Haddii Aan Xoog Saarno 2daan Dhinaca Kaliye Waan Ka Guulaysan karnaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 240

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guul Рік тому +17

    In Israa'iil la dhaho wlhi waan dhibsadaa uma qalmaan ee Magaca Alle ugu yeeray aan adeegsano "YAHUUD" Inshallaah Mahdsnidiin.
    Waana magac ay neceb yihiin.

    • @AlCarmawi
      @AlCarmawi Рік тому +1

      Waa baraarujin fiican, waayo? Israa,iil waa Magicii Nebi Yacquub (CS).

    • @abdalla_guul
      @abdalla_guul Рік тому

      @@AlCarmawi Haa Waa Magac Qurxoom Oo Macnihiisa Yahay Adoon Alle

    • @AlCarmawi
      @AlCarmawi Рік тому

      @maxamedaways4705 wll waa runtaa lkn waa magaca Qur,aanku adeegsaday, Kiristaankana Masiixiyiin waxa kamudan in la dhaho Nasaaro, Isticmaalka Eray-bixinta Qur,aanka ayaa wanaagsan.

    • @abdalla_guul
      @abdalla_guul Рік тому

      @maxamedaways4705 May Waa Magac ay aad u neceb yihiin israa'iil ayay aad u jecel yihiin arintanna Waa aragti kamida aragtida Magaca Yahuud meesha uu ka yimid Qaar aya dhaha Wuxuu ka yimid magaca mid kamida ilma nabi yacquub oo ahaa Yahuudaa qaarna waxay ku tilmaamaan in asalkeeda laga keenay kalmadda tawbad keenka ama kasoo laabashada wax waxay sida aayadda dhahaysa إنّا هدنا إليك Adiga ayaan kuusoo laabanay macnaheedu yahay.
      Sidey ahaataba Magaca israa'iil uma qalmaan aan yahuud oo Magac Alle ugu yeeray ah aan ugu yeerno isagaa nooga aqoon badan waxay mudan yihiinee.
      Mahadsanidiin.
      Wabillaahi tawfiiq.

    • @mamalop311
      @mamalop311 Рік тому

      ​@@abdalla_guulwar beenta jooji israel wa wadanka waxana looga magacdare nabi yacqoob yahuud waxa ku magacawde diintodo wa adigo dhahayo muslimiinta waxee naceb yihiin in muslim loogu yeero*

  • @drawinglevel8736
    @drawinglevel8736 Рік тому +54

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين🇵🇸

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 Рік тому +49

    Inta laxanuunsanaysa wlalahena falastiin 😢

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Рік тому +4

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤

  • @Bilaw-y5z
    @Bilaw-y5z Рік тому +57

    Ku sali Nabigena The best person ever The most knowledge able and Then most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤👍😢

    • @anabiman2148
      @anabiman2148 Рік тому

      اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @CarwosalaamCarwosalaam
      @CarwosalaamCarwosalaam Рік тому

      ​@@anabiman21484

    • @SAM-2004-0
      @SAM-2004-0 Рік тому

      اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @guccigacal
      @guccigacal Рік тому

      Scw

  • @MaxamedWalal
    @MaxamedWalal 3 місяці тому +1

    اللهم انصر اخواننا فلسطين allow guul sii w.falastiin iyo dhaman muslimiinta kuwa iigorka turkistan iyo kashmiir kuwa hindiya dhaman musliminta

    • @MaxamedWalal
      @MaxamedWalal 3 місяці тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @apdifatahomein6842
    @apdifatahomein6842 Рік тому +22

    ❤❤ اللهم نصر في إخوننا في فلسظين

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 Рік тому +9

    Xaqa gulaysan insha alh Allow wallahena uhiili 😢 somalida qalbi dhagaxa waxan arkaye kuwaleh maxanaga galay ogow hadadwalalkaga muslimka adan dhibkisa kadanqan inyarna inuu imankaga nuqan kujiro

