Ustaad cilmiga alle ha ku siyaadsho lakin waxa dawo u ah Quraanka iyo isku xirnanshaha alle waayo alle ba yiri qalbiga wuxu ku xasilaaa alle adkartiisa haa kuwa aan dinta haysan wey u hayaan dawo ay sameyen balse tan alle ba ka wax tar badan💯 mostly somalida inta badan wey qabaan coz qofka la shekeysato ba wuxu ku leyahay dhib ba i haysto waxan rabey in aan is barannee fadlan namabarkaga whatsappka iso xariiq inshallah ❤🙏💯
ducada badso walalo aniba wu wan isu arkey ila hada calamado aya igu si hadhsan midan ku cafimadey aya ahyd inan illahy la sheekytey wx badan illahy isu xidh wad ladnane
Macalin anigu hada kahor 9/2021sanadki ila hada adaban unijad jabsanhey waxa ad sowada shegtay waisku arkey hakgu daranate kalsoni daro naftayda ah oan wax kasta negetive ka qadanayo oan umalenayo ina ku gul daresnayo sdokle dadki an shpda ehen bishi hal mar ban lahadla wayo waxa ihaya wax igu dhahaya dadkan hadaldodu wa ben oan qofba aminen😪😪😪😪😪😪😪
Ustad ku ligood waan leeyahy mudo dhm labo sano ,doctor nafsiyna Mogadishu malha ama in aan walanahy la moodaa hadn sheego, eee mxaa xala Adoo mhdsan Jizaaka Allah kheer ?.
Waxan imaday 2024 waxan galay da.ada qaangaadhka maanta ilaa maanta waxan ahay qof isku buuqsan xanaaq wax walba waxa i haysta problem family magaranayo meel an ado mar mar waxan ku fikira inan nafta is dhafiYo ya allah💢💔
@@hamzaaliaxmed9917 wax badan baan baadhbaadhay therapyna uma tegin waan ka caafimaaday tips aan ku maareeyo ayaan bartay lakiin weli igama maqna bil bil baan niyadjaabkaasi igu soo noqnoqdaa oon wada stress iyo diiqad noqdaa kaana waxaan umalayn premenstrual dysphoric disorder
Caafimaad Allaha idin siiyo walaalaha xanuunsan kaalmaysta salaada iyo sadaqada qaraabadana xiriiriya
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲
Kuli wa isku arkay 🥺Illahy haiga qaado iso duceeya ina ka cafimaado 🥲
Walaalayaalow hadaa leygu sheegey nuuno yraan heystaa mamo ahey.isooduceeya
@@sucaadsaid2513 Xppti isheg melan kala so xariiro Si an isku Caawino Anbe inan qabo isaga shaki qaba Abaayo
Xagee kunoshahay
Abaayo aniga saaas baan ahay meel kaala.soo xiriiiro ii sheeg@@aishamohamedabdullaahi
@@sucaadsaid2513 abaayo see noqotay aniga nuuno yar baa ii jooga says baana ahay
Walaalayaal xanuunkan anaa lanoolaa mudo bilo ah xiliyada qaar waxaan kufikiri jiray inaan isdilo lakin markii danbe ilaahay fadligii waxaan tagay usbitaal kuyaala addis ababa dawadii la,ii qoray ayuuna ilaahay igu caafiyay alx 🙏dadka la,ildaran xanuunkan waxaan kula talin lahaa inay tagaan magaalooyinka waa wayn sida hargaysa ama muqdisho lana kulmaan dhakhaatiirta kutakhasustay xanuunada maskaxda
Abyo calamadahaga qandho ma leheed ❤
Wll jidh xanun maledahy Ani sand bn la dhibanhy ano umul ah bn xanun sade
WAA CALAMADO UGU CAANSAN EE LAGU GARTO NIYAD JABKA KEEP FORWORD USTAD SAFANA
🥰🥰🙏🏽
@@abdinasirsafaana ina kula hadlo raba hdy macqul thy?
