(PRANK) Maryan Furiin Dalbatay Iyo Yaasiin Oo Naftiisa Ubaqay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 469

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  4 роки тому +142

    ASC TEAM MARYAN ISMAQAL MAJIRAA? KKKKKKKKKKK

    • @ShamisDaqarre
      @ShamisDaqarre 4 роки тому +3

      Waxbama maqlo caawa qeebta qaraarka

    • @gfthh133
      @gfthh133 4 роки тому +1

      😍😍😍😍😍😍

    • @gfthh133
      @gfthh133 4 роки тому +1

      😍😍😍😍😍😍❤❤❤

    • @gfthh133
      @gfthh133 4 роки тому +1

      😱😰

    • @amaalmustaf7013
      @amaalmustaf7013 4 роки тому +1

      @@ShamisDaqarre 🤣🤣🤣

  • @kifaxfarah8161
    @kifaxfarah8161 4 роки тому +57

    إياكم والكذب فإن الكذب يهدى إلى فجور وان فجور يهدى إلى النار wa xadis saxix ah iska ilali benta abayo iyo abowe fadlan

  • @ilwaadqurux77
    @ilwaadqurux77 4 роки тому +71

    Team maryan like isaara inay aarsato yaa iguracsan

    • @shukrixusen4243
      @shukrixusen4243 4 роки тому +2

      Maryan ka aarso xabiibti aaway tiom maryan♥️♥️♥️♥️♥️

    • @anab6974
      @anab6974 4 роки тому

      Absullah wuu qoslaya

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 4 роки тому +51

    🤣🤣🤣walashey maryan cawa wad xanaqday walaga rayay 🤣🤣

  • @SomhealthPodcast
    @SomhealthPodcast 4 роки тому +31

    Maryan prank si fiican ayey u jilasaa waana la isla ogyaha🥭🥭

  • @fatimamahamud9065
    @fatimamahamud9065 4 роки тому +42

    ilaahay ka baqa maryan iyo cabdulaali wax yaalahas ma fiicna waana wax beena oo isku ogtihiin iska dhaafa

    • @ismaaciilmacaawiye2218
      @ismaaciilmacaawiye2218 4 роки тому

      @Deqo Iskaabulo hay iskaabulo miyaad thy quf yhy weligeey ma arkin gbr naaneys kadhigatay iskaabulo

    • @marworunley4472
      @marworunley4472 4 роки тому +1

      Naa Adiga Maxaa Kaagalay Anagaa kurabno waxa ay yihiine Edeb kayeelo dadka

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 4 роки тому

      @@marworunley4472 illaahey kabaq mafiicna inaa qof walaashaa ah aad uceyso haduu xaqa kahadley waana run prankaha waa wax xaaraan ah aan illaahey raali ka aheyn xaqa allaha kuwaafajiyo

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 4 роки тому

      Fatima mahamud abaayo dadkeena waxey noqdeen dad jecel waxaan illaahey raali ka aheyn hadana karaahsado xaqa waxaan cayaarta ay kadhiganaayaan illaahey runtuu kadhigi karaa belaayo ayaa cayaar laga dhigtey soomaali xaqa allaha waafajiyo wadada toosana allaha kuhanuuniyo

    • @marworunley4472
      @marworunley4472 4 роки тому

      Dadka Afka Kalabaxa anagaa taageersan Qasab Nagudaawada idinma dhihin ee ama daawada ama iska daaya ignore mafikcna qofka isagaa xor ah meeshana isagaa leh wuxuu doono ayuu soo gashanaa

  • @Zayd_2007
    @Zayd_2007 4 роки тому +16

    Weey weey. Maryanteeyda in saas looga xanaajiyo xaq ma’aha.
    Yaasiin qarxiska daa.
    Cabdullahi waxuu yiri aan is fahano😂😂

  • @dhucdhucofficiall9158
    @dhucdhucofficiall9158 4 роки тому +17

    Naag walboo wax lagu sameeyo inay oydo maaahan plz walaalayaal ninkii qalad idin kagala, bud iyo bir kugaraaaca😏😏😏 hableheeeena soomaliyeed hajiraaan 💕