  • @Faisalson1
    @Faisalson1 Рік тому +4

    Walaal noosoo badi muuqaalada iyo baahinta waxa ka dhacaya gaza waayo qalbiga ayaan ka gubanaynaa falalka wuxuushnimada ah ee walaalaheen lagu hayo
    Muuqaaladaadu rajo ayey noo ifiyaan🙏

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +34

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻 free Palestine 🇵🇸 ❤️ duceyno / aan usoomno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna😭

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin Рік тому +2

    Allaha burburiyo dhulka Allaha la jaro yahuud iyo in difaaca u ah in shaa Allaah ☝️
    Guul Guul iyo gobanimo falastiin in shaa Allaah ☝️
    💪💪💪💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️✌️✌️✌️🇩🇯

  • @اااتا-و5ي
    @اااتا-و5ي Рік тому +7

    والله لو كنا إشتمعو مسلمين جميعا كانو إسرائيل دمرو وسارو رماد ف يارب انصرهم نصرا عزيزا إخواننا الفلسطين 🤲😢🇵🇸

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +30

    You don't need to be a muslim to support Palestine, you just have to human being ❤️🇵🇸 free Palestine ❤️

    • @abdallemohamud2703
      @abdallemohamud2703 Рік тому

      O

    • @Rocco-v7h
      @Rocco-v7h Рік тому

      War nio horto ninkan ma gaal baa muxuu malwalbo u dhahaa you don't need to be muslim to support palestine 🤨🤨 war hurdada ka kac waxaan waa gaalo dhamaana waa isku tol 🙄 ee la safo cidaa tahay, you have too strong muslim to support palestine.♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohaaofficial5176
    @mohaaofficial5176 Рік тому +21

    No matter where you are please Don't stop praying for our brothers and sisters in Palestine My ALLAH accepts our Dua.
    Palestine will be free 🆓 inshallah 🙏❤️💪💯🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💚🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Рік тому +4

    يا أهل غزَّة:
    نحن لا نبكي عليكم
    من ماتَ منكم ماتَ شهيداً
    ومن عاشَ منكم عاش عزيزاً
    نحن نبكي على حالنا وأحوالنا !!
    ‏‎نبكي على قلة حيلتنا والله لا نملك من الأمر شيئاً سوى الدعاء

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 Рік тому +2

    : وَلَا تَهِنُواْ فِى ٱبْتِغَآءِ ٱلْقَوْمِ ۖ إِن تَكُونُواْ تَأْلَمُونَ فَإِنَّهُمْ يَأْلَمُونَ كَمَا تَأْلَمُونَ ۖ وَتَرْجُونَ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا يَرْجُونَ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا

  • @UmuMaxamed-z2q
    @UmuMaxamed-z2q Рік тому

    Walahi rajo la aan ayaan ayaan daremanaynay lknnwaxaad naxasusisay ayada qur anka ah ee ilahaylahaa فإنهم يا لمون كما تعلمون وترجون من الله مالا يرجون
    Waxad imodaa inan surada manta uun maqlay
    Khayr allah hakusiyo wll cumar❤

  • @dacwadaislaamka.8531
    @dacwadaislaamka.8531 Рік тому +17

    Guul musliminta❤❤❤

  • @malomali2903
    @malomali2903 Рік тому +9

    Guushi wey u belamatey reer Palestine 🇵🇸 Alle ha igu waado mid kheyr qabta 🤲

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 Рік тому

    Walal cumar inshaar runtii iimaanku waa ii ziyaadaa lilaahay cimri dheer oo cibaado suuban haku siiyo adiga iyo inagaba

  • @siciidcali556
    @siciidcali556 Рік тому +1

    Maasha.allaahu warbixin sax iyo caqli wanaagsan ayaad noosoo gudbisay jazaakallaahu

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy Рік тому

    Mashallah saaxiib aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay dadaalka badan ee aad galisay muuqaalkan