Walaal adigoo mahadsan goormee ayaad nala wadaagi kartaa hababka loola tacaali karo🥰
Illahay hayno cafiyo dhamnteen
Ustaad cilmiga alle ha ku siyaadsho lakin waxa dawo u ah Quraanka iyo isku xirnanshaha alle waayo alle ba yiri qalbiga wuxu ku xasilaaa alle adkartiisa haa kuwa aan dinta haysan wey u hayaan dawo ay sameyen balse tan alle ba ka wax tar badan💯 mostly somalida inta badan wey qabaan coz qofka la shekeysato ba wuxu ku leyahay dhib ba i haysto waxan rabey in aan is barannee fadlan namabarkaga whatsappka iso xariiq inshallah ❤🙏💯
Xaqiiq MASHALLAH❤❤️🤲🤲🤲
Pllz wllo anahy I haysta ee wax an isku daweyo isheeg wllo 😊
@@idilhasan-e4swaswaas baa idhibay 😢
Masha allah ustaad safaana mahdsanid waa nooga faaideysay cilmigaga iyo waqtigagaba🙏❣❣
🥰🥰🙏🏽
Kuli waa ihaayan nolosheyda dhan negative isku badashay waxaas waxa igu sababay waa anoo umul ah oo hadana family problem igu dhacay 😭😭😭
Isku mid nahay e se noqotay
@@Mariame-f4i waan fiicnaady Alhamdulillah waxaan badsaday astaqfaarta iyo suuratuo baqra iyo saliga nabiga scw waana kabogsaday waxkasto oo adktaa ama xanuun ahaa
@@naruuracaday148 mashallh si wad ha jojin
Canuga ma cafimad qaba
Masha Allah waad mahadsantahey walla 🥰
usteed lanbarkaada ayaan rabaaa halkeen kala soxiriiraa
Ustaad lanbarkaaga Ayaan rabaa
Ustaad xagee kaahelaa adoo mahadsan
Jazaakalahu kheyr wll safaana 🙏🙏🙏💯💯
macalin Soo badi Cashirada
Ma sha allah mahadsanid sir 🤝
wallhi wan kudha rarsaday ustaad جزاك الله خيراً وبارك الله فيك ويحفظك ويسعدك ويوفقك بحياتك يارب العالمين
Aamiin wlshe🥰🙏🏽
Asc
Mahadsanid wll
Mansha Allaah thanks walaal
mahadsanid macalin😎🥰
Aniga waxan isku arkay hda dhaw wal wal cabsi dadka badan buqa badan oo idhibo waxan iska jeclana inan kali ahado qofka marku wax iweydiyo su asha uguma jawabayo hadhow cml igu soo dhece yaa ila qabo
Ana kula qabo Abayo 😢
Wll calaamahaas oo dhan waan isku arkey wxnan joogaa AMERICA caruurna waan heystaa bilaa caruurta leyga qaataa
noo soo badi walkey🏃♀️🥰
Mahadsanid ustaad
Thanks 😊 ustaad
m.a mahadsanid ustaad
Walle intaasba waan dareemayaa
Anig ayaa kusugun wllhi xanuunka 😢😢😢 marara waxaan isk dhadhicin in aan isa dilo 😢😢
calamadahaan dhan wana leeyahay lakiin xal baana u helay hada inaa wardiga badiyayay oo hadaba tusbaax gacanta igu jiro inaa ilahay la hadlo yaa rabbi badi inaa salad habenkii uso kaco inaa dhageysto wacdi ku sahabsan aduunka iyo sida looga saahido ama aan aduun kaliya la isku mashquulin waliga ha I laawiin inaa ilahay la hadasho oo tiraahdo saasa la ii haya ilaahow iga caafi wuu kaa caafinaya inshaALLAH hada intaan tijaabiso ado caafimaad qaba baad arkeysa
@@NAIMAALIMOHAMED-k3x M.a talo wanaagsan❤
Abyo hada se ka noqotay
Alxm 💯 ustaadi
Mxa lagu daweya isheg videoga awy
Hal xabo maahe inta kale waa isku arkay illaa mu dhowr bilood ah 😥🥺 waxana iigu daran awood iyo daal faran bdan onon waxba qaban la aan
ducada badso walalo aniba wu wan isu arkey ila hada calamado aya igu si hadhsan
midan ku cafimadey aya ahyd inan illahy la sheekytey wx badan
illahy isu xidh wad ladnane
@@kadraubax8786 mahadsanid wllashey🥰
@@kadraubax8786sidee tahay hada wll
Hore usoco macalin
Xaladeyti cawa ma ficno😢
Mashallah ❤🎉
Wll soraci sida layskagadaweeyo muqalkale 7calamadoodba wan leyahay
Wll qaabke lagu caawin karo qofkaaas
Maxaa daawo u ah markaa xanuunka nafsiga ah iyo hadii aad isku aragto calaamadahaas doctor ii sheeg?
