UGU DAMBEYN CUDURKII LA IGA BAARAY IYO DHIBKA AAN KAMARAY DHAQAATIIRTA الحدلله👈

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 180

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  Місяць тому +14

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/sktoqr

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому +4

    Ilaaheye cazwajale ha ku siyaadiyo caafimad dhmn umad islamka meel aye jooganb caafimad ha siiyo ❤❤❤

  • @LIBAANMohamud-sk7by
    @LIBAANMohamud-sk7by Місяць тому +20

    Allahayow cimriga udeere Abdullahi iyo Marwadisa

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Місяць тому +7

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
    Ilaah baa ku mahadsan in aad ku samirten Amiin yaa allaha 🤲

  • @KoosQaali2019
    @KoosQaali2019 Місяць тому +1

    Masha allah allaha kuu ziyaadiyo cafimadka. Maryan adigana foosha allaha kuu sakhiro

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Місяць тому +1

    Inlee waxa loo waayay Abdullahi wuuba xanuusanaa. Alhamdulilah haduu nabad qabo Allah ha u kordhiyo inta xanuusana Allah ha caafiyo. Maryan adna foosha Allah mid sahlan ood dareemin hakaaga dhigo.

  • @AminaAhmed-v4r
    @AminaAhmed-v4r Місяць тому +3

    Caafimad taam ah ilahey haku siiyo adiga iyo intii muslim ah alxamdulilah wuxuu ilaahey keeno waa mahad alaha naga dhigo dad iimaan leh oo ilahey aaminsan alahuma aamiin 🤲

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 Місяць тому +8

    Mashallah you have good wife ❤❤❤❤❤❤👨‍👩‍👧‍👧🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🏠🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️🤲🏽🤲🏽

  • @sacdiyonuurcabdicabdi3729
    @sacdiyonuurcabdicabdi3729 Місяць тому

    Alxamdulillaah Allaha kuusiyaadiyo caafimaadkaaga. Maryan abaayo adigane Allaha kuusaqiro

  • @anabmohamed4036
    @anabmohamed4036 Місяць тому +2

    Allah caafimaad taam ah hakusiiyo walaal. Xaaskaga fiicana Allah hakuu barskeeyo.🎉

  • @ummidress6987
    @ummidress6987 Місяць тому

    May Allah give us all good health Aamen .

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw Місяць тому

    Alxamdulilah Allaha ku siyaadiyo cafimadka abdala maryane allaha kuu daayo

  • @raahaosmaan9890
    @raahaosmaan9890 Місяць тому

    Alxamduliiaah ilhaaeey haa u cafiiyo inashaallaah kheer 🙏🙏🙏

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Місяць тому

    Alhamdoullillah macassalama allah yachfik walal inta dhib khabtana allow uu gargar. Salam min djibouti

  • @hanishariif4325
    @hanishariif4325 Місяць тому +11

    Waxa Ku hayay noo ma sheegin Wali Waa qabyo warka

  • @mubahaabdalla2351
    @mubahaabdalla2351 Місяць тому +3

    Walaal alhamdulilaah ilaahey ayaa mahad leh walaal cudurka laga heley magaciisa ma nala wadaagi karta

  • @khadraadan5961
    @khadraadan5961 Місяць тому

    Masha ALLAAH wllo Alxamdulilaah Rabalcaalamiin

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 Місяць тому

    Maskiin Alaha caafiyo daawada markey ku jirto hawada dhan wuu ka maqnaa Alxm masha alaha daawadaada iska isticmaal alaha ku caafiyo.

  • @najmaahmed4145
    @najmaahmed4145 Місяць тому +1

    Cimraan qaraami lakaha media wuxuu aha UA-camrka kaliyeen array kuso duceeyay dadkiisana inay kuso.duceeyan ogaysiiyay khayr allah hasiiyo isagana

  • @FadxiAbdi-ez8ro
    @FadxiAbdi-ez8ro Місяць тому

    ilaahay caafimaadka hakuusiyaadiyo ilaahay haydin xifdiyo

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Місяць тому

    Alhamdoullillah choukri lillah.salam min djibouti allah yahfidkoum

  • @Cibado99
    @Cibado99 Місяць тому

    Mansha Allah alxam. Alle hakuu siyaadiyo caafimaadka

  • @ambiobarre4483
    @ambiobarre4483 16 днів тому

    Caafimaad Alle haku Siiyo Wallaale

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Місяць тому +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 Місяць тому +2

    Mashallah shukran ❤❤❤

  • @sahrashmxmd1323
    @sahrashmxmd1323 Місяць тому

    claahi macalin ilaahay caafimad hakusiiyo illaa iyo hadda maadan noosheegin waxa lagaahelay oo sax ah markii hilibkii lagaajaray maxaa lagaahelay

  • @زينهمرحبتين
    @زينهمرحبتين 15 днів тому

    Masha alah ❤ ♥

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 Місяць тому +1

    ilaahay caafimaad buuxa allah ku siiyo. masha allah.