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_130 4 роки тому +30

    Dunida naag oydo ugunecebahy misana nin xuno sida manuweeftada uwaregaya u oysa waxan waa prank horto lagana yabaa inay isla ogyihiin se naag waleyba ninku hadu naagkle damco ogow dee kuma rabo ee adigo naag adag ah ka tasho oo waxaga ka qado se dumarow baroorta igadaya wacadle ciilba igakiin hayee

    • @ifraahismail707
      @ifraahismail707 4 роки тому

      Afkaga waxad jeceshahay lagu qabay nin kuu bahan naag kama adaayo wlhi

    • @caishacuud1140
      @caishacuud1140 4 роки тому

      Wlh waxad tahy qof jira.
      Mansha allh.
      Aydoo prank tahy xitaaa inad ooyde is bahdishaa sharf maha.
      Cdey nagaan u bahanahy hadi lagu dhaha tasho gabdhee gurigas waxad ugu dulqaadato hadey jirane ado aamusan dhaq hadey u dulqadasho leheyn gurigana ka dhamow.

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 4 роки тому +15

    Masha allaah maryan labo xaniiyood ley waryaa hoos fiiri kulahaa markaa hadlaysid

  • @qadanbisle5261
    @qadanbisle5261 4 роки тому +7

    Jilitaanka wad kudheraysan aniga iyo dadka caqliga usaaxiibkaa midna waxas umasheegaysan that is not prank🤔

    • @nasroabdikadir331
      @nasroabdikadir331 4 роки тому

      Iskadaaaa soomalida beentooda wankadhargnaye aan iskadawane wllo hhhhhhhhhhhh caku soomalida

  • @dekahaji
    @dekahaji 4 роки тому +22

    Prank Somalida ee beenta ah baa nacay waa wax ay isla ogyihin ficilkooda laga garanaa 😡

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 4 роки тому +11

    Asc Subxaanlaah
    Miyaa Aydaan ka baqayn inay idiin Rumawdo Alle Kabaqa
    Oo waxaan iska daaya
    Wax wanaagsan ma aha xaqiiqdii
    Waalid wax Tarabiyeeya oo masuula saw ma tahidiin ilaahay wuu
    idla xisaabtamaa
    Ee Nimcada iyo Nolasha ha iska Ciidaynina
    Waliba ilaahay magaciisa baad Been
    Ugu dhaaranaysaan
    Waalid iyo walaal iyo wax idla taliya ma waydeen Xasbiyulaah
    Wa Nicmal wakiil
    C/laahi ilaahay ka Cabso masuul baad tahay waana lagu waydiin Aaqiro Xaalkaaga aad Boblikada soo dhigaysid adigoo waliba wiilkale ku weheliyo
    Meeyay Xishoodkii
    iSlaamnimo meeday
    Diintii maxaad Aayadaha Quraanka u Aqrisaa hadaad Saan
    U dhaqmaysid yaa Aqii itaqulaah xaytu maa kuntum waxaan iska daa oo katoobkeen wll
    Hana dhibsan hadaldayda waa walaasha Soomaliyeed
    Oo wanaaga kula Rabta

    • @DrrFatma-t2e
      @DrrFatma-t2e 4 роки тому

      Waa wax laga naxo

    • @DrrFatma-t2e
      @DrrFatma-t2e 4 роки тому

      In aan xumaanta isugu kaalmayno

    • @DrrFatma-t2e
      @DrrFatma-t2e 4 роки тому

      Umu xuseen shukran abayo waanada qaaliga ah
      Umadana Allah xaqa ha fahnsiiyo

  • @cabdinasirofficial1247
    @cabdinasirofficial1247 4 роки тому +33

    Hadii run laga hadlo Anigaa igu soo horeeyaye
    No views
    No like
    No commands
    *fadlan subscriber iisaara*