  • @bintunor4941
    @bintunor4941 Рік тому +5

    Nasriga alle wuu soo dhawayahy 😢❤insha Allah

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Рік тому

    Duufaan ilaahay ha ukeeno kadhamaysa dhamaan dhaqaalaha askarta guryaha kuli intay jecel yihiin illaahow dhameeh Israel aamiin

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085

    اللهم انصر الاسلام واعز المسلمين يارب العالمين يا ذو الجلال والإكرام

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Рік тому

    الحمد لله والنصر لإخواننا الفلسطينيين وعاشت فلسطين الحرة وعاصمتها القدس الشريف
    🇵🇸🇵🇸

  • @mariincali7995
    @mariincali7995 Рік тому +10

    Guul Xamaaaaaas🇵🇸❤️🇸🇴

  • @Abdurazaqmohomed
    @Abdurazaqmohomed Рік тому +10

    اللهم انصر إخواننا المسلمين في فلسطين

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Рік тому

    ولا تهنوا في ابتغاء القوم ان تكون تالمون فإنهم يالمون كما تالمون وترجون من الله ما لا يرجون وكان الله عليما حكيماً

  • @mohaakram2780
    @mohaakram2780 Рік тому +3

    Omar insharow wax yar an kasaxo oo ah in isreal dhaqaalo daro ku dhaceyn waayo USA ba kabta dhaqalaha gumeystaha😢 Allah garab galo falastine 😊

  • @sahroabdi8773
    @sahroabdi8773 Рік тому +11

    Anaa ugu horeyo love isaara noh asxby ❤❤ 🎉

  • @SHUCAYBABDULAAHI14
    @SHUCAYBABDULAAHI14 Рік тому +2

    ASSLAMU ALAYKUM WLLKAY UMAR INSHAR MARKOOBAD AAD AYAAD U MAHADSANTAHAY SIDA AAD NOOLA WADAGAYSO BALSE HAL CODSI AYAAN WATA INAAD LA WADAAGTO XOOGAGA XAMAAS AMA QASAAM AMA AAD XASUUSISO INAY LABADAAN OGAADAN
    MAHADSANID ❤

  • @sakariaahmad416
    @sakariaahmad416 Рік тому

    إن تكونوا تألمنون فإنهم يألمون كما تألمون وترجون من الله ما لا يرجون

  • @Sabrina-gn9ob
    @Sabrina-gn9ob Рік тому +3

    اللهم انصر اهل غزة 🇰🇼

  • @MariamAbdalla-r5h
    @MariamAbdalla-r5h Рік тому +1

    Mareykanka ayaa meesha kuhayaa Illahay ayaa cabsibad an ku,abuury 🇸🇩🇸🇩❤❤❤Guul reer Falastiin Insha Allah

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Рік тому +3

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤❤

  • @TaliyowMuhammad-qj3xy
    @TaliyowMuhammad-qj3xy Рік тому +1

    اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في الفلسطين.

  • @maryamjaamac5395
    @maryamjaamac5395 Рік тому +2

    : ((وَلَا تَهِنُواْ فِى ٱبْتِغَآءِ ٱلْقَوْمِ ۖ إِن تَكُونُواْ تَأْلَمُونَ فَإِنَّهُمْ يَأْلَمُونَ كَمَا تَأْلَمُونَ ۖ وَتَرْجُونَ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا يَرْجُونَ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا))

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Рік тому +1

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +2

    Warunta manta wax fican aya kahadashay guul muslim ☪️ ♥️ guul falastiin

    • @Xirsiev
      @Xirsiev Рік тому

      Habo caanay aljazeera arabic kugu soo arkay gabadhii ugu horreysay ee aan arko ee waaaqici ah .Good habo❤