  • @edafrah3382
    @edafrah3382 Місяць тому

    Masha Allaah. Reer Abdullahi Allaah ha idin xafido. Aadbaan ugu faraxsanahay Caafimaadkaaga.

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 Місяць тому

    True alhamdulilah we take things for granted

  • @madiinomohamedali8517
    @madiinomohamedali8517 Місяць тому

    Ale hakuu siyaadsato wall

  • @AyanElmowge
    @AyanElmowge Місяць тому +1

    Walaal qali astaqfaarta iyo saliga nabiga scw afkaga kuhay malinkasta insha alaah guul waxkasta quleesta❤❤❤❤❤❤

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet Місяць тому

      Halmar mala Isla dhihikara

  • @ibrahimayan477
    @ibrahimayan477 Місяць тому

    Machallah Machallah alhadoulillah

  • @MaxamedXoore
    @MaxamedXoore Місяць тому

    Msh allh qoyskan waanjecelhy ❤❤❤

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 Місяць тому

    Mashallah wall abdalla cafimaad iyo cimridheer ban ku rajiynayah Insha Allaah

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 Місяць тому

    Masha Allah alxamdullilaah Cabdullaahi walalaal caafimaadka Allaha kuu siyaadiyo🤲 abaayo Maryan adigana goosha allaha kuu fududeeyo Aamiin yaa rabbi🤲

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому +2

    allaha caafiyo yaarabi cidkasto xanuun san oo muslimiina aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤🥰🥰💘💞❤💖

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg Місяць тому

    Caafimaad taam ah Allah ha ku siiyo

  • @Hooda36
    @Hooda36 Місяць тому

    Masha'Allaah Alhamdulillah brother Abdulahi inshallaah illaahay cafimad taama haku siiyo ameen Allah haidin xiftiyo to you and your family 🎉❤🎉❤🎉

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv Місяць тому

    Allaah baa ku mahadsan waxkasta

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 Місяць тому

    Mashaallah tabarakallah Alxamdullilaah ilaahey cafimaadka hakuu barakeeyo

  • @yasminabdille1435
    @yasminabdille1435 Місяць тому

    Masha allah alle haku caafiyo

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 Місяць тому

    الحمدلله رب العالمين داما وابدا علي نعمك التي لا تعد ولا تحصى حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه كما يحب ربنا ويرضى

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 Місяць тому +1

    Alhamdullilah.quick recovey bro

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Місяць тому

    mahadsanidin dh siiba marwada

  • @Zakaria-Ad
    @Zakaria-Ad Місяць тому

    Cabdulaah sxb adiga iyo familyg🎉 allah haydin barakeeyo caloosha cadka laga jiraa waa wax iska caadi kaliya waxaa lagu ogaadaa xanuunka allah haku caafiyo kuna dadaal biyo cabidaanka badan walwalka iyo ama stress badan iska yaree inshaa waad fiicnan

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 Місяць тому

    الحمدلله على السلامه ❤❤😊

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z Місяць тому

    Ilahayow caafimadkaaga kuu siyaadiyo Aamiin maryaney adigana foodha hakuufudaydiyo Aamiin

  • @najmaahmed4145
    @najmaahmed4145 Місяць тому

    Masha allah wallo allah haku siyadiyo maryam na wa Mario qaliya

  • @alifarah5934
    @alifarah5934 Місяць тому

    Mansha Allaah wwaan ku faraxsanahay

  • @Mataan3034
    @Mataan3034 Місяць тому

    Allh hakucafiiyo cafimad tamaa

  • @FatimaLadan-h6i
    @FatimaLadan-h6i Місяць тому

    Allah cafimaad team ha siiyo wll

  • @FadimoCumar
    @FadimoCumar Місяць тому +3

    Alx cafimaad insha Allah

  • @amsa1135
    @amsa1135 Місяць тому

    Alx maasha allh ilaahey baa mahad leh

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z Місяць тому +1

    wall allaha ku cafiyo inta kudhiman allaha ku dhameystiro cafmadka

  • @ayubberbera3717
    @ayubberbera3717 Місяць тому

    Alxamdulilahi Ilahay cafimad ha nasiyo hana noo siyadiyo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Місяць тому