    • @abdullahishire2870
      @abdullahishire2870 4 роки тому

      Waauririsaye marayen xada dhaaf waxeeda

    • @Bagaaxsiciid
      @Bagaaxsiciid 4 роки тому

      CABDINASIR OFFICIAL war ina adeer kuu saarnaye noo saar subscribe

  • @mohabalaley5716
    @mohabalaley5716 4 роки тому +22

    war Aniga SUBSCRIBE hala ii saaro Dadow waa hadii tol layahy

  • @beerlula8464
    @beerlula8464 4 роки тому +18

    Kkkkkk like isaara caawa yesssss anaa usoo horeeyay wllyaal like ta maxaa laga helaaa bal ii sara aan arkee

  • @shacniahmed3445
    @shacniahmed3445 4 роки тому +5

    Prank wuu fashilmay maryan inaa ogtahay shekada waa la fahmaa

  • @rushadamaxamed8601
    @rushadamaxamed8601 4 роки тому +12

    Prank laisla ogyahay iga dheh

  • @fowzabduqadirnuur6473
    @fowzabduqadirnuur6473 4 роки тому +10

    Horta shekadu waa wax laysla ogyahay lkn xitaa hadeey run noqonlaheeyd sidaan ineey sameeyso waa qalad maryan Saan hasameeyn lacala hadeey dhacdo thnks

    • @ceeblaofficial5520
      @ceeblaofficial5520 4 роки тому

      Jariinkaa kadareeme iney runtahay weyna dhacdaa ninnaag war ukeena

  • @faayosman2569
    @faayosman2569 4 роки тому +1

    Asc marka hora allha isku kin xifdiyo dhamntin familikan qurxon balsa walalow mardaba waxan camal hakusamayn gabardani pls

  • @xilkaxaji6298
    @xilkaxaji6298 4 роки тому +3

    Maryan nag dhiig dhel ku aminsanhy🥰🌹

  • @Zayd_2007
    @Zayd_2007 4 роки тому +4

    15:43-50😂😂😂 Dhulka.
    Yaasiin lacagtiisaa udaran. Ani lacagteeyda lee isii buutaaganyahay.

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 4 роки тому +8

    Maryan 😂😂 waa lagaa badiyey caawa

  • @maryanbintmoha4302
    @maryanbintmoha4302 4 роки тому +3

    MRyaM mcnt nooo aar
    Nolol farxadle kuwaar aBid❣❣❣😘😘

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 4 роки тому +10

    🤣🤣🤣🤣ar maryanaa sheeqa kugu mehriyaay iisheeg kulahaa wlhi taariiqaa lagugu dhigay siusan fileen nooga soo aar maryaneey

  • @faaisaqaliizabela7675
    @faaisaqaliizabela7675 4 роки тому +4

    😂😂😂😂😂😂 waaba nili waa yey ayaantan noso badiya ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 роки тому +3

    Mashallah Mashallah mahadsanid

  • @asiyodagan6811
    @asiyodagan6811 4 роки тому

    Asc maryan naag miyaad ka oooyaysaaa ba ad adayg isticmaaal

  • @khadarofficiall8001
    @khadarofficiall8001 4 роки тому +1

    Asxabta plz subscrib igu waciiya tanks

  • @fatmaschannel7478
    @fatmaschannel7478 4 роки тому +3

    Walalyal waxan prank mahan mid runa sameya hadikle iskadaya walalayal

  • @hodanhassan5603
    @hodanhassan5603 4 роки тому +1

    Baraki ben iga dheh baraki nanacsin rabtin bee maryan cadey

  • @ismailnuure2822
    @ismailnuure2822 4 роки тому +10

    Kan Prank Maha! 🙌🏻

  • @juniorshuayb79
    @juniorshuayb79 4 роки тому +11

    Abdullahi iyo yasin waad sigateen daqar aan caadi ahayn ayaa idin kugu dhici lahaa waad sigateene labadiinaba.