  • @aragsaninaabdirahm
    @aragsaninaabdirahm Рік тому +2

    Alle ha ugargaaro walaalahen falastn 😢😢😢

  • @AbdiqafarXaji
    @AbdiqafarXaji Рік тому

    masha allah allaha ku barakeyo cumar inshar

  • @AhmedYare-se3qt
    @AhmedYare-se3qt Рік тому +5

    Aan uwada duceyno wllaha falastiin😢❤

  • @hbproduction7357
    @hbproduction7357 Рік тому +2

    Allow musliminta mel walba ay jogan allow kor yeel

  • @mohamedabdiqadir2186
    @mohamedabdiqadir2186 Рік тому

    asc cumar walal ale hakubarakeyo waxan raba iinanbarto luqada carabiga ee seugusahlan barashada

  • @anabiman2148
    @anabiman2148 Рік тому +3

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @axmedbare1656
    @axmedbare1656 Рік тому +5

    Ogaansho ustaad kasoo hadal khilaafka iiraan iyo israa,iil wuxuu salka ku hayo

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m Рік тому +1

    Caaajib ilaahey khar ha ku siiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇯🇴

  • @AHMED.UPTHi1977
    @AHMED.UPTHi1977 Рік тому +4

    Ustaad horey usoco ❤
    Wan sugaa muqaaladan malin walbo

  • @codkabeesha
    @codkabeesha Рік тому

    Adigoo raali ah mudane,
    Xilka Sareeye Guud Sacadu Dii Al Shazli الفريق سعدالدين الشاذلي maahayn guddoomiye ee wuxuu ahaa: Taliyaha ciidanka 3aad ee Masar iyo madaxa Hawlgalinta Ciidanka Masar oo dhan.
    Maadaama aan garan karo inaad turjumaad toos ah aad ku sameeysey eryga ah ah:
    الرئيس أركان حر ب لقوات المصريه
    Runtii barnaamij fiican baad soo diyaarisey oo aad looga faaideeystey aad baad ugu mahadsantahay, horey u soco mundane

  • @Ayan-pc1nx
    @Ayan-pc1nx Рік тому +1

    Asc maan shallaah wll ilaahay ha ku xafido Amiin ❤

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv Рік тому +1

    Mahadsan walal ilahey ha jabiyo yahuud iyo mareykan

  • @GaneyCabdi
    @GaneyCabdi Рік тому +1

    Allahu akber ❤❤❤ guul falastiin guul falastiin

  • @xassansoudi4511
    @xassansoudi4511 Рік тому +5

    Cadaw ayaa tahay Omar Hal mar lama arag adigoo ka hadlayo Dhibtaada ay Khawaarijta Al Shabab ka hadlaya Maalin kasta Israel iyo Falastiin ayaad la meereysanee Adigoo is maskiiminayo Munaafaq😢😢😢

    • @mubaarigcabdi-oy4wc
      @mubaarigcabdi-oy4wc Рік тому +1

      Niyahiw caligula mabdabaduu kaaga jiraaa

    • @balgisamusa7359
      @balgisamusa7359 Рік тому +1

      Munafaq ha dhihin xasuuqa yahuuda kuheyso beytul maqdis in lga hadlo iska daye in latagero wye taas ina ogtaha rajeyna Anagane hal malin kun qof nagala diley khawarijtaas io yahuuda wa isku mid lknse manta iyaga xanuunki tagan somhn Muslim dhiigisa wa isku mid ogaansho wuku saxanyhy waqti kasto inu kahadlo amuraha islamka ☪️ midne wa ugu cudur daraya anaga inta meel ngula so xiro biyo io koranto la’an mana dhigi karn khawarij dhulkena lama heysti wxa naheysto dagaal jogto io dil io qarax wax bdn madhano wlhi 😢lknse iyga meel ay ka baxn xtta maleh subxanallah media ilmo io burbur hoostisa lga so gurayo fiiri

    • @Umuyaasir5434
      @Umuyaasir5434 Рік тому +2

      Mar haduuu qofku jiran yhy waa saaan cumar alle ha barakeeyo aad Ayaan ugu farxaaa akhbartisa tariqda uu Nala wadaago