10 sano nayad jab Ila Hada😭😭😭😭 mana nooli mana dhiman
Walal ilhy hku cfiyo mxad isticmasha
Lkn sixir ayu aha lkn niyad jaba ka qadey 😢
@@abdiadan1949 ilhy hka cafiyo wll
Alla waan qabaaaa wllhi 💔😰
Macalin anigu hada kahor 9/2021sanadki ila hada adaban unijad jabsanhey waxa ad sowada shegtay waisku arkey hakgu daranate kalsoni daro naftayda ah oan wax kasta negetive ka qadanayo oan umalenayo ina ku gul daresnayo sdokle dadki an shpda ehen bishi hal mar ban lahadla wayo waxa ihaya wax igu dhahaya dadkan hadaldodu wa ben oan qofba aminen😪😪😪😪😪😪😪
Alx ilaahay baa mahadleh aniga xanuunkan kaxuu ihayy mudp 3 bilood aha eegana waan cafimaad qaqabaa alx
Wll mxa ku caafimaaday
Intaba waa isku arkay 😢😢
Macqul miya qof an wax dhiba heysan mudana iska hurda laan ah o waxa u hurdayo ey yartahay daremayana daaal iyo xalad xumo inu haayo depression kaa wll
Haa abayo waa macquu
Abettet la aanta iyo hurdo la aanta mudo 8yrs ayaan la noola lkn inta kale ma arag lkn kolay waa sing and syptomase jira
Abyo hada see kanoqty mcnt ilhy hku cafiyo
Alle hadin cafiyo
Dadka dhan wey xanuusanyihin wlhi
Aniga o yar nin aan jecla 6sano la socday saa u niyad jabay ila hada isma badalin😢
Asc 1:03
Noosoo badi arimaha psychology khuseeya
Ustad ku ligood waan leeyahy mudo dhm labo sano ,doctor nafsiyna Mogadishu malha ama in aan walanahy la moodaa hadn sheego, eee mxaa xala Adoo mhdsan Jizaaka Allah kheer ?.
Waan soo gelin doonna tabo loola tacaalo.