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 4 роки тому +1

    Asc wrwb
    Sorry my sweet sister
    Mansha Allah Maryam
    You and your beautiful family’s
    F🇺🇸🙏🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatimasalat2398
    @fatimasalat2398 4 роки тому +6

    Sorry maryan cadey cawa waa lagu helay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @somalijustinv435
    @somalijustinv435 4 роки тому +4

    *_Really prank keep going_*

  • @MD-yh3ds
    @MD-yh3ds 4 роки тому

    Masha Allah

  • @maymungujis2204
    @maymungujis2204 4 роки тому +5

    Waa ruwayad qurux badan prank ku lahaa

  • @umujaabirchannel1660
    @umujaabirchannel1660 4 роки тому

    Wow masha allh wl

  • @ciisexusen3871
    @ciisexusen3871 4 роки тому +1

    San maxa lagu galaa walshy maryn ama dumashidey

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 4 роки тому +3

    no viewes no like no comment anigaa ugu horeeyo maanta 🤣 sorry prank le waaye 🤣🤣🤣

  • @mohamedarabofficial9773
    @mohamedarabofficial9773 4 роки тому

    Team marayam guul aan u rajeynaa

  • @happyjj8891
    @happyjj8891 4 роки тому

    asc waxaa iskailaaliya naxdin weeye faamilquruxbadan ayaa tihiin maanshaalah waxkale oo badan ayaa laga sheekeeyaa jirto

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 роки тому

    Maaaasha allaaha

  • @faafidacwadachannel6964
    @faafidacwadachannel6964 4 роки тому

    Horta gabdhahena kheur Allah hasiiyo naag markaad guursaneysey maxaad igala tashan weysey oo hadii lala tashan laha miyeey aqbaleen

  • @arwamooge5978
    @arwamooge5978 4 роки тому +3

    Waa mxy prank kan lajarjaray fashiluuu waxani prank caadiya maaha

  • @aliidmanmohamed8443
    @aliidmanmohamed8443 4 роки тому +3

    Maryanteyda sorry Wa lagu tashanoya
    Lkn mesha lagugu tashanayo Rabiya jogo lkn hadey idisho kwrn bal maxa kugeynayo fulay dheh😁

  • @abdiali7273
    @abdiali7273 4 роки тому

    Wow maryan ali abayo tagero buxo asxab Hore

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 4 роки тому

    Saan miyaa lacag lagu radiihaa ceeb waye

  • @saaramahamud4983
    @saaramahamud4983 4 роки тому +1

    Quruxda qoyska2 waaxaan dhaga dhaafa waan idin jecelnahaye

  • @najmamohamed2425
    @najmamohamed2425 4 роки тому +3

    PRANK😂😂

  • @xamdafaysal3636
    @xamdafaysal3636 3 роки тому

    C.lahi iyo maryan waan idin taageeraa walaahi hadad hargeisa timaadid anaa martidayda tihiin

  • @fartunhasan8224
    @fartunhasan8224 4 роки тому

    Subxanalaah abaayoyo sas hanow bahadilin ninka ilaahay aya ubaneyey afar xaasa e hangu cayarin

  • @hurusevlogs7131
    @hurusevlogs7131 4 роки тому +3

    Hhh abdalla wuu qoslayaa been badnaa😅😅😅

  • @salmahasanxaji5752
    @salmahasanxaji5752 4 роки тому

    Maryan fariid walhy wan tageera hadlkeeda masiyerlow tahy Walshy maryan guleysta family aan jeclahy

  • @abdirahmanalirage7939
    @abdirahmanalirage7939 4 роки тому +7

    Horta naagaha maxey la ooyaan
    Hadii lala guursado 🤣🤣😂😂

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 4 роки тому

      @Hibomohamoudmohamed Hibomohamed124 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sihaamfaarax8178
      @sihaamfaarax8178 4 роки тому

      way qalbi jilicsanyihin dabalyasha

  • @shakrakp4216
    @shakrakp4216 4 роки тому +2

    pls share out izmeeya🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Somalilandgirlll
    @Somalilandgirlll 4 роки тому

    If you from Somaliland like ii saar

  • @abdishakurimanmuhumed5192
    @abdishakurimanmuhumed5192 4 роки тому +1

    Walaahi waan qoslay caawa Asxaab qaaliya waad salaaman tihiin

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 4 роки тому +1

    M.a family qurux bdn guuleysta had iyo goor walalaheyna

  • @fatimamahamud9065
    @fatimamahamud9065 4 роки тому +5

    ilaahay ka baqa habaryar dhaarta beenta ah iska daaya iyo oohinta beenta run isku bedelin waar jooga ilaahay waxyaalahaa ma jecla