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Рік тому +1

    Wa udhamaaty Yuhuuda

  • @Qarni264
    @Qarni264 Рік тому

    Allah kubarakeeyo ustad

  • @Princesszoya-p2k
    @Princesszoya-p2k Рік тому

    Mansha Allah walal ilahay ha ku barakeyo.... ilahay ha guuleeyo walalehen falastin

  • @Khadar-Ahmad.t5
    @Khadar-Ahmad.t5 Рік тому +3

    Allahayow falastiin uga gaar🤲🤲

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Рік тому +1

    اللهم لا تخيب رجاءنا وأنت أرحم الراحمين نسألك لأهل فلسطين النّصر على من عاداهم، عاجلًا غير آجل يا رب العالمين.
    اللهم احفظ أرواح المجاهدين في فلسطين، وردهم إلى أهلهم مردًا كريمًا آمنًا.
    اللهم بقوتك، وبغوثك، وبغيرتك على حرماتك، وبحمايتك لمن احتمى بآياتك، نسألك يا الله يا سميع يا قريب، يا مجيب يا منتقم يا جبار، يا قهار يا شديد البطش، يا عظيم القهر يا من لا يعجزه قهر الجبابرة، ولا يعظم عليه هلاك المتمردين من الملوك والأكاسرة، أن تجعل كيد المحتلين في نحرهم، واجعل مكرهم عائدًا إليهم.
    اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القُدس وكُل فلسطين، اللهُم كُن لهم عونًا ونصيرًا يا رب العالمين.
    اللهم حرر المسجد الأقصى من دنس الصهاينة الغاصبين المعتدين.
    اللهم انصر شعب فلسطين ضد المحتلين.
    دعاء يوم

  • @abdikaniahmed1792
    @abdikaniahmed1792 Рік тому

    Isaaiil ha,adeegsan akhii ee yahuud isticmaal akhil xabiib

  • @XIGASHO-z7l
    @XIGASHO-z7l Рік тому +1

    Fast comment insha allh dhamantin waxan idin rajaynaya bad qab iYo Janadi oo an ku kuLano dhamanten

  • @boqormoha3068
    @boqormoha3068 Рік тому

    Adiga dhihi jiray sii sii ga masar gorme is badashay ustadi

  • @apdallaisxaaq
    @apdallaisxaaq Рік тому +3

    Coming soon 1 million ❤❤😊😊

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Рік тому +1

    Ilaahow Guule ❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Рік тому

    Masha Allah waad mahadsantahay

  • @falkiye0076
    @falkiye0076 Рік тому

    الهم لنصر اخواننا في فلسطين

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 Рік тому

    Ustaad hilmaami hadal kuma juree 14 sano ka hor waxey ku aadantahay 2009 guuleyso ustaad barnamijyadada wan ku tixannahay

  • @hamudosman84
    @hamudosman84 Рік тому

    Shukran cumar ishaar

  • @Beerdilaacshe14
    @Beerdilaacshe14 Рік тому

    PALESTINE 🇵🇸🇵🇸🇵🇸WAY xoroobi insha allah

  • @Omaroficial4794
    @Omaroficial4794 Рік тому

    ((وَلَا تَهِنُواْ فِى ٱبْتِغَآءِ ٱلْقَوْمِ ۖ إِن تَكُونُواْ تَأْلَمُونَ فَإِنَّهُمْ يَأْلَمُونَ كَمَا تَأْلَمُونَ ۖ وَتَرْجُونَ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا يَرْجُونَ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا))
    2

  • @OzailIfiye
    @OzailIfiye Рік тому +2

    Israa iil cuqubo alle ha kurido

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Thanks bro 👍

  • @anabiman2148
    @anabiman2148 Рік тому

    Shukran walaal

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Рік тому +2

    Yahuud dhaqalo la’an io burbur ku oganahy balayada palestine 🇵🇸 kur ahandonta insha allah

  • @RAASHID__5t
    @RAASHID__5t Рік тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Рік тому +7