Hayeh insha Allah, mhdsanid 💯
Ma.a brother 💛💚👈
شكراً
Sidee lo daweya
Maxa udaawo ah
Intasip way I haysaa
Wll sobadi adiga tagero ayaan ku ahay
Waxan imaday 2024 waxan galay da.ada qaangaadhka maanta ilaa maanta waxan ahay qof isku buuqsan xanaaq wax walba waxa i haysta problem family magaranayo meel an ado mar mar waxan ku fikira inan nafta is dhafiYo ya allah💢💔
Digriga badi wll
@@asmaxuseen4949 wllo inu ilaahy I fududeyo iGu duceee🤲🏽
4 sano ayan la xanunsanahy daawo bdna waa qaatay lkn weli wxan ahay mid murugo bdn 😭
Waan lanoolhey
Nabiga saligiisa Badi walal mcn waa daawo ❤
Kuli waan isku arkay wllhi waxan sameyay garmayo shaqda isabtay iyo dadka alashqeyo😰
Aniga kula mid ah xage kalaso xariira an niyada isku dhisane😭
@@frau6191 mxaaa drentaa wall isheg calamadahada
Asc 2:30
Wlhi wa anigoo kale😢
Baayo xagee joogaa
Waxa dhan waa isku arkay😰
macalin siden isu daweya hada ka hor ayu igu dhacey si fican wali uguma bogsan mana garanyo dhakhtar ku takhakhusey
Wallow woow jiraa anaa ku xariirnaa hadaa rabto
@@samraabdullahi4779 abyo Ana rabo en halki kalo so xarira
@@samraabdullahi4779ana u bahan ma igu xiri karta
@@munizaali248 maeshy abyo ma utgty
Depression ka mudo ayaan la dhibtooday alh hadda wnka bogsaday dockyga aad buu icaawiyay🥰🥰🥰🙏❤
Abaayo ana ladhiban ee maxaad iga cawinkarta kher allaha kusiye iga cawi waxad sameysay abayo qaali
Wll mxaa ku bogsaty
Doctor psychology ayaa daawo ii qoray 2sano ayaana qaadanaaye alh hada ina so maray xitaa ma moodo
@@ileysfarah1586 wllo aniga xanuunkan aad ula dhiban 2sano ayuu ihayaa mark ma ila wadaagi karta waxaad dareemaysay adigoo raali ah
Abaayo xagee joogaa dr
Ustad melaan kala so xariro u bahna iso jwb 🥺
Instagram: Abdinasir_Safaana
Sxb waan isku arkay kolsoonidaro hurdo laan warwar joogta ah guulaha aan gaadhay oon wax ii muuqda aan ahayn
Quraanka badi wll
@@nimoabdikarim3590 waan tukada quranka waaban aqriya markan haleelo
Intaba waan isku arkay hada inan dr la xariiro miya😭😔
3 sano ma hurdon murugo jogto ah tinta wa iga dadata waxba ma cuni karo farxad la an ya rabi allow cafimd ada hayo
Abyoy sethy hda ilhy hnga cfiye
Allaah ayaan leenHay abayoy ha quusan
@@Iamqueen-lv9ub abyo adigna ma sas ba drentaa
@@DumarBilla Haa abaayo wllhi intaasba arkay illaahy hano sahLo
@@Iamqueen-lv9ub dhaqtr matgty abyo iyo quran abyo calamadahe darentaa
Sida loola tacaalo kasoo hadal wall
Walhi 😢😢
Ok maduucayada badal plz brogaraamyada
Walaal no.kaaga ma igu caawin kartaa ama emailkaaga fadlan inaad i caawiso ayaan rabaa?😢
Hello hada see ka noqotey abayo maku caawin karaa ne
@@hamzaaliaxmed9917 Alxamdulillaah waan ka fiicnaaday walaalo
@@hamzaaliaxmed9917 wax badan baan baadhbaadhay therapyna uma tegin waan ka caafimaaday tips aan ku maareeyo ayaan bartay lakiin weli igama maqna bil bil baan niyadjaabkaasi igu soo noqnoqdaa oon wada stress iyo diiqad noqdaa kaana waxaan umalayn premenstrual dysphoric disorder
😢😢
😞😞6 😞
Big depression 😢
Noso gale sida Lola tacaalo 🙄
NIO ZHP TALO AAN KU SIIYO WIXII AAD SOO DHIGTAY TIKTOK AYAAD HADANA XAGAN KENAYSA DADKA XAGA KAALA SOCDA UNBA XAGANA KLA SOCDA EE WAX CUSUB KEEN
❤️🩹😭✅
Kkkkkkkkkk