    • @marworunley4472
      @marworunley4472 4 роки тому

      Adiga Maxaa kaagalay Anaga kujecel oo taageera u ah hadaadan rabin Adigu iska daa

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 4 роки тому +1

      @@marworunley4472 hadaa tahey dadka jecel waxa beenta ah oo dadka lagu maaweeliyo xaqana aad neceb tahey xasbunallaahu wanicmal wakiil hadaa xasuusan laheyd qabriga labada mitir maadan hadasheen mana jeclaateen waxaan illaahey raali ka ah xaqa allaha kuwaafajiyo

    • @daganlovehoyofatima1203
      @daganlovehoyofatima1203 4 роки тому

      😭😭😭😭

  • @faaraxdheere7277
    @faaraxdheere7277 4 роки тому

    Prankiga la jaraayo hadana meeshi kasi bilabmaaya oo waxba ka maqnayn sheekada cut miyaa flimka nala dhaafa

  • @Tariigashots
    @Tariigashots 4 роки тому +2

    Wallo ngaha wx aan naag aheen
    Oo lagu dhibo ma jiraaan
    Miyaaa kkkkkkkkk
    Naag naag naaag
    Anibo maqlo makaro

  • @zanaali3034
    @zanaali3034 4 роки тому

    Mryan gabadh nool Arso inshaa Alaah

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 4 роки тому

    Asc Abdilaahi you made best parnk Your win

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 4 роки тому +2

    Wax kalena wan sugayna prank lagu washey wayadan 🙄😁😁

  • @iqramuxidin509
    @iqramuxidin509 4 роки тому +7

    Rer kaano 2020 xita prank fake ah ma naga dabo wadin 🙄🙄🙄

  • @nacishcadey1959
    @nacishcadey1959 4 роки тому

    Dumarkaan ayaba layabay mawaax uu alle ubaneyay ayaad karebikarta alle baa kama rebinee aniga ahaanteyda hadi oo nin igursado insha allah kama rebayo hadu 3 kale kenayo liannahu nin rag ayuu uyahay haduba awoodo hagursado waa ufasaxaya insha allah ee dumarow xishoda xaq uu alle siyay wayee iyo hibo uu rabi kumabeste raga dayaa hadabagaline haguursado ee daya rabi baa ugadeeqee kaliga laguma aburiine ee rabshada kadaya raga dumarow aniga welcome ayaan leyahay walibo aniga qeeb kaqadandono insha allah

  • @nasraali5526
    @nasraali5526 4 роки тому

    Mash Allah 🤩😍👏👏👏👏

  • @MD-yh3ds
    @MD-yh3ds 4 роки тому

    Idinku fanaa

  • @QUIZTIME-u7c
    @QUIZTIME-u7c 4 роки тому

    Labadooodaba qay qosqoslayaan inanka uun baa serious ah

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 роки тому +1

    Fashiil wayee kamardaas bananka beey taalaa indhool miyaa nagtaa

  • @farduscookingchannel3878
    @farduscookingchannel3878 4 роки тому +1

    Maryan waalhey cabdilaahi inoo gaaargoo kkkkkkk halkuiga sheegeybaan ka fahmey

  • @fardowskobciya9565
    @fardowskobciya9565 4 роки тому

    Run cml aba umaleeyy igataga c/hi saan cml barnk ha kadhigina

  • @jawahircabdalla3029
    @jawahircabdalla3029 4 роки тому +2

    Asc quraxda qoska waan ka xumahay in laga oysiiyo walaashay maryamo walaashay nooga aarkud walalkay cabdalla

  • @shakraofficial4006
    @shakraofficial4006 4 роки тому

    Hhhh maryan waxay wax kafahantaaa meesha uu yasiin wax uga shegay hhhh kaftan le waye