    Markastoo muslimiintu isku dareen noqdaan ogow waxa dhow NASRIGII ILAAHAY

  • @SuleymanYarow-mm8mh
    @SuleymanYarow-mm8mh Рік тому +3

    Guul muslimiin

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Рік тому

    Yuhuda Hadalkedu Wuu Una Dayn doona Walalehena Way Farxi donan Dhulkoduna Wuu Xorow dooona Ka Ha Walwalina Yuhuda Illahay aya ii nogu Sheegay Qura.aankisa

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 Рік тому

    Haguulestan falastin dhaman musliminta

  • @farhiyasodal
    @farhiyasodal Рік тому +1

    Ilahey ha guuleyo walaalahen

  • @iamnabiil
    @iamnabiil Рік тому

    Mahasdanid ❤😊

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Рік тому +1

    Wll ogansho alle haku xafido❤❤❤❤

  • @zahroNur-nw2pe
    @zahroNur-nw2pe Рік тому

    Walaalahey wey guuleysan

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 Рік тому

    ilahay nasrigiisa haynoso dadajiyo sidan waa dulinimo Islam awooda maanta leh oo wada habranaya 😢
    Cumarow israil dhimasho ma xamili karto idheh oo way yaryihiin lkn dhaqale wax uma noqonayan adunka dhan dhaqalihiisa iyaga gacanta ku haya🤷🏽‍♂️

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Рік тому

    Cumarow waxaan maqlay in wadamo badan oo carab ah sida masar, emirate iyo kuwo kale ay qayb ka yihiin burburinta falastiin, ayna doonayaan in saxaraha khaliijka lagu beero dadkaas bal kaso waran arintaa, waana wax macquul ah marka la eego siday indhaha uga daboosheen kaso hadal xaqiiqo inay tahay, hadii kalena sababta keentay inay ka aamusaan wadamada carabtu gumaadka lagu hayo dadkaas

  • @AbdimowlidCiise-ch1dg
    @AbdimowlidCiise-ch1dg Рік тому

    Shugran sxb sh.omer 100%

  • @abdirashiidhassan2884
    @abdirashiidhassan2884 Рік тому

    Ilaahay ninkaas ha unaxaristo

  • @Hanish139
    @Hanish139 Рік тому

    Ilahye guusha ha siiyo falastin

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt

    Asc ustaad Shere xirfad liinkisa xageen ka helaa qaabkena isu diwaan galiyaa

  • @cilmiaxmed8273
    @cilmiaxmed8273 Рік тому

    Cumaroow sxb guul wakhti koobana Bay masar gaadhay kadib miyaan khidadii dagaalka laga badin kadib markii laba guuto oo ciidanka masara dhexdooda laga gudbay

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 Рік тому

    Wareysigii Piers morgan iyo Mohammed hijjab muuqaalka xiga mahadsanid ❤

  • @bilowilaadhamaad7648
    @bilowilaadhamaad7648 Рік тому

    Taliyaha guud ee Ciidanka Masar, ama hogaamiyaha Ciidan halkii aad ka odhan lahayd gudoomiyaha sidaas sare ayaa ka yara haboon

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h Рік тому

    Illaahay baa inoo sheegay sida aan u xanuunsanayno inay u xanuunsanayaan

  • @naimam.m6307
    @naimam.m6307 Рік тому

    ربنا يجزيك 😊

  • @DaikiAomine8
    @DaikiAomine8 Рік тому +1

    Fiidiyowyo badan oo ku saabsan Qaza si degdeg ah noogu soo dir walaal

  • @cabdikaafiak2337
    @cabdikaafiak2337 Рік тому +3

    Qofka 1aad ee daawada❤

  • @marwanyare6082
    @marwanyare6082 Рік тому

    ALAHU AKBAR.ALAHU AKBAR.Falastiin.Inshalah.Inshalh

  • @suziahmed
    @suziahmed Рік тому

    Free palestina

  • @ugaasyear4501
    @ugaasyear4501 Рік тому +1

    First watching

  • @bulshokaab3998
    @bulshokaab3998 Рік тому

    Waxan waxba ka garan mayside, ha is dawikhin adeer