxaa naqasbay

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 2 місяці тому +1

    San ku leeflaa ugu sareenaa midaa ku heysay ma ogo miyaa😂

  • @SabaaxAli-kt2vv
    @SabaaxAli-kt2vv 2 місяці тому

    Sheikh ku wa somalida ah kusoo ordaya nimanka cadaanka ah waxay u maleynayan inay kasoc daan hay'addihii wax siinayay sidaas bay ilatahay aniga

  • @dhereamiin4
    @dhereamiin4 2 місяці тому

    Wa sida dadkena laga rabo

  • @Max20600
    @Max20600 2 місяці тому

    Anaga kuwaasi wanka sii liidanaa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Qasab ma ahan inaan salaano somali ahaan ,isagaaba qaldan

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 2 місяці тому

    Wax walba oo fiican waa naga halaa wax xuna waa leenahay

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 місяці тому

    Koley waa arigtidaada, lkn anigu yaraanti somalia meelo cadaan yimaadan waa arki jirey, haa waa kagu soo xoimi jirey balse la yaavanaan ku siney xitaa waa lagu ciyaari jirey ilaa ay qeyliyaan oo baqaan.
    Ninka ruushka naceeyb gooni ah soomalis u hayaa m, ayaan dhowesd film dhan oo soomali ku aflagadeeynayo isagoon tegin ee review old videos isticmaalaya.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 місяці тому

    WAABA FIICANAHAY HADAANAN KU ORDIN

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 2 місяці тому

    somalida iyada is cunsuriyeyse ma dad kaleyba raban😅

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 2 місяці тому

    Shiikha garka waynow bisbaas hanoo marin cadaan puntland dhex socdan cidnah saas uma eegto adeer fakhri nama haysto adiga fakhri ka cararay

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 2 місяці тому

    Japaniska isago dhaqankisa ilaaliya wa neeceb yahay dadyowga kle inay qoxoti ugu yimadan isagna dalkisa intisa badan kama baaxaan kuwa ilaaliya dhaqaankooda ileen diin ma leh

  • @GeediCali-ut7fp
    @GeediCali-ut7fp 2 місяці тому

    Ma oga in cadaanka necebnahay waagii hore qofka Somaliga ah markoow qof cadaan ah arko inoow hunqaaci jireen

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 місяці тому +1

    Waa kuugu raacsanahay haduu magaalada uu dhax galo in lagu yaaci lahaa.

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 2 місяці тому

    Sheekhow ciyaalka ayaa daba carara ee dadka waa weyn ma daba ordaan😂

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 2 місяці тому

    Soomaalida qof ayaga karo can majiro, mana ahan dadka dadka u sujuuda ama kadabacara,marka laga reebo madax deena.

  • @Aymo72
    @Aymo72 2 місяці тому +1

    Laakiin soomaalida cadaanka weyusujuudi jireen maxaa dhacy hada

    • @suadyork9151
      @suadyork9151 2 місяці тому +1

      Aadika baah uusujudilaah too bad u mised this occasion 😅😅😅😅

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 2 місяці тому

    Kkkkk wuxuu aaminsan yahay wixii madoowba iney ka sareeyaan axmaq weeyaan

  • @CawaaleIbrahim
    @CawaaleIbrahim 2 місяці тому

    Wax Ka jiro ma jiro somalidu waa dad Isla qabweyn balse dadka kursiga inooga fadhiyo waaye

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 місяці тому

    Anga fuudaane ku soo Dha weeyna ah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Salaanta qasab miyaa

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 місяці тому

    Somalia cadaankii iyo ajaanibtii baa ka badaty saa darteed layaab malahan mid war moogaa iny soo dhawayn waayaan 😂😂😂

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 2 місяці тому

    Somalida iyada isla weyn oo cidna kama hibeystaan.

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 2 місяці тому

    Soomaalida majecla ilaa soomaali kale maahee wlh aniga saasaan aamin sanahay

  • @LibanDahir-z3g
    @LibanDahir-z3g 2 місяці тому

    Shiiqow cimaamada hanaga ridin 😂

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 2 місяці тому

    Ilmaha waa fiiriyaan waa ku xoomaan haddii bambam ween uu qarxo waa ku soo cararaan ma ka ah dad cawi ya

  • @manidamandeq6995
    @manidamandeq6995 2 місяці тому

    Somali ajaanib naceeeb

  • @Aliiza21
    @Aliiza21 2 місяці тому

    Benta naga daa shoqow anigo tajir ahayn cadanka sodas uma mamus so cadan waxaba amin sanahay inan aniga waxba i dheyren ona cadanka jecleyn cadan madow faqir tajir ba madax io shacab ba wey isiman yihin 😂😂

  • @salaadoabdilwahid9242
    @salaadoabdilwahid9242 2 місяці тому

    Maya shiiiqow hada cadan sauarkenay somali okalee nalanoqden qimo malaha muqdisho dhaxdeeda

  • @samira-141
    @samira-141 2 місяці тому

    👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 місяці тому

    Amee is badaleen markii aduunka ee arkeen in nalaga yasaah soomaali wacya galin lee rabaan

  • @leban9958
    @leban9958 2 місяці тому

    Maba naqaano view uu rabaa

  • @xiinfiniin1
    @xiinfiniin1 2 місяці тому

    Sheeko anigoo yar la iiga sheekeeyay ayaan xasuustay walaalka khayr Allaha kusiiyo, waxay ahayd NIN CADAAN AH AYAA XILI HORE OO 70 YADII LAGU TILMAAMAY AYAA WAXAA SUUQA JIGJIGA GABADH CAANO KA KEENTAY BAADIYAHA KU IIBINAYSA ARAGTAY NIN CADAAN AH, MARKAY ARAGTAY AYAY MATAG/MATAQ LA JEEDSATAY, WAXAY MOODAYSAY INUU GUBTAY NINKU, NINKII CADDAANKA AHAA AYAA LOOSHEEGAY IN GABADHAAS CAANAHA IIBINAYSA AY KA MATAQTAY ISAGA ARAGIISA. WUU YAABAY AYAA LAYIDHI SHEEKHOOW KKKKKKKKK

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 місяці тому

    Adiga wixii hore waala soo dhaafay wax tagay tiigsimo Maleh wacyi galin ka bacdi dadka waa isbadalen maxaa adiga wixii hore u soo qaadatay mise marwalba waxa jeceshahay Negative Somalida

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 2 місяці тому

    Sheekhoow soomaali kadaba orodda cadaan majirto meelaha qaxootiga ee raashin ka lagu qaybiyo u ay ag istaagaan macquul lkn ogoow adiga naftaada inaad aqoon soomaalida oo sidii ajanabi aad u hadlayso ??

  • @seyfudiin-xr5hj
    @seyfudiin-xr5hj 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 2 місяці тому

    Qawalba in uu arko ayuu rabaa maxaa dhacay

  • @nacimoxasan8984
    @nacimoxasan8984 2 місяці тому

    Fariin qaldan aa gudbineysaa somalidu wa muslimiin nin cadne majecla o adiga hadaa lahadli leheed waxaa dhihi leheed oteelka hadaa kabaxdid waa lesku kaasawiri lahaa waa qaldantahay