  • @ismahanahmed9030
    @ismahanahmed9030 4 роки тому +4

    Kamero lajarjaray mahan prank kkkk

  • @mohamedserbiya100
    @mohamedserbiya100 4 роки тому +1

    Vidioga caadi wali maaha waayo waad jarjarteen waliba in badan ayaad ka jaryeen ayaan filayaa

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 10 місяців тому

    War c/llaaahi inaa akaa qaadaaa kuushseeegay maryaneeeey hhhhhh😂😂😂😂😂

  • @indhakafiya5802
    @indhakafiya5802 4 роки тому

    Khiyaali maxay noo sheegayaan war isku xishooda dad waawayn baa tihiin camal raadsada

  • @iniidmediachannel2660
    @iniidmediachannel2660 4 роки тому +1

    War anaa u horeeyo ii saara

  • @wasiiradmulaaxosabriye7555
    @wasiiradmulaaxosabriye7555 4 роки тому

    Maryan qosolka xakamee jiliin waa taqaane

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 4 роки тому

    Yaasiin jilaa ficaan💐

  • @maryamaofficial8716
    @maryamaofficial8716 4 роки тому

    Cabdullahi hada nagaha team maryan waa ka Arsanaana maryan nooga soo araa

  • @maskaxmaal2521
    @maskaxmaal2521 4 роки тому

    Oo oo maryan dorka waa laga rayeey😂😂😂😂😂😂😂😂💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @wadajiruroone6677
    @wadajiruroone6677 3 роки тому

    hhhhhhh wagaray wagar aa aa a maseer wllhi caadi ma aha

  • @faduminabdiraxman4028
    @faduminabdiraxman4028 4 роки тому

    Waad is ugatahan maryan mar ooyinta jileyso fiiriya qosol Yar yareysanaa naa alle kabaq Ben lacag haku raadinini

  • @haboonmaxamuud8413
    @haboonmaxamuud8413 4 роки тому +2

    Magca N iga ilali maryama nag nol 😂😁😁lamanaha qarniga wada jira abid m.a😍😍

  • @Naima2008
    @Naima2008 4 роки тому +3

    Maryan gacan taada cabsi laba baro kasha madaxa ugali ,,,kkkkk Abdulahi sigtaa ma noolo yaan been been lagugu dilin😍😍😍😍

  • @tuuuuna1
    @tuuuuna1 4 роки тому

    Walaashey iiga daaya cayaarta fadlan

  • @nataashanataasha1843
    @nataashanataasha1843 4 роки тому +1

    Hadey runtahay usha maxad ugu dufanweyday taankale sas daan nin haiskugudibin intaad maseri laheed asagaa hakamasero waa fikirkeyga

  • @nasrocali2707
    @nasrocali2707 4 роки тому +6

    alla naaga da, necbaa maryan waa minwaynta marka layiri walashey ma anoo naag wayn ugu tilmaamay manooli wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sucdiaweys6995
    @sucdiaweys6995 4 роки тому

    Come on Abdullahi you know maryam she doesn't like you talking about another woman. Why you make her crying second times. At least you can make different prank 😀😢may Allah protect, guide you guys for evil eyes and bless you and your family. Much love ♥️♥️♥️✌️

  • @kobra6283
    @kobra6283 3 роки тому

    Waxas warmahan dadadka Benita kadaya

  • @umomaryam1517
    @umomaryam1517 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkk waa iga qoslisey masayrka maryam

  • @fadumiin1212
    @fadumiin1212 4 роки тому

    Mashaa Allah kkkkkkkk

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 4 роки тому +1

    Asc youtube Wan ku cusubhahy ha ley so dhaweyo

  • @tuuuuna1
    @tuuuuna1 4 роки тому

    Caadi mahan sxb

  • @xafsoxafso2282
    @xafsoxafso2282 4 роки тому +2

    Naag dareen loo sheegay oo gar gooneeyso ama hadal dhageesaneeso hhhhhhhhh

  • @sidra857
    @sidra857 4 роки тому +1

    Alla ma nooli qosal kkkkkkkkkkkkkkk Mgca N hadaan maqlo kulahaa team maryam 🤣🤣🤣