    Ma hadda koowaad Allaah Ayaa -
    iska leh ❤❤❤

  • @AnisoxussenCabdulle-gu7ng
    @AnisoxussenCabdulle-gu7ng Місяць тому

    Alxmdullaah ilaahey ayaa mahad leh

  • @bashirabdikarim2621
    @bashirabdikarim2621 Місяць тому

    Caafimaad taam ah Allah ha Ku siiiyo

  • @safasiman9548
    @safasiman9548 Місяць тому

    Allah haku shafiyo wllo cafimad ad ku warto allah haku siyo

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 Місяць тому

    amiin yaraabi alxamdulilaah hadu ilaahey caafimad kusiiyey 🫶🫶❤️❤️❤️🇸🇴🇺🇸🇺🇸🤲

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Місяць тому

    WCS SCW ❤ SCW ❤ WALAAL ABDULLAHI WAA ALLE MAHADII HADAAD LADNAADEY ALLE BAY MAHADI U SUGNAATEY ALLAAHU AKBER ☝️ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @HoriyoHassan5
    @HoriyoHassan5 Місяць тому

    Alhamdulilah hada noso noqotay cafimad buxa allow kusi

  • @AasiyoAbdullahi
    @AasiyoAbdullahi Місяць тому

    Allah kuu ziyadio cafimadka abti

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Місяць тому

    Allaxamdulilaah Alle ayaa mahadsan

  • @SahraMinne
    @SahraMinne Місяць тому

    Amiin duhuur inshaAllah

  • @HabibaMohamed-tl2rr
    @HabibaMohamed-tl2rr Місяць тому +2

    Alxmdulillah calsalma

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Місяць тому

    Allaha caafiyo ‘ waa ka muuqataa

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 Місяць тому

    Alxamdulillaah cafimatka allaha kusiyadiyo

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م Місяць тому

    Mansha allaah waxaa tihiin families qamabadan illaahay haydinxafido

  • @nastehomoussa2694
    @nastehomoussa2694 Місяць тому

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sahrosha1500
    @sahrosha1500 Місяць тому

    Cafimaadka Allah ku ziyaadiyo

  • @deeqaaadan3611
    @deeqaaadan3611 Місяць тому

    Asc lamaanaha maryan iyo cabdale waxaan ka mid ahay dafka idin ku xidhan teer somaaliland cabdulaahi ilaahay ha caafiyo

  • @filmsstudio-oc5nz
    @filmsstudio-oc5nz Місяць тому

    Manshallah good news wll

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m Місяць тому

    Alle ha caafiyo inta biopsies lagu sameynayo kaliya ayaa la suxiyaa UK

  • @JawahiranshurOdowa
    @JawahiranshurOdowa Місяць тому

    Allah ku cafiyo amiin❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Місяць тому

    Aamiiin ilahay ha ku cafiyo walalo

  • @samsamdimbil7905
    @samsamdimbil7905 Місяць тому

    Alxamdulilaah Allaha kuu siyaadiyo walaal qaali

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 Місяць тому

    الله يشفيك ويعافيك يا رب

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm Місяць тому

    Allah ku kamilo caafimaad kaaga

  • @munaamaxmed9617
    @munaamaxmed9617 Місяць тому

    Alaah ha caafiyo

  • @anabali1926
    @anabali1926 Місяць тому

    Aamiin Aamiin yaarabi ❤

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Місяць тому +5

    بارك الله فيكم

  • @MunoAhmeddadir
    @MunoAhmeddadir Місяць тому +1

    Masha alah

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 Місяць тому

    Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah

  • @SHHAJI
    @SHHAJI Місяць тому

    Alhamdulillah

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق Місяць тому

    Masha Allah xamdulacalasalam

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 Місяць тому

    M.a marwo ficaan

  • @bintimoha4768
    @bintimoha4768 Місяць тому +1

    Xanunka madnoshegtan wll

  • @امعبدالله-و5ف6م
    @امعبدالله-و5ف6م Місяць тому +1

    Walaal gacmaha asturo

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 Місяць тому +1

    Waad kusamirteen dhibkii hore ❤❤❤❤❤

  • @sahraali1650
    @sahraali1650 Місяць тому

    Masha allaha Masha allaha🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌿🌷

  • @مليونمحمد-ه8ح
    @مليونمحمد-ه8ح Місяць тому +1

    Allah ku cafiyo dumashi

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 Місяць тому

    Aamiin

  • @KafiyaDigoodmahamud
    @KafiyaDigoodmahamud Місяць тому

    Allah ku caafio wallaalo ❤

  • @HamdiShire-sb5hr
    @HamdiShire-sb5hr Місяць тому +3

    Mashalah good news Sister and Brother

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 Місяць тому

    Lkn xanuunkada nomada shegin wll

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Місяць тому

    Bismillah war waxas qalin maaha ee wa baritan cad yar in la joro la baaro biotiobsia la dhaha marki wax lagugu arko laga shakiyo xaqiiqdoda lagu ogada

  • @exposureaa049
    @exposureaa049 Місяць тому

    Intee hilibka lagajaray walal

  • @musthamustha8782
    @musthamustha8782 Місяць тому

    Maashll❤❤