Wcsww Safiyo Allah kuu fududeeyo arimahaaga oo dhan meel kasta oo ay kaaga xiran yihiin khayra Allah kaaga dhiigo waa runtaa hadalkaagu waa wax aan la yaabay sida dadka soomaalida ah u dhaqmaan qaarabiidii iyo saaxiibadii intooda badan ma ahan kuwo lagu diirsaday Allah soo hanuuniyo qofna ha u dhiibin naftaada waa maska way ka khatar badan yihiin sababtoo ah maska waad arkiin hadii kale waad ogtahay in uu mas yahay Safiyo abaayo waxaan kuugu darahayaa soomaalida oo dhan ha rumaysan 😢. Good luck Insha Allah jzk khayra badan Allah ku siiyo
Safiyay dadku runta ma jecla waan kula talinaya ee i dhagaayso walaashaye . Wixiii aad amme dartii uu bixiisaye ha ka qoomameeyen waana kuu soo ducaaynaya waxaan kale oo ku odhaan la,haa shooshiyaalmidhiyahan yaraayso samirkan oogow tani waa aduunyo e.waan ku saalamaye tusmoy wixii wax kuu yeela alla kawaayen taas waa in aad ogaata.
Allow xaqa adaa u hiiliya yaraball caallamiin Aamiin 🤲
Anagu umad isalama ayaanu nahaye ilahaye ayaa nagu fiilan tawkaltu calalah iyo adkaarta nabigu naa barye
Safiyo tusmo guulayso wlloo labada daaroodba
Munfaqdbimo iyo qabil mesh laa dhaaf
AWDAL.STATE OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴
Allah ha ku barageyo ha ku xafide
Wcsww Safiyo Allah kuu fududeeyo arimahaaga oo dhan meel kasta oo ay kaaga xiran yihiin khayra Allah kaaga dhiigo waa runtaa hadalkaagu waa wax aan la yaabay sida dadka soomaalida ah u dhaqmaan qaarabiidii iyo saaxiibadii intooda badan ma ahan kuwo lagu diirsaday Allah soo hanuuniyo qofna ha u dhiibin naftaada waa maska way ka khatar badan yihiin sababtoo ah maska waad arkiin hadii kale waad ogtahay in uu mas yahay Safiyo abaayo waxaan kuugu darahayaa soomaalida oo dhan ha rumaysan 😢.
Good luck Insha Allah jzk khayra badan Allah ku siiyo
Adiga iyo reerkagaba Allah ha kuu xidiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Abayoo waruntaa lakin allah qoorey waa kassto
Gabadhaa waxaan jeclahy in aan mar uun la kulmo
Allah allaha ku xafido hadalkaas waa run
Somaliweyney walasheen safiyo aan garab istaagno waa loo xoog shegtay ilahow xaqa u hiili
Hooyo bila xishood ah subxaan Allah dayacan isxisaabi
Safia tusma hore u soco qururey❤❤❤ from duriyatii ee réer Djibouti
Safiya hn waan ka xumahay
Ilaahay hakaa qabto shaydaan insi iyo mid jiniba
Asc maansha Allaah that is true walaashey jzk Qayran aaammmiiinnn walaalo, kuwaa maska ka xun maska waxaad u taqaanaa in uu yahay xaasid ee qof baa xabiib iskaaga dhigayo hadana adiga kigu maqan maanta qofna ha aaminin koluu noqdo walaalkaa saaxiibna kaba carar.😂😂😂😂😂😂😂
Tani ma xishooto ilowshiiya dhawaa
Arrinkan waa igu dhacay yaa rabi
Nabi muuse علبة سلام
Waxa koriyay fircoon
Subxaanallaah
SUBXAANLAA SAFIYA SORRY WIXIIKUGUDHACAY❤
abaayo sabar wahelna ka dhigo sabar inta ad ifa ka noshaha malin bad kafaa ideesee abaayo
Safiyaay ninkii mas korsaday isaga malag
KKKKKKKKKKKKK. HORTA. QOFTAN. JECEEL NOUU CEE. AAH. AYAA. HAYAA
Sorry wllhy safiya 😢
Wax cusub noomaad sheegin intaa ma qof aan agoyn ayaa jira
Ma qof miyir qabaa mas sooqadanaya
Maxay taqana ee ay umada kulatalineysa ? Magaceega dirqi ba ku qortaa kkkkkkk
Safiyay dadku runta ma jecla waan kula talinaya ee i dhagaayso walaashaye . Wixiii aad amme dartii uu bixiisaye ha ka qoomameeyen waana kuu soo ducaaynaya waxaan kale oo ku odhaan la,haa shooshiyaalmidhiyahan yaraayso samirkan oogow tani waa aduunyo e.waan ku saalamaye tusmoy wixii wax kuu yeela alla kawaayen taas waa in aad ogaata.
Safiya somalia hanoolaato baAyo
🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲
Waalwalay
ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴. GUDABIIR. AAFKA. KADAA
Somaliland bay ku walatay markay doontona ciyaalkay wasaysa
Qudhmis safiya borama ayaada iska leh qudhmisna waa laga saaraya
Bahalkaagaa qudhmisa@@halimodhinbil5362